Wararka

Ku-simmaha Madaxweynaha Md. Saylici oo Awooddii Qaranka Kula Dagaalamay Ardaagii Daahir Riyaale…Hibbaddii Guriga ee Madaxweyne Siilaanyo + Hinnaasaha Saylici ee Bixinta Dhulka + Hal-adayga Shiine ee Sharciga Iyo Hayb-sooca Ganacsadaha

0 Visits: 1467 | Tuesday August 29, 2017 - 00:18:47
Ku-simmaha Madaxweynaha Md. Saylici oo Awooddii Qaranka Kula Dagaalamay Ardaagii Daahir Riyaale…Hibbaddii Guriga ee Madaxweyne Siilaanyo + Hinnaasaha Saylici ee Bixinta Dhulka + Hal-adayga Shiine ee Sharciga Iyo Hayb-sooca Ganacsadaha

Read More »

Kastamka Berbera oo Qasnadduhu is-garaaceen iyo ka Saylac oo Dhiisha-dhaansi Galay…DP World oo Luqday Adeeggii Dekedda iyo Wasiir Samsam Maarayn Kari-wayday Dhaqaale Gariirka Dalka

0 Visits: 1609 | Tuesday August 29, 2017 - 00:11:53
Kastamka Berbera oo Qasnadduhu is-garaaceen iyo ka Saylac oo Dhiisha-dhaansi Galay…DP World oo Luqday Adeeggii Dekedda iyo Wasiir Samsam Maarayn Kari-wayday Dhaqaale Gariirka Dalka

Read More »

Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Xilkii ka qaadday Badha-saabka Gobolka Awdal akhri oo dhuux War-saxaafadeedka shaqadda lagaga joojiyey Mustafe Shiine...

0 Visits: 1058 | Monday August 28, 2017 - 20:56:55
Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Xilkii ka qaadday Badha-saabka Gobolka Awdal akhri oo dhuux War-saxaafadeedka shaqadda lagaga joojiyey Mustafe Shiine...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Shacabka Reer Berbera Oo Ka Hadlay Tacdigii Iyo Dhibaatadii Loogu Gestay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Haweenaydii Muwaadinada Aheyd Ee Laga Rogay Diyaarada Fly Dubai Iyo Go,aankii Wasiir Cali Mareexaan Oo Ay Taageereen+Eedo Culusna Ujeediyay Wasiirka Duulista Hawada Iyo Shaqaalaha Madaarka Hargeysa Berbera

0 Visits: 1858 | Monday August 28, 2017 - 18:56:06
Daawo Xogreeb Tv: Shacabka Reer Berbera Oo Ka Hadlay Tacdigii Iyo Dhibaatadii Loogu Gestay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Haweenaydii Muwaadinada Aheyd Ee Laga Rogay Diyaarada Fly Dubai Iyo Go,aankii Wasiir Cali Mareexaan Oo Ay Taageereen+Eedo Culusna Ujeediyay Wasiirka Duulista Hawada Iyo Shaqaalaha…

Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Turkiga Magaaladda Istanbul.(Sawiirada soo dhoweynta).

0 Visits: 948 | Monday August 28, 2017 - 16:46:43
Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Turkiga Magaaladda Istanbul.(Sawiirada soo dhoweynta).

Read More »

Guddida Toronto ee Xisbiga Kulmiye oo Soo Saaray War-murtiyeed Xasaasi ah oo Nuxur Weyn Xambaarsan, Laguna Socod-siiyey Taageerayaasha iyo Xubnaha Kulmiye

0 Visits: 1499 | Monday August 28, 2017 - 04:55:16
Guddida Toronto ee Xisbiga Kulmiye oo Soo Saaray War-murtiyeed Xasaasi ah oo Nuxur Weyn Xambaarsan, Laguna Socod-siiyey Taageerayaasha iyo Xubnaha Kulmiye

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Cali Mareexan oo Aqoonyahan iyo Dhalinyaradda dalka ka helay Taageero Mug iyo miisaan leh, laguna boggaadiyey Talaabadii Naxarista lahayd ee u kaga dam-qadday Haweenaydii Somalilanderka ahayd ee Diyaaradda FLY Dubai ula dhaqan-tay sida xun.. daawo Muuqaalkan oo dhameystiran

0 Visits: 1336 | Monday August 28, 2017 - 00:56:26
Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Cali Mareexan oo Aqoonyahan iyo Dhalinyaradda dalka ka helay Taageero Mug iyo miisaan leh, laguna boggaadiyey Talaabadii Naxarista lahayd ee u kaga dam-qadday Haweenaydii Somalilanderka ahayd ee Diyaaradda FLY Dubai ula dhaqan-tay sida xun.. daawo Muuqaalkan oo dhameystiran

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan SALA-CALEE Oo Sheegay Inuu U Codeeyey Gud Axmed Yasin iyo sababta uu ugu Coday waayey Waddani oo dibeda keenay...

0 Visits: 1293 | Monday August 28, 2017 - 00:48:15
Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan SALA-CALEE Oo Sheegay Inuu U Codeeyey Gud Axmed Yasin iyo sababta uu ugu Coday waayey Waddani oo dibeda keenay...

Read More »

Firfircoonida Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland Axmed Khaliif Iyo Waxqabadkiisa Guud ee Dal iyo Dibed. Qalinkii Farxaan Guuleed Warsame.

0 Visits: 1121 | Sunday August 27, 2017 - 20:39:48
Firfircoonida Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland Axmed Khaliif Iyo Waxqabadkiisa Guud ee Dal iyo Dibed. Qalinkii Farxaan Guuleed Warsame.

Read More »

Faallo: Doodda Wasiirka Duulistu Waa Dunuub Laga Galay Dawladnimada Somaliland "Waa in Wasiir Farxaan raaligelin ka bixiyo khaladaadka isbarkan ee uu ku talaabsaday". W/Q Axmed Maxamed.

0 Visits: 1339 | Sunday August 27, 2017 - 20:14:08
Faallo: Doodda Wasiirka Duulistu Waa Dunuub Laga Galay Dawladnimada Somaliland "Waa in Wasiir Farxaan raaligelin ka bixiyo khaladaadka isbarkan ee uu ku talaabsaday". W/Q Axmed Maxamed.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr oo Kashifay Sir Culus oo u ka hayo Madooba-yaraha Maamulaha Madaarka Hargeysa, Kana Sheekeyey Aqoon-gaabnidiisa iyo Ciddi Imtixaamka u Geli jirtay, Wasiir Cali Mareexan iyo Gabadhii Maatida Wadayayna Taageero mug leh u Muujiyey+ FLY Dubai oo u Wakiilkeeda Sheegay.... Muuqaal Xasaasi ah.

0 Visits: 2171 | Sunday August 27, 2017 - 02:28:58
Daawo Xogreeb Tv: Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr oo Kashifay Sir Culus oo u ka hayo Madooba-yaraha Maamulaha Madaarka Hargeysa, Kana Sheekeyey Aqoon-gaabnidiisa iyo Ciddi Imtixaamka u Geli jirtay, Wasiir Cali Mareexan iyo Gabadhii Maatida Wadayayna Taageero mug leh u Muujiyey+ FLY Dubai oo u Wakiilkeeda…

Read More »

Dunni Maqluubkii loo Rogay: Halkay Iska Gaadhaan Maamule Madaar iyo Wasiir !!!.

0 Visits: 2242 | Sunday August 27, 2017 - 00:33:38
Hargeysa(Xogreebnews)-Sooyaalka haykalka dawladnimo ee Somaliland, waxa dhacday oo marag ma doon ah in masuul darajadiisu tahay maamule Madaar uu Warbaahinta hadal u mariyo Wasiir ka tirsan Xukuumadda uu kamid yahay maamul hoosaadka shaqaaleheeda dawladda, isagoo Wasiirka ku naqdiyeyana ku dhawaaqay…

Read More »

Fadhiga Maanta + Finiinka Golaha + Fillashada Guusha + Fadh-fadha Ayaanle + Fursadda Salla-callee Iyo Filashada Hufanne

0 Visits: 1382 | Sunday August 27, 2017 - 00:10:51
Hargeysa(Xogreebnews)-Fadhiga Maanta ee golaha Wakiiladda, ayaa la filayaa in lagu doorto xubinta buuxin doonta jagadda gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Wakiiladda, taasoo uu banneeyey Md. Baashe Maxamed Faarax, xilligii uu isu diyaarinayey jagadda Gudoomiyaha golaha Wakiiladda ee uu hadda fadhiyo.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Chief Caaqil Maxamed Daroor Ducaale oo ku geeriyooday magaalada Caynabo iyo Tifaftiraha Wargeyska Geeska Abihii Marxuum Maxamed Xuseen Jaamac oo ku Geeriyooday Hargeysa

0 Visits: 1009 | Saturday August 26, 2017 - 21:47:54
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Chief Caaqil Maxamed Daroor Ducaaleoo ku geeriyooday magaalada Caynabo iyo Tifaftiraha Wargeyska Geeska Abihii Marxuum Maxamed Xuseen Jaamac

Read More »

Murrashaxa Xisbiga KULMIYE oo Ka Digay in Mihnadaha Caafiimaadka iyo Waxbarashada Laga Dhigto Il-dhaqaaleed Lacag Kaliya Laga Dheefo

0 Visits: 1031 | Saturday August 26, 2017 - 20:27:45
Murrashaxa Xisbiga KULMIYE oo Ka Digay in Mihnadaha Caafiimaadka iyo Waxbarashada Laga Dhigto Il-dhaqaaleed Lacag Kaliya Laga Dheefo

Read More »

Gudoomiye Cirro Oo Magacaabey Gudoomiye Ku Xigeenka Saddexaad Ee Xisbiga Waddani u Magacaabay masuul ay isku Hayb yihiin.. maxaaa sababay

0 Visits: 1347 | Saturday August 26, 2017 - 19:33:08
Gudoomiye Cirro Oo Magacaabey Gudoomiye Ku Xigeenka Saddexaad Ee Xisbiga Waddani u Magacaabay masuul ay isku Hayb yihiin.. maxaaa sababay

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Khudbad aad uu qiimo Badan u Jeediyey Arday Caafimaadka Baratay. "..Xukuumadda Berri Insha Alla ee Muuse Biixi waxyaabaha ugu Muhiimsan waxay Saaraysaa Caafimaadka". Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 1377 | Saturday August 26, 2017 - 18:54:34
Daawo Xogreeb Tv: Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Khudbad aad uu qiimo Badan u Jeediyey Arday Caafimaadka Baratay. "..Xukuumadda Berri Insha Alla ee Muuse Biixi waxyaabaha ugu Muhiimsan waxay Saaraysaa Caafimaadka". Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenkii hore oo Ka Hadlay Cidda lahayd Talada Xallinta Khilaafkii G/Wakiillada, Fashilka DP World & Dayaca Xukuumadda

0 Visits: 1023 | Saturday August 26, 2017 - 18:18:00
Madaxweyne Ku-xigeenkii hore oo Ka Hadlay Cidda lahayd Talada Xallinta Khilaafkii G/Wakiillada, Fashilka DP World & Dayaca Xukuumadda

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Waayihii U La Soo Maray Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 1040 | Saturday August 26, 2017 - 17:57:55
Daawo Xogreeb Tv: Waayihii U La Soo Maray Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Xisbiga Kulmiye

Read More »

Sheekh Aadan-Siiro Oo Sheegay In Masuuliyiin Dawladda Ahi Ku Lug-leeyihiin Tahriibinta Dadka. "..kuwa Maamulka haya ee kuwa Carruurta Tahriibiya ah ee Hargeysa jooga, Xarumahooda Gobollada, Telefoonnadooda iyo Magacyadooda la hayo, halka Lacagtooda lagu shubo iyo Saacadaha ay Carruurta kexeeyaanna la garanayo." Sheekh Aadan-Siiro

0 Visits: 1397 | Saturday August 26, 2017 - 02:15:08
Sheekh Aadan-Siiro Oo Sheegay In Masuuliyiin Dawladda Ahi Ku Lug-leeyihiin Tahriibinta Dadka. "..kuwa Maamulka haya ee kuwa Carruurta Tahriibiya ah ee Hargeysa jooga, Xarumahooda Gobollada, Telefoonnadooda iyo Magacyadooda la hayo, halka Lacagtooda lagu shubo iyo Saacadaha ay Carruurta kexeeyaanna…

Read More »

featured