WararkaWasiirkii Hore Ee Kaluumaysiga Cabdlaahi Cismaan Geeljire Oo Si Adag Uga Hadlay Mucaawimada Ay Dawlada Turkigu Siiso Dalka SomaliyaHargeysa (xogreebnews.com_Wasiirkii hore ee wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Md:Cabdlaahi Cismaan (Cabdilaahi Geel-jire), ayaa si adag uga hadlay mucaawimada ay dawlada Turkigu siiso dalka Somaliya, waxaana uu sheegay in dawladaWasiirka Diinta & Awqaafta Oo Soo Af-meeray Dawro In Muddo Ah Ka Socotay Masjidka Cali-Mataan Oo Culimada Waaweyn Ee Dalku Kaga Hadleen Qoyska Muslimka Ah + 12 Qodob Oo Dawradaasi Kasoo Baxay (WAR-BIXIN + DHAGAYSO + SAWIRRO)Xaflad aad u qurux badan oo si weyn loosoo agaasimay ayaa xalay lagu soo gunaanaday dawro diiniya oo muddo ku dhaw Labo todobaad ka socotay masjidka Cali-Mataan ee ku yaalla xudunta magaalada Hargeysa.“Arrintaas dhacday waxay ahayd qorshe la soo abaabulay oo Siyaasadaysan”...“Waxaa Jira Siyaasiyiin Gobolka ka soo jeeda oo aan Jeclayn in Wax laga qabto Gobolka”.Laascaanood (xogreebnews.com_- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Magaalada Laascaanood waxa uu ka furay Shir Sannadeedkii Caafimaadka, kaas oo noqonaya kii u horeeyay ee noociisa ah ee wasaaradu ku qabato gobol ka baxsan caasimada..."Waxaa farxad ii ah kulankii gaarka ahaa ee AAN laqaatay Ugaas Abdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ka hor xafladdii xidhitaanka Shirkii Wadajir" Cabdi Rashid-Hasan Mataan.Hargeysa(xogreebnews.com-mushaarax ku xigeenka madaxweyne ku Xigeen cabdi rashid xasan matan ayaa kullan Gar ah la qaatay Ugaaska Guud ee Beelaha Gadabuursi kaddib xidhi taankii shirka wadajir sidaasna waxaa uu cabdi rashid xasan mataan ku sheegay qoraal aad uu kooban oo uu soo dhigay barkullaanka face-book…Musuqmaasuqa Qarsoon Ee Wasiirka Macdantu Ku Lunsanayo Milaayiin Doollar Oo Shirkadaha Shidaal-Baadhistu Ugu Talogaleen In Lagu Wacyi-galiyo Bulshada S/Land Iyo Mooganaanta Shacbiga!!Hargeysa(xogreebnews.com_Sida laga warqabo waxa muddooyinkii ugu danbeeyay hadal-haynta warbaahinta si xooga ugu soo badanayey iibka hay'addaha warbaahineed oo ay iibsanayaan Wasiiradda beesha Madaxwayne Siilaanyo qaar ka mid ah oo u xuubsiibtay sidiiDaawo xogreeb Tv: Xisbiga WADANI Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Madaxweyne Silaanyo Ee Doorashiiyinka Soo Socda .Hargeysa (xogreebnews.com— Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga WADANI Oo Ka Hadlay War-saxaafadeed Kasoo Baxay Xisbga Oo lagaga Hadlay Waraysi Uu Madaxweyne Siilaanyo Siiyay SaxaafadaMadaxweyne Xassan Sheikh Oo Shir Jaraa’id Kaga Hadlay Xukuumadda Cusub Ee Lasoo DhisayoMuqdisho (xogreebnews.com-Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa Shir jaraa'id uu galabta ku qabtay xarunta madaxtooyada kaga hadlay xukuumadda cusub ee dhowaan lagu dhawaaqi doono.Hogaanka cusub ee dalada dhalinyarada somaliland ee SONYO oo xilkii la kala wareegay iyo khdubadihii laga jeediayay munaasibadaasiGudoomiyaha cusub ee Dalladda dhalinyarada SONYO Iyo Guydoomiyihii hore ayaa lagu qabtay Hotelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa,. Xafladan oo ay ka soo qaybgalay masuuliyiin kaladwan oo ka kala socday qaybaha bulshada eek ala duwan.Sheekh Mahad Oo Xalay Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Qoyska Muslimka Ah & Xilka Ka Saaran Dacwadda Waana Xalqaddii 12-Aad Ee Barnaamijka "Qoyska Muslimka Ah" Oo Culimadu Ka Wadaan Masjidka Cali-Mataan DHAGAYSO + SAWIRROSheekh Mahad Oo Xalay Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Qoyska Muslimka Ah & Xilka Ka Saaran Dacwadda Waana Xalqaddii 12-Aad Ee Barnaamijka "Qoyska Muslimka Ah" Oo Culimadu Ka Wadaan Masjidka Cali-Mataan DHAGAYSO + SAWIRROShirkadda Facebook Oo Ogolaatay Dalab Maxakamad Turkiga Ku Taal Ku Doonaysay In Shaqada Laga Joojiyo Bog Ku Xadgudbay Nabi Muxamed SCWHargeysa(Xogreebnews) BBC-da ayaa ogaatay in shirkadda Facebook ay ogolaatay go'aan ay maxkamad ku taalla dalka Turkiga ku dalbaday in shaqada laga joojiyo bog Facebook ah oo nabi Maxamed SCW u gefay.Wax-garad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Bariga Hargeysa oo Raalli-gelin ka bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Suldaan XiirayHargeysa (xogreebnews.com_Wax-garad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Bariga Hargeysa, ayaa baaq ay maanta soo saareen raalligelin kaga bixiyey hadal Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey shalay warbaahinta kaga hadlay muran-dhuleedka Xaafadda Masalaha ee KoonfurtaDaawo Xogreeb Tv” Wasiir EBOLE Oo QAR-Jeexay Dhacdo Aannu wax-ba ka og-geyn af-lagaadana kula kacay wax-garaadka Gadabuursi.Daawo Xogreeb Tv" Wasiir EBOLE Oo QAR-Jeexay Dhacdo Aannu wax-ba ka og-geyn af-lagaadana kula kacay wax-garaadka Gadabuursi.Daawo xogreeb Tv: wasiir Samaale oo Faan Moodey Bixinta Dhaqaalihii Faraha Badnaa ee Ku Baxay Safarkii Siilaanyo Ee Tamash-leynta ahaa.Hargeysa (xogreebnews.com-Wasiirka Maaliyada Samaale Oo Ka Hadlay Doorkii Wasaaradiisu Ku Lahayd Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo Ku Maray Gobolada DalkaSan-duleyntii Soo dhaweyntii Weftiga Madaxweynaha Iyo Salaantii Sekedaha MadhanHargeysa(xogreebnews.com)-Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa gelinkii dambe Maalintii Sabtida baqoolle ku soo galay Magaalada Hargeysa, kaddib markii ay Gobolka Saaxil Magaalo-madaxdiisa Berbera kusoo khatimeen Booqashadii Gobollada iyoKhilaaf Saddex Geesood ah oo Hadheeyey Mashaariicda Caafimaadka ee BuuhoodleBuuhoodle(xogreebnews.com_Odayaal iyo wax-garad ka hadlay Magaalada Buuhoodle, ayaa ka dhawaajiyey Khilaaf ku saabsan Maamulka Mashaariicda Adeegyada CaafimaadkaDAAWO Cabdi Good Oo Dhulka Jiid-jiiday Hees Anshax & Dhaqanka Kasoo Horjeeda Oo Uu Qaaday Fanaanka Qomaal YareLondon (xogreebnews.com_ Cabdi Good Oo Dhulka Ku Jiid Jiiday Hees Anshax & Dhaqanka Kasoo Horjeeda Oo Uu Qaaday Fanaanka Qomaal YareDaawo xogreeb Tv: Ugaas Cabdirashiid Oo Duco Kusoo Xidhay Shirkii WADAJIR Ee Beelaha GadabuursiBoorama (xogreebnews.com-Ducadii Lagu Soo Xidhay Shirkii WADAJIR Ee Beelaha Gadabuursi Uga Socday GOB“Turkiga Waxaanu Ku Heshiinay Iskaashiga Milateriga Iyo Amniga, Gaadiidka Badda, Taageerada Booliiska…”Madaxweynaha SomaliaMuqdisho(Xogreebnews)Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Sheegay inay Turkiga ku heshiiyeen Iskaashi dhinaca Militariga,Booliska iyo arrimo kale oo dhanka horumarka ah.Laba Wiil Oo Uu Dhalay Xusni Mubaarak Oo Xabsi Qaahira Ku Yaala Laga Sii DaayayQaahira(Xogreebnews)Labada Wiil ee uu dhalay Madaxweyihii Xukunka laga tuuray ee Dalka Masar Xusni Mubaarak, ayaa Xabsiga laga sii daayay kadib markii ay muddo la xidhnaayeen Aabahood.Sheekh Mustafe Xaaji-Ismaaciil Haaruun Oo Xalay Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Caqabadaha Casrigan Hor-yaalla QoyskaSheekh Mustafe Xaaji-Ismaaciil Haaruun Oo Xalay Jeediyey Muxaadaro Ku Saabsan Caqabadaha Casrigan Hor-yaalla Qoyska Waana Xalqaddii 11-Aad Ee Barnaamijka Â"Qoyska Muslika AhÂ" Oo Culimadu Ka Wadaan Masjidka Cali-Mataan DHAGAYSO + SAWIRRO - |
|