Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Xisbiga Kulmiye oo soo Kormeeray Goobaha Kaadh-qaadashada Gobolka Sanaag, kana hadlay arrimo Muhiim ah...

0 Visits: 965 | Monday August 14, 2017 - 23:26:33
Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Xisbiga Kulmiye oo soo Kormeeray Goobaha Kaadh-qaadashada Gobolka Sanaag, kana hadlay arrimo Muhiim ah...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiir ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo shacabka uga digay ballanqaadyada fadhi-kaga-kaca ah ee WADDANI ku dhawaaqayey Maalmahan...

0 Visits: 1277 | Monday August 14, 2017 - 23:20:34
Daawo Xogreeb Tv: Wasiir ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo shacabka uga digay ballanqaadyada fadhi-kaga-kaca ah ee WADDANI ku dhawaaqayey Maalmahan...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Anigu Yar-yarka iyo Camaasiirta lasoo diray ee dadka Tv-yada ka caawa la hadli mayne, kuwa waaweyn ee soo diraya Car ha hadlaan oo wax ha sheegan. kuma dhacaan inay kelmad isoo yidhaahdan". Siyaasi Ismaacil-yare.

0 Visits: 1232 | Monday August 14, 2017 - 19:55:30
Daawo Xogreeb Tv: "..Anigu Yar-yarka iyo Camaasiirta lasoo diray ee dadka Tv-yada ka caawa la hadli mayne, kuwa waaweyn ee soo diraya Car ha hadlaan oo wax ha sheegan. kuma dhacaan inay kelmad isoo yidhaahdan". Siyaasi Ismaacil-yare.

Read More »

Guddoomiye Cirro oo Shacabka Reer Ceerigaabo Kala Shaaheeyey Maqaaxiyaha Baraada iyo Fariinta uu u Direy[+SAWIRO]

0 Visits: 1038 | Monday August 14, 2017 - 19:40:54
Guddoomiye Cirro oo Shacabka Reer Ceerigaabo Kala Shaaheeyey Maqaaxiyaha Baraada iyo Fariinta uu u Direy[+SAWIRO]

Read More »

"..Farmaajow Cirka haduu ka soo dego cilmi kale inaynu isku noqonaa waa caalamka oo duma,ilma caruur ahi haduu naga hadhayo dib calan ula wadaagi mayno ceelka Somaliya". Xuseen Xasan Badmaax.

0 Visits: 1201 | Monday August 14, 2017 - 19:39:02
"..Farmaajow Cirka haduu ka soo dego cilmi kale inaynu isku noqonaa waa caalamka oo duma,ilma caruur ahi haduu naga hadhayo dib calan ula wadaagi mayno ceelka Somaliya". Xuseen Xasan Badmaax.

Read More »

Doorashadii Gobolka Waqooyi bari ee Kenya Liiska Magacyada Xildhibanada soo baxay…

0 Visits: 1600 | Monday August 14, 2017 - 18:15:00
Qodob kale oo dadka maskaxdooda ka guuxaya ayaa ah kala qeybsanaanta bulshada kala dhex gashay, gaar ahaan kuwii kala taageerayay musharixiinta kala, taasi oo loo baahanyahay in horey looga socdo sida uu sheegey Cali Bunoow Qorane, guddoomiyaha cusub ee Gaarisa oo sidoo kale ku baaqay in dadkii isaga…

Read More »

Weftigii Murashax Cirro oo Si Cajiiba Looggu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo+ Nuxurka Khudbad Cirro uu Halkaas uga Jeediyey Boqolaal Dadweyne ah

0 Visits: 959 | Monday August 14, 2017 - 00:50:11
Ceerigaabo(Xogreebnews):-Weftigii uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI ee muddooyinkii dambe socdaalka la xidhiidha wacyi-gelinta qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta Doorashada ugu maqnaa goballada Sool iyo Sanaag, ayaa galabta si si cajiiba oo aan hore loo arag looggu soo dhaweeyey…

Read More »

Shacabka reer Ceerigaabo oo soo Dhaweyn aan Kala Hadh Lahayn ku Qaabilay Murrashax Muuse Biixi Cabdi

0 Visits: 1311 | Monday August 14, 2017 - 00:45:01
Ceerigaabo(Xogreebnews)-Shacabweynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa si aan kala hadh lahayn u soo dhaweeyey guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo ku maraya gobollada bariga, gaar ahaan Sool…

Read More »

DAAWO Xogreeb Tv: Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Qararkii Maxkamada Sare Ee Somaliland Ka Soo Saartay Khilaafka Golaha Wakiilada + Dhaliilo Kulul Oo Uu Huwiyey Maxkamada Sare. "..Maxkamada sare waxay Lumisay awoodeedii Dastuuriga ahayd". Xoghaye Barkhad

0 Visits: 941 | Sunday August 13, 2017 - 17:15:28
DAAWO Xogreeb Tv: Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Qararkii Maxkamada Sare Ee Somaliland Ka Soo Saartay Khilaafka Golaha Wakiilada + Dhaliilo Kulul Oo Uu Huwiyey Maxkamada Sare. "..Maxkamada sare waxay Lumisay awoodeedii Dastuuriga ahayd". Xoghaye Barkhad

Read More »

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo shahaado sharaf Gudoonsiiyey Siyaasi da'yar Ibraahin Jaamac Saleeban oo ah Siyaasi, wanaagsan, kana Mid noqday Dhalinyaradii ugu wanaagsanaa Sannaadkan 2017-k...

0 Visits: 1447 | Sunday August 13, 2017 - 16:18:51
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo shahaado sharaf Gudoonsiiyey Siyaasi da'yar oo Ibraahin Jaamac Saleeban oo ah Siyaasi, wanaagsan, kana Mid noqday Dhalinyaradii ugu wanaagsanaa Sannaadkan 2017-k...

Read More »

Akhri qormo xiiso badan 10ka masuul ee ugu musuqmaasuqa badan somaliland W/Q Mustafe axmed maxamed Geedi

0 Visits: 2202 | Sunday August 13, 2017 - 16:02:03
10ka masuul ee ugu musuqmasuqa badan xukumada somaliland qoralkan waxaynu diirada ku saari donaa dulmiyada iyo dhibta ay masuliyiin xilal kahaya dalka ay kula kaceen qaranka. waxaynu qalinka ku qori donaa 10ka masuul ee ugu musuqa badan dalka uma eegayno qabiilka ay ka dhasheen iyo haybtooda blse waxaynu…

Read More »

Jaamacada Admas Oo Safar Dalxiis Ku Gaysay Buurta Gacan Libaax Ardayda Sanadkani Ka Qalin-jabinaysa.

0 Visits: 1750 | Sunday August 13, 2017 - 15:51:22
Jaamacada Admas Oo Safar Dalxiis Ku Gaysay Buurta Gacan Libaax Ardayda Sanadkani Ka Qalin-jabinaysa.

Read More »

Wasiir Cali Mareexaan Waa Halyay jawaabtii Faysal Qore khadar Ibrahim

0 Visits: 1238 | Sunday August 13, 2017 - 15:48:29
waxaan shaki ku jirin layskuna khilaafi karin inay daacada iyo kartidu ay u tahay dhagaxa u asaaska ah ama tiir dhexaadka wax waloo la qabto ama hawl waloo biniaadamku u dhaqaaqo, labadaasna hadii laga waayo howl loo dhaqaaqo mid qaran ama mid gaaraba, midha badani kama dhashaan,waxaa soo raaca aqoonta…

Read More »

Sir Mo Farah oo Guuldaro Xanuun badan ku soo gaba gabeeyey Cayaarihiisa

0 Visits: 2156 | Sunday August 13, 2017 - 02:08:54
Sir Mo Farah oo Guuldaro Xanuun badan ku soo gaba gabeeyey Cayaarihiisa

Read More »

War Deg-deg ah: Gudoomiyaha Sharciyadiisa Lagu Muran-san yahay ee Golaha Wakiilada Baashe oo Fariimo Message ah Caawa u Diray Xildhibanada kana Dalbaday inay Kasoo Xaadiran Berri Fadhi lagu Dooranayo ku-xigeenka kowad Iyo Qalaalasaha ka Taagan Jagada Gudoomiyaha oo Sababi Karta Xiisad kale iyo isku dhac...

0 Visits: 1544 | Sunday August 13, 2017 - 00:56:13
War Deg-deg ah: Gudoomiyaha Sharciyadiisa Lagu Muran-san yahay ee Golaha Wakiilada Baashe oo Fariimo Message ah Caawa u Diray Xildhibanada kana Dalbaday inay Kasoo Xaadiran Berri Fadhi lagu Dooranayo ku-xigeenka kowad Iyo Qalaalasaha ka Taagan Jagada Gudoomiyaha oo Sababi Karta Xiisad kale iyo isku…

Read More »

War Deg-deg ah: Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Ganafka ku Dhuftay Dalab Sumcadiisa dhulka Lagu Jiidi lahaa oo Faysal Cali Waraabe Dooneyey inuu Kaga Dhigto Musharrax Madaxweyne-ku-xigeen Waraabe u Taaga ah....

0 Visits: 2420 | Saturday August 12, 2017 - 20:53:37
War Deg-deg ah: Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Ganafka ku Dhuftay Dalab Sumcadiisa dhulka Lagu Jiidi lahaa oo Faysal Cali Waraabe Dooneyey inuu Kaga Dhigto Musharrax Madaxweyne-ku-xigeen Waraabe u Taaga ah....

Read More »

Faysal Cali Waraabe Musharrax Maha ee Baashe Cali Jaamacow Haku Karaama'seegin. "Ninka duhur dharaareed, Durbaan dhagaxa Xaajow, Tuntayee dabaal-degay, Miyuu duni ogsoonyahay?.". W/Q Farxan Guuled Warsame.

0 Visits: 1897 | Saturday August 12, 2017 - 20:06:07
Faysal Cali Waraabe Musharrax Maha ee Baashe Cali Jaamacow Haku Karaama'seegin. "Ninka duhur dharaareed, Durbaan dhagaxa Xaajow, Tuntayee dabaal-degay, Miyuu duni ogsoonyahay?.". W/Q Farxan Guuled Warsame.

Read More »

Kaftan maanta: Wadani Miyuusiga u daaran maalmahan. By baaska

0 Visits: 1367 | Saturday August 12, 2017 - 17:47:44
Bah-waynta WADANI waxaa u daaran , Marka doontu degayso , dadka saaran dusheeda , naxdin waa isla darsaan , naxdin waa isla darsaan '' .

Read More »

"Qofka diinta waxa seejiya waa shaydaan iyo gaal is-xambaar ah, labadaba Quraanku si balaadhan ayuu inooga waramay oo inooga digay…" Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir.

0 Visits: 1321 | Saturday August 12, 2017 - 02:46:23
"Markaa qofku hadaanu Ilaahay xusayn waa meyd, habba noolaadee. Waxa layaab leh in nin ku hadlayey afka Aqalka cad ee Maraykanku dhowaan sheegay inay Carabta isla garteen in masaajidada iyo khudbadahooda la shaandheeyo".

Read More »

"Maanta Gobolka Sool Dhammaantii Waa Guri Nabadeed Oo Kala Dambayn Iyo Nidaam Leh, Taleex, Xudun Ilaa Xuduudkaa Aynnu Maanta Joogno Ee Dharkayn-geenyo, Saax-dheer Ilaa Boocame."Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi

0 Visits: 1046 | Saturday August 12, 2017 - 02:42:39
Dharkayn-geenyo(Xogreebnews)-Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Murrashaxa xisbiga KULMIYE Muuuse Biixi Cabdi oo ku sugan gobolka Sool ayaa maanta si ballaadhan loogu qaabinay deegaamada Kalabaydh iyo Dharkayn-geenyo…

Read More »

featured