Wararka"Xaq-nimada Islaamka Ayaa Meesha Ka Baxaysa, Haddaan Laga Hor-Tagin…" Sheekh DirirSheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa ka digay halista gaalnimada, iyo hal-ku-dhigyada in diimahu dhamaantood sammada ka soo degeen, oo hadaan laga hortegin keenaysa in si loo wada arko islaamka iyo gaalnimada, ama wanaaga iyo xumaanta.Daawo Xogreeb Tv: Kulan Warbaahineed ka soo baxay Gudidda Kulmiye ee Edmonton Canada Iyo Arrimo Xasaasi ah oo ay kaga Hadleen Dar-dargelinta Hawlaha shaqo Xafiisyadooda...Daawo Xogreeb Tv: Kulan Warbaahineed ka soo baxay Gudidda Kulmiye ee Edmonton Canada Iyo Arrimo Xasaasi ah oo ay kaga Hadleen Dar-dargelinta Hawlaha shaqo Xafiisyadooda..."..Dadka Reer Rwanda ayaa u Dareeray Doorashada Madaxtooyada ee Dalkooda".Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani ee Africada Bari Abdirashiid Haibe Abdi"..Dadka Reer Rwanda ayaa u Dareeray Doorashada Madaxtooyada ee Dalkooda".Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani ee Africada Bari Abdirashiid Haibe AbdiChief Caaqil Maxamuud Chief Cali oo Xukuumadda Somaliland ka Codsaday Inay kala Shaqeyso Xasiloonida iyo Amniga Gobolka Sanaag. Akhri War-saxafadeed uu soo saaray.Chief Caaqil Maxamuud Chief Cali oo Xukuumadda Somaliland ka Codsaday Inay kala Shaqeyso Xasiloonida iyo Amniga Gobolka Sanaag. Akhri War-saxafadeed uu soo saaray.Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee North America Mustafe Cabdi Cartan oo Waxqabd balaadhan ku Talaabsadday Iyo Dib-u-dhis uu ku sameeyey Laamaha qaar +Mawjado Taageerayaal ah Iyo Labeentii Ucid & Waddani ee North America oo Hal-daba la' ugu Biirtay Kulmiye…Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee North America Mustafe Cabdi Cartan oo Waxqabd balaadhan ku Talaabsadday Iyo Dib-u-dhis uu ku sameeyey Laamaha qaar +Mawjado Taageerayaal ah Iyo Labeentii Ucid & Waddani ee North America oo Hal-daba la' ugu Biirtay Kulmiye…Musharraxa Waddani oo Fooda soo Gelin-waayey Dood ay Saddexda Musharrax u Qabteen Odayaasha Madasha-wada-tashiga Qaranku + Ardaydii iyo Aqoonyahankii kasoo qaybgalay oo Su'aalo Hal-xidhalayaal ah iska Waydiyey Maqnaanshihii Cirro Iyo Muuse Biixi oo Kabaha la Dulmaray...Musharraxa Waddani oo Fooda soo Gelin-waayey Dood ay Saddexda Musharrax u Qabteen Odayaasha Madasha-wada-tashiga Qaranku + Ardaydii iyo Aqoonyahankii kasoo qaybgalay oo Su'aalo Hal-xidhalayaal ah iska Waydiyey Maqnaanshihii Cirro Iyo Muuse Biixi oo Kabaha la Dulmaray...Waa Kuma Xildhibaanka Ugu Soo Horreeya Liiska Xil-sugeyaasha Golaha Wakiillada Ee Buuxin Doona Xubinnimada Cabdiraxmaan-Cirro Banayn Doono?Waa Kuma Xildhibaanka Ugu Soo Horreeya Liiska Xil-sugeyaasha Golaha Wakiillada Ee Buuxin Doona Xubinnimada Cabdiraxmaan-Cirro Banayn Doono?Murashax Cirro oo Qado Sharaf u Sameeyey Shaqaale weynaha Golaha Wakiilada SomalilandHargeysa(Xogreebnews):-Guddoomiyahii hore ee Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta hadhimo sharafeed aad u ballaadhan hotel Ambassador ee Hargeysa ugu sameeyey shaqaale weynaha Golaha Wakiilada Somaliland maadaama oo…Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Xaglo-toosiye oo Karbaashay Faysal Cali Waraabe Kuna Tilmaamay Cunsuri Dawladii Siyaad Barre Shaqaale (Basaas ah) U Ahaa Imikana Cay iyo Dhaqan xummo Dadka ku Kala dilaaya+ Raali-gelin Wasiirku u Diray Dawlad Deeganka Itoobiya...Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Xaglo-toosiye oo Karbaashay Faysal Cali Waraabe Kuna Tilmaamay Cunsuri Dawladii Siyaad Barre Shaqaale (Basaas ah) U Ahaa Imikana Cay iyo Dhaqan xummo Dadka ku Kala dilaaya+ Raali-gelin Wasiirku u Diray Dawlad Deeganka Itoobiya...Musuq-maasuqii soo taxnaa 12-ka Sanadood ee Gudomiyihii hore Golaha Wakiiladda S/land Md. Cirro Iyo Fadeexadihii Maamul ee u ku Sabootiyey Golihii Qaranka!!! War-bixin Xogreebnews.Lacagtii Leebareeriga Golaha Wakiiladda Waxa Uu Ka Dhistay Musharrax Cirro Guri 800,000 Kun Oo Dollar Ah Oo U Hadda Degen Yahay Iskuna Qoray Mulkiyadiisa, 12-Sanadood Wuxuu Cirro Maamulay Miisaaniyad 80-Milyan Oo Dollar Ah, Golaha Wakiiladdu Waxay 12-Sanadood Ansixiyeen 52-Xeer Celcelis Ahaan Sananadkii…Gudoomiyihii East London Xisbiga Wadani oo iska Casilay Iyo Sababaha Keenay Iscasilaada Md. Cabdixakiin Mohamud Cadaani oo ahaa Xubnaha ugu miisanka weyn Xisbiga Wadani.Gudoomiyihii East London Xisbiga Wadani oo iska Casilay Iyo Sababaha Keenay Iscasilaada Md. Cabdixakiin Mohamud Cadaani oo ahaa Xubnaha ugu miisanka weyn Xisbiga Wadani UK.Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilkii ka Qaaday Hanti Dhowrihii guud ee Qaranka iyo War-saxaafadeed lagu faahfaajiyey ujeedada Xilka fadhiisinta Maxamuud DheereMadaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilkii ka Qaaday Hanti Dhowrihii guud ee Qaranka iyo War-saxaafadeed lagu faahfaajiyey ujeedada Xilka fadhiisinta Maxamuud DheereDaawo Xogreeb Tv: Guddiyada Xusbiga Kulmiye ee Laanta Finland oo Kulan Dar-dargalin ah yeeshay...Daawo Xogreeb Tv: Guddiyada Xusbiga Kulmiye ee Laanta Finland oo Kulan Dar-dargalin ah yeeshay...Afhayeenka Kulmiye Xasan Gaafaadhi oo Kabaha la Dulmaray Siyaasiyiinta Waddani ku Biiray ee Xilalka kasoo qabtay Xukuumadihii dalka, Musuq-maasuqna ku eedeyey Abiib-timacad iyo Ismaacil-yareAfhayeenka Kulmiye Xasan Gaafaadhi oo Kabaha la Dulmaray Siyaasiyiinta Waddani ku Biiray ee Xilalka kasoo qabtay Xukuumadihii dalka, Musuq-maasuqna ku eedeyey Abiib-timacad iyo Ismaacil-yareDaawo Xogreeb Tv: Wasiirka hawlaha Guud oo soo Kormeeray Buun-dada Cabad-weyne oo dib-u-dhis lagu sameeyey iyo Xogta Xasaasiga ah ee Wasiir Cali Mareexan....Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka hawlaha Guud oo soo Kormeeray Buun-dada Cabad-weyne oo dib-u-dhis lagu sameeyey iyo Xogta Xasaasiga ah ee Wasiir Cali Mareexan....Daawo Xogreeb Tv: Haween Walaalo ah oo Siyaasadu Kala Fogeysey Marwo Sahra Xaaji Gaydh Oo Wadani Ku Biirtay Ayaa Si Qaawan U Weerartay Walleesheed Agaasimaha Madaxtooyada Walaasheed Khadra Xaaji Gaydh Iyo Xisbiga Kulmiye.Daawo Xogreeb Tv: Hayeen Walaalo ah oo Siyaasadu Kala Fogeysey Marwo Sahra Xaaji Gaydh Oo Wadani Ku Biirtay Ayaa Si Qaawan U Weerartay Walleesheed Agaasimaha Madaxtooyada Walaasheed Khadra Xaaji Gaydh Iyo Xisbiga Kulmiye.Maamulka sare ee Shirkadda Dp World oo Bulshada Berbera ku asqeeyey Waraaqo Naxli Xambaarsan iyo Hab-dhaqan Qabyaadeysan oo su'aalo dadka ku waydiinayaan...Maamulka sare ee Shirkadda Dp World oo Bulshada Berbera ku asqeeyey Waraaqo Naxli Xambaarsan iyo Hab-dhaqan Qabyaadeysan oo su'aalo dadka ku waydiinayaan...Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Ismaacil-yare oo sheegay inuu Qarxaayo....?.Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Ismaacil-yare oo sheegay inuu Qarxaayo....?.War Deg-deg ah: Gudoomiyaha Kulmiye Laanta North America Md. Mustafe Cabdi Cartan oo Boodhka ka Tummay Xisbiga, Magacaabayna Shaqsiyaad Xisbiyahano ah oo Firfircoon...War Deg-deg ah: Gudoomiyaha Kulmiye Laanta North America Md. Mustafe Cabdi Cartan oo Boodhka ka Tummay Xisbiga, Magacaabayna Shaqsiyaad Xisbiyahano ah oo Firfircoon...Shirkii Madaxtooyada + Shiishka Bogcadaha Berbera + Shaxda Bari-kicinta Saddexda Kun ee Qoys + Sallowgii Qaylada Iyo Diffaacii Shurun-shuurka".. Mashaaricda aanu Maanta u nimi inaanu soo kormeero, waxay qayb ka ahaayeen mashaaricdii dawladda Imaaraadku ka wadday (gobolka Saaxil). Waxaynu la socona dawladda Imaaradku Shirkadeeda ugu way nee Dp World waxay heshiis la gashay Somaliland, kaasoo ah in Dp World maamusho Dekeddeena, heshiiska… |
|