Wararka

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Ka Qeyb Galay Xafladda Daah-furka Barnaamuj Siyaasadeedka Kulmiye.

0 Visits: 1387 | Tuesday September 12, 2017 - 18:35:30
Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Ka Qeyb Galay Xafladda Daah-furka Barnaamuj Siyaasadeedka Kulmiye.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madasha lagu soo bandhigaayo Barnaamij Siyaasadeedka Kulmiye Berri oo si weyn loo qaameeyey iyo Ergo Kumanaan ah oo kasoo qaybgalaya + Xiisaha ku lamaan waxa lahorkeeni doono dadweynaha...

0 Visits: 1317 | Tuesday September 12, 2017 - 00:22:14
Daawo Xogreeb Tv: Madasha lagu soo bandhigaayo Barnaamij Siyaasadeedka Kulmiye Berri oo si weyn loo qaameeyey iyo Ergo Kumanaan ah oo kasoo qaybgalaya + Xiisaha ku lamaan waxa lahorkeeni doono dadweynaha...

Read More »

Waftii uu Hoggaaminayo Gudoomiye-ku-xigeenka Kulmiye xmed Cabdi Dheere oo si weyn loogu soo dhoweeyey Sabo-wanaag...

0 Visits: 1527 | Monday September 11, 2017 - 23:58:52
Waftii uu Hoggaaminayo Gudoomiye-ku-xigeenka Kulmiye xmed Cabdi Dheere oo si weyn loogu soo dhoweeyey Sabo-wanaag...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ku Biiray Xisbiga Kulmiye iyo Beeshiisa oo u sammaysay Xaflad soo dhoweyn ah...Siciid-sala-callee oo sheegay sababtii uu uga yimmi Xisbiga Waddani iyo Eeddo talan-taali ah oo ku kala gannay Cirro iyo Xirsi...

0 Visits: 1267 | Monday September 11, 2017 - 18:41:06
Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ku Biiray Xisbiga Kulmiye iyo Beeshiisa oo u sammaysay Xaflad soo dhoweyn ah...Siciid-sala-callee oo sheegay sababtii uu uga yimmi Xisbiga Waddani iyo Eeddo talan-taali ah oo ku kala gannay Cirro iyo Xirsi...

Read More »

Dhibaatada Tahriibka iyo Daryeel La,aanta ka Jirta Jeelasha Liibiya.. Warbixin

0 Visits: 1935 | Monday September 11, 2017 - 18:16:48
Dhibaatada Tahriibka iyo Daryeel La,aanta ka Jirta Jeelasha Liibiya.. Warbixin

Read More »

Cabdikariin Xinif iyo Maxamed Cabdi Daa'uud oo Warbaahinta KUlMIYE ee Xilliga Doorashada ku Xullaya Laba Beelood iyo Fadeexadaha Dul-hogganaya Masuuliyiinta kasoo saaqiday Xilalkii Qaranka ee loo Igmadday…

0 Visits: 1510 | Monday September 11, 2017 - 17:48:28
Cabdikariin Xinif iyo Maxamed Cabdi Daa'uud oo Warbaahinta KUlMIYE ee Xilliga Doorashada ku Xullaya Laba Beelood iyo Fadeexadaha Dul-hogganaya Masuuliyiinta kasoo saaqiday Xilalkii Qaranka ee loo Igmadday…

Read More »

aqoonyahanka iyo Haldoorka Gobollada Saaxil, Togdheer iyo Maroodi-jeex oo Munaasibad soo dhoweyn ah u sameeyey Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ku Biiray Xisbiga Kulmiye....

0 Visits: 1387 | Monday September 11, 2017 - 16:38:34
aqoonyahanka iyo Haldoorka Gobollada Saaxil, Togdheer iyo Maroodi-jeex oo Munaasibad soo dhoweyn ah u sameeyey Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ku Biiray Xisbiga Kulmiye....

Read More »

Xisbiga Waddani oo Kalsoonidii kala noqday Dallada Sonsof iyo Akadamiga Nabadda ... Akhri War-murtiyeed laga soo saaray

0 Visits: 1185 | Monday September 11, 2017 - 16:31:01
Xisbiga Waddani oo Kalsoonidii kala noqday Dallada Sonsof iyo Akadamiga Nabadda ... Akhri War-murtiyeed laga soo saaray

Read More »

Waa Kuma Maareeyaha Cusub ee Dekedda Berbera?. Madaxweyne Siilaanyo oo si weyn Loogu Boggaadiyey Magacaabista Maareeyaha Cusub ee Dekedda Siciid Xasan Cabdilahi iyo Waxqabadka uu Ku Sabootiyey Hay'adda Raashinka Dawladda & WFP...Warbixin Kooban.

0 Visits: 1903 | Monday September 11, 2017 - 10:17:23
Waa Kuma Maareeyaha Cusub ee Dekedda Berbera?. Madaxweyne Siilaanyo oo si weyn Loogu Boggaadiyey Magacaabista Maareeyaha Cusub ee Dekedda Siciid Xasan Cabdilahi iyo Waxqabadka uu Ku Sabootiyey Hay'adda Raashinka Dawladda & WFP...Warbixin Kooban.

Read More »

Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Beelaha Gaashaanbuur Ciidagale oo Murashax Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Taageero Mug iyo Miisaan leh ku garab galay....

0 Visits: 1369 | Monday September 11, 2017 - 00:05:18
Cuqaasha, Waayeelka , Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Beelaha Gaashaanbuur Ciidagale oo Murashax Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Taageero Mug iyo Miisaan leh ku garab galay....

Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo sameeyey Isku Shaandheyn Miisaankeeddu way yahay iyo Dekedda Berbera oo loo Magacaabay Masuul firfircoon iyo Magacyadda masuuliyiinta....

0 Visits: 1344 | Sunday September 10, 2017 - 18:28:23
Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo sameeyey Isku Shaandheyn Miisaankeeddu way yahay iyo Dekedda Berbera oo loo Magacaabay Masuul firfircoon iyo Magacyadda masuuliyiinta....

Read More »

Weriye Yoonis Cali Nuur oo ka Badheedhay Mushaarraxa uu Taageerayo Iyo Telefishanka HCTv oo ku Simbiriirixday Jawaabta Eddo laala Xidhiidhiyey

0 Visits: 1810 | Sunday September 10, 2017 - 01:10:40
Weriye Yoonis Cali Nuur oo ka Badheedhay Mushaarraxa uu Taageerayo Iyo Telefishanka HCTv oo ku Simbiriirixday Jawaabta Eddo laala Xidhiidhiyey

Read More »

Shacabka Degmada Faro-weyne oo Soo Dhaweyn ku qaabiley Musharaxooda Muuse Biixi Iyo Wefti uu Hoggaaminayo...

0 Visits: 1344 | Saturday September 09, 2017 - 18:32:16
Faro-weyne(Xogreebnews)-Shacabweynaha ku dhaqan degmada Faro-weyne ee gobolka Maroodijeex, ayaa soo la yaab leh oo aan loo kala hadhin ku qaabiley wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, kuwaas oo safarro shaqo ku…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xisbiga Waddani oo soo Bandhigay Fadeexado uu ku Talaabsaday Xisbiga Kulmiye+ Magacyada Wariyaal waaweynaa oo u banbaxay Ollollaha Kulmiye+ shaqaale dawladeed oo ku Milmay, Jeelka Berbera oo Dadku dhintay iyo Madaxweyne siilaanyo oo ay ka dalbadeen inuu sii daayo Maxabiista Berbera iyo Fadeexado caddeymo wata oo qodod-qodob loo soo bandhigay..

0 Visits: 1393 | Saturday September 09, 2017 - 16:38:51
Daawo Xogreeb Tv: Xisbiga Waddani oo soo Bandhigay Fadeexado uu ku Talaabsaday Xisbiga Kulmiye+ Magacyada Wariyaal waaweynaa oo u banbaxay Ollollaha Kulmiye+ shaqaale dawladeed oo ku Milmay, Jeelka Berbera oo Dadku dhintay iyo Madaxweyne siilaanyo oo ay ka dalbadeen inuu sii daayo Maxabiista Berbera…

Read More »

War deg-deg ah: War-saxaafadeed Xasaasi ah oo Kaso Baxay Guddida Kulmiye ee Toronto iyo Nuxurka uu Xambaarsan yahah...Ujeedo:-baaq ku wajahan taageerayaasha xisbiga kulmiye Toronto.

0 Visits: 1261 | Friday September 08, 2017 - 21:20:38
War deg-deg ah: War-saxaafadeed Xasaasi ah oo Kaso Baxay Guddida Kulmiye ee Toronto iyo Nuxurka uu Xambaarsan yahah...Ujeedo:-baaq ku wajahan taageerayaasha xisbiga kulmiye Toronto.

Read More »

War Deg-deg ah: Ciidamada Wadanka Turkiga oo Goor-dhoweyd Gudaha u galay Dalka Burma/Myanmar Iyo Jabhadda Muslimiinta Rohinga‬ oo Ka Barbar Dagaalamaya Ciidamada Turkiga....

0 Visits: 5596 | Friday September 08, 2017 - 03:10:37
War Deg-deg ah: Ciidamada Wadanka Turkiga oo Goor-dhoweyd Gudaha u galay Dalka Burma/Myanmar Iyo Jabhadda Muslimiinta Rohinga‬ oo Ka Barbar Dagaalamaya Ciidamada Turkiga....

Read More »

Maxaad ka Og-tahay Taarikhda Muslimiinta Rohinga‬ ee Burma/Myanmar, ku hayso Xasuuq, Kufsi, dhac, Dalka saaris iyo in Nolosha lagu gubbo...Kumuu ahaa Asxaabigii Diinta Gaadhsiiyey Gobolka Arakan?. Warbixin Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 3379 | Friday September 08, 2017 - 02:53:06
Maxaad ka Og-tahay Taarikhda Muslimiinta Rohinga‬ ee Burma/Myanmar, ku hayso Xasuuq, Kufsi, dhac, Dalka saaris iyo in Nolosha lagu gubbo...Kumuu ahaa Asxaabigii Diinta Gaadhsiiyey Gobolka Arakan?. Warbixin Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur.

Read More »

Dadweynaha Reer Allaybaday oo Soo Dhoweyn Balaadhan ku qaabiley Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi iyo waftigiisi....

0 Visits: 1616 | Friday September 08, 2017 - 01:46:01
Dadweynaha Reer Allaybaday oo Soo Dhoweyn Balaadhan ku qaabiley Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi iyo waftigiisi....

Read More »

Wefti uu Hoggaaminayo Murrashaxa KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Idhanka-deeryahanka iyo Geed-ballaadh Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley.

0 Visits: 1255 | Thursday September 07, 2017 - 19:17:10
Wefti uu Hoggaaminayo Murrashaxa KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaannada Idhanka-deeryahanka iyo Geed-ballaadh Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley.

Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan oo Safar Shaqo kasoo Laabtay iyo Wasiirka Duulista oo Is-dhiibay + Maamulihii Madaarka oo Muuqdiisa la waayey iyo Shacabka Somaliland oo soo dhoweyn miisaankeeddu way yahay ku qaabiley....

0 Visits: 1190 | Thursday September 07, 2017 - 17:14:09

featured