Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiyada weyn ee Caasho Maraykan iyo Xubo miisan leh oo ka huleelay Xisbiga Wadani

0 Visits: 1404 | Sunday July 30, 2017 - 15:49:31
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiyada weyn ee Caasho Maraykan iyo Xubo miisan leh oo ka huleelay Xisbiga Wadani

Read More »

Shaqo Maalmeedka Wadada Ceerigaabo oo u Socda si Hab-sami ah iyo Waxqabadka Taabo-galay ee Wasiir Cali Mareexan ee Dhinaca Wadooyinka Dalka oo Dhan....

0 Visits: 1810 | Sunday July 30, 2017 - 04:29:13
Shaqo Maalmeedka Wadada Ceerigaabo oo u Socda si Hab-sami ah iyo Waxqabadka Taabo-galay ee Wasiir Cali Mareexan ee Dhinaca Wadooyinka Dalka oo Dhan....

Read More »

Dhuggo oo Dhuux; Warqad Xasaasi ah oo Hoggaanka Ugu Sarreeya Xisbiga Kulmiye u Qoray Laanta Xisbiga Kulmiye ee North America, Laguna amray inuu Gudoomiye Mustafe Cabdi Cartan Xilka hayn doono Ilaayo ay dhacayso Doorashada Madaxtooyaddu, Xubnaha Xisbiga ee kasoo Hor-jeedana lagu faray Inay ku Daba-faylan Gudoomiyaha iyo Nus-dambeedka Laanta..

0 Visits: 2174 | Sunday July 30, 2017 - 01:07:53
Dhuggo oo Dhuux; Warqad Xasaasi ah oo Hoggaanka Ugu Sarreeya Xisbiga Kulmiye u Qoray Laanta Xisbiga Kulmiye ee North America, Laguna amray inuu Gudoomiye Mustafe Cabdi Cartan Xilka hayn doono Ilaayo ay dhacayso Doorashada Madaxtooyaddu, Xubnaha Xisbiga ee kasoo Hor-jeedana lagu faray Inay ku Daba-faylan…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Dhalinyarada iyo aqoonyahanka Gobolka Saaxil oo Taageero Mug iyo Miisaan leh la garab Istaagay Xildhibaan Siciid Cartan, Karbaashayn Masuuliyiinta Reer Saaxil ee Xilalka ka haya dawladda ee Sidii Waji-ku macaashka Xaal siiyey Safiirka Imaaraadka ee Somaliland

0 Visits: 983 | Sunday July 30, 2017 - 00:55:43
Daawo Xogreeb Tv: Dhalinyarada iyo aqoonyahanka Gobolka Saaxil oo Taageero Mug iyo Miisaan leh la garab Istaagay Xildhibaan Siciid Cartan, Karbaashayn Masuuliyiinta Reer Saaxil ee Xilalka ka haya dawladda ee Sidii Waji-ku macaashka Xaal siiyey Safiirka Imaaraadka ee Somaliland

Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Musharraxa Xisbiga KULMIYE Iyo Wasiirka arrimaha dibeda oo ka qaybgalay Daah-furka Qorshaha labaad ee Horumarinta Qaranka (2017-2021)

0 Visits: 1419 | Saturday July 29, 2017 - 21:13:45
Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Musharraxa Xisbiga KULMIYE Iyo Wasiirka arrimaha dibeda oo ka qaybgalay Daah-furka Qorshaha labaad ee Horumarinta Qaranka (2017-2021)

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Xilka Qaadistaydu Madaxweynaha Kamay Iman Ee Meel Kale Ayay Ka Timi Waanan Sheegayaa "Wasiirkii Xidhiidhka Golayaasha Ee Xilka Laga Qaaday Cali Xaamud Jibriil".

0 Visits: 1212 | Saturday July 29, 2017 - 19:34:42
Daawo Xogreeb Tv: "Xilka Qaadistaydu Madaxweynaha Kamay Iman Ee Meel Kale Ayay Ka Timi Waanan Sheegayaa "Wasiirkii Xidhiidhka Golayaasha Ee Xilka Laga Qaaday Cali Xaamud Jibriil".

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye oo Taayirka Mariyey Koox Qaswadayaal ah oo ka dhex Dilaacay Laanta Kulmiye ee North America iyo Awoodaha Gudoomiye Mustafa Cabdi Cartan oo u Dhayda ka Cadeeyey...

0 Visits: 2104 | Saturday July 29, 2017 - 05:42:04
Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Xisbiga Kulmiye oo Taayirka Mariyey Koox Qaswadayaal ah oo ka dhex Dilaacay Laanta Kulmiye ee North America iyo Awoodaha Gudoomiye Mustafa Cabdi Cartan oo u Dhayda ka Cadeeyey...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Guud Ee Subeer Awal Oo Daaha Ka Qaaday Taariikh Aan La Xusin Aas-aaskii Ciidanka Booliska Somaliland Mujaahidkii Sameeyey

0 Visits: 1368 | Saturday July 29, 2017 - 00:56:32
Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Guud Ee Subeer Awal Oo Daaha Ka Qaaday Taariikh Aan La Xusin Aas-aaskii Ciidanka Booliska Somaliland Mujaahidkii Sameeyey

Read More »

Daawo Xogreeb Tv:Haweenay Kiristan ah oo Hargeysa Kaniisad Ka furtay ka dib markay ruqsad ka heshay Xukumada tallada haysa+Hawlgalo kale oo ay ka wado Somaliland

0 Visits: 1010 | Saturday July 29, 2017 - 00:47:23
Daawo Xogreeb Tv:Haweenay Kiristan ah oo Hargeysa Kaniisad Ka furtay ka dib markay ruqsad ka heshay Xukumada tallada haysa+Hawlgalo kale oo ay ka wado Somaliland

Read More »

"..Pakistan waxaasa Maxkamad sare ah...Wax walba Maxkamad sare looguma yeedhe tan Somaliland waa tii intay cadaalad Daraddii Qarniga nagu sameysay ee weliba intay HCTV noo soo fadhiistay Dulmigii aflagaado noogu dartay".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

0 Visits: 1558 | Friday July 28, 2017 - 19:53:45
"..Pakistan waxaasa Maxkamad sare ah...Wax walba Maxkamad sare looguma yeedhe tan Somaliland waa tii intay cadaalad Daraddii Qarniga nagu sameysay ee weliba intay HCTV noo soo fadhiistay Dulmigii aflagaado noogu dartay".Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.

Read More »

War Deg-deg ah: Mid Kamid ah Gudoomiyaashii Xisbiga Waddani oo Is Casilay, Sheegayna in Xisbigoodu Xaflado u qabanaayo Qawlaysatadii Musuq-maasuqa iyo Boobka Hantida ku bahoobay

0 Visits: 1834 | Friday July 28, 2017 - 03:52:58
War Deg-deg ah: Mid Kamid ah Gudoomiyaashii Xisbiga Waddani oo Is Casilay, Sheegayna in Xisbigoodu Xaflado u qabanaayo Qawlaysatadii Musuq-maasuqa iyo Boobka Hantida ku bahoobay

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xisbigii Burburay ee Ucid oo Hadhaagii Tirada yaraa ee Faysal Cali Waraabe Dhowaan Magacaabay oo Iska Casilay, kuna biiray Koox hore uga dareertay iyo Fadeexadda dulhogganayso Faysal....

0 Visits: 1420 | Thursday July 27, 2017 - 21:58:36
Daawo Xogreeb Tv: Xisbigii Burburay ee Ucid oo Hadhaagii Tirada yaraa ee Faysal Cali Waraabe Dhowaan Magacaabay oo Iska Casilay, kuna biiray Koox hore uga dareertay iyo Fadeexadda dulhogganayso Faysal....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Baashe Morgan Waxan Leeyahay Morgankii Kaa Horeeyay Ee Ina Siyaad Bare Qabay Qaxooti Ayuu Ku Danbeeyay, Walaahi Adigana Haday Dawlad Xalaali Dhalato Xabsi Baad Ku Danbaynaysaa, Boobka Iyo Dilaalista Aad Samaysayna Waa Lagaaga Daba Imanayaa"Xildhibaan Siciid Cartan

0 Visits: 1157 | Thursday July 27, 2017 - 18:51:40
Daawo Xogreeb Tv: "Baashe Morgan Waxan Leeyahay Morgankii Kaa Horeeyay Ee Ina Siyaad Bare Qabay Qaxooti Ayuu Ku Danbeeyay, Walaahi Adigana Haday Dawlad Xalaali Dhalato Xabsi Baad Ku Danbaynaysaa, Boobka Iyo Dilaalista Aad Samaysayna Waa Lagaaga Daba Imanayaa"Xildhibaan Siciid Cartan

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Ololaha madasha himilo ee taageerada Xisbiga Kulmiye iyo Madal balaadhan oo lagu Kulmay....

0 Visits: 1109 | Thursday July 27, 2017 - 15:41:19
Daawo Xogreeb Tv: Ololaha madasha himilo ee taageerada Xisbiga Kulmiye iyo Madal balaadhan oo lagu Kulmay....

Read More »

Wasiir Shacayb oo Aflaado iyo Cay ku Weeraray Shacabweynaha Somaliland iyo Shabakadaha Wararka, Soona Bandhigay Khilaafka ka dhexeeya Maayirka Gabiley. ". Aniga iyo Maayar Maxamed Amiin waxa wax lala yaabo ah in qof aan garasho iyo garaadba ka fogi inta uu af lagaado iyo hadal aan micno lahayn iska soo qoro waliba shabakaduhuna qaataan. Akhlaaqiyaadkii ayaa Idinka Dhintay".Wasiir Shucayb Maxamed Muuse.

0 Visits: 2598 | Thursday July 27, 2017 - 03:53:49
Wasiir Shacayb oo Aflaado iyo Cay ku Weeraray Shacabweynaha Somaliland iyo Shabakadaha Wararka, Soona Bandhigay Khilaafka ka dhexeeya Maayirka Gabiley. ". Aniga iyo Maayar Maxamed Amiin waxa wax lala yaabo ah in qof aan garasho iyo garaadba ka fogi inta uu af lagaado iyo hadal aan micno lahayn iska…

Read More »

Murashax Cirro oo Gurigiisa Ku Soo Booqday Siyaasi Cabdirisaaq Ciyaale oo Xaalad Caafimaad u Jiifa

0 Visits: 973 | Thursday July 27, 2017 - 02:20:40
Hargeysa(Xogreebnews)- Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo ay wehelinayaan xubno kale oo ka tirsan Xisbigaasi, waxa ay maanta gurigiisa ku soo booqdeen guddoomiyaha ururada furashada axsaabta ee Somaliland Md.Cabdirisaaq Ciyaale oo muddooyinkii dambe u jiifay xaalad caafimaad.

Read More »

Xoghayaha Dawlada Hoose ee Berbera Waa masuul kaso Baxay Shaqadii Qaranka, Mana Geeyo Dacaayo Raqiis ah

0 Visits: 1937 | Thursday July 27, 2017 - 02:18:56
Arinta Ku shaqeynta Saxeex Xoghaye ee Agaasimaha Maamulka iyo maaliyadaiminka wax ku cusub Maaha Dawlada hoose ee Berbera Bal aan Eegno Sedexdii Xoghayihii ee U kala Danbeeyey Xilka Xogahayaha Cabdikariim Aadan Cade Ka Hor , markaaLaga Soobilaabo Xoghayihii Hore ee Dawlada Hoose Rashiid Aw Xasan Waxa…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Ex Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal-Is Maandhaafka Hadalkiisii Shalay Iyo Kan Maanta-"Isaaq Wax Baanu Wada Leenahay,Nama Gumaystaan Anaguna Ma Gumaysano,Kabo Qaadna Uma Nihin Iyo Maanta Oo Uu Yidhi Isaaqoow Ha Iska Duminina Somaliland

0 Visits: 925 | Thursday July 27, 2017 - 02:16:06
Daawo Xogreeb Tv: Ex Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal-Is Maandhaafka Hadalkiisii Shalay Iyo Kan Maanta-"Isaaq Wax Baanu Wada Leenahay,Nama Gumaystaan Anaguna Ma Gumaysano,Kabo Qaadna Uma Nihin Iyo Maanta Oo Uu Yidhi Isaaqoow Ha Iska Duminina Somaliland

Read More »

Weriye xarunta CID-da muddo soddon maalmood ugu xidhan Maxkamad la'aan Wasiirka Warfaafinta.

0 Visits: 1008 | Thursday July 27, 2017 - 02:14:01
Weriye xarunta CID-da muddo soddon maalmood ugu xidhan Maxkamad la'aan Wasiirka Warfaafinta.

Read More »

Murrashaxa KULMIYE oo Sharraxay Sida Dhallinyaradu Hormood uga Noqon Horumar Somaliland Gaadho+ Xisbiga KULMIYE oo soo dhaweeyey Ururka Dhallinyarada MIDNIMO oo ka jira caasimada Hargeysa

0 Visits: 1895 | Thursday July 27, 2017 - 02:05:14
"Dhallinyarow ku talogala inaad idinku tacabtaan oo dhibaatootaan oo tacabka aad qabanaysaan noqdo mid aan dhaqaale laga doonaynin iyo mushahar, haddii waddo la dhisayo aad muruqiina ku dhistaan, haddii beer la qodayo aad muruqiina ku qoddaan idinka oo aan mushahar u eegaynin haddii aad helaysaan…

Read More »

featured