Wararka

Daawo Xogreeb Tv: GABILEY, Xisbiga Kulmiye Cududa Taageero Ugu Awood Sheegtay Xisbiyada Kale GOBOLKA GABILEY

0 Visits: 1071 | Sunday October 22, 2017 - 18:38:10
Daawo Xogreeb Tv: GABILEY, Xisbiga Kulmiye Cududa Taageero Ugu Awood Sheegtay Xisbiyada Kale GOBOLKA GABILEY

Read More »

Musharraxa Xisbiga Waddani Cirro oo Xil Muhiim ah u Magacaabay Siyaasiyada Firfircoon Marwo Deeqa Caaqil-yare

0 Visits: 1749 | Sunday October 22, 2017 - 02:40:33
Musharraxa Xisbiga Waddani Cirro oo Xil Muhiim ah u Magacaabay Siyaasiyada Firfircoon Marwo Deeqa Caaqil-yare

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Siyaasi Gacayte iyo Aqoonyahano kale oo Farta ku Fiiqay Qodobo ay sheegeen Inuu Musharax Muuse Biixi Kaga Awood Badnaa Dhigiisa Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

0 Visits: 1145 | Sunday October 22, 2017 - 02:21:22
Daawo Xogreeb TV: Siyaasi Gacayte iyo Aqoonyahano kale oo Farta ku Fiiqay Qodobo ay sheegeen Inuu Musharax Muuse Biixi Kaga Awood Badnaa Dhigiisa Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

Read More »

Wafti ballaadhan oo u hoggaaminaayo Maxamed BBC oo waddanka ku soo fool leh + Ujeedada waftigaasi

0 Visits: 1134 | Sunday October 22, 2017 - 01:06:05
Wafti ballaadhan oo u hoggaaminaayo Maxamed BBC oo waddanka ku soo fool leh + Ujeedada waftigaasi

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Marwo Luul Xasan Mataan Oo Taageerayaasha KULMIYE Kula Dardaarantay Inay Ka Fogaadaan Qabyaalada

0 Visits: 1379 | Sunday October 22, 2017 - 00:51:29
Daawo Xogreeb Tv: Marwo Luul Xasan Mataan Oo Taageerayaasha KULMIYE Kula Dardaarantay Inay Ka Fogaadaan Qabyaalada

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Aqoonyahan iyo Siyaasiyiin Awal Bari ah oo Burco Maanta Kaga Dhawaaqay Inay Ka Dareeray Xisbiga Kulmiye, Kuna Biireen Waddani Iyo Shiikhul-bedelkii Togdheer Reer Sheekh Cismaan Nuur oo ka Badheedhay…

0 Visits: 1285 | Saturday October 21, 2017 - 20:57:55
Daawo Xogreeb Tv: Aqoonyahan iyo Siyaasiyiin Awal Bari ah oo Burco Maanta Kaga Dhawaaqay Inay Ka Dareeray Xisbiga Kulmiye, Kuna Biireen Waddani Iyo Shiikhul-bedelkii Togdheer Reer Sheekh Cismaan Nuur oo ka Badheedhay…

Read More »

Fadeexad: Bulshada Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland oo Faysal Cali Waraabe Maalintiisa Oloollaha Dhabarka u Jeedisay iyo Gacan-yarayaashiisa oo Markii ay Waayeen Sawiiro, soo dhigay Baraha Bulshada Sawiiradii Ucid ee Jamaal Cali Xuseen Xilligiisi lagu soo dhoweyn Jiray….

0 Visits: 1690 | Saturday October 21, 2017 - 19:41:23
Fadeexad: Bulshada Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland oo Faysal Cali Waraabe Maalintiisa Oloollaha Dhabarka u Jeedisay iyo Gacan-yarayaashiisa oo Markii ay Waayeen Sawiiro, soo dhigay Baraha Bulshada Sawiiradii Ucid ee Jamaal Cali Xuseen Xilligiisi lagu soo dhoweyn Jiray….

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Weriye Cali Seenyo oo Qiray isagga iyo Agaasimaha Tv-ga HCtv inay Kufsadeen Mihnadii Saxaafadda, Raalin-gelina ka bixiyey….

0 Visits: 1361 | Saturday October 21, 2017 - 18:05:03
Daawo Xogreeb Tv: Weriye Cali Seenyo oo Qiray isagga iyo Agaasimaha Tv-ga HCtv inay Kufsadeen Mihnadii Saxaafadda, Raalin-gelina ka bixiyey….

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Marwo Samiya Muuse oo Ku Marti qaaday Musharraxa Kulmiye Biixi Doorashada Finland, Faysal-ka Ucid ku Karbaashtay Beentii uu ka sheegay Xisbiga SDP iyo arrimo kale oo ay ka Hadashay....

0 Visits: 1501 | Saturday October 21, 2017 - 03:25:40
Daawo Xogreeb Tv: Marwo Samiya Muuse oo Ku Marti qaaday Musharraxa Kulmiye Biixi Doorashada Finland, Faysal-ka Ucid ku Karbaashtay Beentii uu ka sheegay Xisbiga SDP iyo arrimo kale oo ay ka Hadashay....

Read More »

Yaa ku guuleystey doodii musharixiinta Madaxweynaha Somaliland.?

0 Visits: 2147 | Friday October 20, 2017 - 22:55:46
Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa doodiisu u badneyd in uu difaaco dhaxalkii iyo waxqabadkii Madaxweyne Siilaanyo, waxaana uu u muuqdey Muuse Biixi Madaxweyne xilka haya oo mar labaad xafiiska u tartamaya. Muuse Biixi Cabdi ayaa ku doodayey in uu ka waayo arag yahay labada musharax oo…

Read More »

Live uga Daawo Shabakada Xogreeb Tv Dooda loo qabtay Musharrax Ku-xigeenada Xisbiyada oo socoto…

0 Visits: 1355 | Friday October 20, 2017 - 22:13:12
Live uga Daawo Shabakada Xogreeb Tv Dooda loo qabtay Musharrax Ku-xigeenada Xisbiyada oo socoto…

Read More »

Muuse Biixi oo Magacaabay Guddi Suxuufiyiin Fulin Doona Falal Lidku ah Amniga Qaranka iyo Kan Musharaxiinta la Tartamaya Warbixin Caalami ah.

0 Visits: 3095 | Friday October 20, 2017 - 21:51:09
Muuse Biixi oo Magacaabay Guddi Suxuufiyiin Fulin Doona Falal Lidku ah Amniga Qaranka iyo Kan Musharaxiinta la Tartamaya Warbixin Caalami ah.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka hawlaha Guud Cali Mareexan oo Faaqidaada Diblumaasiyadeed ku sameeyey Doodii Xalay Musharaxiinta loo qabtay, sheegayna inuu Guuleystay Muuse Biixi iyo Todoba Qodob oo u Guuleystaynaa Badka keenay…

0 Visits: 1134 | Friday October 20, 2017 - 19:48:02
Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka hawlaha Guud Cali Mareexan oo Faaqidaada Diblumaasiyadeed ku sameeyey Doodii Xalay Musharaxiinta loo qabtay, sheegayna inuu Guuleystay Muuse Biixi iyo Todoba Qodob oo u Guuleystaynaa Badka keenay…

Read More »

"..Waar bal ka cid khiyaamo ku eedeynaya eega indho adayga iyo kuwa ku amaanaya. Waar miyaanu ahayn kaynu ogeyn Ee bilaa qawlka ah...Iga wale waa Waraabe gogladay. Bulshadeenu daahiyo, inta ay daboolweyn, doqonkii ku dedayaan, diga roganba maynee, aayaha danbeetiyo, halku doqon wakhtigu dhigo, taariikhdaan u daynoo, diiwaanka wuu geli". W/Q Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

0 Visits: 1684 | Friday October 20, 2017 - 17:21:45
"..Waar bal ka cid khiyaamo ku eedeynaya eega indho adayga iyo kuwa ku amaanaya. Waar miyaanu ahayn kaynu ogeyn Ee bilaa qawlka ah...Iga wale waa Waraabe gogladay. Bulshadeenu daahiyo, inta ay daboolweyn, doqonkii ku dedayaan, diga roganba maynee, aayaha danbeetiyo, halku doqon wakhtigu dhigo, taariikhdaan…

Read More »

"..Siduu Faysal dadka ugu qancin karaa inay Taageeraan isaga oo ku fashilay hogaamintii xisbigiisa?...fursadihii Musharaxnimada uu isagu qaatay sedex goor oo labadii horeba uu la dhacay markii sedexaadna uu taagan yahay tartankana ay muuqato inu yahay ka ugu liita". Siyaasi Cali Guray

0 Visits: 2139 | Friday October 20, 2017 - 17:03:47
"..Siduu Faysal dadka ugu qancin karaa inay Taageeraan isaga oo ku fashilay hogaamintii xisbigiisa?...fursadihii Musharaxnimada uu isagu qaatay sedex goor oo labadii horeba uu la dhacay markii sedexaadna uu taagan yahay tartankana ay muuqato inu yahay ka ugu liita". Siyaasi Cali Guray

Read More »

Ceebey Tacaal: Weli Dunida Kama Dhicin Qof Xirfadiisa Shaqo In Lagu Dhaariyo!!! Faallo Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur

0 Visits: 2510 | Thursday October 19, 2017 - 23:35:49
Ceebey Tacaal: Weli Dunida Kama Dhicin Qof Xirfadiisa Shaqo In Lagu Dhaariyo!!! Faallo Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur

Read More »

Dadweynaha Ku-dhaqan Degmada Go.da Yar Oo Weerar Ku Qaaday Wefti Kasocday Xisbiga Kulmiye Oo Xafiisyo Ka Furaanayay Iyo Wariye Mubaarig Nirig Oo Dhaawacy La Gaadhsiiyay

0 Visits: 1276 | Thursday October 19, 2017 - 22:03:13
Dadweynaha Ku-dhaqan Degmada Go.da Yar Oo Weerar Ku Qaaday Wefti Kasocday Xisbiga Kulmiye Oo Xafiisyo Ka Furaanayay Iyo Wariye Mubaarig Nirig Oo Dhaawacy La Gaadhsiiyay

Read More »

Live Uga Daawo Shabakadda Xogreebnews Dooda Murashaxiinta Jagada Madaxweynaha Xisbiyada oo si toosa hadda u Bilaabantay…

0 Visits: 1215 | Thursday October 19, 2017 - 21:23:04
Live Uga Daawo Shabakadda Xogreebnews Dooda Murashaxiinta Jagada Madaxweynaha Xisbiyada oo si toosa hadda u Bilaabantay…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Aniga (Jamaal cali Xuseen) iyo Muuse Biixi Ilahay Wuxu Oday Uga Dhigay Madaxweyne Siilaanyo oo Nin Wanaagsan ah. Aniga (Jamaal Cali Xuseen) Wuxuu Ilahay Gacanta I Geliyey Waadka War-haysaan. Labadayadu sidaasanu ku kala nasiib-badanay. Musharaxnimo u Soo Xadday oo anigu Jamaal leeyahay ayuu Faysal kula tartamaya Muuse iyo Cirro tiradana Kuma Jiro..Maanta laba Musharax ayuunbaa Tartanaya mid ayaana Guulaysanaya, Balse waqtiga yar ee Hadhay yaan la isku Nicin, beri dadku waa Walaalo..".

0 Visits: 1159 | Thursday October 19, 2017 - 20:05:10
Daawo Xogreeb Tv: "..Aniga (Jamaal cali Xuseen) iyo Muuse Biixi Ilahay Wuxu Oday Uga Dhigay Madaxweyne Siilaanyo oo Nin Wanaagsan ah. Aniga (Jamaal Cali Xuseen) Wuxuu Ilahay Gacanta I Geliyey Waadka War-haysaan. Labadayadu sidaasanu ku kala nasiib-badanay. Musharaxnimo u Soo Xadday oo anigu Jamaal…

Read More »

Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweyn Fooladeyn Ah U Sameeyey Siyaasiyiin Miisaan Ku Leh Gobolka Hawd Iyo Degmada Axmed Dhagax

0 Visits: 1158 | Thursday October 19, 2017 - 18:27:31

featured