Wararka
".. Wallaahi dee waanu isla og nahayd dadku halka ay Codkooda marinayaan, hase-ahaatee safarkayaga waxa ugu muhiimsanaa inaanu Bulshada usii sharaxno ahmiyadda uu leeyahay Kaadhka Codbixintu iyo waxyaabaha uu ka caawin doono oo kamid ah xuquuq ay kala siman yihiin shacabweynaha reer Somaliland oo…
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: "Reer Ceel-Afweyn Waxaan Leeyahay Waar Dilku Waxba Ku Heli Maysaan Ee Colada Joojiya" Samadoon Xildhibaan Cabdi Waraabe
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Dhalinyaro uu soo Abaabulay Xisbiga Waddani oo Burburiyey Xafiiskii Xisbiga Kulmiye ku lahaa Degmada Macaalin Haarun New Hargeysa iyo Khasaare lexaad-leh oo la gaadhsiiyey+ Masuuliyiin Cambaareeyey hab-dhaqankan Cunsuriyaddeysan, kuna xidhiidhiyey Musharrax Cirro falkan iyo kii dhowaan…
Read More »
Xisbiga Kulmiye oo sameeyey Magacaabis iyo Magacyada Masuuliyiinta iyo degmooyinka ee Xilalka loo Magacaabay.. Akhri War-saxaafadeed kasoo baxay xarunta dhexe ee Xisbiga.
Read More »
Hargeysa(Xogreebnews)-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag, waxana uu ku adkeeyey inay maslaxadda iyo wanaagga ka shaqeeyaan, kana dheeraadaan fidnada iyo…
Read More »
"..Dadka Deegaamada Ceel-Afweyn, Dararweyne Iyo Dogoble Waxaannu Leenahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Wuxuu Ciidamada Qaranka Amray Inay Tallaabo Adag Qaadaan" Wasiirka Madaxtooyada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi.
Read More »
Waa Kuma Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Yoonis?
Xalay ayuun baan daawaday waraysi ay mareegta www.toggaherer.com la yeelatay Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan oo ka mid ah madax-dhaqameedka beelaha Bariga Hargeysa (Isaxaaq Carre)
Read More »
Daawo oo akhriso: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye North America Mustafe Cabdi Cartan oo Canada u Joogay Muddooyinkii u dambeeyey Dardar-gelinta hawlaha Xisbiga iyo Waxqabadka Mugga leh ee u ku Talaabsaday
Read More »
Sweden(Xogreebnews)-War-Saxaafadeed:Xisbiga Kulmiye Iyo Xil Magacaabis Lagu Sameeyay Dhismaha Xisbiga Kulmiye Ee Garabka Dhalinyadarada ee
dalka Swedan .
Read More »
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxtooyadda Somaliland, ayaa heshiis la gashay Shirkadda Sal-fa doorka ee muruq-maalka Dekedda Berbera, kaddib markii ay shaqo joojin ku kaceen labadii todobaad ee u dambeeyey, taasoo hoos u dhac iyo hakad ku keentay dakhligii dawladda dhexe iyo dhaq-dhaqaaqii Dekedda Berbera.
Read More »
Hargeysa(Xogreebnews)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Musharraxa Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro, ayaa markii u horraysay jeediyey khudbad taabatay quluubta iyo dareen bulshadda, isla markaana ay ka muuqday inuu ilaa heerka Gudoomiye Cirro uu diyaar u yahay inuu ka jawaabo hadii tallada dalka…
Read More »
Hargeysa (Xogreebnews)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay dhibaatada Dawladda Israel ku hayso Dadka Reer Falastiin, isagoo si gaar ah uga hadlay Go'aankii Yuhuuddu albaabada ugu laabtay Masaajidka Barakaysan ee Al-aqsa.
Read More »
Hargeysa(Xogreebnews)-Shirkadda daabacaadda xayeysiisyada casriga ah ee SAGALJET, ayaa si rasmi ah u daah-furtay buugga diiwaanka maansada Timacadde oo lagu ururiyey maansooyijnka abwaankii caanka ah ee Cabdilaahi Suldaan Timacadde. Daah-furka buuggan lagu ururiyey maansooyinka Abwaan Cabdilaahi Suldaan…
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland Ku Eedeyey Dagaal Laba Beelood Ku Dhex Maray Deeganka Ceel Afweyn Iyo Sababta
Read More »
Barnaamijka suugaanta ee todobaadkan waxan idiin soo xulnay maansadii caanka ahayd ee Gurmad oo uu curiyey Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Garaiye alle ha u naxariistee Abwaanku waxa uu tiriyey 20kii October 2005tii
Read More »
12 Sumadood oo uu leeyahay Xidhiidhka Caafimaadka Qaba!!!
Read More »
Qormadan waxaan ku faalayn doonaa sidii aad u noqon lahayd qofku fiican wax akhriska oo aan ka caajisin , kama hadlayo akhriska iyo muhiimaddiisa oo wax jirra maqaalo badan oo ay ka qoreen dad badan oo aqoonyahan ahi. Aadanuhu wuxu horumar ka gaadhaa aqoonta marka aanu ku koobnaan casharkii barrehiisu…
Read More »
Dad Muslimiin ah oo kunool Magaalo ku Taala Dalka Canada oo Loo Diiday in ay Qabuuro u Gaar ah Samaystaan
Read More »
Dowladda Maraykanka Oo Joojisay Hubkii Ay Siin Jirtay Mucaaradka Suuriya
Read More »
Xulufada uu Sacuudigu Hogaaminaayo oo Qadar u Soo Jeediyay Qodobo kale oo Cusub
Read More »
|
|