Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Arrimaha gudaha oo Ka Hadley Dablay Laascaanood Weerar Gaadmo ah Caawa Ku Dilay Laba Askari oo Ilaalineyey Sanaaduqda Diiwaangelinta...

0 Visits: 992 | Friday August 18, 2017 - 04:58:04
Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Arrimaha gudaha oo Ka Hadley Dablay Laascaanood Weerar Gaadmo ah Caawa Ku Dilay Laba Askari oo Ilaalineyey Sanaaduqda Diiwaangelinta...

Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Cali Mareexan oo Dhagax Dhigay 5Km oo Lagu Kordhinayo Wadada Balligubadle, Xisbiga Wadani-na Jawaab Kulul siiyey

0 Visits: 905 | Friday August 18, 2017 - 04:24:07
Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Cali Mareexan oo Dhagax Dhigay 5Km oo Lagu Kordhinayo Wadada Balligubadle, Xisbiga Wadani-na Jawaab Kulul siiyey

Read More »

Siyaasi Cabdiraxmaan Cawil oo Kashifay Kulan Qabyaaladeysan oo Afar Wasiir Madaxtooyadda Dhex-deeda Kula yeesheen Ganacatadii DP World ka Cabanaysay "...Waxan Sabtida Soo Bandhigaya Dhagartii Xukuumaddu ka Gashay Saaxil...Ganacsatadii Ka Cabatay DP World oo Madaxtooyada lagaula shiray Waxa Soo Hor-fadhiistay 4 Wasiir oo isku reer ah". Siyaasi Cabdiraxmaan Cawil Xasan.

0 Visits: 1748 | Friday August 18, 2017 - 03:58:51
Siyaasi Cabdiraxmaan Cawil oo Kashifay Kulan Qabyaaladeysan oo Afar Wasiir Madaxtooyadda Dhex-deeda Kula yeesheen Ganacatadii DP World ka Cabanaysay "...Waxan Sabtida Soo Bandhigaya Dhagartii Xukuumaddu ka Gashay Saaxil...Ganacsatadii Ka Cabatay DP World oo Madaxtooyada lagaula shiray Waxa Soo Hor-fadhiistay…

Read More »

Dadweynaha deegaanka Taallabuur , Conqor iyo Coodanle (Reer Dood) oo muujiyay Taageerada balaadhan ee ay u hayaan Xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiisa.

0 Visits: 1520 | Friday August 18, 2017 - 02:48:56
Dadweynaha deegaanka Taallabuur , Conqor iyo Coodanle (Reer Dood) oo muujiyay Taageerada balaadhan ee ay u hayaan Xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiisa.

Read More »

Shacabka Degmada Ceel Af-weyn oo soo Dhaweyn Ballaadhan Ku Qaabilay Murrashaxa KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo.

0 Visits: 1152 | Thursday August 17, 2017 - 17:02:33
Shacabka Degmada Ceel Af-weyn oo soo Dhaweyn Ballaadhan Ku Qaabilay Murrashaxa KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Waxa Layaab leh Reer La Caayaayo Oo Hadana Uu Cod Gudoomiyaha Waddani Ka Doonaayo.." Wasiirka Hawlaha Guud Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo yeedhay Masuuliyiin Xisbiga Waddani Ka Tirsan.

0 Visits: 1383 | Thursday August 17, 2017 - 15:28:31
Daawo Xogreeb Tv: "..Waxa Layaab leh Reer La Caayaayo Oo Hadana Uu Cod Gudoomiyaha Waddani Ka Doonaayo.." Wasiirka Hawlaha Guud Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo yeedhay Masuuliyiin Xisbiga Waddani Ka Tirsan.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Saleeban oo sheegay In Qalabkii Dib-u-dhiska Dekedda Berberi ee Shirkadda DP World dhowaan Iman doono, Xukuumada iyo Shirkadana ka Difaacay eeddo iga Yimi Mucaaridka% Ganacsato. "Madaxweynuhu wuxuu ku hawlan yahay horumarinta Qaranka, Maraakib waaweyn ayaa usoo raran DP world soo sida qalabkii".

0 Visits: 911 | Thursday August 17, 2017 - 00:49:42
Daawo Xogreeb Tv: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheekh Saleeban oo sheegay In Qalabkii Dib-u-dhiska Dekedda Berberi ee Shirkadda DP World dhowaan Iman doono, Xukuumada iyo Shirkadana ka Difaacay eeddo iga Yimi Mucaaridka% Ganacsato. "Madaxweynuhu wuxuu ku hawlan yahay horumarinta…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka Mahad-celiyey Qado-sharaf loogu sameeyey Daxaya iyo Xildhibaan Rayte oo u kusoo dhoweeyey Kaftan iyo Weedho Duur-xul Siyaasadeed ku ladhan yihiin...

0 Visits: 1347 | Thursday August 17, 2017 - 00:45:02
Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka Mahad-celiyey Qado-sharaf loogu sameeyey Daxaya iyo Xildhibaan Rayte oo u kusoo dhoweeyey Kaftan iyo Weedho Duur-xul Siyaasadeed ku ladhan yihiin...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Rayte oo ku biiray KULMIYE kana hadlay Muranka sharci ee Golaha Wakiilada iyo Xulushada Musharraxa Xisbiga Kulmiye+ Taarikhda Dayaxa...

0 Visits: 1130 | Thursday August 17, 2017 - 00:41:37
Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Rayte oo ku biiray KULMIYE kana hadlay Muranka sharci ee Golaha Wakiilada iyo Xulushada Musharraxa Xisbiga Kulmiye+ Taarikhda Dayaxa...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Amb Axmed Xasan Cigaal oo Sharaxay Taariikhda Qadiimka ah ee Dayaxa, kana Sheekeeyey Xulushada Musharraxa Xisbiga Kulmiye iyo waxyaabaha uu kaga duwan yahay Musharraxa Waddani...

0 Visits: 998 | Thursday August 17, 2017 - 00:38:16
Daawo Xogreeb Tv: Amb Axmed Xasan Cigaal oo Sharaxay Taariikhda Qadiimka ah ee Dayaxa, kana Sheekeeyey Xulushada Musharraxa Xisbiga Kulmiye iyo waxyaabaha uu kaga duwan yahay Musharraxa Waddani...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Cadaani oo Kabaha la Dulmaray Musharraxa Xisbiga Waddani, Kuna Tilmaamay Xaasid "..Ninka Maanta Madaxweynihii oo nool taariikhdiisa Tirtiraya berri maxaa laga filayaa? - Cadaani

0 Visits: 926 | Thursday August 17, 2017 - 00:31:50
Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Cadaani oo Kabaha la Dulmaray Musharraxa Xisbiga Waddani, Kuna Tilmaamay Xaasid "..Ninka Maanta Madaxweynihii oo nool taariikhdiisa Tirtiraya berri maxaa laga filayaa? - Cadaani

Read More »

DaawoXogreeb Tv: Wasiiru Dawlaha Cusub Ee Khayraadka Biyaha S/land Oo Xilkii Si Rasmiya U La Wareegay

0 Visits: 939 | Thursday August 17, 2017 - 00:28:03
DaawoXogreeb Tv: Wasiiru Dawlaha Cusub Ee Khayraadka Biyaha S/land Oo Xilkii Si Rasmiya U La Wareegay

Read More »

DAAWO Xogreeb Tv: Boqor Faysal Oo Tariikhda Beesha Gabooye Si Qurux badan U Sharaxay

0 Visits: 1208 | Thursday August 17, 2017 - 00:24:46
DAAWO Xogreeb Tv: Boqor Faysal Oo Tariikhda Beesha Gabooye Si Qurux badan U Sharaxay

Read More »

Siyaasi Miisaan Culus ku lahaa Xisbiga Waddani oo dhowaan Iscasilay, ayaa Sheegay Inuu Ku Biirayo Xisbiga Kulmiye, Sheegayna Astaamaha uu ku xushay Musharrax Muuse Biixi Cabdi...

0 Visits: 1078 | Wednesday August 16, 2017 - 18:09:20
Siyaasi Miisaan Culus ku lahaa Xisbiga Waddani oo dhowaan Iscasilay, ayaa Sheegay Inuu Ku Biirayo Xisbiga Kulmiye, Sheegayna Astaamaha uu ku xushay Musharrax Muuse Biixi Cabdi...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Khudbad Cajiiba oo Murashax Cirro Ka Jeediyey Degmada Xudun ee Gobalka Sool

0 Visits: 976 | Wednesday August 16, 2017 - 17:59:13
Daawo Xogreeb Tv: Khudbad Cajiiba oo Murashax Cirro Ka Jeediyey Degmada Xudun ee Gobalka Sool

Read More »

Xoggihii u Dambeeyey ee Khilaafka ka Dhex Taagan Musharrax Cirro Iyo Hoggaamiye Xirsi + Siyaasi Duur oo Waan-waan ka dhex Wada labada Dhinac Iyo Halka Sartu ka Qudhuntay...

0 Visits: 2136 | Wednesday August 16, 2017 - 04:22:07
Xoggihii u Dambeeyey ee Khilaafka ka Dhex Taagan Musharrax Cirro Iyo Hoggaamiye Xirsi + Siyaasi Duur oo Waan-waan ka dhex Wada labada Dhinac Iyo Halka Sartu ka Qudhuntay...

Read More »

Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule Waxa Kamid Yahay Astaamaha Guusha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil...Waa Shaqsiyaadkii Olollahoodii kulmiye ku Hantay Hogaaminta dalka..

0 Visits: 7191 | Wednesday August 16, 2017 - 03:12:47
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule Waxa Kamid Yahay Astaamaha Guusha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil...Waa Shaqsiyaadkii Olollahoodii kulmiye ku Hantay Hogaaminta dalka..

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE oo Noqday Murrashaxii u Horreeyey ee Cagaha Dhiga Magaalada Hadaaftimo ee Bariga Somaliland oo si Wayn Loogu soo Dhaweeye

0 Visits: 1170 | Tuesday August 15, 2017 - 20:05:40
Guddoomiyaha KULMIYE oo Noqday Murrashaxii u Horreeyey ee Cagaha Dhiga Magaalada Hadaaftimo ee Bariga Somaliland oo si Wayn Loogu soo Dhaweeye

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Markale si Mugleh u Taageeray Musharraxa Xisbigiisa Kulmiye Muuse Biixi, Mucaaridkana ugu Baaqay Inay Bartaan Dimuquraadiyadda...."Xisbi ayaan ka Tirsannay, wanan taageeraya Musharraxiisa". Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

0 Visits: 1637 | Tuesday August 15, 2017 - 19:03:20
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Markale si Mugleh u Taageeray Musharraxa Xisbigiisa Kulmiye Muuse Biixi, Mucaaridkana ugu Baaqay Inay Bartaan Dimuquraadiyadda...."Xisbi ayaan ka Tirsannay, wanan taageeraya Musharraxiisa". Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Read More »

Khilaaf Sababay Adeeggii Dekedda Berbera inuu Istaago oo Ka Dhex Qarxay Ganacsatada Dekedda Wax Kala Soo Degta Iyo Shirkadda DP World+ Maraakiibtii oo Wayday Qalab ka Rogga Rarka iyo Wasiiro Berbera u tagay Xiisaddan....

0 Visits: 1174 | Tuesday August 15, 2017 - 04:44:26

featured