Wararka
Daawo Xogreeb Tv: Xisbiga Waddani oo Maanta Gabilay kusoo Bandhigay dhoola-tuskii ugu waynaa iyo weedhaha masuuliyiintaasi u jeediyeen taageerayaashooda...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: "..Xisbiga Waddani Wuxuu soo Celinaya sharaftii Somaliland lahayd..Kulmiye ayaa Xamar u socda..Wallaahi Reer Boorama waanu is-dhaarsanay waana caruurtaydii". Xog arrimaha dibeda Waddani Faadumo Siciid.
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo Eedo kulul u jeediyey dhigiisa Kulmiye Muuse Biixi.. soona Faqay dad uu sheegay inuu Laayey iyo Siilaanyo oo u beri Jid-goyn u galay...
Read More »
War Deg-deg ah: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Sheikh Saleeban Siciid Cali oo hadda iska Casilay Xilkii uu ka hayey Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Musharaxiinta Waddani oo Caawa si weyn loogu soo dhoweeyey gudaha Boorama iyo Damaashaad caawa ay dhigeen Taageerayaasha Xisbigaas oo Magaaladda ku dabaal-degay…
Read More »
War-deg-deg ah: Laanta Xisbiga Kulmiye ee Jarmalka oo Xilka Qaaday Gudoomiyahoodii iyo Sababta oo ay Caddeeyen...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiga Ruug-cadaaga ah Jamaal Cali Xuseen oo Khudbad Xadaarad iyo Ilbaxnimo ka muuqato ka jeediyey Fagaaraha Beerta Xoriyadda Magaaladda Boorama oo loogu dabaal-degayey Xisbiga Kulmiye "..Qof Walooba Codkaaga ku Ciil-bax".
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Wasiir ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Todoba-sanadood Dalka Boob, Musuq-maasuq iyo Xaalufin ku hayey oo Markii u Dher-gay ku Hadaaqay Somaliya hanoolaato iyo weedho Qaranimada Godku Riddaya iyo Xisbiga Kulmiye oo u Shaasheeyey….
Read More »
"..Ninka talada isu Sharraxayaa waa inuu Maalin Sheegtaa oo Wax lagu soo qaadaaye maaha inuu ummaddu wixii ay u halgantay la majaro-habaabiyo, nin Soomaaliya laga taageerayna Dalka lagu aamini maayo, Somaliland-na aqbali mayso, annaguna aqbali mayno". Musharrax Muuse Biixi Cabdi.
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Masuuliyiin xilal kala duwan ka hayey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo iska casilay, kana hadlay waxyaabaha kelifay iyo halkay u ra'reen geedigooda Siyaasaddeed...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Kumanaan dadweyne ah, kula hadlay Burco iyo eedo uu jeediyey Musharaxa Waddani...
Read More »
Murrashax Muuse Biixi oo ka qaybgalay dhoolla-tus dhul-gariir ah oo bulshada reer Burco ku muujisay taageerada ay KULMIYE + Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo ka hillaacay Saylac + Dabbaaldegga ismuujinta degmooyinka caasimadda iyo guud ahaan gobollada waddanka
Read More »
Ma'gayo ee Xag-xagashada Halaga Daayo Ganacsade Cabdi Yuusuf Aar Maamulaha Sagal Jet...W/Q Farxan Guuleed Daahir.
Read More »
Ucid Oo Taageero La,aan Darteed Waayey Isku Soo Baxyadii Ololaha Doorashada Madaxtooyada Iyo Faysal Cali Waraabe iyo ku xigeenkiisa Waraabe u taaga ah oo Maalmo Kaddib qaadan Doona Shahaadada Dhicista iyo hoos u dhaca Natiijada Doorkan...
Read More »
War deg-deg ah: Xisbiga Kulmiye oo Waxka Bedelay Qorshaha Oloolihiisa Maanta Magaaladda Hargeysa iyo Magacyada Shaxda Loo Qoon-deeyey isu soo baxa Maxaa Sabaabay...
Read More »
Faysal Cali waraabe oo Maalintisii Labaad ee Oloollaha Doorashada Madaaxtooyadda Shacab-weynaha ku Nool Goboladda iyo Degmooyinku Dhabarka u Jeediyeen iyo Fadeexada Dhaxalkiisa Siyaasadeed lasoo deristay
Read More »
Magaaladda Hargeysa oo si weyn looga darreemayo Dhaq-dhaqaaqyo loogu soo Dhoweynaayo Gudoomiyaha nusdambeedka Xisbiga Kulmiye ee Canada Diblumaasi Axmed Cali Ibraahin (Sabeyse)
Read More »
Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan oo Ka Qeyb Galay Xafladda Wan-qasha Degmadda Gebo-gabo Ee Gobolka Togdheer.
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweynaha JabuutI Oo Bilaa Shuruud Kula Wareegay Hantidii Ganacsade Geelle Arab Iyo Kulankii U Dambeeyey Oo Weji Gabax Lagala Kulmay
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: "..Xisbiga Kulmiye kuma Dooranayno Qaabil, ee Waxaynu ku Dooranaynaa Waxqabad iyo Ragga Hoggaaminayaan Waxay mudan yihiin...Muuse Biixi waxan ka Filaynaa Markuu Noqdo Madaxweyne Inuu Calanka S/land Sudho Qaramada Midoobay.. Wadani waxa la socda kuwii hantida Umadda boobay, Kulmiye…
Read More »
|
|