Wararka

Faysal Cali Waraabe Oo Tiriyay Tallooyin Uu Madaxweyne Siilaanyo Siiyay Safarkiisii Awdal Ka Hor Balse, Aanu Madaxweynuhu Waxba Ka Fulin

0 Visits: 912 | Thursday January 22, 2015 - 18:50:54
Hargeys (xogreebnews.com_ Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng:Faysal Cali Waraabe,ayaa si adag uga hadlay safarkii madaxweyne Siilaanyo uu ku soo maray magaalada Boorama ee caasimada gobalka Awdal, waxaana uu sheegay in uu aad uga xun yahay in madaxweyne Siilaanyo uu waxba ka soo qaban waayo…

Read More »

“Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo Waa Waraabihii Markuu Hawlgabka Noqday Caruurtiisa Ku Yidhi Aabo Ila War-wareega Inta Ii Hadhay” Gudoomiyaha Wadani USA Muna Fidhin

0 Visits: 809 | Thursday January 22, 2015 - 18:32:02
Hargeysa(xogreebnews.com_MARKAA ARINKA MADAXWEYNE SIILAANYO WAA (KOOXDA WARIISARADA AHOW) SAAS IILA WAR WAREEGA IILA WAR WAREEGA. WAANA KUWAAS LA WAR WAREEGAAYA WAX HABAYARAATEE SOCDAALKIISAAS UGA HOOSEEYAA OO RAJO UMADA REER SOOMALILAND

Read More »

Wasiirka Maaliyadda Oo Siffo Sharci Baal-marsan Uu Shaqaaleysiiyey 8 Nin Oo Kasoo Jeeda Deegaanka Gabiley Oo keliya.

0 Visits: 841 | Thursday January 22, 2015 - 09:37:02
Hargeysa(Xogreebnews.com_Wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis maxamed samaale ayaa sifo qayrul sharci ah maalintii shalay uu shaqo geliyeey 8 nin oo kasoo jeeda deegaanka uu wasiirkani ku abtir-saddo ee Gabiley,

Read More »

Koox Aan Haybtood La Aqoonsan Oo Xalay Fiidkii Nin Muwaadin Ah Oo Dhalinyar Ah Qudha Kaga Goysay Hargeysa Iyo Meydka Oo La Soo Dhigay Cisbitaalka Weyn Ee Hargeysa.

0 Visits: 822 | Thursday January 22, 2015 - 09:29:19
Hargeysa(xogreebnews— Alle Ha U Naxariistee Marxuum lagu magacaabi jiray Cabdi Cali Xuseen ayaa xalay fiidkii Abaaro Salaadii Caashaayi Kadib koox aan la aqoonsan toori nafta kaga

Read More »

Khilaafka SONYO Oo Wali Taagan iyo Garabka Cabdicasiis Xirsi Warsame Oo Munaasibad Qabsaday

0 Visits: 858 | Thursday January 22, 2015 - 09:12:10
Hargeysa(Xogreebnews)-Dalladda Midaysa Ururada dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayuu wali khilaafkeedu cakiran yahay, kadib markii shirweynaheedii khilaaf hadheeyay. Dalladda oo laba garab u kala jabtay

Read More »

“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo booqday Gobolka Sool isla markaana lagu soo dhaweeyey Hilow iyo Hamuun Dawladnimo”Wasiir Xirsi

0 Visits: 757 | Thursday January 22, 2015 - 09:07:22
"Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo booqday Gobolka Sool isla markaana lagu soo dhaweeyey Hilow iyo Hamuun Dawladnimo"Wasiir Xirsi

Read More »

Madaxweynaha Yemen iyo Jabhadda Xuutiyiinta Oo Heshiis Wada Gaadhay

0 Visits: 870 | Thursday January 22, 2015 - 08:58:24
Sanca(Xogreebnews)Madaxweynaha Dalka Yemen Abdurabbuh Mansuur Haadi iyo Jabhadda Xuutiyiinta ayaa heshiis wada gaadhay ka dib markii Salaasaddii Xuutiyiintu la wareegtay gacan ku haynta Madaxtooyada Dalkaasi.

Read More »

Sh Xuseen Cismaan Warsame & Sh C/raxmaan Ismaaciil Maxamed (Khayrre) Oo Wada-jir Xalay Usoo Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Xuquuqda Ubadka Iyo Cidda Ay Saarantahay Waana Xalqaddii 6-Aad Ee Barnaamijka “Qoyska Muslimka Ah” DHAGAYSO + SAWIRRO

0 Visits: 841 | Wednesday January 21, 2015 - 20:31:28
Sh Xuseen Cismaan Warsame & Sh C/raxmaan Ismaaciil Maxamed (Khayrre) Oo Wada-jir Xalay Usoo Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Xuquuqda Ubadka Iyo Cidda Ay Saarantahay Waana Xalqaddii 6-Aad Ee Barnaamijka Â"Qoyska Muslimka AhÂ" DHAGAYSO + SAWIRRO

Read More »

Hiigsiga Iyo Hiimiladda Maayer Soltelco Intee Rummowday Mudaadi Koobneyd Ee Xilka Uu Hayey?BY Cabdi casiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 770 | Wednesday January 21, 2015 - 19:00:30
Hargeysa(xogreebnews.com_Cabdi raxmaan Maxamuud Caydiid (soltelco) waa maayerkii ugu da'da yaraa ee soo maraa caasimadda Somaliland ee Hargeysa , kaaso hadda muddo Kooban hayey xilka maayer-nimo ee caasimadda. Eng Soltelco waxaa uu mudaadaas aad-ka uu koobneyd ka qabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa…

Read More »

madaxweyne siilaanyo oo saaka Hiirtii gallay magaaladda laas-caanood Halkaaso uu muddo kooban Joogay waxaa kale oo uu Gaadhay Gambadha isaaggo qadaadiina kusoo laabtay Caynaabo>

0 Visits: 884 | Wednesday January 21, 2015 - 18:31:27
Hargeysa(xogreebnews.com_ madaxweynaha somaliland axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa saaka ka kalahay magaalada Burco isaag barqaadi galay magaalada laso-caanood kalkaaso ay kusoo dhoweeyey odayaal tiridoodu aady uu yar tahay kuwaaso uu kulaan kula qaatay Hutel xamdi ee Magaaladaas.

Read More »

Somaliland iyo Hay’adda WFP oo Heshiish gaadhay+Saddex sanno kaddib heshiiskani wuxuu dariiqa u xaadhayaa inay labada dhinac bilaabaan mashaariic lagu kabto...

0 Visits: 803 | Wednesday January 21, 2015 - 16:57:32
Hargeysa(xogreebnews.com-Dawladda Somaliland iyo Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada ee Magaceeda loo soo gaabiyo WFP, ayaa markii ugu horaysay kala saxeexday Heshiis wada-shaqayneed oo qeexaya qaabka ay Hay'addaas u bixinayso Mashaariicda dhanka Cuntada ee ka fuliso Somaliland Munaasibada…

Read More »

Dagaal Saaka mar kale ka soconaya Degaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan

0 Visits: 999 | Wednesday January 21, 2015 - 16:46:29
Muqdisho(xogreebnews.com_Wararka ka imaanaya Degaanka Deefoow ee Gobolka Hiiraan ayaa Saaka waxaa ka qarxay Dagaal Culus oo u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood oo wada

Read More »

DAAWO XogreebTv: Wasaarada Beeraha Oo 8 Baabuur Ka Heshay Hay’adda FAO + Madaxweyne Kuxigeenka Saylici Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Wareejinta.

0 Visits: 784 | Tuesday January 20, 2015 - 18:56:00
Boorama (xogreebnews.com_Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Balaadhan Oo 8 Baabuur Loogu Wareejinayay Wasaarada Beeraha

Read More »

Daawo xogreev Tv: Banaanbax uu balaadhan oo looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo maanta Hargeysa ka dhacay.

0 Visits: 803 | Tuesday January 20, 2015 - 18:48:47
Hargeysa(xogreebnews.com_Daawo xogreev Tv: Banaanbax uu balaadhan oo looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo maanta Hargeysa ka dhacay

Read More »

"Waxaanu Canbaaraynaynaa Waftiga Uu Hogaaminayo Madax-weyne ku xigeen Maamulka Putland Oo ku soo dhowaaday Magaaladda Qoru-lugud ,waxanaan leenahay Aarintaasi Waa Daan —Daansi Siyaasadeed Oo Uu Waddo Maamulka Putland,Waxnaan Xasuusinaynaa inay Goobahaasi yihiin Dhul ka Tirsan Soomaliland ". Afhayeenka Xisbiga Ucid Ee G.Togdheer

0 Visits: 762 | Tuesday January 20, 2015 - 18:41:47
Hargeysa(xogreebnews.com_Xaqiiqaddii Jawaabta dhabtaa sidaa maah waana Erayo lagu Dejinaayo Quluubta Shacabka ,lkn jawaabta Dhabtaa waxa weeye ''Kanbayn Aan Xiligiisii Joogin,,iyo Ka Maquurasho Ku wareerka Hanaankii Dawladnimo Oo ay Ku Fashilmeen ,iyo Indho sarcaad ay bulshadda ku Maddo daalinayaan…

Read More »

Ambabaxii Ugu Dambeeyay Ee Shirwaynaha “WADAJIR” Ee Gadabuursi Oo maantaSi Weyn Magaalada Boorama Uga Socota Iyo Ergooyin Ku Soo Qulqulaya Magaalada

0 Visits: 733 | Tuesday January 20, 2015 - 18:36:18
Boorama (xogreebnews.com_Qabanqaabada ambabaxa shirweynaha Beelaha Gobolada Galbeedka Somaliland Ee Degaanka Gob ayaa saaka si xawli ah uga socota xarunta Gobolka

Read More »

WAR-SAXAAFADEED : IIBKA HANTIDA QARANKA ; CABUDHINTA GARSOORKA & SAXAAFADA IYO SAFARKA MADAXWAYNE SIILAANYO EE GOBOLADA GALBEEDKA. WADDANI - TORONTO.

0 Visits: 852 | Tuesday January 20, 2015 - 18:33:28
Hargeysa(xogreebnews.com_Kulan ballaadhan oo ay kasoo qayb galeen Hogaanka Sare ee Xisbigga WADDANI, Toronto, ayaa lagu gorfeeyay xaaladda guud ee Somaliland iyo hagar-daamooyinka Xukumadda Madaxwayne Siilaanyo ku hayso shacbigga xariirta ee jecel nabadda iyo xoriyadda.Falanqayn dheer ka dib, waxa kasoo…

Read More »

Somaliland Oo Ku Jiirta Liiska 13 Wadan Oo Sannadkan La Qorsheeyay Inay Doorasho Ka Qabsoonto Iyo Walaaca Laga Qabo Dib U Dhac

0 Visits: 786 | Tuesday January 20, 2015 - 18:31:04
Hargeysa (xogreebnews.com_Machadka caalamiga ah ee Africa Research Institute (ARI) oo ah machad falanqeeyaa arrimaha dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka Afrika, ayaa soo bandhigay

Read More »

DAAWO xogreeb Tv: Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Mudo Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa, Xaalada Goboka Awdal Iyo Safarkii Siilaanyo.

0 Visits: 787 | Tuesday January 20, 2015 - 18:28:08
Booarama (xogreebnews.com_Gdoomiye Ku XIgeenka Xisbiga WADANI Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Shirka Beelaha Gadabuursi Iyo Safarkii Madaxweyne Silaanyo

Read More »

waftidi Galbineysay madaxweyne siilaanyo oo is- waayeey Kala Lummay

0 Visits: 940 | Monday January 19, 2015 - 17:58:52
Qorulugud(xogreebnews.com-Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayay, ayaa maanta hadh-galay Degmada Qorulugud oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle.

Read More »

featured