Wararka

Daawo xogreeb Tv: Ugaas Cabdirashiid Oo Duco Kusoo Xidhay Shirkii WADAJIR Ee Beelaha Gadabuursi

0 Visits: 768 | Monday January 26, 2015 - 18:42:51
Boorama (xogreebnews.com-Ducadii Lagu Soo Xidhay Shirkii WADAJIR Ee Beelaha Gadabuursi Uga Socday GOB

Read More »

“Turkiga Waxaanu Ku Heshiinay Iskaashiga Milateriga Iyo Amniga, Gaadiidka Badda, Taageerada Booliiska…”Madaxweynaha Somalia

0 Visits: 661 | Monday January 26, 2015 - 17:11:56
Muqdisho(Xogreebnews)Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Sheegay inay Turkiga ku heshiiyeen Iskaashi dhinaca Militariga,Booliska iyo arrimo kale oo dhanka horumarka ah.

Read More »

Laba Wiil Oo Uu Dhalay Xusni Mubaarak Oo Xabsi Qaahira Ku Yaala Laga Sii Daayay

0 Visits: 747 | Monday January 26, 2015 - 17:02:17
Qaahira(Xogreebnews)Labada Wiil ee uu dhalay Madaxweyihii Xukunka laga tuuray ee Dalka Masar Xusni Mubaarak, ayaa Xabsiga laga sii daayay kadib markii ay muddo la xidhnaayeen Aabahood.

Read More »

Sheekh Mustafe Xaaji-Ismaaciil Haaruun Oo Xalay Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Caqabadaha Casrigan Hor-yaalla Qoyska

0 Visits: 925 | Monday January 26, 2015 - 09:07:37
Sheekh Mustafe Xaaji-Ismaaciil Haaruun Oo Xalay Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Caqabadaha Casrigan Hor-yaalla Qoyska Waana Xalqaddii 11-Aad Ee Barnaamijka Â"Qoyska Muslika AhÂ" Oo Culimadu Ka Wadaan Masjidka Cali-Mataan DHAGAYSO + SAWIRRO -

Read More »

Dalalka Somaliya Iyo Turkiga Oo Maanta Heshiis Cusub Ku Kala Saxiixday Madaxtooyada Somaliya

0 Visits: 764 | Sunday January 25, 2015 - 18:59:05
Muqdisho(xogreebnews-Madaxweynaha Dowladda Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ku sugan Qasriga Madaxtooyaa Villa Somalia, ayaa waxa uu shir kula qaatay Madaxda Dowladda

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Sadex Garoon Ayaa Meesha Ku Yaalay Ugu Yaraan Garoon Kamida Garoomadii Waanu Aragnay In Birihii Laga Siibay Oo La Seestay “Cali Guray

0 Visits: 712 | Sunday January 25, 2015 - 18:53:01
Hargeysa(xogreebnews"Sadex Garoon Ayaa Meesha Ku Yaalay Ugu Yaraan Garoon Kamida Garoomadii Waanu Aragnay In Birihii Laga Siibay Oo La Baloodhestay"Cali Guray

Read More »

Madaxweyne Erdogan Oo Xariga Ka Jaray Isbitaalka Digfeer Oo Loogu Magac Daray Recep Tayyip Erdogan Hospital + SAWIRO

0 Visits: 1044 | Sunday January 25, 2015 - 18:49:17
Muqdisho(xogreebnews.com-Recep Tayyip Erdogan, Madaxweynaha Wadanka Turkiga, ayaa wuxuu markale uu xariga ka jaray Isbitaalka Digdeer, xilli uu saakay xariga ka jaray Terminalka cusub ee Turkiga uu ka dhisay Garoonka Aadan Cadde.

Read More »

Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali Oo Caawa Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Xuquuqda Labada Waalid Waana Xalqaddii 10-Aad Ee Barnaamijka Inoo Socda Ee "Qoyska Muslika Ah" Oo Culimadu Ka Wadaan Masjidka Cali-Mataan DHAGAYSO + SAWIRRO -

0 Visits: 931 | Sunday January 25, 2015 - 11:58:22
Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali Oo Caawa Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Xuquuqda Labada Waalid Waana Xalqaddii 10-Aad Ee Barnaamijka Inoo Socda Ee "Qoyska Muslika Ah" Oo Culimadu Ka Wadaan Masjidka Cali-Mataan DHAGAYSO + SAWIRRO -

Read More »

Safarkii Siilaanyo: Madaxweynihii Taageerayaashiisa Soo Dhoweynta Watay+ Garnaqsi Geed walbaa Yaallay!

0 Visits: 905 | Sunday January 25, 2015 - 00:26:56
Hargeysa(xogreebnews.com_Muddo laba todobaadka ka hor ayuu safar aad u dheer oo lo bixiyey safarkii Buuraha iyo Banaanka ku gaalla bixiyeey Gobolada dalka Madaxweyene Siilaanyo wafti aad uu ballaadhan oo uu hoggaaminayey, isago safarkiisi uu horreeyey ugu kicitimay dhinaca magaalo madaxda Boorama. Hadaba…

Read More »

Wax Badan ka Ogow Taariikhda iyo Dabeecadaha u gaarka ah Boqorka Cusub ee Saudi Arabia, Salman bin Abdulaziz Al Saud

0 Visits: 2335 | Sunday January 25, 2015 - 00:17:56
Boqor Salman waxa ay reer Galbeedku ku eedeeyaan inuu maal-gelin jiray Mujaahidiintii dalka Afghanistan kula dagaalamay Midowgii Soofiyeeti. Boqor Cusub waxa lagu tuhmayaa inuu Qabo Xannuunada Halista ee ILOWSHU ka mid yahay.

Read More »

Xukumadda Oo Si Adag Uga Hadashay Rasaastii Suldaan Wabar La Beegsaday Saldhiga Boorama

0 Visits: 790 | Saturday January 24, 2015 - 19:42:22
Hargeysa(xogreebnews.com_Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa sheegay in Suldaanka Fallaagoobay ee Abubakar Cilmi Wabar ka dambeeyay

Read More »

Xaflad Ay Soo Qaban Qaabiyeen Ururka Naadiga Akhriska Timacade Oo Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Burco Ay Buugaag Ku Soo Bandhigeen Oo Ka Dhacday Hoolka Akhriska Buugaagta Jaamacada Timacade Ee Gabiley + Mas’uuliyiin Ka Soo Qayb-Gashay .

0 Visits: 855 | Saturday January 24, 2015 - 19:29:54
Gabiley(xogreebnews.com- Xaflad Ay Soo Qaban-Qaabiyeen Naadiga Akhristayaasha Timacade Ee Magaalada Gabiley Oo Ay Buugaag Ku Soo Bandhigayeen Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Magaalada Burco

Read More »

Wasiirka Arrimaha Guduhu Muxuu Ka Yidhii Markabkii siday Hubka Nooc-yadiisa Kala Duwan Ee Lugu qabtay Berbera.

0 Visits: 894 | Saturday January 24, 2015 - 19:01:18
Berbera(xogreebnews.com-Ciidanka amaanka xeebaha Somaliland ayaa la sheegay inuu Markab sida Shixnad Hub ah ku qabtay Dekedda Berbera.markabka ayaa Alaabooyin u siday Ganacsato

Read More »

Madaxweynaha Turkiga oo sii watay Safarkiisa kuna Jeeda Muqdisho

0 Visits: 854 | Saturday January 24, 2015 - 18:44:31
Djabouti-(xogreebnews.com_Madaxweynaha Turkiga ayaa xalay soo gaadhay dalka Jabuuti, iyadoo uu hakiyay Safarkii uu shalay ku tegi lahaa caasimada Muqdisho kadib geeridii ku timid

Read More »

Maxkamad Ku Taala Mareykanka Oo 4 Sano Oo Xabsi Ah Ku Xukuntay, Gabar Dhawaan Qaadatay Diinta Islaamka.

0 Visits: 837 | Saturday January 24, 2015 - 18:39:33
Burco(xogreebnews.com_Dhwaaan ayay ahayd markii madaxwayne axmed maxamed maxamuud siilaanyo safar loo bixiyay buuraha iyo banaanka ku soo maray qaar ka mida gobolada dalka somaliland.

Read More »

Maxkamad Ku Taala Mareykanka Oo 4 Sano Oo Xabsi Ah Ku Xukuntay, Gabar Dhawaan Qaadatay Diinta Islaamka

0 Visits: 890 | Saturday January 24, 2015 - 18:36:59
Hargeysa(xogreebnews.com_Maxkamad ku taala Magaalada Denver ee ee Gobolka Colorado, ayaa waxay muddo afar sano oo xabsi ah ay ku xukuntay gabar dhawaan qaadatay Diinta Islaamka. Gabadhaan oo lagu magacaabo Shannon Conley, ayaa waxaa bishii April ee sanadkii

Read More »

Caqabado Weli Ka Taagan Magacaabidda Golaha Wasiirada, Xilli Mudada Uu Qabsaday Raiisal Wasaaraha Ay Gabaabsi Ku Dhowdahay

0 Visits: 739 | Saturday January 24, 2015 - 18:32:15
Hargeysa(xogreebnews.co_Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Somaliya Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa wuxuu la kuftaa dhacayaa, sidii uu ku soo magacaabi lahaa Golaha Wasiirada ee Xukuumaddiisaan curdunka ah. Ra'iisal Wasaaraha, ayaa wuxuu

Read More »

“Waa In Lagu Dhiirado Inaynu Xukuumaddeena Ka Qabano Raga (Damu-Jadiid) Ee Ku Jira…Ma Doonayno Inaynu Dib U Galno Dagaaladii 70-Taneeyadii Ee Ka Jiray Bariga Africa” Cabdilaahi Abokor Oo Ka Waramay Arrimo Xasaasi Ah Oo Dalka Looga Cabsi Qabo

0 Visits: 722 | Thursday January 22, 2015 - 22:00:27
Hargeysa(xogreebnews.com_Wasiir ku-xigeenkii hore ee amniga Cabdilaahi Abokor,oo dhowaan lagu sii daayey xabsigia dhexe ee magaalada Hageysa,kaddib cafis uu fidiyeey madaxweyne sillaanyo, ayaa mar labaad ka dhawaajiyeey hadaalo la mid ah kuwii markii hore laga raacay, isla markaasna sababta uu ahaa…

Read More »

”Anigu Maamul Dawlad Hoose Maan Dhaliilin, Ee Laba Qodob Oo Lay Waydiiyey Ayuunbaan Ka Jawaabay..” Cawl Cilmi Cabdalla

0 Visits: 877 | Thursday January 22, 2015 - 21:43:07
Hargeysa(xogreebnews.com_Maayirkii hore ee Caasimada Hargeysa Cawl Cilmi Cabdale, ayaa markii ugu horaysay sawir ka bixiyey aragtidiisa ku aadan bilicda, qorsheynta iyo qaabka

Read More »

featured