Wararka
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasi Maxamed Xaashi oo ka Hadley sida looga bixi Karo Saboolnimada, kuna dheeraday shaxaadda doorka Xukuumada iyo Baayac mushtariga u wada shaqeyn karaan....
Read More »
Baaq Caawimo ( Abwaan Baarleex ) oo Gurigiisa Xanuun Jiifa Umada Somaliyeed, Siiba S/Land Ilaahay Dartii hawgu gurmadaan....
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: "..Anigu (Xasan Ciise) Waxan Madaxweynaha Hambalyey markii Xisbiyada mucaaridku aqbaleen, waayo? Intii hore waa la isku haystay. Madaxweyne Bogsii Nabadaradii doorashada khaasatan Dhay dhalinyaradii mudaharaaday ee Xabaddu ku dhacday". Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee S/land…
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Dagaal la isu adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan oo saaka waqti kooban dhex maray ciidamada maamul-goboleedka Punland iyo Ciidamada qaranka S/land
Read More »
Wasiirka cusub ee Macdanta Oo Mashruuca Sahaminta Shidaal ee Gobolka Saaxil ugu Wan-qalay Qabyaalad, eex iyo Qaraabo Kiil, kana dhigay Shaqaalaha Mashruuca Beeshiisa Iyo Fadeexado Bar-madow Ku ah Taarikhda Madaxweyne Biixi oo Jeexay+ Liiska Magacyada Shaqaalaha Mashruuca ee Beeshisa....!!!
Read More »
Daawo Xogreeb TV: Mujaahidiinta Soyaal Ee Gobolka Saaxil Oo Cabasho Ka Muujiyey Dhisme Dawlada Hoose Berbera Ka Dumisey Oo Ku yaal Xayndaabka Xaruntooda
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Maayir Soltelco oo eeddo ku Hur-gufay Xildhibaano dareenkooda Cabiray oo u ka Cabsi qabo inay Mooshin Xilka kaga Tuuran, kana dalbaday inay banaanka usoo baxdo Cid uu sheegay inay mudanayaasha golihiisa ka dambayso....
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: "..Xukuumadda intaas oo Sirdoon ah leh ayaa laba Jilib oo yaryar oo Somaliland ku nool oo meel wada dega intaas sannadood Dagaalka socda la ogaan kari la'yahay sababtiisa..Waaka Rasaasta bixinaya, waaka kaa wax dilaya Qarinaya, waaka sahanka u ah ee u warramaya ka wax dilaya".…
Read More »
Aragtidaydu waa mid ku sahabsan in yar (hal wadan) oo aan ka arkay habka uu u shaqeeyo xisbiga wadani
Read More »
Fadeexad Dul Hoganaysa Gudoomiyaha Hay 'ada Shaqaalaha Mr . Sharma'arke Iyo Musuq Maasuq Ka Soo If Baxay Dhaqaalihii Baanka Aduunku Ugu Tala Galay Tayeynta Shaqaalaha Dawlada Somaliland + Dareenada Ku Xeeran…
Read More »
Madaxweyne Dan Sixir-barar maha Tan aad Soo Waddaa ee Waa Daan-daansi Telesom iyo Dahabshiil ka Dhan ah oo Cid loogu Muraad-quminayo!!!.
Read More »
Eex ma tiraabayo, oo Alle iguma oga aflagaadana uma jeedo, xaasha. Qormadani waa isa-sixid iyo baraarujin.
Read More »
Daawo Xogreeb TV: Aqlabiyada Xildhibaanada Golaha Deeganka Hargeysa Oo Soo Dhoweyey Wax Ka Bedelka Doorashada Mayirka Xaalna Ka Bixiyey Xildhibaan Weraray Golaha Wakilada
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiyaha Wadani oo Jawaab Kulul ka bixiyey Hadalkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Kasoo yeedhay, kana hadlay shaqaaqadii Darar-weyne
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Xildhibaanada Golaha Deeganka Gabiley oo niyad-sami Ku soo dhoweeyey Xeerka Xilka lagaga qadayo Maayirada, Maayir Maxamed Amina Ku Eedeyey Musuqmaasuq baahsan...
Read More »
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Walalaha ah ee Dagaalku ku Dhex-maray Dararweyne....
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: Jaaliyadda Toronto iyo Masuuliyiinta Kulmiye ee Laanta oo Casho Sharaf ku Maamusay Aqoon yahan Maxamed Cali Bile
Read More »
Xeerkii Wakiiladdu Ansixiyeen ee lagu dhimay Tirada Xilalka lagaga qaadi karo Maayiradda oo Hurdada u diiday Maayirada Berbera, Gabiley iyo Hargeysa + Dalabyo Laalush oo ay u Bandhiigeen Wasiir Maxamed Kaahin oo Ay Guul-darro kala huleeleen+ Soltelco Madaxtooyada Micin-biday+Cidin oo Xaga Xididnimada…
Read More »
Daawo Xogreeb Tv: wasiirka arrimaha gudaha Kornayl Maxamed Kaahin oo Goor ay Xeedho iyo Fan-dhaal kala dhaceen ka hadlay shaqaaqadii Deeganka Darar-weyne, sheegayna In dhimashada iyo dhaawacu 50-ka badan yahay...
Read More »
Xaasaasi Daawo Xogreeb Tv: Madaxweyne Muuse Biixi oo u Quus-gooyey Xil-sugayaashii Xisbigiisa ee Agaasimayaasha guud iyo mareeyayaasha Hay'adaha Dawlada, sheegayna in aanu soo wadin wax magacaabis ah...
Read More »
|
|