Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Jaaliyadda Toronto iyo Masuuliyiinta Kulmiye ee Laanta oo Casho Sharaf ku Maamusay Aqoon yahan Maxamed Cali Bile

0 Visits: 1044 | Wednesday January 24, 2018 - 03:15:49
Daawo Xogreeb Tv: Jaaliyadda Toronto iyo Masuuliyiinta Kulmiye ee Laanta oo Casho Sharaf ku Maamusay Aqoon yahan Maxamed Cali Bile

Read More »

Xeerkii Wakiiladdu Ansixiyeen ee lagu dhimay Tirada Xilalka lagaga qaadi karo Maayiradda oo Hurdada u diiday Maayirada Berbera, Gabiley iyo Hargeysa + Dalabyo Laalush oo ay u Bandhiigeen Wasiir Maxamed Kaahin oo Ay Guul-darro kala huleeleen+ Soltelco Madaxtooyada Micin-biday+Cidin oo Xaga Xididnimada kasoo Maray Wasiirka Iyo Maxamed Aamin oo la Waayey Meel uu Jaan-dhigay

0 Visits: 1780 | Wednesday January 24, 2018 - 02:45:53
Xeerkii Wakiiladdu Ansixiyeen ee lagu dhimay Tirada Xilalka lagaga qaadi karo Maayiradda oo Hurdada u diiday Maayirada Berbera, Gabiley iyo Hargeysa + Dalabyo Laalush oo ay u Bandhiigeen Wasiir Maxamed Kaahin oo Ay Guul-darro kala huleeleen+ Soltelco Madaxtooyada Micin-biday+Cidin oo Xaga Xididnimada…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: wasiirka arrimaha gudaha Kornayl Maxamed Kaahin oo Goor ay Xeedho iyo Fan-dhaal kala dhaceen ka hadlay shaqaaqadii Deeganka Darar-weyne, sheegayna In dhimashada iyo dhaawacu 50-ka badan yahay...

0 Visits: 1641 | Tuesday January 23, 2018 - 18:12:24
Daawo Xogreeb Tv: wasiirka arrimaha gudaha Kornayl Maxamed Kaahin oo Goor ay Xeedho iyo Fan-dhaal kala dhaceen ka hadlay shaqaaqadii Deeganka Darar-weyne, sheegayna In dhimashada iyo dhaawacu 50-ka badan yahay...

Read More »

Xaasaasi Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi oo u Quus-gooyey Xil-sugayaashii Xisbigiisa ee Agaasimayaasha guud iyo mareeyayaasha Hay'adaha Dawlada, sheegayna in aanu soo wadin wax magacaabis ah...

0 Visits: 1757 | Tuesday January 23, 2018 - 05:05:25
Xaasaasi Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi oo u Quus-gooyey Xil-sugayaashii Xisbigiisa ee Agaasimayaasha guud iyo mareeyayaasha Hay'adaha Dawlada, sheegayna in aanu soo wadin wax magacaabis ah...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi oo lala Yeeshay Waraysi, kana hadlay arrimo badan, Sullaadinta hurinaya colaada, Dhismaha Xukuumadiisa qabyada ah, Sababtii uu ugu horeeyey Jabuuti iyo arrimo badan oo kale.

0 Visits: 1918 | Tuesday January 23, 2018 - 03:10:52
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi oo lala Yeeshay Waraysi, kana hadlay arrimo badan, Sullaadinta hurinaya colaada, Dhismaha Xukuumadiisa qabyada ah, Sababtii uu ugu horeeyey Jabuuti iyo arrimo badan oo kale.

Read More »

Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye ee Laanta Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Ugu Baaqay Beelaha ku Dagaalamaya Darar-weyne inay Colaadda Joojiyan, farayna qiimaha nabaddu leedahay, Maamulka Gobolka Sanaag oo u Fariin khaasa u diray....

0 Visits: 1039 | Tuesday January 23, 2018 - 02:41:55
Gudoomiye ku xigeenka Kulmiye ee Laanta Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Ugu Baaqay Beelaha ku Dagaalamaya Darar-weyne inay Colaadda Joojiyan, farayna qiimaha nabaddu leedahay, Maamulka Gobolka Sanaag oo u Fariin khaasa u diray....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: ku-xigeenka Hanti-dhowraha guud oo ku eedeyey Hanti dhowraha dhowaan Madaxweyne Muuse Magacaabay inuu Musuq-maasuq xadhkaha goostay uu sameeyey xilligii uu Dekedda Berbera maareeyaha ka ahaa, khilaaf ka dhex-qarxay saraakiisha u saraysa hanti dhowrka dalka...

0 Visits: 1959 | Monday January 22, 2018 - 19:32:52
Daawo Xogreeb Tv: ku-xigeenka Hanti-dhowraha guud oo ku eedeyey Hanti dhowraha dhowaan Madaxweyne Muuse Magacaabay inuu Musuq-maasuq xadhkaha goostay uu sameeyey xilligii uu Dekedda Berbera maareeyaha ka ahaa, khilaaf ka dhex-qarxay saraakiisha u saraysa hanti dhowrka dalka...

Read More »

Daawo: Suldaan Guud Ee Beelaha Garxajis Oo Sheegay Inuu Dagaalka Ceel-afweyn U Dhaxeeyo Xukuumadda Iyo Beel , Ka Shifayna Shixnada Hub Ah Oo Xukuumaddu Siisay Beesha Habar-jeclo + Suldaan Maxamed Oo Shaaciyey Inuu Garxajis Oo Dhammi Dagaalka Gelayo.

0 Visits: 2515 | Monday January 22, 2018 - 17:57:09
Daawo: Suldaan Guud Ee Beelaha Garxajis Oo Sheegay Inuu Dagaalka Ceel-afweyn U Dhaxeeyo Xukuumadda Iyo Beel , Ka Shifayna Shixnada Hub Ah Oo Xukuumaddu Siisay Beesha Habar-jeclo + Suldaan Maxamed Oo Shaaciyey Inuu Garxajis Oo Dhammi Dagaalka Gelayo...

Read More »

"..Dilka iyo dhiiga micno darada ku daadanaya dadkeena kama go'o, ee wixii is maandhaaf ah ee jira waa in lagu dhammeeyaa is afgarad...madaxda dhaqanka ee labada dhinac ugu baaqayaa inay sida ugu dhakhsaha badan uga hawl-galaan daminta colaaddaasi". Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

0 Visits: 1170 | Monday January 22, 2018 - 04:30:00
"..Dilka iyo dhiiga micno darada ku daadanaya dadkeena kama go'o, ee wixii is maandhaaf ah ee jira waa in lagu dhammeeyaa is afgarad...madaxda dhaqanka ee labada dhinac ugu baaqayaa inay sida ugu dhakhsaha badan uga hawl-galaan daminta colaaddaasi". Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Read More »

Hiigsiga Dekedda Berbera iyo Himilada, Waxqabadka Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi!. W/Q Farxan Guuleed Daahir Warsame

0 Visits: 1347 | Monday January 22, 2018 - 02:57:55
Hiigsiga Dekedda Berbera iyo Himilada, Waxqabadka Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi!. W/Q Farxan Guuleed Daahir Warsame

Read More »

Hiigsiga Dekedda Berbera iyo Himilada Waxqabadka Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi!. W/Q Farxan Guuleed Daahir Warsame

0 Visits: 1202 | Monday January 22, 2018 - 02:57:55
Hiigsiga Dekedda Berbera iyo Himilada Waxqabadka Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi!. W/Q Farxan Guuleed Daahir Warsame

Read More »

Xisbiga WADDANI oo dhaq-dhaqaaq Siyaasadeed ka Bilaabay Gobolka Awdal, kalana hadlay Doorashadii oo ay shacabka u sheegeen in la boobay Codkoodii

0 Visits: 1337 | Sunday January 21, 2018 - 23:53:06
Xisbiga WADDANI oo dhaq-dhaqaaq Siyaasadeed ka Bilaabay Gobolka Awdal, kalana hadlay Doorashadii oo ay shacabka u sheegeen in la boobay Codkoodii

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xiisad Dagaal oo Dib uga Curatay Deeganka Darar-weyne oo u dhow Ceel-afweyn, khasaaraha ka dhashay oo laga waraystay goob-jooge

0 Visits: 1571 | Sunday January 21, 2018 - 20:33:33
Daawo Xogreeb Tv: Xiisad Dagaal oo Dib uga Curatay Deeganka Darar-weyne oo u dhow Ceel-afweyn, khasaaraha ka dhashay oo laga waraystay goob-jooge

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi ma Qoomameeyeya Weedhihii Xanafta lahaa ee ay ku oloolleeyen Isagga iyo Maxamed Kaahin Xilligii olollaha ee Waddani iyo deegaanada laga taageero inay soomali-weyn yihiin?. Halkan kaga bogo.

0 Visits: 2387 | Sunday January 21, 2018 - 02:50:02
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi ma Qoomameeyeya Weedhihii Xanafta lahaa ee ay ku oloolleeyen Isagga iyo Maxamed Kaahin Xilligii olollaha ee Waddani iyo deegaanada laga taageero inay soomali-weyn yihiin?. Halkan kaga bogo.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi siduu ula dhaqmaya Saxaafada Madaxa-banaan, miyuu la qaba cabudhinta wasiirkiisa Warfaafinta, ma ogol yahay in la dhaliilo Xukuumadiisa?. Fadlan halkan kaga bogo muuqaalkan goonida äh...

0 Visits: 2140 | Sunday January 21, 2018 - 02:46:32
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi siduu ula dhaqmaya Saxaafada Madaxa-banaan, miyuu la qaba cabudhinta wasiirkiisa Warfaafinta, ma ogol yahay in la dhaliilo Xukuumadiisa?. Fadlan halkan kaga bogo muuqaalkan goonida äh...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Muxuu Kaga Jawaabay Madaxweyne Muuse Biixi Su'aal laga waydiiyey Sixir-bararka, ma abaaray Halka Sartu ka Qudhuntay, mise wuu Dar-jiidhay bal u fiirso muuqaalkan

0 Visits: 1320 | Sunday January 21, 2018 - 02:42:51
Daawo Xogreeb Tv: Muxuu Kaga Jawaabay Madaxweyne Muuse Biixi Su'aal laga waydiiyey Sixir-bararka, ma abaaray Halka Sartu ka Qudhuntay, mise wuu Dar-jiidhay bal u fiirso muuqaalkan

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi Maka Baxayaa Heshiiskii Saldhiga Mileteri ee Ciidamada Shisheeye lagu keenayey Berbera, golayaashana af-duubka Baashe Moorgan iyo Saleeban gaal ku mariyeen?. Kaga bogo halkan.

0 Visits: 1132 | Sunday January 21, 2018 - 02:38:38
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi Maka Baxayaa Heshiiskii Saldhiga Mileteri ee Ciidamada Shisheeye lagu keenayey Berbera, golayaashana af-duubka Baashe Moorgan iyo Saleeban gaal ku mariyeen?. Kaga bogo halkan.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Maxaa Kala Qabsaday Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wariyaal Tiro badan oo Su'aalo ku weeraray+ qaabkii uu uga jawaabay....Cajiib

0 Visits: 1976 | Sunday January 21, 2018 - 02:25:29
Daawo Xogreeb Tv: Maxaa Kala Qabsaday Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wariyaal Tiro badan oo Su'aalo ku weeraray+ qaabkii uu uga jawaabay....Cajiib

Read More »

Nuxurka Khudbad Macno Iyo Miisaan Siyaasadeed leh oo uu madaxweyne Muuse Biixi u Jeediyey Bulshada Reer Somaliland, Kagana Digay Gardarrada Soomaaliya Ka hayso Gobollada Bariga Dalka

0 Visits: 1119 | Saturday January 20, 2018 - 19:04:43
Nuxurka Khudbad Macno Iyo Miisaan Siyaasadeed leh oo uu madaxweyne Muuse Biixi u Jeediyey Bulshada Reer Somaliland, Kagana Digay Gardarrada Soomaaliya Ka hayso Gobollada Bariga Dalka

Read More »

"..Haddii Salaadiinta, Cuqaasha iyo Nabad-doonnadu shaqadooda garanayaan Agoonta lama boobeen..Xukuumadda waxaanu leenahay Caddaalad-baa Dadka midaysa, reerro ma mideeyaan, Xisbiyo ma mideeyaan, ee Caddaalad-baa midaysa". Sh. Aadan-Siiro

0 Visits: 1528 | Saturday January 20, 2018 - 00:23:31

featured