Wararka

"Arintaasi waxay ahayd shaqadayadii,waxa ku jira deg deg aan ka raali gelinayo dadweynaha, in la wacyi geliyo ayey ahayd, waana arin dib loo eegayo maxaa khaldamay iyo maxaa soo baxay". cabdi raxmaan maxamuud caydiid

0 Visits: 879 | Monday January 19, 2015 - 17:55:06
Hargeysa(xogreebnews.com_Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa ka hadlay qaabka cusub ee loo badalay isku socodka wadada wadnaha ah ee caasimada Hargeysa.

Read More »

Daawo xogreeb Tv :Musharaxa Ucid Jamaal oo ka hadlay Wershada Laydhka Berbera+Khidad-da ugu haboon ee lagu soo xerogelin karo Suldaan Wabar & Waxa uga meel yaal haddii doorashadu waqtigeedii dhic weydo!

0 Visits: 697 | Monday January 19, 2015 - 17:49:24
Daawo xogreeb Tv :Musharaxa Ucid Jamaal oo ka hadlay Wershada Laydhka Berbera+Khidad-da ugu haboon ee lagu soo xerogelin karo Suldaan Wabar & Waxa uga meel yaal haddii doorashadu waqtigeedii dhic weydo!

Read More »

Tirada Dadka u Dhintay Cudurka Jadeecada Iyo Kuwa u Jiifa oo Kor-u-dhaaftay 320 qof Iyo Xukuumadda oo Gelbiska Madaxweynaha ku Mashquulsan

0 Visits: 767 | Monday January 19, 2015 - 17:46:24
Hargeysa(xogreebnews.com_Dad tiro badan ayaa ugu dhintay Cudurka Jaddeecada deegaamo ka tirsan Gobolka Sanaag, sida ay sheegeen saraakiisha Caafimaadka ee Gobolkaasi oo ka dayrinaya baaxada waxyeellada xanuunkan oo ka dilaacay degmooyinka Gobolka badankooda.

Read More »

Sheekh Ismaaciil-Dheeg Oo Xalay Jeediyey Muxaadaro Ka Hadlaysa Meeqaamka Sare Ee Islaamku Siiyey Haweenka & Xaqiraadda Reer Galbeedka Waana Xalaqaddii 4-Aad Ee Barnaamijka "Qoyska Muslimka Ah" DHAGAYSO + SAWIRRO

0 Visits: 1237 | Monday January 19, 2015 - 11:17:20
Sheekh Ismaaciil-Dheeg Oo Xalay Jeediyey Muxaadaro Ka Hadlaysa Meeqaamka Sare Ee Islaamku Siiyey Haweenka & Xaqiraadda Reer Galbeedka Waana Xalaqaddii 4-Aad Ee Barnaamijka "Qoyska Muslimka Ah" DHAGAYSO + SAWIRRO

Read More »

Xisbiga Ucid oo Taageero Hiil ah La garab-galay Masuulka Xisbiga U joogay Togdheer Kaddib Khilaaf soo Kala dhex-galay

0 Visits: 817 | Monday January 19, 2015 - 08:21:12
Hargeysa(xogreebnews.com_Ujeedo Aqbalaad Xil Kaqaadis iyo Xil Magacaabis Gobalka Togdheer Shir ay Maanta isugu yimaadeen golaha fulinta ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeela UCID oo shirgudoomiyanayay gudoomiye Ali Maxamed Yusuf (Cali Guray) aya waxaa oo lagaga hadlaayay arinta gobalka Togdheer aya waxa…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv" Aas Qaran oo Hargeysa loogu sameeyay Heesaagii Marxuum Maxamed Axmed Kuluc

0 Visits: 842 | Monday January 19, 2015 - 08:12:22
Daawo Xogreeb Tv" Aas Qaran oo Hargeysa loogu sameeyay Heesaagii Marxuum Maxamed Axmed Kuluc

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyaha Guurtida oo quudhsi Kula Kacay SUldaan Wabar-ka Buuraha aday+ sheegaynaa in aanay siilanyo Mudaada Uu Kordhinay.

0 Visits: 778 | Monday January 19, 2015 - 08:08:40
Hargeisa(xogreebnews_Daawo xogreeb Tv: Gudoomiyaha Guurtida oo quudhsi Kula Kacay SUldaan Wabar-ka Buuraha aday+ sheegaynaa in aanay siilanyo Mudaada Uu Kordhinay.

Read More »

Qarax Dhimasho Iyo Dhaawacba Sababay Oo Gelinkii Dambe Ee Maanta Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 906 | Monday January 19, 2015 - 08:03:58
Hargeysa(xogreebnews.com_Ugu yaraan hal ruux, ayaa ku geeriyooday, iyadoo laba kalana ay ku dhaawacantay, markii Degmada Dharkiinley ee Gobolka Banaadir uu gelinkii dambe ee maanta uu ka dhacay qarax miino.

Read More »

Gabon Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaadhay Burkina Faso, Xili Ay Gabon Hogaanka U Qabatay Group A

0 Visits: 900 | Sunday January 18, 2015 - 00:33:11
XogreebSpors_Xulka qaranka Gabon ayaa noqday xulkii ugu horeeyay ee tartanka qaramada Afrika guulaysta isla markaana jeebada ku rida saddex dhibcood oo nadiif ah. Gabon ayaa guul muhiim ah ka gaadhay xulka qaranka Burkina Faso, waxayna Gabon guushan ku gaadhay 2:0.

Read More »

Sidee-buu Ula Jaan-qaaday Wasiirka Warfaafinta Magaaci-cusbaa Ee Wasiir EBole!

0 Visits: 900 | Sunday January 18, 2015 - 00:03:58
Hargeysa(xogreebnews.com_Waxaynu og-soon-nahay inay naaneystu tahay magaac intaa badan logu sababeeyo dabeecadaha iyo hab-dhaqanka uu leeyahay qofka magacaasi lo bixinaayo ama lagu naaneysi doona, taaso tusaale uu noqota habka raad-raaca ah qofka iyo turjumaaddiisa shaqo ama sheekhsiyadeed ee bulshaddu…

Read More »

Daawo xogreeb TV Warbixin Daaha Ka Fayday Sirta ku Duugaan Safarka Madaxwayne Siilaanyo Iyo soo dhoweynta ay Kol-ba Ku Qaabilayeen wasiiradiisu Nala Daawo

0 Visits: 720 | Saturday January 17, 2015 - 22:48:16
Daawo xogreeb TV Warbixin Daaha Ka Fayday Sirta ku Duugaan Safarka Madaxwayne Siilaanyo Iyo soo dhoweynta ay Kol-ba Ku Qaabilayeen wasiiradiisu Nala Daawo

Read More »

Daawo xogreeb Tv:“Miyaan Loo Sharifan Karin Meel Aan Isaaq Joogin U Hoyan-maayo Hadan Mweynaha sland Ahayn” Buubaa

0 Visits: 722 | Saturday January 17, 2015 - 21:42:54
Hargeysa(xogreebnews.com_Daawo xogreeb Tv:"Miyaan Loo Sharifan Karin Meel Aan Isaaq Joogin U Hoyan-maayo Hadan Mweynaha sland Ahayn" Buubaa

Read More »

Madaxweyne siilaanyo Oo Dadweynaha Reer Fara-weyne ay Mudaharaad kala Hor-tageen khasaaraha Iyo dhaawaca soo Gaadhay Ilaaladda Waftiga

0 Visits: 819 | Saturday January 17, 2015 - 21:24:19
Farawayne(xogreebnews.com_Madaxwayne jamhuuriyada somaliland mudane Axmed Siilaanyo Iyo Wafti balaadhan oo hogaaminayay ayaa maalintii Labaad safar ku marayay meela kamida gobolada somaliland Gaar ahaan galbeedka waftiga madaxwaynaha oo xalay u Hoyday

Read More »

"Ururka SSJW Waxa Uu Hay’adaha Warbaahinta Ugu Baaqayaa Inay Ku Fara-adaygaan Madaxbanaanidooda, Kana Feejignaadaan Dabinada Xukuumada” Afhayeenka Ururka SSJW, Maxamed Ibraahim Sagax

0 Visits: 664 | Saturday January 17, 2015 - 20:35:49
Hargeysa(xogreebnews.com_Ururka Suxufiyiinta iyo Qorayaasha Madaxabanaan ee Somaliland (SSJW) ayaa ugu baaqay hay'adaha warbaahinta madaxabanaan

Read More »

Calanka Faransiiska oo la gubay & Banaanbaxyo xoogan oo ka socda Dunida Islaamka

0 Visits: 763 | Saturday January 17, 2015 - 20:30:28
Pakistaan(xogreebnews.com_Waxaa maalintii 3-aad sii xoogeeysanayo Banaanbaxyada ka socda dalalka Islaamka ah kuwaas oo caro xoogan ka muujiyay Kartoon aflagaado ah oo laga sameeyay Nabi Maxamed (SCW) waxaana inta badan wadamada Islaamka lagu gubay calanka dalka Faransiiska .

Read More »

Dawladda Itoobiya oo Somaliland kala hadashay Kulankii Madaxweyne Siilaanyo iyo Xasan Sheekh ee Jabuuti iyo Doorashooyinka soo socda

0 Visits: 778 | Saturday January 17, 2015 - 19:56:08
Hargeysa (xogreebnews.com_Waxa shalay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kulan ku yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirul-dawlaha

Read More »

Hoobalkii, Horseedkii, Higsigii Hayaanka Faneed Maxamed Axmed Kuluc (1939kii — 2015ka)QALINKA: BOOBE YUUSUF

0 Visits: 843 | Saturday January 17, 2015 - 19:12:47
Mar aan weydiiyay heesta uu heesihiisa ugu jecel yahay, wuxu iigu jawaabay:"Heesahayga hadba heestii iigu danbaysa ayaan ugu jecelahay, sida hadba carruurta ka uugu dambeeya loo jecel yahay."

Read More »

Madaxweyne siilaanyo oo tacsi U Diray fanaankii weyna ee soomaaliyeed Maxamed Axmed Kuluc Oo maanta Ku geeriyooday Hargeysa.

0 Visits: 699 | Saturday January 17, 2015 - 19:08:03
Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo isagoo ku hadlaya

Read More »

Xukuumadda Siilaanyo oo Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen U Diiday Askar Ilaalo ah oo uu Dalbaday.

0 Visits: 830 | Saturday January 17, 2015 - 19:04:20
Hargeisa(xogreebnews.com_Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa mudo laga joogo 8 bilood ayaa waxa uu xukuumada ka dalbaday inay siiso ciidan ilaalo ah,oo uu u baahan yahay,kuwaasi oo masuul ka noqda amaankiisa madaama oo uu masuul yahay,balse ilo wareedo lagu kalsoon…

Read More »

Xisbiga Mucaaradka Ee UCID Oo Cambaareeyey Falkii Shaqada Looga Eryay Garsoore Xuseen Bedel (Warsaxaafadeed)

0 Visits: 805 | Saturday January 17, 2015 - 18:53:54
Hargeysa(xogreebnews.com_Ujeedo/War-Saxaafadeed ( (Sida loo Eryey Garsoore Sare Xuseen Belel oo ahaa Gardoorihi Xayiraadda ka qaaday Wargeyska HUBAAL waxay inqilaab ku tahay Madaxbannaanida Garsoorka, Xorriyadda Saxaafadda iyo Demoqraadiyadda, Xizbiga UCIDna wuxuu ku baaqayaa

Read More »

featured