Wararka

Xogo Daah-furay Damaca Qarsoon ee Imaaraadku ka leeyahay Saldhigga Berbera

0 Visits: 1479 | Tuesday August 22, 2017 - 07:33:50
Xogo Daah-furay Damaca Qarsoon ee Imaaraadku ka leeyahay Saldhigga Berbera

Read More »

Golaha Wakiilada Haddii Lagu khasbo Gudoomiye Aanay Dooran Way Sahlan in Ummadda Reer Somaliland-na Lagu khasbi Karo Madaxweyne Aanay Dooran. W/Q C/risaaq Suudi Nuur

0 Visits: 1407 | Tuesday August 22, 2017 - 00:50:46
"Meeshii aan dedaal xoog leh iyo Dahab ka eegaayay ayuun baa sidii Buul-duqeed daaha loo rogay" gabaygan oo uu lahaa Allah ha u naxariistee Abwaankii C/laahi Suldan Tima-cadde ayaa ka tarjumaya xaaladda dhabta ah ee ka taagan golaha wakiilada Somaliland.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Xaaladda Buuhoodle Ka Taagan Iyo Arrimaha Doorashada Madaxtooyada Ee Soo Socota

0 Visits: 1026 | Monday August 21, 2017 - 19:24:21
Daawo Xogreeb Tv: Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Xaaladda Buuhoodle Ka Taagan Iyo Arrimaha Doorashada Madaxtooyada Ee Soo Socota

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Golaha Abwaaninta oo ku Eedeyey Xildhibaan Baashe Maxamed Faarax iyo guddidisii inay si cad oo jees-jees ah ugu wacad furreen dhexdhexaadintii ay ka dhex waddeen labada garab ee Wakiiladda oo khilaaf raggaadiyey...

0 Visits: 895 | Monday August 21, 2017 - 18:20:25
Daawo Xogreeb Tv: Golaha Abwaaninta oo ku Eedeyey Xildhibaan Baashe Maxamed Faarax iyo guddidisii inay si cad oo jees-jees ah ugu wacad furreen dhexdhexaadintii ay ka dhex waddeen labada garab ee Wakiiladda oo khilaaf raggaadiyey...

Read More »

Wasiir Cali mareexan oo Cid Walba Kaga Awood-batay Taageerada Bulshada Bariga Iyo Waxqabadkiisa oo Taarikhda Galay. Qore.Farxaan Guuled Warsame

0 Visits: 1219 | Monday August 21, 2017 - 17:39:56
Wasiirka Wasaaradda hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Md. Cali Mareexan, ayaa guulo waxku ool ah xilliyo kala duwan Xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye uga soo hooyey Gobolka Togdheer iyo gobollada Somaliland oo dhan. Waxanu sameeyey Wasiir Cali Mareexan waxqabadyo tiro badan oo sida cad-ceeda u muuqda,…

Read More »

Khilaafka Wakiiladda oo Noqday Cidna uma Maqna Ceelna Uma Qodna...Xukuumadda, Guurtida Iyo Maxkamadda Sare oo Garab la Saftay, Khilaafkii Waakiilada-na Dab Kusii Shiday

0 Visits: 1657 | Monday August 21, 2017 - 00:23:25
".. Gudoomiye aan sharci ahayni Golle ma Furi… ? Hal Xaaran ahi, Niirig xalaal ah ma dhasho". Xildh. Maxamed Faarax Qabile. "…Golluhuna Laba Gudoomiye ma laha, Hal Guddoomiye ayuu Leeyahay, Gudoomiyihiina waa BAASHE MAXAMED FAARAX, Annaguna Xukuumad ahaan isaga ayaanu Aqoonsanahay…".…

Read More »

Xog dheeraad ah; DP World iyo Waaxda Faraca Badda ee Dekedda Berbera Keeba leh Masuuliyadda Labada Markab ee isku Duqeeyey Haabada Dekedda, Waas'e Intee Khasaaraha ka dhashay Shilkaa…

0 Visits: 1024 | Sunday August 20, 2017 - 23:51:56
Berbera(Xogreebnews)- Laba Markab, ayaa isku duqeeyey gudaha haabadda Dekeda Berbera, kaddib cillad farsamo-xumo oo ka timi Kabtanka soo xidhayey mid kamid ah labada Markab, iyo sidoo kale, jawiga cimmillada oo aan Wanaagsanayn xilligaa.

Read More »

War-deg-deg ah: Laba Markab oo Isku Duqeeyey Dekedda Berbera iyo Khasaaraha ka dhashay ...

0 Visits: 1335 | Sunday August 20, 2017 - 20:31:27
War-deg-deg ah: Laba Markab oo Isku Duqeeyey Dekedda Berbera iyo Khasaaraha ka dhashay ...

Read More »

Wasiirka hawlaha Guud Cali Mareexan oo Kulan Xasaasi kula qaatay Xafiiskiisa Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayey Wasiiru Dawlaha Horumarinta Uqaabilasan Dawladda Ingiriiska Mr. Rory Stewart

0 Visits: 1690 | Sunday August 20, 2017 - 20:14:37
Hargeysa(Xogreebnews)-WAR-SAXAAFADEED: 20/08/2017 Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Md. Cali Xasan Maxamed Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayey Wasiiru Dawlaha Horumarinta Uqaabilasan Dawladda Ingiriiska Mr. Rory Stewart

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Baashe Maxamed Faarax Jabsaday Xafiiskii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Ciidamo La Soo Dhoobay Xaruntii Golaha Wakiilada Iyo Xaaladii Cakirnayd Ee Golaha Oo Cirka Isku Sii Shareertay

0 Visits: 917 | Sunday August 20, 2017 - 18:32:13
Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Baashe Maxamed Faarax Jabsaday Xafiiskii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Ciidamo La Soo Dhoobay Xaruntii Golaha Wakiilada Iyo Xaaladii Cakirnayd Ee Golaha Oo Cirka Isku Sii Shareertay

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: 4-Asakri oo ka tirsan Ciidanka Somaliland oo weerar lagu dilay Buhoodle+Kornayl Abokor Sulub oo eeddo ku hurgufay Wasiirka Daakhiliga Faratoon

0 Visits: 1116 | Sunday August 20, 2017 - 17:36:56
Daawo Xogreeb Tv: 4-Asakri oo ka tirsan Ciidanka Somaliland oo weerar lagu dilay Buhoodle+Kornayl Abokor Sulub oo eeddo ku hurgufay Wasiirka Daakhiliga Faratoon

Read More »

Tixda Miski, Xasan Ganey Nolosha Dhabta Ah Buu Doortay "Mur iyo dacar mowjadaha lidiqa ah, Mabda'aa lagu jabay mashruuca xilka leh, Ruuxii ku milmaa xumaan martiyee, Ha moodin in uu macaash ku jiroo". W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)

0 Visits: 1149 | Sunday August 20, 2017 - 16:18:16
Tixda Miski, Xasan Ganey Nolosha Dhabta Ah Buu Doortay "Mur iyo dacar mowjadaha lidiqa ah, Mabda'aa lagu jabay mashruuca xilka leh, Ruuxii ku milmaa xumaan martiyee, Ha moodin in uu macaash ku jiroo". W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne)

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Bidhi oo Kabaha la Dul-maray Agaasime Cabdikariin Xinif, soona Bandhigay Waxqabadka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo... Waa Kuma Siyaasi Xinif... "Xinif Dawladii uu ka Tirsanaa ayuu leeyahay waxa ka jira habac-sanaan. Anigoo Xildhibaankiisi ah waxaan Xaalka siinaya Madaxweynaha". Xildh. Bidhi

0 Visits: 1149 | Sunday August 20, 2017 - 16:01:05
Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Bidhi oo Kabaha la Dul-maray Agaasime Cabdikariin Xinif, soona Bandhigay Waxqabadka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo... Waa Kuma Siyaasi Xinif... "Xinif Dawladii uu ka Tirsanaa ayuu leeyahay waxa ka jira habac-sanaan. Anigoo Xildhibaankiisi ah waxaan Xaalka siinaya Madaxweynaha".…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan oo sheegtay inay Siyaasadda ka Fadhiisan Doonto Xil dambena oo Dawladeedna aanay Weligeed qaban-doonin...Waxyaabaha ay ku bedeli doonto oo ay sheegtay...

0 Visits: 1675 | Sunday August 20, 2017 - 02:59:17
Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan oo sheegtay inay Siyaasadda ka Fadhiisan Doonto Xil dambena oo Dawladeedna aanay Weligeed qaban-doonin...Waxyaabaha ay ku bedeli doonto oo ay sheegtay...

Read More »

Beeni Raad ma leh: Xisbiga Waddani oo si weyn ugu Mashquulay Baahinta Sawiirka Farmaajo iyo Raysal Wasaare Khayre oo inta la kala Jaray La Dul dhigay Kurka Wasiirkii hore ee Dibeda Maxamed Cabdilahi Cumar iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi...

0 Visits: 1551 | Saturday August 19, 2017 - 23:25:58
Xisbiga Waddani oo si weyn ugu Mashquulay Baahinta Sawiirka Farmaajo iyo Raysal Wasaare Khayre oo inta la kala Jaray La Dul dhigay Kurka Wasiirkii hore ee Dibeda Maxamed Cabdilahi Cumar iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi...

Read More »

Sheekh Aadan Siiro oo Xukuumada uga Digay Inay Iibiso Xaafadaha Lanka Booliska, Kana Hadley Faashilka DP World. "..Dekedda Berbera Maanta waxa taagan Markabtii la soo saaray Dharkii Ciiddii Ramadaan...Halkee Adduunka lagu arkay, isha keliya ee aad leedahay Anigu aan Maamulo ee Adiguna halkaa fadhiiso?..". Sheekh Aadan Siiro.

0 Visits: 1450 | Saturday August 19, 2017 - 02:29:39
"..Qolada meesha joogta waxaanu leenahay in badan baynu wada-hadalnay ee Saddexdaa bilood ee (Idiin hadhay) u kaadiya oo meeshaa isha ku haya, wax badan bay Ummadda u taraysaa.".

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Anaggu Qoladayadii New Ucid ee Garabkii Jamaal Cali Xuseen Waxaanu Qaadanay Go'aan Ka Duwan Yaa Ciil-qabaay"Mujaahid Cali Guray

0 Visits: 1398 | Saturday August 19, 2017 - 01:31:27
Daawo Xogreeb Tv: "Anaggu Qoladayadii New Ucid ee Garabkii Jamaal Cali Xuseen Waxaanu Qaadanay Go'aan Ka Duwan Yaa Ciil-qabaay"Mujaahid Cali Guray

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Marwo Faadumo Siciid oo Balan-qaad qosol badan oo Riyo ah u Samaysay reer Ceerigaabo hadii ay Guuleeystaan...

0 Visits: 1235 | Saturday August 19, 2017 - 01:13:21
Daawo Xogreeb Tv: Marwo Faadumo Siciid oo Balan-qaad qosol badan oo Riyo ah u Samaysay reer Ceerigaabo hadii ay Guuleeystaan...

Read More »

Murrashax Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Bariga Caasimadda Hargeysa

0 Visits: 1218 | Friday August 18, 2017 - 19:43:12
Murrashax Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Bariga Caasimadda Hargeysa

Read More »

Xaalada Qalafsan ee ay Wehelka u Noqdeen Dadweynaha Deer Berbera oo ay iskugu Darsameen Kuleyka Xagaaga, Laydh La'aan & Biyo-la'aan Iyo Dhibaatada DP World. Qore.Khaddar Cumar Cali

0 Visits: 1374 | Friday August 18, 2017 - 06:54:59
Xaalada Qalafsan ee ay Wehelka u Noqdeen Dadweynaha Deer Berbera oo ay iskugu Darsameen Kuleyka Xagaaga, Laydh La'aan & Biyo-la'aan Iyo Dhibaatada DP World. Qore.Khaddar Cumar Cali

Read More »

featured