Wararka

Daawo Xogreeb TV: Gudoomiyaha Xuquuqul IINSAANKA Oo Xeer Ilaalinta JSL Ku Eedeeyey Inay Gabeen Hawshoodii + Si Adagna uga Hadlay Xadhiga Xaqdarada ee Wariyaasha Berbera Hargeysa iyo Gabilay

0 Visits: 1319 | Monday December 25, 2017 - 20:57:11
Daawo Xogreeb TV: Gudoomiyaha Xuquuqul IINSAANKA Oo Xeer Ilaalinta JSL Ku Eedeeyey Inay Gabeen Hawshoodii + Si Adagna uga Hadlay Xadhiga Xaqdarada ee Wariyaasha Berbera Hargeysa iyo Gabilay

Read More »

"Quruumahakan Wada Giigsan Baa Baalka Kaa Guri,Adigaaba Lagu Gaadayaa Waadan Garanayne Gaagaabso Oo Aamus Yaan Gaadh Lagaa Qabane"…W/Q liban Mawel Shire

0 Visits: 3489 | Monday December 25, 2017 - 01:22:55
Baashe Cawil inaadeer waa laguu khaldamay oo Ambasator lagaa dhigay, waa lagaa xishooday oo weliba waxa si weyn kaaga xishooday seediyadaa kulmiye Axmed Siilaanyo, calinasir Axmed Siilaanyo iyo baashir Axmed Siilaanyo, kuwaasoo aminta intaa le'eg ee aabahood m/weynaha dalkan ka ahaa aan saaxada…

Read More »

Xogreeb Tv- "Jabhada Wasiiradii Hore Ee Jabay Jaw Jab" Ex.Wasiir Boobe Yuusuf Ducaale Oo Kabaha La Dulmaray Wasiiradii Xukumadii Axmed Siilaanyo Ka Tirsanaa.

0 Visits: 1109 | Sunday December 24, 2017 - 20:38:50
Xogreeb Tv- "Jabhada Wasiiradii Hore Ee Jabay Jaw Jab" Ex.Wasiir Boobe Yuusuf Ducaale Oo Kabaha La Dulmaray Wasiiradii Xukumadii Axmed Siilaanyo Ka Tirsanaa.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Cabdikariin Xinif oo eedo kulul u jeediyey Wasiiradii Wadanka Boobay ee Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Shirqoolo ka dhan ah Xukuumada cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Hargeysa ka wada

0 Visits: 1353 | Sunday December 24, 2017 - 19:28:20
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Cabdikariin Xinif oo eedo kulul u jeediyey Wasiiradii Wadanka Boobay ee Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Shirqoolo ka dhan ah Xukuumada cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Hargeysa ka wada

Read More »

Nuxurka Kulan dhex-maray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Musharaxii Xisbiga WaddaniCirro

0 Visits: 1444 | Sunday December 24, 2017 - 19:25:45
Nuxurka Kulan dhex-maray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Musharaxii Xisbiga WaddaniCirro

Read More »

Daawo Banaamij Dhamaystiran, Xaflad Loogu Damaashaaday Caleemo Saarka Madaxweynaha Qaranka Muuse Biixi Cabdi oo ka Dhacday Toronto, Masuuliyiin kala Duwan ka Hadashay...

0 Visits: 1483 | Sunday December 24, 2017 - 17:57:44
Daawo Banaamij Dhamaystiran, Xaflad Loogu Damaashaaday Caleemo Saarka Madaxweynaha Qaranka Muuse Biixi Cabdi oo ka Dhacday Toronto, Masuuliyiin kala Duwan ka Hadashay...

Read More »

Fadeexad: Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Sharmarke Geelle oo Marin-habaabiyey Ujeedada Kulan Dhex-maray Madaxweynaha Cusub iyo Dhaqano Ugubku ah Siyaasada Dawladda oo u kusoo Kordhiyey dalka

0 Visits: 2038 | Sunday December 24, 2017 - 02:45:52
Fadeexad: Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Sharmarke Geelle oo Marin-habaabiyey Ujeedada Kulan Dhex-maray Madaxweynaha Cusub iyo Dhaqano Ugubku ah Siyaasada Dawladda oo u kusoo Kordhiyey dalka

Read More »

Ururka Suxufiyiinta Bariga Africa CPJ oo Si Kulul u Cambaareeyey Xadhiga Xaq-darada ah ee Maayirka Berbera kula Kacay Laba Weriye iyo Suxufiyiin kale oo Ku Xidhan Xabsiyada Hargeysa, Gabiley Iyo Madaxweynaha Cusub oo Warbixintan si weyn loogula Hadlay....

0 Visits: 1181 | Sunday December 24, 2017 - 01:29:15
Ururka Suxufiyiinta Bariga Africa CPJ oo Si Kulul u Cambaareeyey Xadhiga Xaq-darada ah ee Maayirka Berbera kula Kacay Laba Weriye iyo Suxufiyiin kale oo Ku Xidhan Xabsiyada Hargeysa, Gabiley Iyo Madaxweynaha Cusub oo Warbixintan si weyn loogula Hadlay....

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Kulan Lagaga Tashanayo Qorsheyaasha Xukuumaddu Mustaqbalka ku Hawlgeli Doonto

0 Visits: 1220 | Saturday December 23, 2017 - 20:02:08
Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Kulan Lagaga Tashanayo Qorsheyaasha Xukuumaddu Mustaqbalka ku Hawlgeli Doonto

Read More »

Daawo Xogreeb TV: "..Hantida Ummadda daaya waa Xaaraane, markaas ayaa Nin Hantidii Ummadda jeebka ku shubtay odhanayaa Siyaasad baa hadlay, waar marka adiga lagu toosinayo Dalka, Dadka iyo Diinta ayaa la badbaadinayaa."Sheikh Aadan Siiro

0 Visits: 1168 | Saturday December 23, 2017 - 02:47:15
Daawo Xogreeb TV: "..Hantida Ummadda daaya waa Xaaraane, markaas ayaa Nin Hantidii Ummadda jeebka ku shubtay odhanayaa Siyaasad baa hadlay, waar marka adiga lagu toosinayo Dalka, Dadka iyo Diinta ayaa la badbaadinayaa."Sheikh Aadan Siiro

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Suxufiyinta ka hawlgala Magaalada Berbera Oo si Kulul u Canbareeyay Xadhiga Laba Suxufi oo Maayirka Berbera Cabdishakuur cidin ku xidhay ..

0 Visits: 952 | Friday December 22, 2017 - 02:50:28
Daawo Xogreeb Tv: Suxufiyinta ka hawlgala Magaalada Berbera Oo si Kulul u Canbareeyay Xadhiga Laba Suxufi oo Maayirka Berbera Cabdishakuur cidin ku xidhay ..

Read More »

Gudoomiyaha Solja iyo Idaacadda VOA-da oo ku Hawlan Burburinta Ururka Solja + Xukuumada Cusub Oo Lagala cararaayo Iyo sharciga Ururka oo la Baalmaray..

0 Visits: 1598 | Thursday December 21, 2017 - 22:31:16
Gudoomiyaha Solja iyo Idaacadda VOA-da oo ku Hawlan Burburinta Ururka Solja + Xukuumada Cusub Oo Lagala cararaayo Iyo sharciga Ururka oo la Baalmaray..

Read More »

20-kii Disember 2011ka: Lix-guurada Ku-biiritaankii Siyaasadda Ee Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

0 Visits: 1460 | Thursday December 21, 2017 - 17:58:03
20-kii Disember 2011ka: Lix-guurada Ku-biiritaankii Siyaasadda Ee Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Maayirka Berbera Cabdishakuur Cidin oo Lagu Eedeyey Musuq-maasuq Baahsan iyo Dhul Boob... Barnamij ka Hadlaya Shaxda Lagu boobay dhulkii berbera...

0 Visits: 1137 | Thursday December 21, 2017 - 03:54:20
Daawo Xogreeb TV: Maayirka Berbera Cabdishakuur Cidin oo Lagu Eedeyey Musuq-maasuq Baahsan iyo Dhul Boob... Barnamij ka Hadlaya Shaxda Lagu boobay dhulkii berbera...

Read More »

Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi oo Mashquul ku Noqday Dhaqdhaqaaqyada Siyaasiga ah ee ka Socda Madaxtooyadda ee Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Kooxo Sirta u Gudbiya oo ku Beeray Qasriga dhexdiisa...

0 Visits: 2558 | Thursday December 21, 2017 - 02:36:20
Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi oo Mashquul ku Noqday Dhaqdhaqaaqyada Siyaasiga ah ee ka Socda Madaxtooyadda ee Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Kooxo Sirta u Gudbiya oo ku Beeray Qasriga dhexdiisa...

Read More »

Sacad Balaaki oo tix miisaan culus oo Gabay ah ku Karbaashay Faysal Cali Waraabe..20.12.17

0 Visits: 3694 | Thursday December 21, 2017 - 01:37:48
Sacad Balaaki oo tix miisaan culus oo Gabay ah ku Karbaashay Faysal Cali Waraabe..20.12.17

Read More »

War Deg-deg ah: Guddida Qaban-qaabada Shir-weynaha Lixaad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja oo Lagu Dhawaaqay iyo Magacyada Xubnaha...Shirweynaha Waxa Lagu Doonaya Hoggaan iyo Guddida Fulinta

0 Visits: 1439 | Wednesday December 20, 2017 - 21:02:20
War Deg-deg ah: Guddida Qaban-qaabada Shir-weynaha Lixaad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja oo Lagu Dhawaaqay iyo Magacyada Xubnaha...Shirweynaha Waxa Lagu Doonaya Hoggaan iyo Guddida Fulinta

Read More »

Waa Kuma SHAQSIGA Ku SHAQAYSTA SHAADHKA MADAXWEYNE MUUSE BIIXI

0 Visits: 2126 | Wednesday December 20, 2017 - 02:10:49
Waa Kuma SHAQSIGA Ku SHAQAYSTA SHAADHKA MADAXWEYNE MUUSE BIIXI

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Gudoomiyaha Solja oo si Kulul u Cambaareeyey Xadhiga Laba Weriye oo Siffo Sharci Darro ah ugu xidhan Maayirka Cabdishakuur Cidin

0 Visits: 1079 | Wednesday December 20, 2017 - 01:25:13
Daawo Xogreeb TV: Gudoomiyaha Solja oo si Kulul u Cambaareeyey Xadhiga Laba Weriye oo Siffo Sharci Darro ah ugu xidhan Maayirka Cabdishakuur Cidin

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Hadhimo Sharafeed Lagu Maamusay Bile Rafle Guuleed oo ka Dhacday Hargeysa, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Haldoor tiro Badan oo ka Sheekeeyey Waxqabadkii iyo Wadaniyadi bile Rafle

0 Visits: 2073 | Wednesday December 20, 2017 - 01:06:54

featured