Wararka

"Lama Ogola; Laba Gar-Daaq, Godad-Layn, Iyo Laba Geed-Gurasho, Waxaad Noqon Siyaasi Ama Adeege-Ummadeed" Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle

0 Visits: 1434 | Thursday October 19, 2017 - 18:21:41
Hargeysa(Xogreebnews)-Hay'adda Shaqaalaha Dawladdda ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa digniintii ugu cuslayd u dirtay Shaqaalaha kala duwan ee Dawladda Somaliland, waxaana lagu amray in qofkii shaqaale dawladdeed ee lagu dhex arko in uu ku milmay Kaambeynka..

Read More »

Boodhka Ugu Sarreeya Jaamacadda Camuud Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuustay Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan

0 Visits: 1496 | Thursday October 19, 2017 - 18:02:11
Boodhka Ugu Sarreeya Jaamacadda Camuud Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuustay Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan

Read More »

Wasiiro iyo Masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Kulmiye oo Madaarka Hargeysa kusoo Gudoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye ee Canada Marwo Layla Nuur Aaman (Daawo Sawiirada)

0 Visits: 1609 | Thursday October 19, 2017 - 01:22:54
Wasiiro iyo Masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Kulmiye oo Madaarka Hargeysa kusoo Gudoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye ee Canada Marwo Layla Nuur Aaman (Daawo Sawiirada)

Read More »

War Deg-deg ah: Mujaahid Axmed Mire oo Markale Afka Furtay + Arrimo Xasaasiya oo u Gacanta geliyey Iyo Doorashada Madaxtooyadda oo Fariin Guubaabo ah Kaga Hadlay...

0 Visits: 3955 | Thursday October 19, 2017 - 01:20:38
War Deg-deg ah: Mujaahid Axmed Mire oo Markale Afka Furtay + Arrimo Xasaasiya oo u Gacanta geliyey Iyo Doorashada Madaxtooyadda oo Fariin Guubaabo ah Kaga Hadlay...

Read More »

Wasiiro iyo Masuuliyiin Tiro badan oo Madaarka Hargeysa kusoo dhoweeyey Maayirkii hore ee Magaaladda Wajaale Aadan Shiine oo Dalka Dib ugu soo Laabtay (Daawo Sawiirada Soo Dhoweynta)

0 Visits: 1196 | Thursday October 19, 2017 - 00:48:24
Wasiiro iyo Masuuliyiin Tiro badan oo Madaarka Hargeysa kusoo dhoweeyey Maayirkii hore ee Magaaladda Wajaale Aadan Shiine oo Dalka Dib ugu soo Laabtay (Daawo Sawiirada Soo Dhoweynta)

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka hawlaha Guud Cali Mareexan oo Kabaha La Dulmaray Xisbiga Waddani, Kashifayna arrimo Xasaasiya. "..Maanta Ninka Kulmiye ka Sharaxani waa Hargeysa, Cidna kulama tartamayso...Dadka Cadhada isaggu Ururay Waddani waxaan leeyahay wax la hadha Muuse waa Madaxweyne".Wasiir Cali Mareexan

0 Visits: 1026 | Wednesday October 18, 2017 - 22:34:59
Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka hawlaha Guud Cali Mareexan oo Kabaha La Dulmaray Xisbiga Waddani, Kashifayna arrimo Xasaasiya. "..Maanta Ninka Kulmiye ka Sharaxani waa Hargeysa, Cidna kulama tartamayso...Dadka Cadhada isaggu Ururay Waddani waxaan leeyahay wax la hadha Muuse waa Madaxweyne".Wasiir…

Read More »

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Magacaabay Guddida Kaambeynka Gobollada Saaxil iyo Awdal... Siyaasiyiin Miisaankooddu Culus yahay oo u Safka hore Kaga Jira

0 Visits: 1346 | Wednesday October 18, 2017 - 17:13:58
Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Magacaabay Guddida Kaambeynka Gobollada Saaxil iyo Awdal... Siyaasiyiin Miisaankooddu Culus yahay oo u Safka hore Kaga Jira

Read More »

Abwanka Weyn ee Xildhibaan Jaamac Riyo oo Soo Saaray Hees Muuse Biixi Codkaaga si ah..."laba laysku'dherershoo- isudhiganta' maahee- dhibta'' iyo duruufii- kaa kula' dhadhamiyaa-danta'' dheelitirayoo- mudan--inaad' udhiibtee. codku''Muuse''haw dhaco".

0 Visits: 3593 | Wednesday October 18, 2017 - 01:43:31
Abwanka Weyn ee Xildhibaan Jaamac Riyo oo Soo Saaray Hees Muuse Biixi Codkaaga si ah..."laba laysku'dherershoo- isudhiganta' maahee- dhibta'' iyo duruufii- kaa kula' dhadhamiyaa-danta'' dheelitirayoo- mudan--inaad' udhiibtee. codku''Muuse''haw dhaco".

Read More »

Dhaq-dhaqaaqyada Ganacsi ee Dekedda Berbera oo Cirka Isku Shareeraay, Maareeyaha Mudada Kooban Joogay Siciid Xasan Cabdilahi oo Ku Guuleystay Xalinta Mushkiladihii kala Erdheeyey Ganacsatada iyo DP World…

0 Visits: 1353 | Wednesday October 18, 2017 - 01:33:14
Dhaq-dhaqaaqyada Ganacsi ee Dekedda Berbera oo Cirka Isku Shareeraay, Maareeyaha Mudada Kooban Joogay Siciid Xasan Cabdilahi oo Ku Guuleystay Xalinta Mushkiladihii kala Erdheeyey Ganacsatada iyo DP World…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Sharaxay Farqiga U Dhexeeyey Xisbiyada KULMIYE Iyo WADANI

0 Visits: 996 | Wednesday October 18, 2017 - 01:27:09
Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Sharaxay Farqiga U Dhexeeyey Xisbiyada KULMIYE Iyo WADANI

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: ".. Anaggu Xisbi Mucaafid ayaanu nahay oo masuuliyad aan saarnayn kuwa kale ayaan na saaran...waxaan qabbaa in loo hambalyeeyo qofka ku Guuleystaa Doorashad". Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi

0 Visits: 876 | Wednesday October 18, 2017 - 01:13:31
Daawo Xogreeb Tv: ".. Anaggu Xisbi Mucaafid ayaanu nahay oo masuuliyad aan saarnayn kuwa kale ayaan na saaran...waxaan qabbaa in loo hambalyeeyo qofka ku Guuleystaa Doorashad". Musharraxa jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi

Read More »

Badhasaabka Gobolka Saaxil oo Magaalooyinka Berbera iyo Boorama ka Bilaabay dhaq-dhaqaaqyo ka dhan ah Murashaxa Xisbiga Kulmiye iyo Shirar Qarsoodi ah oo u dhowaan la Yeeshay ku-xigeenka Xisbiga Waddani + Qorshaha laba Gar-daaqnimada ah ee Badhasaab Jaamac Daroogo

0 Visits: 2389 | Wednesday October 18, 2017 - 00:01:58
Badhasaabka Gobolka Saaxil oo Magaalooyinka Berbera iyo Boorama ka Bilaabay dhaq-dhaqaaqyo ka dhan ah Murashaxa Xisbiga Kulmiye iyo Shirar Qarsoodi ah oo u dhowaan la Yeeshay ku-xigeenka Xisbiga Waddani + Qorshaha laba Gar-daaqnimada ah ee Badhasaab Jaamac Daroogo

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Maxamed Kaahin Oo Fariin Culus U Diray Muj Axmed Mire Soona Dhaweeyey Taageerayaal Ku Soo Biiray iyo arimo xasaasiya oo u ka Hadlay....

0 Visits: 1477 | Tuesday October 17, 2017 - 20:49:56
Daawo Xogreeb Tv: Maxamed Kaahin Oo Fariin Culus U Diray Muj Axmed Mire Soona Dhaweeyey Taageerayaal Ku Soo Biiray iyo arimo xasaasiya oo u ka Hadlay....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Marwo Saamiya Muuse Oo Khudbad Cajiib ah U Jeedisay Kumanaan Taageerayaal Ku Soo Biiray Xisbiga KULMIYE iyo Luuqada Carabiga oo ay Gabay Xigmad badan ku jeedisay. ..

0 Visits: 1155 | Tuesday October 17, 2017 - 20:45:36
Daawo Xogreeb Tv: Marwo Saamiya Muuse Oo Khudbad Cajiib ah U Jeedisay Kumanaan Taageerayaal Ku Soo Biiray Xisbiga KULMIYE iyo Luuqada Carabiga oo ay Gabay Xigmad badan ku jeedisay. ..

Read More »

War Deg-deg ah Sarkaal ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Iska Casilay Xilkii iyo Xubinimadii, Kuna Biiiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani...

0 Visits: 2006 | Tuesday October 17, 2017 - 17:53:37
War Deg-deg ah Sarkaal ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Iska Casilay Xilkii iyo Xubinimadii, Kuna Biiiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani...

Read More »

Telefiishanka HCtv oo Sas ka qaaday Dood Wada-reed Ururka Telefiishanada Madaxa-banaani u qabanayo Murashaxiinta iyo Madaxtooyada oo Faro-gelin ugu Xaglinaysaa Tv-ga HCtv+ Dooda oo dib loo dhigay iyo Buuq labada dhinac ku dhex-maray Madaxtooyadda…

0 Visits: 2272 | Tuesday October 17, 2017 - 01:38:58
Telefiishanka HCtv oo Sas ka qaaday Dood Wada-reed Ururka Telefiishanada Madaxa-banaani u qabanayo Murashaxiinta iyo Madaxtooyada oo Faro-gelin ugu Xaglinaysaa Tv-ga HCtv+ Dooda oo dib loo dhigay iyo Buuq labada dhinac ku dhex-maray Madaxtooyadda…

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Murashaxiinta Xisbiyada oo Kulan Xasaasi ah ku Yeeshay Madaxtooyadda

0 Visits: 1470 | Tuesday October 17, 2017 - 00:50:42
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Murashaxiinta Xisbiyada oo Kulan Xasaasi ah ku Yeeshay Madaxtooyadda

Read More »

Murrashax Muuse Biixi oo Bulshada ugu Baaqay Inay Nabadda iyo Wadajirka Muhiimad gaar ah Siiyaan Waqtiga Doorashada+ Waxa ka hadlay weerarkii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho

0 Visits: 1000 | Monday October 16, 2017 - 23:55:13
Murrashax Muuse Biixi oo Bulshada ugu Baaqay Inay Nabadda iyo Wadajirka Muhiimad gaar ah Siiyaan Waqtiga Doorashada+ Waxa ka hadlay weerarkii dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho

Read More »

GUDOOMIYE KU XIGEENKA XISBIGA KULMIYE EE GERMANY OO TACSI U DIRAAY SHACABKA MUQDISHO TAALANA U SOO JEEDIYAAY BULSHAADA SOMALILAND IYO XISBIYAADA SOMALILAND...

0 Visits: 1395 | Monday October 16, 2017 - 21:02:50
GUDOOMIYE KU XIGEENKA XISBIGA KULMIYE EE GERMANY OO TACSI U DIRAAY SHACABKA MUQDISHO TAALANA U SOO JEEDIYAAY BULSHAADA SOMALILAND IYO XISBIYAADA SOMALILAND...

Read More »

Ma jirto Saxaafad Madax-banaan oo Koomishanka Heshiis la Galay+ Khataraha shaacinta Natiijooyin Khalkhaliya Amniga iyo Xasuusta Koomishankii Hore kaga Gaashaanteen Xiligii 2010-kii oo Idaacaddii sharci Darada ahayd ee Horyaal Heshiis uu la galay…

0 Visits: 2274 | Monday October 16, 2017 - 20:21:46

featured