Wararka
Daawo Xogreeb Tv: Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay Weerar lagu qaaday Guriga Musharaxa Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo Weeraro kale oo Lagu qaaday Xafiisyada Kulmiye ee daanta New Hargeysa...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Cali Guray oo Khudbad Nuxurkeeddu yahay Qabyaalad iyo Naxli Colaad Sokeeye, ka jeediyey Fagaaraha Beerta Xoriyadda Berbera, Nidarna ku maray inuu soo Faqayo Dagaalkii Sokeeye ee ka dhacay Berbera..."Sub-xanaka yaa Cadiim"
Read More »
Siyaasi Cabdiraxmaan cawil oo kamid ah Guddida Kaambeynka Gobolka Saaxil ee Xisbiga Kulmiye oo la Damaashaadday Taageerayaasha Xisbigiisu kusoo bandhigay Berbera…Daawo Sawiiro
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Gabilay isu-soo baxii Xisbiga Kulmiye ugu dabaal-degay taageerayaal ruuxi ah iyo weedhaha masuuliyiin tiro badan oo hadalkaa iskaga daba-maray...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Shacabka reer Boorama oo Isu Soo Baxyo Ballaadhan Ku Muujiyey Taageerada Ay Kulmiye u Hayaan
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Bandhigga ololaha KULMIYE ee degmada Axmed Dhagax iyo ismuujinta dadweynaheeda
Read More »
DAAWO Xogreeb Tv: Isu-soo-baxa KULMIYE ee degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Ololaha KULMIYE iyo isu-soo-baxii Degmada 26-ka June ee Garoonka Xawaadle
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Maxamed Cali Bille oo kashifay Warqad Soomaaliya u qortay UN-ta oo WADDANI la xidhiidha
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Dhoolla-tuska ololaha KULMIYE ee Degmada Ibraahim Koodbuur ee Hargeysa
Read More »
Musharraxa Kulmiye oo Kumaam-kun Taageerayaasha Ruuxiga ah ee Xisbiga Kulmiye oo Magaaladda Boorama kula dabaal-degay Beerta Xoriyada...
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: "..Ragga Waddani Isagu Tagay, Waa Ragii ugu Musuq-maasuqa Badnaa ee Dalka Baabiyey ee Wasiirada soo noqday...Waddani Maanta Cid Dooranaysaa Ma Jirto".Gudoomiyihii hore ee Wajaale Aadan Shiine
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Badhasaabka Maroodi-jeex Boos Mire oo u Jawaabay Walaalkii Axmed Mire, kana Hadley Xilka uu qaatay Waqti mudo xileed Xukuumadda Laba todobaad u hadhsan yahay
Read More »
Ururka Qareenada Somaliland ee Solla Oo Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye ku Socod siiyey Fariin Culus iyo nooca ay tahay....
Read More »
Xisbiga Kulmiye oo Sheekh Saleeban kula kacay Aar-goosi Diinta ka Baxsan iyo Xumada Oloollaha Doorashada oo Masaajidada galay
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Finland Axmed Khaliif oo si Mug iyo Miisaan leh u sharaxay Taarikhda Hoggaamineed ee Musharaxiisa Muuse Biixi, Bulshada ugu Baaqay inay doortaan
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Marwada Qaranka Aamina Maxamuud Jirde oo Lugta la gashay Oloollaha Kulmiye shacabka ugu baaqday inay doortaan Muuse Biixi , soona Martay Suuqa-gobanimo iyo qaybo kamid ah Xaafadda Magaaladda Hargeysa.
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Xisbiga Kulmiye oo Dalka kusoo dhoweeyey xubno qurbo joog ah iyo Munaaqibiin goob-joog ka noqonaya
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Agaasimihii hore ee Wasaaradda Diinta Sheekh Saleebaan oo Lala yeeshay Waraysi Xasaasiya, kana hadlay dhinacyo badan, sababta uu uga baxay Xubinimadii Kulmiye iyo arrimaha ka dambeeyey Iscasiladiisa hadda
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: "..Reer Hargeysa Maanta way Biyo-la'yihiin...Horumarka somaliland waxa u haya c/raxmaan ciro kaas ayayna umadoo dhami isku raacday..Garoon-baa lagu dheelayaa Shacabku Garsoore ka yahay ee Fartiina ku Ciil-baxa". Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo kamid ah hoggaanka sare…
Read More »
|
|