Wararka
Xoghayaha Dawladda hoose ee Berbera Md. Cabdikariin Aadan Cadde oo Noqday Siyaasi Mustaqbal Wanaagsan oo Usoo Kacay Qaranka S/land iyo Taageerada uu Sababta u yahay ee Shacabka Deegaankiisu u Hayan Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi. W/Q Cabdifatax Cali Faarax.
Read More »
Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo Luuqad Adag ku Cambaareeyey Xukun Cadaaladda ka Fog oo Lagu Raali-gelinaayey Maamulaha Dugsiga Nuuradiin oo Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ku Ridday Weriye Maxamed Aadan Diriir
Read More »
Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan oo Sheegay In Xisbiga Waddani Barnaamujkiisa Aanu Ahayd Wax Deji-san Habeen Kasta-na Wax Lagu Daro.
Read More »
Murashaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Qoysaska, qaraabada, ehelada guud ahaan shacabka Somaliland ee ay ka baxay Alle ha u naxariistee afarta marxuum oo Ku Geeriyooday Shil-baabuur
Read More »
Murashax Cirro oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Taageerayaal Ka Tirsan Xisbiga WADDANI oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday
Read More »
Guddoomiyaha KULMIYE oo Magacaabay Guddiga Ololaha Doorashada Gobolka Gabiley ee Xisbiga KULMIYE iyo Magacyada masuuliyiinta uu Xilalka u Magacaabay
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka Guud ee Beelaha Habar-jeclo Suldaan Cabdilahi oo Xisbiga Kulmiye u Damaanad qaaday Codka Beeshiisa "..Waxanu ku heshiinay in Labada Beelood ku midooban Kulmiye". Suldaan Cabdilahi
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Suldaanka guud ee beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi ayaa ka hadlay qodobadii ka soo baxay maanta shirkii dhex maray madaxda dhaqan beelaha Habrjeclo Iyo Habar Awal ee ka socoday magaalada burco ee xarunta gobolka Togdheer.
Read More »
"..Horta Wasiir Maxamuud Waa masuulka keliya ee Naanays Beenta iyo Balan-daradi kula baxay… waxaad ku suntan tahay Ninka ugu Musuqa iyo wax isdaba marinta badan, malaha Xantaada waad moogtee, Bulshada waxay ku taqaanaa Maxamuud kula lihi, oo Ninkastaa oo mashruuc kula soo mara ama hawlwada, waxaad…
Read More »
Burco(Xogreebnews)-Kulan fool-ka-fool ah oo la filayey inay Shalay isku soo hor-fadhiistan madax-dhaqameed iyo wax-garad kasoo kala jeeda Waqooyiga Hargeysa iyo bariga Burco, ayaa baaqday kaddib markii is-barbar yaac iyo buuq ka dhex-qarxay ergadii bariga Burco, kolkii madasha la yimi, taasoo markii…
Read More »
Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Reer DILA oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Murrashaxiinta KULMIYE
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Ruug-cadaagii Soo Rogaal-celi: Siyaasiga weyn ee Kayd Cabdilahi Xandule oo afka Furtay Reer Saaxil iyo Somaliland Fariin Culus u Diray "..Inta Codkeenu yahay, ayey Xaquuqdeenuna noqonaysaa..waxaynu xoogga saaraynaa qofka Codka lehKulmiye Saaxil lagulama tartami-maayo".
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Dhaq-dhaqaaqa Dekeda Berbera Oo Kor U Kacay Iyo Maareeyaha Dekedda Oo Ka Hadlay
Read More »
Xisbiga kulmiye oo Xafiisyo ka Furtay Degmada Dila, Agab Ciyaareedna guddoonsiiyey Dhallinyaro deegaanka ah
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Basaaskii Uffo Faysal Cali Waraabe oo Hal-gamayaashii SNM Ku Tilmaamay Dambiilayaal aan u Qalmin Inay Wax Maamulan, Soona Faqay Colaadii Dagaaladii Sokeeye, Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku Tilmaamay Asaasaq, sheegayn 30-maalmood Marka Ciro iyo Muuse midkood qabsado inuu dalka ka Qaxayo....
Read More »
Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Cali Mareexan oo Ka Qeyb Galay Xaflad Lagu Maamuusayey Ardeydii Guulaha Kasoo Hoysay Imtixaanadkii Dugsiyada Sare Ee Somaliland Ee Kasoo Baxay Dugsiga Sare Ee Qoryaale.
Read More »
Gudoomiyaha Kulmiye ee Laanta Finland Axmed Khaliif oo Usoo Xadhko Xidhay inuu Door-lexaad leh ka Ciyaaro oloollaha Doorashada Madaxtooyada Iyo dhaq-dhaqaaqyo Xoogan oo Madaxda Sare ee Xisbigu kusoo Dhoweynayaan oo Laga Dareemayo Gudaha Caasimadda Somaliland
Read More »
Prof Axmed Ismaacil Samatar oo Kulan Ballaadhan Aqonyahanka Jaamacadaha ugu Sharraxay Barnaamij-siyaasadeedka Xisbiga KULMIYE ee 2017 -2022...
Read More »
Murrashaxiinta KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed Loogu Sameeyey Masnooyin Ku Yaalla Degmada BAKI
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Murrashaxiinta KULMIYE oo Xadhigga ka jaray Xafiisyo Xisbigu ku yeeshay Deegaanka Ruqi ee Awdal iyo weedhaha masuuliyiinta iyo dadweynuhuu kaga dareen celiyeen
Read More »
|
|