Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi oo Faahfaahiyey Dhismaha Hayadaha Xukuumaddiisa iyo Tiedä Wasiirada uu Magacaabayo... Golaha Xukuumada oo Waxka bedelkii ugu weynaa uu ku samaynaayo..

0 Visits: 2157 | Wednesday November 29, 2017 - 19:48:44
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi oo Faahfaahiyey Dhismaha Hayadaha Xukuumaddiisa iyo Tiedä Wasiirada uu Magacaabayo... Golaha Xukuumada oo Waxka bedelkii ugu weynaa uu ku samaynaayo..

Read More »

Xubnaha Ugu Cad-cad ee Lafilayo Inay Kamid Noqdaan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi .

0 Visits: 4115 | Wednesday November 29, 2017 - 15:23:28
Xubnaha Ugu Cad-cad ee Lafilayo Inay Kamid Noqdaan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi .

Read More »

"..Kaftan Fariimeed madaxweynaha cusub - yaan deyn lagaaga tegin...Dhaqan siyaasadeedka xun Ee dalkani caadi ka dhigtay iyo deymo xad-dhaaf ah Oo layska wareejiyo hadaan meel lagu tiirin oo cidi aanay odhan ha la joojiyo, Waxay inagu noqon doonta wado halaqeed".Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen

0 Visits: 1848 | Tuesday November 28, 2017 - 18:39:43
"..Kaftan Fariimeed madaxweynaha cusub - yaan deyn lagaaga tegin...Dhaqan siyaasadeedka xun Ee dalkani caadi ka dhigtay iyo deymo xad-dhaaf ah Oo layska wareejiyo hadaan meel lagu tiirin oo cidi aanay odhan ha la joojiyo, Waxay inagu noqon doonta wado halaqeed".Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen

Read More »

Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Muddo Saddex Bilood ka yar ku Guuleystay inuu Soo Af-jaro Khilaafyo kala Duwan oo u Dhexeeyey Dp World, Ganacsato Iyo Deegaanka+ Qorshaha Isla Jaan-qaadka labada Maamul ee Dekedda.

0 Visits: 2135 | Tuesday November 28, 2017 - 03:33:35
Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo Muddo Saddex Bilood ka yar ku Guuleystay inuu Soo Af-jaro Khilaafyo kala Duwan oo u Dhexeeyey Dp World, Ganacsato Iyo Deegaanka+ Qorshaha Isla Jaan-qaadka labada Maamul ee Dekedda.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Waddani Hadii uu Kulmiye Waxka Sheegaayo, Si Cad ha u Dhaliilo... Muuse Biixow Ilahay Wuu kuu Dhabbeeyey Hammigaagii, Nin ku doortay oo kuu Olloolleeyey iyo Midkaa Olooleyeyba Madaxweyne ayaad u tahay". Siyaasi Cabdicasiis Samaale

0 Visits: 1636 | Tuesday November 28, 2017 - 02:17:38
Daawo Xogreeb Tv: "..Waddani Hadii uu Kulmiye Waxka Sheegaayo, Si Cad ha u Dhaliilo... Muuse Biixow Ilahay Wuu kuu Dhabbeeyey Hammigaagii, Nin ku doortay oo kuu Olloolleeyey iyo Midkaa Olooleyeyba Madaxweyne ayaad u tahay". Siyaasi Cabdicasiis Samaale

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Dhulka Hooyo Wacanaa" Waa Hees Waddani ah, Codkii Fu'aad Cumar-yare iyo Sameyntii Erayadii Jamaal Cali Xuseen 10-sanno ka Hör Ayey soo Baxday Heestan oo leh Qiiro Waddaniyadeed Daawasho Wanaagsan...

0 Visits: 1453 | Tuesday November 28, 2017 - 01:31:28
Daawo Xogreeb Tv: "..Dhulka Hooyo Wacanaa" Waa Hees Waddani ah, Codkii Fu'aad Cumar-yare iyo Sameyntii Erayadii Jamaal Cali Xuseen 10-sanno ka Hör Ayey soo Baxday Heestan oo leh Qiiro Waddaniyadeed Daawasho Wanaagsan...

Read More »

Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ee Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen oo ka Hadlay Doorashadii Dalka ka Dhacday Iyo Xukuumada Looga Fadhiyo Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi

0 Visits: 1576 | Monday November 27, 2017 - 17:49:31
Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ee Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen oo ka Hadlay Doorashadii Dalka ka Dhacday Iyo Xukuumada Looga Fadhiyo Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi

Read More »

DAAWO XOGREEB TV: FANAANADDA LEYLA LEYMUUNA BEST VIDEO CLIP 2018 - HEESTII ISKA ILAALI BAJAAJYADA

0 Visits: 2431 | Monday November 27, 2017 - 05:33:44
DAAWO XOGREEB TV: FANAANADDA LEYLA LEYMUUNA BEST VIDEO CLIP 2018 - HEESTII ISKA ILAALI BAJAAJYADA

Read More »

Guddida Xisbiga Kulmiye ee Toronto oo Madaxweyaha la Doortay Muuse Biixi ku Tilmaamay Shaqsigii ugu Mudnaa ee la doortay, Una soo Diray Hambalyadii Qarniga + Codsiyo ay u kala direen Shacabka iyo Xisbiyada kale...Guddida Toronto oo Farta ku Fiiqday Dariiqa aqoonsiga S/land.

0 Visits: 2406 | Monday November 27, 2017 - 05:17:27
Guddida Xisbiga Kulmiye ee Toronto oo Madaxweyaha la Doortay Muuse Biixi ku Tilmaamay Shaqsigii ugu Mudnaa ee la doortay, Una soo Diray Hambalyadii Qarniga + Codsiyo ay u kala direen Shacabka iyo Xisbiyada kale...Guddida Toronto oo Farta ku Fiiqday Dariiqa aqoonsiga S/land.

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe oo ka Hadlay Doorashadii dalka ka dhacday. "Waxa Inoo Dhacday DOORASHO Xalaala" Baashe Cabdi Gaboobe

0 Visits: 1024 | Monday November 27, 2017 - 01:38:32
Daawo Xogreeb TV: Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe oo ka Hadlay Doorashadii dalka ka dhacday. "Waxa Inoo Dhacday DOORASHO Xalaala" Baashe Cabdi Gaboobe

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi oo u Quus-gooyey Xil-doon Isagu jira Qurba Joog iyo Qol-qol Joog. "..Labada Todobaad ee soo socda Waxan Magacaabaya Xukuumadaydii, Ninkii Iska Dhex-waayo Waxba ha Cadhoon". Madaxweyne Muuse Biixi

0 Visits: 1501 | Monday November 27, 2017 - 00:50:21
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi oo u Quus-gooyey Xil-doon Isagu jira Qurba Joog iyo Qol-qol Joog. "..Labada Todobaad ee soo socda Waxan Magacaabaya Xukuumadaydii, Ninkii Iska Dhex-waayo Waxba ha Cadhoon". Madaxweyne Muuse Biixi

Read More »

Guriga Madaxwaynaha La Doorta Muuse Biixi Cabdi Oo Ceeryoon Noqdey Iyo Ilaaladiisa Oo Uu Ku Amar Ku Siiyay Inaanay Usoo Deyn Wasiirada,Ku Xigeenada Iyo Agaasimayaasha Guud Ee Xilalka Ka Haya Xukuumadda Siilaanyo

0 Visits: 1466 | Sunday November 26, 2017 - 18:58:02
Guriga Madaxwaynaha La Doorta Muuse Biixi Cabdi Oo Ceeryoon Noqdey Iyo Ilaaladiisa Oo Uu Ku Amar Ku Siiyay Inaanay Usoo Deyn Wasiirada,Ku Xigeenada Iyo Agaasimayaasha Guud Ee Xilalka Ka Haya Xukuumadda Siilaanyo

Read More »

Shaqsigii Ugu Musuq-maasuqa Badnaa Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Siilaanyo oo Madaxweyne Muuse Biixi ka Baryeya inuu u Magacaabo Xil Wasiirnimo....

0 Visits: 2673 | Sunday November 26, 2017 - 18:10:49
Shaqsigii Ugu Musuq-maasuqa Badnaa Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda Siilaanyo oo Madaxweyne Muuse Biixi ka Baryeya inuu u Magacaabo Xil Wasiirnimo....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Gabood Falladii iyo Meelka dhacyadii Cadalaada Somaliland ku Talaabsatay mudadii Gudoomiyaha Maxkamada sare uu ahaa Aadan Xaaji Cali+ Waaxda Garsoorka oo Lumisay Kalsoonidii shacabka iyo Fadeexadda Kiisas uu ku Fashilmay

0 Visits: 1207 | Sunday November 26, 2017 - 00:33:23
Daawo Xogreeb Tv: Gabood Falladii iyo Meelka dhacyadii Cadalaada Somaliland ku Talaabsatay mudadii Gudoomiyaha Maxkamada sare uu ahaa Aadan Xaaji Cali+ Waaxda Garsoorka oo Lumisay Kalsoonidii shacabka iyo Fadeexadda Kiisas uu ku Fashilmay

Read More »

Xukuumad Noocee ah ayuu soo Dhisi Doonaa Madaxweyne Muuse Biixi?.

0 Visits: 1498 | Sunday November 26, 2017 - 00:30:18
Xukuumad Noocee ah ayuu soo Dhisi Doonaa Madaxweyne Muuse Biixi?.

Read More »

"..Haddii aan reer qudha u dhiibo ma raaligelin karayo, waanay i sugaysaa berri fartaydii eedayeey, taa anigu iskaga diyaar baan u ahay..dadka marka la yidhaa cashuurta bixiyana waxay odhanyaan waa musuq oo waad cunaysaan ee maxaanu idiin siinaynaa dadka waxba u qabanmaysaane". Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

0 Visits: 2261 | Saturday November 25, 2017 - 20:43:40
"..Haddii aan reer qudha u dhiibo ma raaligelin karayo, waanay i sugaysaa berri fartaydii eedayeey, taa anigu iskaga diyaar baan u ahay..dadka marka la yidhaa cashuurta bixiyana waxay odhanyaan waa musuq oo waad cunaysaan ee maxaanu idiin siinaynaa dadka waxba u qabanmaysaane". Madaxweyne Muuse…

Read More »

Siyaasi Cali Xoor-xoor oo Gucle Orod ugu jira inuu Wasiir Derejada Sadexaad ah ka Noqdo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi

0 Visits: 1423 | Saturday November 25, 2017 - 19:05:30
Siyaasi Cali Xoor-xoor oo Gucle Orod ugu jira inuu Wasiir Derejada Sadexaad ah ka Noqdo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi

Read More »

Xubnaha Bulshadu ugu Neceb-tahay Wasiiradii Siilaanyo oo Guclo Orod ugu Jiraa inay Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi Shaasheeyan+ Shaqsiyaad aan Maqasha loo Dirteen oo Wasiirnimo Oloolle ugu Jira…

0 Visits: 2395 | Saturday November 25, 2017 - 18:34:52
Xubnaha Bulshadu ugu Neceb-tahay Wasiiradii Siilaanyo oo Guclo Orod ugu Jiraa inay Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi Shaasheeyan+ Shaqsiyaad aan Maqasha loo Dirteen oo Wasiirnimo Oloolle ugu Jira…

Read More »

"..Madaxweynaha Xisbi malaha, laba Reer may soo saarin...Wuxuu ka talinayaa Dhulkan ay wada leeyihiin Afarta Milyan iyo Badhku, Af-xumada hala iska daayo, Qabaa'ilka yaan waxba laga sheegin. Madaxweynaha waxaanu kula talinaynaa Dadka wax tabanaya Halkooda ugu tag, inta aanad wax Magacaabin Dadka Walaalee...Cadaaladda ayaa Dadka deeqda". Sheekh Aadan Siiro

0 Visits: 1928 | Saturday November 25, 2017 - 02:45:10
"..Madaxweynaha Xisbi malaha, laba Reer may soo saarin...Wuxuu ka talinayaa Dhulkan ay wada leeyihiin Afarta Milyan iyo Badhku, Af-xumada hala iska daayo, Qabaa'ilka yaan waxba laga sheegin. Madaxweynaha waxaanu kula talinaynaa Dadka wax tabanaya Halkooda ugu tag, inta aanad wax Magacaabin Dadka…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiyihii hore ee Wajaale Aadan Shiine oo Kamid ah Dadkii ku Suntaana Guusha oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub Muuse Biixi, Asxaabta Mucaaridka ah...

0 Visits: 1240 | Friday November 24, 2017 - 19:13:14

featured