Wararka

War Deg-deg ah: Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Ganafka ku Dhuftay Dalab Sumcadiisa dhulka Lagu Jiidi lahaa oo Faysal Cali Waraabe Dooneyey inuu Kaga Dhigto Musharrax Madaxweyne-ku-xigeen Waraabe u Taaga ah....

0 Visits: 2428 | Saturday August 12, 2017 - 20:53:37
War Deg-deg ah: Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Ganafka ku Dhuftay Dalab Sumcadiisa dhulka Lagu Jiidi lahaa oo Faysal Cali Waraabe Dooneyey inuu Kaga Dhigto Musharrax Madaxweyne-ku-xigeen Waraabe u Taaga ah....

Read More »

Faysal Cali Waraabe Musharrax Maha ee Baashe Cali Jaamacow Haku Karaama'seegin. "Ninka duhur dharaareed, Durbaan dhagaxa Xaajow, Tuntayee dabaal-degay, Miyuu duni ogsoonyahay?.". W/Q Farxan Guuled Warsame.

0 Visits: 1905 | Saturday August 12, 2017 - 20:06:07
Faysal Cali Waraabe Musharrax Maha ee Baashe Cali Jaamacow Haku Karaama'seegin. "Ninka duhur dharaareed, Durbaan dhagaxa Xaajow, Tuntayee dabaal-degay, Miyuu duni ogsoonyahay?.". W/Q Farxan Guuled Warsame.

Read More »

Kaftan maanta: Wadani Miyuusiga u daaran maalmahan. By baaska

0 Visits: 1373 | Saturday August 12, 2017 - 17:47:44
Bah-waynta WADANI waxaa u daaran , Marka doontu degayso , dadka saaran dusheeda , naxdin waa isla darsaan , naxdin waa isla darsaan '' .

Read More »

"Qofka diinta waxa seejiya waa shaydaan iyo gaal is-xambaar ah, labadaba Quraanku si balaadhan ayuu inooga waramay oo inooga digay…" Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir.

0 Visits: 1331 | Saturday August 12, 2017 - 02:46:23
"Markaa qofku hadaanu Ilaahay xusayn waa meyd, habba noolaadee. Waxa layaab leh in nin ku hadlayey afka Aqalka cad ee Maraykanku dhowaan sheegay inay Carabta isla garteen in masaajidada iyo khudbadahooda la shaandheeyo".

Read More »

"Maanta Gobolka Sool Dhammaantii Waa Guri Nabadeed Oo Kala Dambayn Iyo Nidaam Leh, Taleex, Xudun Ilaa Xuduudkaa Aynnu Maanta Joogno Ee Dharkayn-geenyo, Saax-dheer Ilaa Boocame."Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi

0 Visits: 1049 | Saturday August 12, 2017 - 02:42:39
Dharkayn-geenyo(Xogreebnews)-Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Murrashaxa xisbiga KULMIYE Muuuse Biixi Cabdi oo ku sugan gobolka Sool ayaa maanta si ballaadhan loogu qaabinay deegaamada Kalabaydh iyo Dharkayn-geenyo…

Read More »

Daawo Muuqaalka mowjado shacab ah oo Murrashax Muuse Biixi ku soo dhaweeyey degmada Kala-baydh ee Sool

0 Visits: 1724 | Saturday August 12, 2017 - 02:22:26
Daawo Muuqaalka mowjado shacab ah oo Murrashax Muuse Biixi ku soo dhaweeyey degmada Kala-baydh ee Sool

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Socdaalka KULMIYE oo Walaaleeyay ay dad colaadi kala irdhaysay deegaanka dharkeyn-Geenyo...

0 Visits: 914 | Saturday August 12, 2017 - 02:20:25
Daawo Xogreeb Tv: Socdaalka KULMIYE oo Walaaleeyay ay dad colaadi kala irdhaysay deegaanka dharkeyn-Geenyo...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiiru-dawlaha Beeraha Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo Baaq Culus u Diray dadweynaha deegaanada Bariga Somaliland "Xisbiga Kulmiye Waa Xisbiga Horumarka". Wasiiru-dawlaha Beeraha Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

0 Visits: 1362 | Saturday August 12, 2017 - 02:05:02
Daawo Xogreeb Tv: Wasiiru-dawlaha Beeraha Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo Baaq Culus u Diray dadweynaha deegaanada Bariga Somaliland "Xisbiga Kulmiye Waa Xisbiga Horumarka". Wasiiru-dawlaha Beeraha Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir

Read More »

Daawo Xogreeb Tv; Gudoomiyaha Xilkiisa Lagu Muran-san yahay ee Golaha Wakiiladda Md. Baashe Maxamed Faarax oo shacabka Reer Sool u diray Fariin Culus iyo ujedada Safar uu ku jooga...

0 Visits: 1042 | Saturday August 12, 2017 - 01:56:35
Daawo Xogreeb Tv; Gudoomiyaha Xilkiisa Lagu Muran-san yahay ee Golaha Wakiiladda Md. Baashe Maxamed Faarax oo shacabka Reer Sool u diray Fariin Culus iyo ujedada Safar uu ku jooga...

Read More »

Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka Kala-baydh ee Koonfurta Gobolka Sool Oo Soo Dhowayn Balaadhan Ku Qaabilay Waftiga Musharax Muuse Biixi Cabdi iyo Fariinta Qaadashada Kaadhka Codbixinta.

0 Visits: 1079 | Friday August 11, 2017 - 23:21:46
Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka Kala-baydh ee Koonfurta Gobolka Sool Oo Soo Dhowayn Balaadhan Ku Qaabilay Waftiga Musharax Muuse Biixi Cabdi iyo Fariinta Qaadashada Kaadhka Codbixinta.

Read More »

Deegaannada Dharkeyn-geenyo iyo Daba-taag Oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Waftigii Uu Hogaaminyay Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

0 Visits: 1128 | Friday August 11, 2017 - 23:06:04
Deegaannada Dharkeyn-geenyo iyo Daba-taag Oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Waftigii Uu Hogaaminyay Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: 39-kii Xildhibaan Ee U Codeeyey Guddoomiye C/raxmaan Talyanle Oo Ummada U Cadddeeyey Cida Ay Codkooda Siyeen + Digniinta Ay U Direen Xukuumadda iyo 39 Xildhibaan Oo Mid Mid U Hadlaya

0 Visits: 1144 | Friday August 11, 2017 - 19:05:40
Daawo Xogreeb Tv: 39-kii Xildhibaan Ee U Codeeyey Guddoomiye C/raxmaan Talyanle Oo Ummada U Cadddeeyey Cida Ay Codkooda Siyeen + Digniinta Ay U Direen Xukuumadda iyo 39 Xildhibaan Oo Mid Mid U Hadlaya

Read More »

Xulashada Jimcaha ee Shabakada Xogreebnews Todobaadka iyo Hees Cusub HALIMO GOBAAD "Nacabkay ha noqon". 2017-ka...

0 Visits: 1527 | Friday August 11, 2017 - 03:58:51
Xulashada Jimcaha ee Shabakada Xogreebnews Todobaadka iyo Hees Cusub HALIMO GOBAAD "Nacabkay ha noqon". 2017-ka...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Mustafe Xuseen Cali oo Xisbiga Waddani Ku Eedeeyey Inuu Khalkhal Siyaasadeed ka Abuurayaan Dalka, Iyadoo Ka Faa,iidaysanaya Khilaafka ka Taagan Golaha Wakiilada

0 Visits: 1196 | Friday August 11, 2017 - 02:49:59
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Mustafe Xuseen Cali oo Xisbiga Waddani Ku Eedeeyey Inuu Khalkhal Siyaasadeed ka Abuurayaan Dalka, Iyadoo Ka Faa,iidaysanaya Khilaafka ka Taagan Golaha Wakiilada

Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Cali Mareexan oo Xadhiga Ka Jarey Xarunta Dawladda Hoose Ee Degmadda Wadaama-Goo.

0 Visits: 1093 | Friday August 11, 2017 - 02:28:43
Wadaamo-Goo(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Xadhiga Ka Jarey Xarunta Dawladda Hoose Ee Degmadda Wadaama-Goo. Ugu Horeyn Maayirka Degmadda Wadaama-goo Ayaa Umahadceliyey Wasiirka Hawlaha Guud Oo Xadhiga Ka Jarey, Dhinaca Kalana Isagu Bixiyey Kharashka…

Read More »

Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka Maxamed Cilmi Xuseen oo Musuq-maasuqay Mashaaric Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee (SDF) ugu Talo-galeen in Laga Hirgeliyo deegaamo badan Iyo Qorshe uu ku Faddeexadeynaayo Wasiirka Madaxtooyaddu inuu u Quudhi-waayey in Magaalada Ceerigaabo laga furo xaunta Beeyadda oo u Burco Furay…

0 Visits: 1808 | Friday August 11, 2017 - 02:20:54
Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka Maxamed Cilmi Xuseen oo Musuq-maasuqay Mashaaric Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee (SDF) ugu Talo-galeen in Laga Hirgeliyo deegaamo badan Iyo Qorshe uu ku Faddeexadeynaayo Wasiirka Madaxtooyaddu inuu u Quudhi-waayey in Magaalada Ceerigaabo laga furo xaunta Beeyadda oo…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro Oo Kala Garan Waayay Mashruuca ugu Weyn Ee Somaliland Dunidu Ka Caawiso ee SDF iyo Jabhadii SSDF

0 Visits: 1104 | Friday August 11, 2017 - 00:54:21
Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro Oo Kala Garan Waayay Mashruuca ugu Weyn Ee Somaliland Dunidu Ka Caawiso ee SDF iyo Jabhadii SSDF

Read More »

La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada oo Iftiimiyey Sharcinimada Habkii loo Doortay Guddoomiyaha Cusub "..Waxaan farayaa xildhibaannada oo siyaasiyiin ah, kana soo kala jeedo axsaab kala duwan, kuna wada nool meel kaliye haddii aan sharciga loo soo noqon, go'aamada, milgaha iyo maamuuska goluhu huwan yahayna la ixtiraamin waxa ka dhalan doonta cawaaqib xumo". Garyaqaan Mustafe Maxamed Xaaji Daahir

0 Visits: 1152 | Friday August 11, 2017 - 00:46:23
La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada oo Iftiimiyey Sharcinimada Habkii loo Doortay Guddoomiyaha Cusub "..Waxaan farayaa xildhibaannada oo siyaasiyiin ah, kana soo kala jeedo axsaab kala duwan, kuna wada nool meel kaliye haddii aan sharciga loo soo noqon, go'aamada, milgaha iyo maamuuska…

Read More »

Wasiir Cali Mareexan Oo Suuqyada Magaaladda Caynaba Kula Shaaheeyey Boqolal Shacab ah!!!

0 Visits: 1096 | Friday August 11, 2017 - 00:35:40
Caynaba(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Oo Shacbka Ku Dhaqan Magaaladda Ceynaba Uu Dhexmarey Kulan Shaah Iyo Kaftan Xanbaarsanaa.

Read More »

featured