Wararka

Reysal Wasaarihii-hore ee Dalka Turkiga Mr. Ahmet Daud Oglo oo Si Heersare Ah U qaabiley Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan iyo Kulan Xasaasiya oo ay wada-yeesheen...

0 Visits: 1207 | Monday September 04, 2017 - 00:20:53
Reysal Wasaarihii-hore ee Dalka Turkiga Mr. Ahmet Daud Oglo oo Si Heersare Ah U qaabiley Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan iyo Kulan Xasaasiya oo ay wada-yeesheen...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Afhayeenka Dhaqanka Gobolka Awdal Suldaan Dhawal oo dhayda ka Cadeeyey in Codka Boorama Muuse Biixi xaq u leeyahay, Cidna aanay ka Badsanayn...

0 Visits: 1745 | Sunday September 03, 2017 - 18:47:23
Daawo Xogreeb Tv: Afhayeenka Dhaqanka Gobolka Awdal Suldaan Dhawal oo dhayda ka Cadeeyey in Codka Boorama Muuse Biixi xaq u leeyahay, Cidna aanay ka Badsanayn..

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiye ku xigeenka cusub ee Golaha Wakiiladda Axmed Yaasin Sheekh Cali Ayaanle oo reer Booama ugu baaqay inay Codkooda Siiyan Musharraxa Kulmiye...

0 Visits: 1049 | Sunday September 03, 2017 - 18:46:07
Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiye ku xigeenka cusub ee Golaha Wakiiladda Axmed Yaasin Sheekh Cali Ayaanle oo reer Booama ugu baaqay inay Codkooda Siiyan Musharraxa Kulmiye...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi Kumanaan Shacab-weynaha Reer Awdal ah oo soo dhoweyntii Qarniga ku Qaabiley u Mahad-celiyey iyo Miisaanka & Murtidii Muuse u jeediyey aqoonyahanka Awdal....

0 Visits: 1095 | Sunday September 03, 2017 - 18:33:03
Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi Kumanaan Shacab-weynaha Reer Awdal ah oo soo dhoweyntii Qarniga ku Qaabiley u Mahad-celiyey iyo Miisaanka & Murtidii Muuse u jeediyey aqoonyahanka Awdal....

Read More »

Warar Is-khilaafsan oo Hadheeyey Xaaladda Madaxweyne Siilaanyo Iyo Joogi-taankiisa Imaaraadka

0 Visits: 1787 | Sunday September 03, 2017 - 02:57:12
Hargeysa(Xogreebnews/Yool)- Warar is-khilaafsan, ayaa kasoo baxaya Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo todobaadyo booqasho ku joogay dalka Imaaraadka Carabta, kuwasoo qaarkood tibaaxeen in Madaxweynaha iyo xubnaha socdaalkiisa ku weheliya ay dalka kusoo fool leeyihiin Isniinta Berri, halka qaar kalena sheegeen…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Sheekh Aadan-Siiro Oo Farriin Culus U Diray Komiishanka, Kana Hadlay Marxaladda Kala-guurka Ah Ee Dalku Marayo

0 Visits: 1050 | Saturday September 02, 2017 - 19:11:29
Hargeysa(Xogreebnews)–Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland u soo jeediyey Talooyin ku saabsan Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka dhacaysa 13-ka bisha November ee Sannadkan 2017-ka. Sheekh Aadan-Siiro oo khudbad u jeediyey Dadweyne…

Read More »

Bal dad allow eega duul kan waashay.."xisbiga waddani waxuu sameeyay dhawr iyo toban xubnood oo ay masuul uga dhigeen cayda iyo xag-xagashada masuuliyiinta xukuumada,musharaxiinta kulmiye,masuuliyiinta kulmiye". Xuseen xasan Badmaax

0 Visits: 1309 | Saturday September 02, 2017 - 18:57:25
Bal dad allow eega duul kan waashay.."xisbiga waddani waxuu sameeyay dhawr iyo toban xubnood oo ay masuul uga dhigeen cayda iyo xag-xagashada masuuliyiinta xukuumada,musharaxiinta kulmiye,masuuliyiinta kulmiye". Xuseen xasan Badmaax

Read More »

Daawo Xogreb Tv: Xildhibaan Waabeeye oo Qarxiyey Sir ku Saabsan Siciid Cilmi Rooble. "Ninkii u Sharaxnaa Waddani Siciid isagga Soo Jeediyey (Xasan Karama), soona sharaxay, Inuu Maanta yidhaahdo waa La i Dhabar-jebiyey waxaan u Arkaa Mar-marsiiyo. inuu ka baxo xaq-buu u leeyahay, laakiin waa la illa qaadan-waaweyey kumma raacsani". Xildhibaan Waabeeye.

0 Visits: 1634 | Saturday September 02, 2017 - 18:27:24
Daawo Xogreb Tv: Xildhibaan Waabeeye oo Qarxiyey Sir ku Saabsan Siciid Cilmi Rooble. "Ninkii u Sharaxnaa Waddani Siciid isagga Soo Jeediyey (Xasan Karama), soona sharaxay, Inuu Maanta yidhaahdo waa La i Dhabar-jebiyey waxaan u Arkaa Mar-marsiiyo. inuu ka baxo xaq-buu u leeyahay, laakiin waa la illa…

Read More »

Wasiir Cali Mareexan oo Kulan Diblumaasiyadeed oo Kor-u-qaaday Xidhiidhka Somaliland iyo Turkiga la yeeshay Wasiirka arrimaha Gudaha ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu iyo qodobo Mu'hiim ah oo labada dhinac ka wada-hadleen...

0 Visits: 901 | Saturday September 02, 2017 - 16:57:55
Wasiir Cali Mareexan oo Kulan Diblumaasiyadeed oo Kor-u-qaaday Xidhiidhka Somaliland iyo Turkiga la yeeshay Wasiirka arrimaha Gudaha ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu iyo qodobo Mu'hiim ah oo labada dhinac ka wada-hadleen...

Read More »

Dowlada somaaliya Oo ka dalbatay maraykan ka in laga cawiyo howlgalada dhanka amaan somaaliya Ee ay kulajiraan ururka alshabaab. War-bixin free journalisom hafsa sheikh cabdilaahi

0 Visits: 1157 | Saturday September 02, 2017 - 16:38:52
Dowlada somaaliya Oo ka dalbatay maraykan ka in laga cawiyo howlgalada dhanka amaan somaaliya Ee ay kulajiraan ururka alshabaab. War-bixin free journalisom hafsa sheikh cabdilaahi

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Maalintii aan Waddani Galay Urur yarbuu ahaa..waxanan u arkaayey Inaan Qabyaaladda Umadda ka saaro run ahaantii Siilaanyo uu Abaal gudday, Ninka keliya ee u Abaal-gudday waa Cirro..bahalka Maska la yidhaahdo marba in ayuu Xuub-dilaacsadday Cirro". Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble.

0 Visits: 1009 | Saturday September 02, 2017 - 15:58:36
Daawo Xogreeb Tv: "..Maalintii aan Waddani Galay Urur yarbuu ahaa..waxanan u arkaayey Inaan Qabyaaladda Umadda ka saarorun ahaantii Siilaanyo uu Abaal gudday, Ninka keliya ee u Abaal-gudday waa Cirro..bahalka Maska la yidhaahdo marba in ayuu Xuub-dilaacsadday Cirro". Xildhibaan Siciid Cilmi…

Read More »

Faddeexad: Ku-simmaha Madaxweynaha Saylici oo Farray Badhaasabku xigeenka Awdal inuu ka Fara-maroojiyo Gurigii hore ee Badhasaabka Awdal oo Madaxweyne Siilaanyo ka Iibiyey Ganacsade ay Isku Ardaa Yihiin Madaxweynihii hore Md. Daahir Riyaale iyo Qorshihii Saylici oo Iskugu Biyo-shubtay Inuu Guriga Ganasadaha ka dhigto Hanti gaar uu i leeyahay....

0 Visits: 2212 | Saturday September 02, 2017 - 01:33:45
Faddeexad: Ku-simmaha Madaxweynaha Saylici oo Farray Badhaasabku xigeenka Awdal inuu ka Fara-maroojiyo Gurigii hore ee Badhasaabka Awdal oo Madaxweyne Siilaanyo ka Iibiyey Ganacsade ay Isku Ardaa Yihiin Madaxweynihii hore Md. Daahir Riyaale iyo Qorshihii Saylici oo Iskugu Biyo-shubtay Inuu Guriga Ganasadaha…

Read More »

Xaalada Keneya oo Faraha kasii baxaysaa: go" aankii Guusha lagala noqday Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Ku gacan saydhay Cadeeyayna in aanu Aqbaleyn Go,aanka Maxkamada sare...Akhri Caddaymaha Maxkamaddu soo bandhigtay, kuna Laashay Natiijadii Hore...

0 Visits: 1108 | Friday September 01, 2017 - 19:19:02
Xaalada Keneya oo Faraha kasii baxaysaa: go" aankii Guusha lagala noqday Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Ku gacan saydhay Cadeeyayna in aanu Aqbaleyn Go,aanka Maxkamada sare...Akhri Caddaymaha Maxkamaddu soo bandhigtay, kuna Laashay Natiijadii Hore...

Read More »

War Deg-deg: Doorashadii Kenya oo Lagu Celinaayo iyo Maxkamadda Sare oo Laashay Natiijaddii hore ee Loogu Dhawaaqay inuu Helay Uhuru Kenyatta+ Farxadda Raila Odinga iyo Ku Celinta Doorashadda Dambe...

0 Visits: 1280 | Friday September 01, 2017 - 13:44:54
War Deg-deg: Doorashadii Kenya oo Lagu Celinaayo iyo Maxkamadda Sare oo Laashay Natiijaddii hore ee Loogu Dhawaaqay inuu Helay Uhuru Kenyatta+ Farxadda Raila Odinga iyo Ku Celinta Doorashadda Dambe...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Beeraha Maxamed Daahir oo sheegay inuu Beenoobey Qorshihii 35000-kun ee qoys Beeraha Loogu Qodaayey, Kana Hadlay Lacagtii Malaayinka Doolar ahayd ee loo Ururiyey Kasoo Kabashada Abaaraha Iyo Agaasimaha Wasaaradda Beeraha Maxamed Ilka case oo qaybgalay Kulan lagu Dardar Gelinayo Shaqada Beeraha

0 Visits: 1185 | Thursday August 31, 2017 - 00:42:05
Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Beeraha Maxamed Daahir oo sheegay inuu Beenoobey Qorshihii 35000-kun ee qoys Beeraha Loogu Qodaayey, Kana Hadlay Lacagtii Malaayinka Doolar ahayd ee loo Ururiyey Kasoo Kabashada Abaaraha Iyo Agaasimaha Wasaaradda Beeraha Maxamed Ilka case oo qaybgalay Kulan lagu Dardar Gelinayo…

Read More »

Ururka Dhallinyaradda Samawade ee Deegaanka Yagoori oo ku Biiray Xisbiga KULMIYE

0 Visits: 1071 | Wednesday August 30, 2017 - 21:27:00
Ururka Dhallinyaradda Samawade ee Deegaanka Yagoori oo ku Biiray Xisbiga KULMIYE

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Cali Mareexan oo Sharaxaad ka Bixiyey Qorshayaasha Mustaqbalka Hadii Kulmiye markale Guuleysto& Wadada Ceerigaabo Halkay Marayso iyo Dhacdadii Gabadha Lagaga Soo Roggay diyaaradda FLY Dubai

0 Visits: 1225 | Wednesday August 30, 2017 - 18:36:42
Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Cali Mareexan oo Sharaxaad ka Bixiyey Qorshayaasha Mustaqbalka Hadii Kulmiye markale Guuleysto& Wadada Ceerigaabo Halkay Marayso iyo Dhacdadii Gabadha Lagaga Soo Roggay diyaaradda FLY Dubai

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Fadeexada Ganacsato Dhisme Ka Bilaabay Xabaalo Ku Yaala Magaaladda Berbera

0 Visits: 1022 | Wednesday August 30, 2017 - 18:34:27
Daawo Xogreeb Tv: Fadeexada Ganacsato Dhisme Ka Bilaabay Xabaalo Ku Yaala Magaaladda Berbera

Read More »

Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa Badbaadiyay Gabadh ku dhacday Suuli Gaar Ahaan Degmada Maxamuud Haybe.

0 Visits: 1929 | Tuesday August 29, 2017 - 19:24:20
Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa Badbaadiyay Gabadh ku dhacday Suuli Gaar Ahaan Degmada Maxamuud Haybe.

Read More »

Daawo "...Cirro Waa Gudoomiyihii ka Cadhooday ee Aqbali Waayey Natiijadii Shirkii Finland ee Xilka Jaaliyadda Lagaga Qaaday, Sideebuu u Aqbali doonaa Isaggoo Musharrax Madaxweyne ah oo Doorasho Lagaga Adkaado. Ciddi qaban lahayd Cirro Reer Waddani-yow waa La Idinka Rabbaa". Gud. Kulmiye ee Laanta Finland Axmed Khaliif.

0 Visits: 2134 | Tuesday August 29, 2017 - 02:47:10
Daawo "...Cirro Waa Gudoomiyihii ka Cadhooday ee Aqbali Waayey Natiijadii Shirkii Finland ee Xilka Jaaliyadda Lagaga Qaaday, Sideebuu u Aqbali doonaa Isaggoo Musharrax Madaxweyne ah oo Doorasho Lagaga Adkaado. Ciddi qaban lahayd Cirro Reer Waddani-yow waa La Idinka Rabbaa". Gud. Kulmiye ee Laanta…

Read More »

featured