Wararka

Nin Soomaali ah oo Xaaskiisa oo Lix Carruur ah u dhashay ku dilay Norwey

0 Visits: 1023 | Thursday February 05, 2015 - 19:16:49
Bergan (xogreebnews.com-Booliiska Magaalada Bergan ee Dalka Norway ayaa maanta duhurkii saacadu mar ay ahayd 13:21 shaaciyay in hooyo somaaliyeed oo 39 jir ah la dilay.

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Anagu Ka Beel Ahaan ( Habar Jeclo ) Waxaanu Wadnaa In Madaxweynaha Loo Kordhiyo 2 Sanno ” Boqor Buur Madow

0 Visits: 778 | Thursday February 05, 2015 - 19:06:38
Hargeysa (xogreebnews.com-Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow,oo ka tirsan Hogaanka dhaqanka Somaliland,gaar ahaana ka soo jeeda Beesha Madaxweyne Siilaanyo ayaa Badka

Read More »

Aabaha Duliyihii Jordan Ee Daacish Nolosha Ku Gubeen Oo Dalbaday Aargoosi Adag…

0 Visits: 755 | Thursday February 05, 2015 - 19:00:15
Jordan(xogreebnews.com-Aabaha dhalay duuliyaha Jordon, ee isagoo nool ay gubeen xagjiriinta dowladda Islaamka, ayaa ka codsaday in dalkiisa uu qaado aargoosi dheeri

Read More »

Calaamadaha Muddo Kordhin Loo Samaynayo Madaxweyne Siilaanyo Oo Soo Ifbaxaya + Ballan Qaadyadii Dhicisoobay

0 Visits: 771 | Thursday February 05, 2015 - 18:54:14
Hargeysa (xogreebnews.com-Muddooyinkan dambe waxa soo baxaya hadalo iyo calaamado tilmaamaya in Madaxweynaha loo samayn doono muddo kordhin, iyadoo ay shantii sano ee

Read More »

Meel Aarka Kacay Atoor Fadh-fadhisay, Ayuu Ka Dhigan-yahay Huseen Kurdi.

0 Visits: 843 | Wednesday February 04, 2015 - 16:59:44
Qaabkeebu ku yimmi xoghayaha Solja Huseen Kurdish. Inqilaab dhiig ku daatay oo lagu sad-qeeyey hoggaankii urur suxufiiyiinta Somaliland ee Solja. Kaaso 25-kii Decenber ka dhacay magaalada Hargeysa, ayaa madal ay ka maqnaayeen dhammaan-baa suxufiyiinta aan la dhabar taaban,

Read More »

Madaxweyne Gaas iyo Hogamiye Ahmed Maddobe oo Goor Dhaweyd Muqdisho gaadhay sababta labada maamul-goboleed ay ugu Kulmeen halkaas.

0 Visits: 733 | Wednesday February 04, 2015 - 16:48:53
Muqdisho(xogreebnews.com-Madaxweyne Gaas iyo Hogamiye Ahmed Maddobe oo Goor Dhaweyd Muqdisho gaarey.Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya

Read More »

Daawo xogreeb Tv: Faadumo Siciid Oo Ka Hadashay Facebook-geeda Oo La Jabsaday Si Khaldana Loo Isticmaalay.

0 Visits: 785 | Wednesday February 04, 2015 - 16:38:28
Hargeysa (xogreebnews.com-Faadumo Siciid Oo Ka Hadashay Facebook-geeda Oo La Jabsaday Si Khaldana Loo Isticmaalay

Read More »

Xafiiska Badhasaabka Awdal Oo Laydhkii Laga Jaray Kadib Markii Mudo Sanad Ka badan Uu Lacagtii Iska Bixin waayay

0 Visits: 721 | Wednesday February 04, 2015 - 16:35:13
Boorama (xogreebnews.com- Shirkada Korontda ee ALOOG ee magaalada Boorama ayaa maalintiii shalay gabi'ahaanba laydhkii ka jartay xafiiska Badhsaabka Gobolka Awdal, waqti uu

Read More »

Shaqaale weynihii Dekeda Berbara oo saaka la iska hortaagay inay galaan guudaha Dekeda.

0 Visits: 862 | Tuesday February 03, 2015 - 17:53:08
Berbera, xogreebnews.com_Shaqaalaha ka shaqeeya Dekeda Magaalada Berbera ayaa saaka laga horsidaagay inay galaan gudaha Dekeda si ay u gutaan waajibkoodii shaqo. Sida ay xaqiijiyeen shaqalaha ka hawl gala Dekeda ilaa iyo hada ma cadaa sababta keentay in shaqalihii Dekeda oo iskugu jira, kastamka, Dekeda…

Read More »

Axmed Muumin Seed Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Badhasabaka Awdal Gud. Ahmed Mumin Seed

0 Visits: 987 | Tuesday February 03, 2015 - 17:50:01
Hargeysa(xogreebnews.com — Guddoomiye ku xigeenka XIsbiga Waddani Axmed Muum, in Seed ayaa ka jawaabay eeddo iyo dhaliilo uu u soo jeediyey Badhasaabka Gobolka Awdal Cabdo Axmed Aayar. Guddoomiye ku xigeenka XIsbiga Waddani Axmed Muumin Seed oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay ayaa sidoo kale

Read More »

Markabka Iyo Hubkii Saarnaa Oo Maanta La Sii Dayey Iyo Nuxurka Warqad Ay Dawlada Suudaan U Soo Dirtay Madaxweyne Siilaanyo Oo Sababtay Sii Dayntiisa

0 Visits: 827 | Tuesday February 03, 2015 - 17:46:05
DAAWO SAWIIRADA SAXDA AH EE MV SHAAKIR>Markabka Iyo Hubkii Saarnaa Oo Maanta La Sii Dayey Iyo Nuxurka Warqad Ay Dawlada Suudaan U Soo Dirtay Madaxweyne Siilaanyo Oo Sababtay Sii Dayntiisa

Read More »

Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee W/Ameerika ee Xisbiga Wadani Marwo Suhuur oo DHanbaal hambalya ah u Dirtay ciidanka qaranka somaliland–

0 Visits: 851 | Tuesday February 03, 2015 - 17:42:08
Toronto:(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee waqooyi ameerika ee xisbiga wadani isla markaana ah safiirka wareega Marwo Suhuur Xasan Abiib ayaa maanta iyadoo ku sugan dalka kanada gaar ahaan

Read More »

NASASHADA SHABAKADDA XOGREEBNEWS WAA HEESTI XUJO JACAYL WAA FANAANADA NASTEEXO INDHO

0 Visits: 1181 | Tuesday February 03, 2015 - 08:36:56
NASASHADA SHABAKADDA XOGREEBNEWS WAA HEESTI XUJO JACAYL WAA FANAANADA NASTEEXO INDHO

Read More »

Hubkii laga rogay markabkii Dekeda Berbera lagu qabtay oo dib loogu raray isla markabkii+Hawl-wadeenadii,shaqaalihii iyo Ganacsatadii oo layska hortaagey inay galaan dekeda gudaheeda ilaa iyo inta xaal-xaalka raraka la gebagebaynayo

0 Visits: 937 | Tuesday February 03, 2015 - 08:21:03
Berbera-(xogreebnews.coim-Ilo-wareedyo rasmi ah ayaa goor-dhaweyd Warfidiyeenka Qarannews u xaqiijiyey in dib loo raray Hubkii iyo Agabkii Milateri ee Shalay uun laga rogay Markabka MV-Shaakir oo isagoo hubka iyo shixnad kale wada ku soo xidhay dekeda Berbera

Read More »

Daawo xogreeb Tv: CABDI GOOD OO CEEBTA ADUUNKA KU DHIGAY FANAANKA FARAH KAAFI IYO HEESTA UBAX

0 Visits: 1086 | Tuesday February 03, 2015 - 08:13:37
Daawo xogreeb Tv: CABDI GOOD OO CEEBTA ADUUNKA KU DHIGAY FANAANKA FARAH KAAFI IYO HEESTA UBAX

Read More »

Markabkii Hubka Culus siday oo xallay xaq-badh la Roggay,sababta madowga loogu roggay.

0 Visits: 765 | Monday February 02, 2015 - 08:48:59
Berbera(xogreebnews.com-markabkii MV shaakir ee saanada Hubka ah ee kala Duwan Kula soo xidhay Dekada Berbera Bishiio Desember 24keedii ayaa habeenkii xalay ahaa Xili danbe oo ku Dhawayd Kow iyo tabankii habeenimo Laga Rogay saanadaa Milatari ee sida sharci darada ah ula soo gala Dekada

Read More »

Daawo xogreeb Tv" Aqoonyahan Yuusuf Budle oo sii Faah-faahsan uga Xog waramay Jabinta Iyo xalaladaadka Gollayaashu kula kacaan Dastuurka qaran.

0 Visits: 761 | Monday February 02, 2015 - 08:42:05
Daawo xogreeb Tv" Aqoonyahan Yuusuf Budle oo sii Faah-faahsan uga Xog waramay Jabinta Iyo xalaladaadka Gollayaashu kula kacaan Dastuurka qaran.

Read More »

"Anagu (Xukuumadda) cida wax kordhisa ma nihin, qolada doonaysana ma nihin, rag tunka la baxay oo doorashada doonaya ayaanu nahay, haday farsamadu qaloocato oo ay qabsoomi waydana Umadda ayaanu la mid nahay."Wasiirka Duulista JSL Md, Maxamuud Xaashi Cabdi.

0 Visits: 877 | Monday February 02, 2015 - 08:17:50
Hargeysa(xogreebnews.com_Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Waraysi Uuu kaga hadlay arrimo badan Siiyey Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee ka baxa Talafishanka Universaltv. ka boqo Qaar ka mida su'aalihii Wasiirka ka waydiiyey…

Read More »

Suldaanka Guud Ee Beelaha Arab Oo Ka Hadlay Bari Oo Ku Beegan Maalintii Hubka Laga Dhigay Jab-Hadii Hubaysnaa,Baaqna U Diray Suldaan Wabar.

0 Visits: 859 | Monday February 02, 2015 - 08:12:09
Hargaysa(xogreebnews.com-Suldaanka Guud ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa ka hadlay Maalinta Bari Ah oo ku Beegan Maalintii Hubka Lag Dhigay Jab-hadihii Hubaysanaa ee loo Badalay Ciidanka Qaranka Somaliland.

Read More »

Dadweynaha Reer Burco Oo Ka Qayliyay Shirkadda Tiens Oo Burco Dhaqaale Urursi Ka wadda , Masuuliyiinta Burco Taageersanyihiin..

0 Visits: 854 | Monday February 02, 2015 - 08:04:55
Burco-(xogreebnews.com-Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa si weyn usoo dhaweeyay go'aan Culimadda reer Burco iyo aqoonyahanku ka soo saareen Kooxo maafiyo ah oo la yidhaado Tiens ,kuwaasi oo sifo aan la garanayn dhaqaale urursi Burco uga waday mudooyinkii u danbeeyay.

Read More »

featured