WararkaUrurka Keliya ee saxaafadda Xorta ah oo si weyn u cambaareeyey Xayiraadda Wargeyska Hubaal iyo Xadhiga weriye Naasir NaawaHargeisa(xogreebnews.com_Ururka Suxufiyiinta iyo Qorayaasha Madaxabanaan ee Somaliland (The Somaliland Society of Independent Journalists and Writers (SSJW) wuxuu si adag u cambaaraynayaa Xayiraada mar kale lagula degdegay Wargeyska Madaxabanaan ee Hubaal iyo xadhiga lagula kacay Wariye Naasir Aadan…Daawo Sawirada …Casho Sharfeed Balaadhan Oo Lagu Sabootinaayay Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad Ee Xisbiga WADANI Md. Seed Iyo Marti Sharaf La Socotay Oo Ka Dhacday G/LondonLondon (xogreebnews.com — Casho sharfeed balaadhan oo habeenimadi xalay lagu sabootinyay gudoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbiga WADDANI mudane Axmed Muumin Seed iyo waftiga balaadhanBaarlamaanka soomaaliya oo laga Codsaday in Codka kalsoonida siiyo xukuumada sharmaarkeMuqdisho(xogreebnews.com_Kulankaan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayay Golaha Cusub ee wasiiradda uu soo dhisay Ra'iisul Wasaare CumarHalkan Ka Dheeho Degaannada Ay Ka Soo Jeedaan iyo Xilalka Loo Magacaabay 11 Xubnood Oo Somaliland Ka Soo Jeeda Oo Ku Jira Wasiiradda SomaliaHargeysa(Xogreebnews)Golaha wasiirada Somalia ee uu ku dhawaaqay Isniintii Ra'isal wasaare Cumar Cabdirashiid oo tiradoodu dhan tahay 60Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Amarkii Maxakamaddu Ku Fasaxday Wargeyska Hubaal Ku Sifeeyay Mid Hab Tuugonimo Ah U Soo BaxayHargeysa(Xogreebnews)Xasan Axmed Aadan, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go'aankii Maxakamadda Gobolka Hargeysa ku fasaxdayMadaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Jidka Dawga CadHargeysa(Xogreebnews)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada oo saaka u ambabaxay Jidka dawga Cad ee Waqooyiga Hargeysa ayaa xadhiga ka jaray Boqol iyo shan(105KM) Kiiloo mitir oo ka mid ah Jidka Dawga Cad.Waa yaabe Maxa kala haysta Wargeyska HUBAAL IYO Maxkamaddaha ..Waa yaabe Wargeyska Hubaal hadaba Muxu qoraa …Waa yaabe Maxa kala haysta Wargeyska HUBAAL IYO Maxkamaddaha ..Waa yaabe Wargeyska Hubaal hadaba Muxu qoraa …WARGEYSKA SAHAN MA AF-HAYEENKA DAHABSHIIL-BAQabiil waa eray ama Tilmaam sheegta cid isku hayb ah, balse soomaalidu waxaa ay u adeeg-sataa sifo kale. Kaaso ah hadaad cid beesha ah wax ku samayso ama aad wax ka qorto amaba aad isku dhacdaan waxaa jiraa dadXukuumada siilaano oo mar labaad xayiraad kusoo Rogtay wargeyskii Hubaal Oo maanta un soo baxay.Hargeysa (xogreebnews.com_Maxkamda Rafcanka Gobolka Maroodijeex Ayaa goordhweyd Madbacadaha Dalka Ugudbisay Warqad ay ku amrayaan inaan la dabaci karin Wargeyska Madaxbanaan Ee Hubaal Oo Maalintii shalay Maxkamada gobolka Maroodijeex Ka Qaadaywasiir Cukuse oo xabsiga dhigay Weriye Naasir Naawa sababta u Ku qaniinay.Hargeysa(xogreebnews.com_Ciidanka Booliska ee Magaalada Hargeysa ayaa Xabsiga u taxaabay Wariye Naasir Aaden (Naasir Nawaa) oo ka howl-geli jiray Wargeyska xayiran ee HAATUF.Daawo xogreeb Tv: Golaha Dhaqanka Gobalada Galbeedka Iyo Gudida Qabanqaabada Shirka Beelaha Gadabuursi Oo Shaaciyay Xiliga Uu Shirku Qabsoomaayo.Borama(xogreebnews.com_Golaha dhaqanka Beelaha Gadabuursi iyo Gudida qabanqaabada shirweynaha Beelaha Gadabuursi ee ka dhicidoona Dooxada GOB ayaa maanta ku dhawaaqay wakhtiga uu shirku qabsoomidoono, waxay sidoo kale shaaca ka qaadeen inay waxkastaa u diyaaryihiin.Xukumada Siilanyo Oo Utafa Xaydatay Afduubka Warbaahinta Madaxa Banaan %50 Iibsatay Tvga SomalichannelHargeysa(xogreebnews.com_Xukumada madaxweyne Siilaanyo hogaamiyo oo mudooyinkii udambeeyayba ku hawlanayd inay la wareegto maamulka warbaahinta madaxa banaan ayaa la hadal hayaa inay iibsatay %50 tvga Somalichanel.DAAW xogreeb Tv : Fanaanada Laki Waceys oo soo saartay hees soo jiidatay indha Soomaalida oo dhanLandon(xogreebnews.com-Fanaanada Laki Xaaji Waceys oo horyaalka fanka Soomaalida ku jirta ayaa waxaa ay soo saartay hees aad ay uga heleen shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo“Qabiilku Waa Rag Is-Urursaday, Damacsiyaasadeed Leh, Xirfad Kale Aan Lahayn, Taasina Khatar Bay Ku Tahay Umadda” Pro. Axmed Ismaaciil SamatarHargeysa (xogreebnews.com-Axmed Ismaaciil Samatar oo todobaadadii u dambeeyay Jaamacaddaha Dalka ka jeedinayay Khudbado, ayaa sheegay in Qodobada ugu muhiimsan eeDaawo Xogreeb Tv: Nashada Shabakadda warar Ee xogreebnews.com-Laki Haji Wacays heestii Xaqdhowr SaxafigaDaawo Xogreeb Tv: Nashada Shabakadda warar Ee xogreebnews.com-Laki Haji Wacays heestii Xaqdhowr SaxafigaJaaliyadaha Somaliland Ee Yurub Oo Maxkamad Ku Taala Dalka Sweden U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Wasiirka Warfaafinta " 6 Saacadood Ayuu Madaarka Sweden Ku Xidhnaa CUKUSEHargeisa(xogreebnewws.com-Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha Somaliland ee Qaarada Yurub md Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) ayaa warays Jaaliyadaha Somaliland Ee Yurub Oo Maxkamad Ku Taala Dalka Sweden U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Wasiirka Warfaafinta " 6 Saacadood Ayuu Madaarka Sweden Ku…Xukuumada siilaanyo oo xabsiga dhigtay Suldaan Reer Burco ah oo waan-waan ugu socday Suldaanka Fallaagoobey ee wabarHARGEISA(Xogreebnews.com_Waxa xalay laga soo qabtay degmada Quljeed gaar ahaa dhinaca xuduudka nin suldaan ah oo kasoo jeeda deegaanka Hargaysa laguna magacaabo Suldaan Maxamed Shire. Suldaanka oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa magaalada Borama ayaa safarkiisu ahaa mid su'aalo badanMagacyada iyo Beelaha Xubno Somaliland u dhashay oo lagu daray Wasiirrada Cusub ee SoomaaliyaMuqdisho(xogreebnews.com_ Raysalwasaaraha Soomaaliya ee dhowaan la magacaabay Cumar Cabdirashid Cali Sharma'arke, ayaa saqdii dhexe ee xalay ku dhawaaqay liiska golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa, waxaanu xilal wasiirro ah uga magacaabay siyaasiyiin iyo shakhsiyaad dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland.Wasiiradda La Magacaabey Magacyadooda iyo Magacyadda Beelaha ay ka soo jeedan saamiga dhinaca ka Raaran Ee Dawladda Cusub.Muqdisho(xogreebnews.com_Raisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa ku dhawaaqay Golo cusub oo Wasiiro, hadaba waxaa inoo suuragashay in aan helno beelaha ay kasoo kala jeedaan Wasiirada iyo sida ay awooda u qeybsadeen Beelaha soomaaliyeed.Suldaan abubakar cilmi wabar oo la sheegay in aanay cidina qaban oo u iskaaga jiro dhufayskiisi iyo warbaahinta Somaliland oo u ku Tilmaamay mid-beeled xogo naga soo gaadhay suldaanka’…Boorama(xogreebnews.com kaddib baadhitaano aanu ku sammaynay warar sheegayey in suldaan abubakar cilmi wabar ay xalay ciidamada federaalka itoobiya ay qabteen ayaa beenoo-bay kaddib markaannu Helnay dad ay si weyn |
|