Wararka

"Ururka SSJW Waxa Uu Hay’adaha Warbaahinta Ugu Baaqayaa Inay Ku Fara-adaygaan Madaxbanaanidooda, Kana Feejignaadaan Dabinada Xukuumada” Afhayeenka Ururka SSJW, Maxamed Ibraahim Sagax

0 Visits: 760 | Sunday February 08, 2015 - 22:16:27
Hargeysa(xogreebnews.com-War-saxaafadeed Ururka SSJW wuxuu cambaaraynayaa Talaabadii Xukuumada Siilaanyo Shaqada kaga eriday garoorihii maxkamada gobolka Maroodi-jeex, Xuseen Maxamed Jaamac ee xayiraada ka qaaday wargeyska Hubaal,

Read More »

Marwo Faadumo Siciid Oo Laba Koob Kala Gudoonsiisay Laba Maalmood Oo Isku Xigga Kooxo Kubbada Cagta Ee Heerka labaad Oo Ay Ku Qabatay Garoonka Xawaadle.

0 Visits: 697 | Sunday February 08, 2015 - 21:17:29
Hargeysa(xogreebnews.com_Ciyaarro aad uu xiiso badan oo ay soo qaban qaabisay marwo Faadumo siciid Ibraahin oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga waddani ayaa shalay

Read More »

Daawo Xogreeb Tv :Faadumo Saciid oo koob u dhigtay laba kooxood

0 Visits: 861 | Sunday February 08, 2015 - 19:34:07
Daawo Xogreeb Tv :Faadumo Saciid oo koob u dhigtay laba kooxood

Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Oo Ugu Baaqay Bangiyada Maraykanka Inay Ka Noqdaan Go’aanka Xayiraada Xawaaladaha Somaliland

0 Visits: 801 | Sunday February 08, 2015 - 19:27:58
Muqdisho(xogreebnews.com-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu baaqay bangiyada dalka Mareykanka in ay ka laabtaan go'aanka ay ku xirayaan xisaabaadka xawaaladaha Soomaalida ee dalka Maraykanka. Waxana uu sheegay in

Read More »

Faadumo siciid Haweenaydii Riixiga ahayn? W/Q cabdi casiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 1005 | Sunday February 08, 2015 - 00:22:03
Hargeysa(xogreebnews.com-Faadumo Siicid Ibraahin waa Hooyo samafalad ah oo intaa badan ku mashquul-san sidii ay wax badan uga bedeli lahayd waayaha nololeed ee ay ku sugaan yihiin dhalinyarada wadanku, oo intooda badan ay daashatay shaqo la'aan baahsan

Read More »

Madaxweyne siilaanyo Oo Caawa saq Badhkii soo saaray Isku dhaandheyn saameysay Badhasaabada Dalka Shan Magaalo... Yuu Eryey Yuuse Bedelay Yase Iscasiley.

0 Visits: 990 | Saturday February 07, 2015 - 23:22:44
Hargeysa(xogreebnews.com-Kalkan ka akhri WAR-SAXAAFADEED madaxweyne siilaanyo soo saaray caawa. WAR-SAXAAFADEED : Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay

Read More »

“Siilaanyo horti iyo debediiba intuu halganka ku jireyba ee Kursi Doonka uu ahaa waan la shaqeynaayey hase, yeeshe umaan halgameyn inaan kursi anigu fuullo No, balse isbedel doon ayeey ahayd, qof meeshi waa ka qaadnay qof kalena waa keenay”… Iskeerse wareysi

0 Visits: 1104 | Saturday February 07, 2015 - 21:01:04
Hargeysa(xogreebnews.com-Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse ayaa sheegay inuu ka niyaad jabay siyaasadda Dalka, isla markaasna uu ka fadhiisanaayo, ilaayo inta uu heelaayo siyaasad aan jabiil ku tiirsanay. Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse oo la weydiiyey ilaayo mudaada u siyaasadda ku jiray waxaa uu yidhii...

Read More »

nin jeel weyn ee Hargeysa ka baxsaday, kaddib markii rasaas lo geliyeey maxaabuusta

0 Visits: 860 | Saturday February 07, 2015 - 17:49:29
Hargaysa(xogreebnews.com-Jeelka weyn ee magaaladda Hargaysa ayaa waxa maanta ka baxsaday maxbuus ku xukunaa dil toogasho kaas oo la sheegay inuu hore u dilay qof.

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Kenya Oo Lagu Dilay Badhtamaha Magaalada Nairobi ( SAWIRRO )

0 Visits: 934 | Saturday February 07, 2015 - 17:43:58
Muqdisho(xogreebnews.com-Geor-ge Muchai oo ka tirsanaa Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya, ayaa waxaa aroornimadii hore ee saakay lagu toogtay wado ku taala Bartamaha Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya.

Read More »

Wasiirkii Ugu Horeeyay Ee Xukuumada Cumar C/rashiid Oo Is Casilay…Waa Maxay Sababtu ?

0 Visits: 862 | Saturday February 07, 2015 - 17:39:56
Hargeysa(xogreebnews.com-C/raxmaan Kulmiye Xersi (C/raxmaan Dheere), oo hal habeen ka hor loo soo magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliya, ayaa wuxuu ku dhawaaqay in si rasmi ah uu isaga casilay.

Read More »

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Muxuu Ka Yidhi Qabsoomidda Doorashada iyo Dalabkii Muddo Kordhineed Ee Boqor Buur-madow?

0 Visits: 881 | Saturday February 07, 2015 - 16:38:13
Hargeysa(Xogreebnews) Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sharaxay sababaha keeni kara dib u dhac doorashada Madaxtinimada iyo wakiilada Somaliland ku timaada. Waxa uu sidoo kale meesha ka saaray warar ku saabsan in Madaxdhaqameedka dalka Xukumaddu iskugu yeedhay…

Read More »

Halista Somaliland Kaga Soo Foolleh Qaramada Midoobay, Moogganaanta Xukumadda iyo Mucaaradka + Banki Moon Oo Gobolka Buuhoodle U Adeegsaday Cayn

0 Visits: 744 | Saturday February 07, 2015 - 16:29:42
Hargeysa(Xogreebnews) Waxa soo if baxaya qorsheyaal ay Qaramada Midoobay u dejisay dalkii hore la isugu odhan jiray Somaliya oo ay Somaliland ku jirto, kuwaas oo badankoodu bilaabmaya bilaha ugu horeeya ee sannadkan.

Read More »

Muwaadin ku Xidhan Xabsiga Hargeysa oo lagu Khasbay in Lagu Warreejiyo Dawladda DenmarkCumar Xasan oo laga Mamnuucay booqashadda Qarreenkiisii Iyo Eheladdiisu

0 Visits: 842 | Friday February 06, 2015 - 18:13:20
Hargeysa(xogreebnews.com-Wasaarrada Caddaalada Somaliland, ayaa la sheegay inay caddaadis dheeraad ah saartay Muwaadin u dhashay Somaliland oo xabsiga Hargeysa ugu xidhan Dawladda Denmark oo uu sharci degenaanshiyo ah ka haysto.

Read More »

Faddeexadii Madax-furashada Markabka Iyo Xidhiidhadii Qorsoonaa ee Fashiliyey Somaliland+Carwadda Imaaraadka oo iska Fogaysey Hubka + Suudan oo laga Waayay Liiska Bandhiga Iyo Markabkii oo Laba Jiho Abaarray

0 Visits: 790 | Friday February 06, 2015 - 18:08:36
Hargeysa(xogreebnews.com-Warar Wargeyska Yool ka helay ilo-diblomaasiyadeed, iyo sidoo kale xidhiidho dhinacyo badan u dhuun-dalloola oo ay ka mid yihiin hay'addo,

Read More »

Dowlada Itoobiya oo Si Toos ah u Taageertay Maamulka Awdal State(Warbixin Xasaasi Ah)

0 Visits: 928 | Friday February 06, 2015 - 00:53:32
Borama(xogreebnews.com-Dawlada Itoobiya ayaa kor u qaaday gacanta ay siinayso kooxda kacdoonka ka wada Gobolka Awdal ee uu hogaaminayo Suldaan Abiibakar Cilmi Wabar. Warar Xog Ogaala oo soo gaadhaya Warbaahinta xogreebnews.com- ayaa sheegaya in Dawlada

Read More »

Ghana Oo Kulan Rabshad Ku Dhaaday Guul Kaga Gaadhay Equatorial Guinea Iyo Xidigaha Madaw Oo Iska Xaadiriyay Finalka Koobka Qaramada Afrika Ee 2015

0 Visits: 812 | Friday February 06, 2015 - 00:40:19
Xogreeb sports-Xulka qaranka Ghana ayaa u soo baxay finalka koobka qaramada Afrika ee 2015 ee ka socday wadanka Equatorial Guinea. Ghana ayaa guul ay ka gaadhay Equatorial Guinea ugu soo baxday finalka koobka qaramada Afrika, waxayna guushan ku gaadhay 3:0, waxaana goolasha ukala dhaliyay Jordan Aye…

Read More »

Fadlan Facebook-gaaga Ilaasho? Faallo C/Casiis Bashiir nuur.

0 Visits: 923 | Thursday February 05, 2015 - 23:59:28
Hargeysa(xogreebnews.com-Xafiltanka siyaasadeed ee Somaliland ayaa muddooyinkii uu danbeeyey yeeshay waji cusub kaaso sababay in la isku weeraro Hub aan hore lo isticmaali jirin isla markaasna lid ku ah hab-dhaqanka siyaasadda ee Somaliland. Taas oo labatan iyo saddex sanno oo ay jirtay aan

Read More »

Liiska Golaha Wasiiradda Ee Xukuumada soomaaliya oo Lagu dahwaaqay, Beelaha ay kasoo Jeedan.

0 Visits: 945 | Thursday February 05, 2015 - 22:40:13
Muqdisho (xogreebnews.com_Golaha Wasiiradda ayaa u badnaan doono kuwii hore, iyadoo Tiradana laga dhigay 55 xubnood oo ka kooban Wasiiro, Ku Xigeeno iyo Wasiiru Dowlayaal, iyadoo Maalmo yar kadibna Baarlamaanka la horgeyn doono.

Read More »

MOOGANAANTA XUKUUMADDA SIILAANYO IYO NUXURKA AY XAMBAARSAN TAHAY DARAASAD QARSOODI AH OO LA ISKUGU SOO DHAWAYNAYO SOMALILAND IYO SOMALIA

0 Visits: 585 | Thursday February 05, 2015 - 19:46:35
Hargeysa,(xogreebnews.com— Hay'adda Conflict Dynamics International, oo fadhigeedu yahay Cambridge ayaa daraasad hor dhac ah oo uu sanadkii dhamaaday soo bandhigay wuxuu ku shaaciyay qorsheyaal la iskugu soo dhawayn karo Somaliland iyo Somalia.Daraasaddan

Read More »

featured