Wararka

Xukuumadda oo Shalay Xabsiga ku Gurtay Dad rayid ah oo Hudheel Xaflad ku Dhiganayey Iyo Xisbiga WADDANI oo Cambaareeyey

0 Visits: 846 | Monday February 02, 2015 - 08:01:04
Hargeysa(xogreebnews.com-Booliska Caasimada Hargeysa oo kaashanaya kuwa ka hortaga Rabshadaha iyo la dagaalanka Argagixisada ee RRU-da iyo SPU-da loo yaqaano, ayaa arroornimadii shalay ku dhex dhaxay Xaflad socotay Hudheelka Emperial ee Magaalada Hargeysa oo ay Koox Ciyaartoo ahi ugu

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Talyaaniga U Qaabilsan Soomaaliya Ee Fadhigiisu Yahay Nayroobi+SAWIRO

0 Visits: 826 | Sunday February 01, 2015 - 17:47:44
Hargeysa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta o ay taariikhdu ahayd 01/02/2015, safiirka Talyaaniga u fadhiya Kenya una qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Fabrizzio Marzella oo markii ugu horaysay Somaliland socdaal…

Read More »

Hooyada Dhashay Wariyihii Reer Japan Ee Daacish Qoorta Ka Jartay Oo Sheegtay In Waxa Soo Gaaray Aan La Qiyaasi Karin

0 Visits: 809 | Sunday February 01, 2015 - 17:44:34
Hargeysa(xogreebnews.com_Junko Ishido oo ah hooyada dhashay Suxufigii reer Japan ee Dowladda Khilaafada Islaamka qoorta ka jartay, ayaa waxay si murugo badan leh ay kaga hadashay tallaabada guracan, ee wiilkeeda lagu dilay.

Read More »

Equatorial Guinea Oo Iska Xaadirisay Wareega Afar Dhamaadka Koobka Qaramada Afrika, Iyada Oo Tunisia Waqtiga Dheeriga Ah Ku Garaacday

0 Visits: 771 | Sunday February 01, 2015 - 01:42:40
Equatorial Guinea Oo Iska Xaadirisay Wareega Afar Dhamaadka Koobka Qaramada Afrika, Iyada Oo Tunisia Waqtiga Dheeriga Ah Ku Garaacday

Read More »

DR Congo Oo U Soo baxday Afar Dhamaadka Koobka Qaramada Afrika, Kadib Guul Layaableh Oo Ay Soo Laabasho Kaga Gaadhay Congo

0 Visits: 886 | Saturday January 31, 2015 - 22:31:41
Xogreeb Spors-Xulka qaranka DR Congo ayaa u soo baxay wareega afar dhamaadka koobka qaramada Afrika kadib markii ay guul layaableh oo soo laabasho ay ka gaadhay xulka qaranka Congo oo laba gool kaga hormaray qaybtii danbe ee ciyaarta. DR Congo ayaa laba gool oo ay

Read More »

Khilaaf Waji Badan oo Ka Dhex Qarxay Wasiirka Cukuse iyo Agaasime-Waxeedyo Wasaaradda Warfaafinta Ka Tirsan.

1 Visits: 967 | Saturday January 31, 2015 - 20:25:47
Hargeysa(xogreebnews.com-Khilaafka ayaa waxa uu ku bilaab-may markii agaasimaha idaacadaha wasaaradda warfaafinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf uu dhawaan su'aalo weydiiyey koox wasiiro ah,oo uu wasiir Cukuse iskugu yeedhay hoolka

Read More »

.."Maamulka Majeertenia waxay ilawsanyihiin in Jamhuuriyada Somaliland tahay qaran madaxbanaan oo astaamihiisii Qaran nimo dhamaystiranyihiin Sida Lacagtii Calankii Astaantii " Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga UCID..

0 Visits: 736 | Saturday January 31, 2015 - 19:42:05
Hargeysa(xogreebnews.com-Somaliland Waxay Awood Uleedahay Iyadoon Hub Cusub Lasoo Dagin inay xuduudaheeda sugato Cadawgana Afka jabiso...

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo kormeer ku sameeyey bilowga dhamaystirka Wajiga labaad ee balaadhinta Dhabada dayuurahadaha ee Madaarka Cigaal

0 Visits: 762 | Saturday January 31, 2015 - 18:53:11
" Runtii waxaanu maanta aad ugu faraxsanahay in balaadhintii gagada diyaaradaha Madaarka Cigaal wajigii u danbeeyay maanta la bilaabay " Madaxweyne ku xigeenka Somaliland. " Xukuumadduna ay kharash weyn bixisay, sadex bilood gudahood aanu ku tallo jirno in Garoonka Cigaal Uu noqdo mid habeenkii…

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Xil sarre Uu magacaabay Wasiirku Xigeenkii Hore ee Hawlaha Guud Aadan Ruush

0 Visits: 855 | Saturday January 31, 2015 - 18:48:18
Hargeysa,(xogreebnews.com- Ujeeddo: Magacaabis Xil. Markan darsay:Qod 28ee Xisbiga WADDANI Markan Arkay: Baahida loo qabo In la buuxiyo jagada Xoghayha Beeraha Ee Xisbiga WADDANI Markan la Tashaday: Xubnaha hoggaanka Xisbiga WADDANI Markan ku Qancay:

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Wasiirka Duulista Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Balaadhin Lagu Sameynayo Dhabada Diyaaraha Magaalada Hargeysa.

0 Visits: 784 | Saturday January 31, 2015 - 18:36:13
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasiirka Duulista Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Balaadhin Lagu Sameynayo Dhabada Diyaaraha Magaalada Hargeysa Oo Ay Dawlada Kuweyd Ka Caawisay-

Read More »

Safiirka Ethiopia U Fadhiya Somaliland Oo Ka Hadlay Markabka Hubka Sida Ee Ku Soo Xidhay Dekedda Berbera

0 Visits: 768 | Saturday January 31, 2015 - 18:31:37
Hargeysa(xogreebnew-Dawladda Ethiopia oo markii u horaysay ka hadashay mawqifkeeda Markabka Hubka lagu qabtay ee Dekedda Berbera ku sugan, ayaa sheegay inay arrintaasi u direen Sarkaal soo eega xaaladda Markabkaasi.

Read More »

Gudoomiye Cabdicasiis Xirsi Warsame Oo Maanta Xilkii Sonyo Si Rasmi Ah Loogu Wareejiyay

0 Visits: 863 | Friday January 30, 2015 - 23:23:18
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sidan ka sheegay mar uu maanta ka hadlaayey Xil wareejinta garab ka mid ah garabyadii ururkii Dhalinyarta Somaliland ee SONYO ee burburtay oo guddoomiyenimo u cumaamaday Cabdicasiis Xirsi Warsame

Read More »

Shirkada Iibaka Tooska ah ee Tiens ayaa Shir Jaraaid oo aya Ku Qabteen Xafiiskooda ayaa Waxa ay Ka War Bixiyeen Warar in Dhawyd ay Qoraayeen Warbaahinta Qaarkeed Waxanay Soo Bandhigeen Waxqabadkooda Rasmiga ah.

0 Visits: 1136 | Friday January 30, 2015 - 18:50:42
Hargysa (xogreebnews.com)-Shirkada iibka dawooyinka ee tiyansh oo shir jaraaid ku qabatay xafiiskooda magalada hargysa ayaa wax ay ka hadleen waxqabadkooda waxaana faa faahin ka bixinaaya cawaale faarax cilmi oo ka mid ah shaqaalaha shirkada ayaa waxa uu ka warbixinmyaa wax qabada ka shirkadooda iyo…

Read More »

Faallo: Isku-shaandheyntii Madaxweyne siilaanyo Ma Waxay noqotay Cir-caddaadi? Bye Cabdi casiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 909 | Friday January 30, 2015 - 17:55:46
Hargeysa(xogreebnews.com-Muddo hada laga joogo sannad iyo badh waxa soo baxayey xoggo, sidaa dabayl-xaggaada uga kacayay Qasriga Madatooyadda Somaliland, qorsheyaal aan midho-dhal noqon oo tibaaxayey in Madaxweyne Siilaanyo boodhka ka tumayo Gollihisa

Read More »

Booliska Hargeysa oo Qudha ka jaray Wiil Dhalinyaro ah mid kalena dhaawacay + Mudaharaad Gil-gilay Maagalada.

0 Visits: 861 | Thursday January 29, 2015 - 22:22:28
Hargeysa(xogreebnews.com--Booliska Caasimada Hargeysa, ayaa toogasho ku dilay Wiil dhalinyaro ah, mid kalena dhaawac culus gaadhsiiyey, kaddib markii sida la sheegay ay tacshiirad ku fureen Dhalinyaro Kubbad ka soo dareeray oo wararka qaar sheegeen inay rabshad dhexdooda ah ka sameeyeen meel

Read More »

Wax-garadka,Cuqaasha iyo Odayaasha Deegaanka MASALAHA Oo Si Adag Uga Hadlay Dhulka Lagu Muran San Yahay Farriinna U Kala Diray Dawladda Hoose iyo Madaxweyne SIILAANYO.

0 Visits: 810 | Thursday January 29, 2015 - 20:51:34
Haregysa(xogreebnews.com-"Dawladda Hoose Waxaa Looga Fadhiyaa In Ay Caddayso Faylashan Ay Cashuurta Ku Qaaddo In Ay Sax Yihiin iyo In Ay Qalad Yihiin." Cumar Wali Raabbi

Read More »

Shirkada Isgaadhsiinta Ee Somtel Oo Daah-Furtay Adeeg Cusub oo Casri Ah Oo La Magac Baxay E-DAHAB

0 Visits: 799 | Thursday January 29, 2015 - 20:43:07
Hargeysa (xogreebnews.com_Xaflad balaadhan oo lagu daah-furayey adeeg cusub oo casri ah oo ay soo kordhisay shirkada isgaadhsiinta ee Somtel.Xaflada daah-furka adeega E-DAHAB ayaa waxa ka soo qayb galay Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin, Madaxdhaqameed, Culimo aw diin,…

Read More »

.."Safarka Madaxweynahu Waa Xaq Laakiin In Dhagax Dhigiddii Hore Oo $500 million dollar ahayd Oon La Dhameystirin In Dhagaxaan Kale Lagu Daro May Ahayn “.Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 786 | Thursday January 29, 2015 - 19:06:36
Hargeysa(xogreebnews.com_Adhiguna Shugux Shugux Kama Ilbaxo, Xukuumadduna Dhagax Dhigidda. Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen

Read More »

Daawo xogreeb Tv: “Boobkii Wuu Sii Batay Cid La Xisaabtamaysaa Ma Jirto Doorashadiina Waataas Oo Ku Qabsoomi Mayso 26-ka June” Cali Guray.

0 Visits: 795 | Thursday January 29, 2015 - 18:59:03
Hargeysa (xogreebnews.com_ Gudoomie Xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah Iyo Qabsoomida Doorashooyinka Dalka.

Read More »

Tima-Bannaanida Michelle Obama Oo La Hadal Hayo Iyo Kumanaan Qof Oo Faallo Ka Bixiyay Kelmad Uu Boqorka Cusub Ee Sucuudigu Ku Yidhi Madaxweyne Obama Oo Twitter-Ka La Dhigay

0 Visits: 737 | Thursday January 29, 2015 - 18:55:49
London (xogreebnews.com_Dooda culus, ayaa ka dhalatay Michele Obama oo tagtay Sucuudiga, iyadoo wehlisa madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama.

Read More »

featured