Wararka

Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Finland Marwo Saamiya Muuse ahna Gudoomiyaha aqoonsi-raadinta oo Axadda Kusoo Fool-leh Hargeysa Iyo Soo Dhoweynta Dalkeeda Hooyo

0 Visits: 1863 | Thursday October 05, 2017 - 02:36:42
Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Finland Marwo Saamiya Muuse ahna Gudoomiyaha aqoonsi-raadinta oo Axadda Kusoo Fool-leh Hargeysa Iyo Soo Dhoweynta Dalkeeda Hooyo

Read More »

Sawiirkii ugu Xiisaha Badnaa Todobaadkan oo Noqday Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi oo ay Hareero-taagan Yihiin Miiddii aqoonyahanada ugu Miisaanka Culus Geyiga Somaliland Jamaal Cali Xuseen iyo Prof. Axmed Ismaacil Samatar + Doodihii Xiisaha lahaa ee dhex-maray Taageerayaasha labada Xisbi ee loolanka adaggi ka dhexeeyo ee Waddani iyo Kulmiye "Isku Rakaab ma nihin".

0 Visits: 2128 | Thursday October 05, 2017 - 01:56:32
Sawiirkii ugu Xiisaha Badnaa Todobaadkan oo Noqday Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi oo ay Hareero-taagan Yihiin Miiddii aqoonyahanada ugu Miisaanka Culus Geyiga Somaliland Jamaal Cali Xuseen iyo Prof. Axmed Ismaacil Samatar + Doodihii Xiisaha lahaa ee dhex-maray Taageerayaasha labada Xisbi ee loolanka…

Read More »

Siyaasiyiin Sumcadu ka Xummaatay oo Murashaxa Waraabe-u-taaga ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe usoo Kireystay Cayda iyo Ceebeynta Wasiir Cali Mareexan iyo Been Abuuradka uu Ku Masabiday

0 Visits: 1548 | Thursday October 05, 2017 - 01:40:45
Siyaasiyiin Sumcadu ka Xummaatay oo Murashaxa Waraabe-u-taaga ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe usoo Kireystay Cayda iyo Ceebeynta Wasiir Cali Mareexan iyo Been Abuuradka uu Ku Masabiday

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Wafti ka Socda Daneeyayaasha Beesha Caalamka ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland

0 Visits: 1058 | Thursday October 05, 2017 - 01:05:13
Madaxweyne Siilaanyo oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Wafti ka Socda Daneeyayaasha Beesha Caalamka ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Musharaxnimada Faysal Cali Waraabe Waa Waraabe U Taag ee Yuu Idin-dagin...Faysal Waakii Uffo Basaasay Xiligii Halgankii. Boobka Wadanka waa ka qayb". Xuseen Caydid Waddani

0 Visits: 1526 | Wednesday October 04, 2017 - 21:59:09
Daawo Xogreeb Tv: "..Musharaxnimada Faysal Cali Waraabe Waa Waraabe U Taag ee Yuu Idin-dagin...Faysal Waakii Uffo Basaasay Xiligii Halgankii. Boobka Wadanka waa ka qayb". Xuseen Caydid Waddani

Read More »

Qaban-qaabada Soo Dhoweynta Wafti Ballaadhan oo u Horkacaayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee North America Mustafe Cabdi Cartan iyo Ku-xigeenkiisa oo Caasimadda Somaliland ee Hargeysa si weyn looga Dareemayo…

0 Visits: 2466 | Wednesday October 04, 2017 - 02:17:11
Qaban-qaabada Soo Dhoweynta Wafti Ballaadhan oo u Horkacaayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee North America Mustafe Cabdi Cartan iyo Ku-xigeenkiisa oo Caasimadda Somaliland ee Hargeysa si weyn looga Dareemayo…

Read More »

Wasiirka Dumaasha Kulmiye Madax-martay Maxamud Xaashi oo Been Abuurad cad ku sameeyey Go'aanadii Shirkii Dagaar iyo Qorshaha laba-wajiileynta ah ee u Kula Dagaalamaayo Murashax Muuse Biixi…

0 Visits: 1414 | Wednesday October 04, 2017 - 02:03:23
Wasiirka Dumaasha Kulmiye Madax-martay Maxamud Xaashi oo Been Abuurad cad ku sameeyey Go'aanadii Shirkii Dagaar iyo Qorshaha laba-wajiileynta ah ee u Kula Dagaalamaayo Murashax Muuse Biixi…

Read More »

Maareeyaha Dekedda Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Sheegay inay so oaf-jareen Khilaafkii Dekeda Iyo Fariin u Diray Xisbiyada "..khilaafkii u dhexeeyey oo dhan waanu soo afjarnay, imikana shaqadii si aad iyo aad u fiican bay u socotaa.. Dhuunta Somaliland waa Dekadda Berbera, waxaana ku boorin lahaa Xisbiyada Qaranka in aan la siyaasadayn". Mareeyaha Dekedda Eng. Siciid Xasan Cabdilahi

0 Visits: 1339 | Wednesday October 04, 2017 - 00:56:48
Maareeyaha Dekedda Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Sheegay inay so oaf-jareen Khilaafkii Dekeda Iyo Fariin u Diray Xisbiyada "..khilaafkii u dhexeeyey oo dhan waanu soo afjarnay, imikana shaqadii si aad iyo aad u fiican bay u socotaa.. Dhuunta Somaliland waa Dekadda Berbera, waxaana ku boorin lahaa…

Read More »

Xisbiga KULMIYE oo Caddeeyey in WADDANI Duudsi kula Kacay Ardayda Jaamacadda Gabiley..Wuxuu farriin adag u diray Komishanka Doorashooyinka

0 Visits: 1203 | Wednesday October 04, 2017 - 00:43:03
Hargeysa (Xogreebnews)-Xisbiga Midnimada iyo horumarka ee KULMIYE, ayaa si adag uga soo horjeestay tallaabo ay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ku hor istaageen in Ardayda wax ka barata Jaamacadda TIMACADDE ee gobolka Gabiley oo kamid ah jaamacadaha qaranku leeyahay kamid noqoto shaqaalaha komishanku…

Read More »

Komishanka: Ha Is Dilina, Somaliland-na Ha Isku Dilina Faaqidaadda Muuse Jaambiir

0 Visits: 1320 | Wednesday October 04, 2017 - 00:35:51
Komishanka: Ha Is Dilina, Somaliland-na Ha Isku Dilina Faaqidaadda Muuse Jaambiir

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xoghayaha Dawlada Hoose Degmada Berbera Oo Qudbad Qiimo Leh Ka Jeediyay Munaasib Loo Qabtay Xildhibaano Iyo Tageerayal Tiro Badan Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye Oo Ka Qobsoontay Degmada Sheikh

0 Visits: 1040 | Tuesday October 03, 2017 - 21:10:25
Daawo Xogreeb Tv: Xoghayaha Dawlada Hoose Degmada Berbera Oo Qudbad Qiimo Leh Ka Jeediyay Munaasib Loo Qabtay Xildhibaano Iyo Tageerayal Tiro Badan Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye Oo Ka Qobsoontay Degmada Sheikh

Read More »

Aqoonyahan Maxamed Cali Bille oo isbarbardhig qotodheer ku sameeyay Barnaamij-Siyaasadeedyada ee Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI.

0 Visits: 1151 | Tuesday October 03, 2017 - 04:52:57
Aqoonyahan Maxamed Cali Bille oo isbarbardhig qotodheer ku sameeyay Barnaamij-Siyaasadeedyada ee Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Faysal-kii ahaa Musharaxa Waraabe u taaga ee Odhan Jiray Heesuhuu waa Xaaran, oo Jaas la Murqaamay iyo Fadeexada Calaan-calka uu qaaday...Cajiib.

0 Visits: 1372 | Tuesday October 03, 2017 - 02:44:40
Daawo Xogreeb Tv: Faysal-kii ahaa Musharaxa Waraabe u taaga ee Odhan Jiray Heesuhuu waa Xaaran, oo Jaas la Murqaamay iyo Fadeexada Calaan-calka uu qaaday...Cajiib.

Read More »

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo si Hufan u Lafo-guray Tiirka Dhaqaalaha oo Kamid ah Tiirarka Udub-dhexaadka u ah Barnaamij-siyaasadeedka KULMIYE

0 Visits: 1554 | Monday October 02, 2017 - 19:55:09
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo si Hufan u Lafo-guray Tiirka Dhaqaalaha oo Kamid ah Tiirarka Udub-dhexaadka u ah Barnaamij-siyaasadeedka KULMIYE

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiga Miisaanka Culus ee Axmed Muumin Seed oo Sheegay In Kulmiye dheeryahay Xisbiyada Mucaaridka ah Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen. "..Kulmiye Xisbiyada Mucaaridka waxa uu dheer-yahay ma haystaan Aqoonyahanka Kulmiye haysto ee Jamaal Cali Xuseen oo kale…dadka laala Dooranayo Musharax Muuse Biixi ayuu Kow-ka yahay Jamaal Cali Xuseen". Siyaasi Axmed Muumin Seed.

0 Visits: 1570 | Monday October 02, 2017 - 18:09:23
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiga Miisaanka Culus ee Axmed Muumin Seed oo Sheegay In Kulmiye dheeryahay Xisbiyada Mucaaridka ah Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen. "..Kulmiye Xisbiyada Mucaaridka waxa uu dheer-yahay ma haystaan Aqoonyahanka Kulmiye haysto ee Jamaal Cali Xuseen oo kale…dadka laala Dooranayo…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen oo si Cilmiyeysan uga Hadlay qaabka Saboolnimada looga bixi lahaa, Barnaamijka Kulmiye ee Mustaqabalka dhaqaalaha...sidii Sixir-bararka looga bixi lahaa oo u Toosh-weyn ku ifiyey… qaabka wax loola soo baxo iyo talo u jeediyey Madaxweynaha Mustaqbalka…

0 Visits: 2198 | Monday October 02, 2017 - 17:16:24
Daawo Xogreeb Tv: Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen oo si Cilmiyeysan uga Hadlay qaabka Saboolnimada looga bixi lahaa, Barnaamijka Kulmiye ee Mustaqabalka dhaqaalaha...sidii Sixir-bararka looga bixi lahaa oo u Toosh-weyn ku ifiyey… qaabka wax loola soo baxo iyo talo u jeediyey Madaxweynaha Mustaqbalka…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Beesha Xaad Cali oo Lagu Caleemo saaray Magaaladda Berbera iyo weedhaha laga jeediyey Munaasibada caleemo saarka...

0 Visits: 1188 | Monday October 02, 2017 - 16:37:15
Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Beesha Xaad Cali oo Lagu Caleemo saaray Magaaladda Berbera iyo weedhaha laga jeediyey Munaasibada caleemo saarka...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Dheriga Ninka ugu dhow ayaa kala laf-baxee, Ninka kala laf-baxayaan ahayn, hadaan Suldaan Xasan ahayn oo Suldaankii Subeer-awal ahay, Midhahaas Sheer ayaanu ku nahay Beeshan.. Habahr-jeclo waa Saaxibka dhow ee Sacad-muuse". Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye.

0 Visits: 1418 | Monday October 02, 2017 - 16:26:31
Daawo Xogreeb Tv: "..Dheriga Ninka ugu dhow ayaa kala laf-baxee, Ninka kala laf-baxayaan ahayn, hadaan Suldaan Xasan ahayn oo Suldaankii Subeer-awal ahay, Midhahaas Sheer ayaanu ku nahay Beeshan.. Habahr-jeclo waa Saaxibka dhow ee Sacad-muuse". Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Guud ee Beelaha Habar-jeclo oo Bulshada uga digay Xisbiyada qaar.... iyo nooca digniintu tahay iyo duco-darraan uu siiyey Beelaha Biciide.

0 Visits: 987 | Monday October 02, 2017 - 16:16:02
Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Guud ee Beelaha Habar-jeclo oo Bulshada uga digay Xisbiyada qaar.... iyo nooca digniintu tahay iyo duco-darraan uu siiyey Beelaha Biciide.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Shirkii Beelaha Biciide, Suldaan xasan-ka Subeer-awal oo Badheedhihiisa Jeegaanta Cadeeyey, Boqor Murashax Cirro ay isku hayb yihiin oo ku Goodiyey inuu uga dhowyahay waxna ogyahay.. Hoggaamiye Xirsi oo la shir-yimi waxbaan idin-tarayee Codna siiya..Maxamuud Xaashi oo Labac-labac galay...Badhasaabka Sanaag iyo Maayirka Ceerigaabo oo eeddo isku hur-gufay nidaam qabiilna ula kala saftay Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye...

0 Visits: 1834 | Monday October 02, 2017 - 15:50:16
Daawo Xogreeb Tv: Shirkii Beelaha Biciide, Suldaan xasan-ka Subeer-awal oo Badheedhihiisa Jeegaadnta Cadeeyey, Boqor Murashax Cirro ay isku hayb yihiin oo ku Goodiyey inuu uga dhowyahay waxna ogyahay.. Hoggaamiye Xirsi oo la shir-yimi waxbaan idin-tarayee Codna siiya..Maxamuud Xaashi oo Labac-labac…

Read More »

featured