Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Ogaalkeen Shirkadda Sagal-jet 12-kii Sanno ee u Dambeeyey Waxay ahayd Horyaalka Iyo Laf-dhabarta Shirkadaha Daabacaada, Waxayna Dabooshay Baahi lagaga Maarmay Dalab-dibadeed, xusaska Weynaynta Munaasibadaha qaran iyo Kal-furnaanta Tayo Bay-nagu Kasbadeen!!!.

0 Visits: 132 | Wednesday April 25, 2018 - 03:33:50
Ogaalkeen Shirkadda Sagal-jet 12-kii Sanno ee u Dambeeyey Waxay ahayd Horyaalka Iyo Laf-dhabarta Shirkadaha Daabacaada, Waxayna Dabooshay Baahi lagaga Maarmay Dalab-dibadeed, xusaska Weynaynta Munaasibadaha qaran iyo Kal-furnaanta Tayo Bay-nagu Kasbadeen!!!.

Read More »

Qabyada degelka taala way badan tahay. Qoraa:- Eng Yasin Cabdala Jama

0 Visits: 470 | Tuesday April 24, 2018 - 19:00:22
wakhtigan la joogo waxa layska gumaystaa caloosha iyo wixii af qaadi lahaa sida ay u dhan yihiin calooshooda ayay u shaqaystaan , hunguri iyo hawada nafta ayay shaqaale u yihiin. Waxa soo raaca mid mid aan wax badan dhaamin oo hankiisu hebel ku xidhan yahay waxaana mayalka u haya maalinba halka hungirigisu…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Masuulka uu Madaxweyne Muuse Biixi u Magacaabay Gudoomiyaha Baanka oo ahaa Shaqsigii ka Dambeeyey Khalkhalintii Natiijada Doorashadii Madaxtooyadda ee Dadku ku Dhintay, Sheegaynaa inuu Waddani Helay Doorashadii Madaxtooyada 13-kii Novomber welina Rumaysan in lagaga Shubtay....?.

0 Visits: 2017 | Tuesday April 24, 2018 - 04:12:14
Daawo Xogreeb Tv: Masuulka uu Madaxweyne Muuse Biixi u Magacaabay Gudoomiyaha Baanka oo ahaa Shaqsigii ka Dambeeyey Khalkhalintii Natiijada Doorashadii Madaxtooyadda ee Dadku ku Dhintay, Sheegaynaa inuu Waddani Helay Doorashadii Madaxtooyada 13-kii Novomber welina Rumaysan in lagaga Shubtay....?.

Read More »

Daawo Barnaamijka Waxqabaadka Dekedda Berbera ee 120-ka Maalmood ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi iyo doorka Horumarka ah ee u ku Talaabsaday Mareeye Siciid Xasan Cabdilahi.....

0 Visits: 1675 | Sunday April 22, 2018 - 20:00:00
Daawo Barnaamijka Waxqabaadka Dekedda Berbera ee 120-ka Maalmood ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi iyo doorka Horumarka ah ee u ku Talaabsaday Mareeye Siciid Xasan Cabdilahi.....

Read More »

ITUS OO I TAABSII. W/Q Eng. Cabdixakiim Maxamed Cabdi

0 Visits: 137 | Sunday April 22, 2018 - 17:53:37
"Siiraanyo waxa uu jabiyaya tastuurka, waxa uu khiyaameeyay shacabka waxa uu himaladoodii ku riday hogmodaw, oo adkaanaysay in laga soo saaro, waxa uu mutaystay in maxkamada lagu qaado"

Read More »

Shaqsiyada ka mushahar qaata xukumada Muuse Biixi oo afduubay xafladii 18 may ee gobalka Minnesota

0 Visits: 255 | Sunday April 22, 2018 - 02:30:08
Shaqsiyada ka mushahar qaata xukumada Muuse Biixi oo afduubay xafladii 18 may ee gobalka Minnesota

Read More »

Aabo Muuse iyo NGO…….? Qore Cabdirasaaq Askar

0 Visits: 463 | Sunday April 22, 2018 - 02:16:12
Siyaasad iyo dawladnimo intaba, bal u fiirsada Qasriga kuwa ku, urursan tayadooda , kuwa Madaxweynaha u ehelka ahi waa kuwaa iyo kuwa, aan dhaamin oo uu xilal sare ku taxay, ma kuwaas ayaa xaaladan..Madaxweyne waxaan kugula talinayaa jid dheer iyo hawlo culus ayuu xambaarsan yahay xilka laguu doortay,…

Read More »

"..Madaxweyne Muuse Markuu Imaaraadka tegay Wasiirka madaxtooyada miyaanuu cadayn Inay heshiiska wada galeen somaliland iyo imaaraadku...Sidee Somaliland heshiis loola galay Ayey isku raacsan Yihiin Farmaajo, khayre , baarlamaan somalia..". Siyaasi Kayd Cabdilahi oo Kabaha la Dulmaray Huwanta Isku Bahaysatay Dagaalka Somaliland

0 Visits: 76 | Saturday April 21, 2018 - 02:37:24
"..Madaxweyne Muuse Markuu Imaaraadka tegay Wasiirka madaxtooyada miyaanuu cadayn Inay heshiiska wada galeen somaliland iyo imaaraadku...Sidee Somaliland heshiis loola galay Ayey isku raacsan Yihiin Farmaajo, khayre , baarlamaan somalia..". Siyaasi Kayd Cabdilahi oo Kabaha la Dulmaray Huwanta…

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Dood Xasaasiya oo Idaacada BBC-du u qabatay Wasiir Sacad Cali Shire iyo Xubno Mucaarid ah... Wasiirka oo Ku Fashilmay inuu Saafo halka Sartu ka qudhuntay Iyo Mucaridka oo Ku muquiniyey...

0 Visits: 137 | Friday April 20, 2018 - 20:28:37
Daawo Xogreeb TV: Dood Xasaasiya oo Idaacada BBC-du u qabatay Wasiir Sacad Cali Shire iyo Xubno Mucaarid ah... Wasiirka oo Ku Fashilmay inuu Saafo halka Sartu ka qudhuntay Iyo Mucaridka oo Ku muquiniyey...

Read More »

Faaleyn iyo Falanqeyn kooban "Waxqabadka xukumada120 kii maalmood ee la soo dhaafay"!. qalinkii A/rahman fidhinle UK

0 Visits: 131 | Friday April 20, 2018 - 04:06:42
Siyaasadda Arimaha debeda ee Somaliland way ka " ilduuftay Ahmiyada Marsada Berbera". Somaliland kama ay Faa'ideysan istiraajiyada ay leedahay Marsada Berbera oo dhacda marinka Aduunka ugu muhiimsan ee ganacsiga aduunka badankiisu maro, marinkaas oo uu maro shidaalka aduunka ugu badani ayaa…

Read More »

Gudoomiyaha Hayadda shaqaalaha Sharmarke Geelle Halyeey Baylah Tiray Nidaamka Shaqaalaha Dawlada Iyo Mucjisada Waxqabad muga-weyn.....!!!

0 Visits: 254 | Thursday April 19, 2018 - 05:30:49
Gudoomiyaha Hayadda shaqaalaha Sharmarke Geelle Halyeey Baylah Tiray Nidaamka Shaqaalaha Dawlada Iyo Mucjisada Waxqabad muga-weyn.....!!!

Read More »

MAXAA SABABAY TAYO XUMADA WADOOYINKA CAASIMADA? YAASE GACANTA KU HAYA MAAMULKA WARSHADA NAAS-ABAARSO SITE. Siyaasi Maxamed Gacayte

0 Visits: 162 | Thursday April 19, 2018 - 03:00:39
"Walee qalin daraalaha, Danbi shacabka laga galay, Kama qariyo wadhatada Walee qoonka mililka leh, Qarka sare ma dhaydhayo" IHN. Abw. Gaariye.

Read More »

Somaliland Human Rights Bulletin "Injustice to anyone is a threat to justice for everyone"

0 Visits: 28 | Thursday April 19, 2018 - 02:54:48
Somaliland Human Rights Bulletin "Injustice to anyone is a threat to justice for everyone"

Read More »

"Ninkii Hadlayaaba Ha Iska Hadlee Heellada Inoo Tuma" Hadh Cadbuu Dhacay Heshiiskii Dhexmaray Somaliland, Itoobiya iyo Dp World, Dekedda Berberana Waxay Taladeedu ka Go'daa Madaxweynaha Iyo Maareeyaha Dekedda u Wakiishay...?

0 Visits: 177 | Thursday April 19, 2018 - 02:31:47
"Ninkii Hadlayaaba Ha Iska Hadlee Heellada Inoo Tuma" Hadh Cadbuu Dhacay Heshiiskii Dhexmaray Somaliland, Itoobiya iyo Dp World, Dekedda Berberana Waxay Taladeedu ka Go'daa Madaxweynaha Iyo Maareeyaha Dekedda u Wakiishay...?

Read More »

Gudoomiye Sharmarke Masuul u Hagar-baxay Qaran oo aan Hagran Iyo Mucjisooyinka Waxqabadka Mudada Kooban ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi uu ka Sameeyey Hay'adda shaqaalaha Dawladda!!!

0 Visits: 288 | Tuesday April 17, 2018 - 02:33:57
Gudoomiye Sharmarke Masuul u Hagar-baxay Qaran oo aan Hagran Iyo Mucjisooyinka Waxqabadka Mudada Kooban ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi uu ka Sameeyey Hay'adda shaqaalaha Dawladda!!!

Read More »

Tuf caleek i dhaha Hadaan Aamina Weris Toobad loo celinin , Hore loo yidhi xasan jigin Bikh. W/Q Farxaan Guuled Warsame

0 Visits: 403 | Monday April 16, 2018 - 23:08:03
Tuf caleek i dhaha Hadaan Aamina Weris Toobad loo celinin , Hore loo yidhi xasan jigin Bikh. W/Q Farxaan Guuled Warsame

Read More »

WAA MAANSADII LABAAD IYO SILSILADII DABAGURA EE BILOWGA AHAYD SILSILADAN OO LA KOWSATAY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI IYO XUKUUMADIISA GABYO. W/Q. Abbas Ahmed Abbas

0 Visits: 175 | Monday April 16, 2018 - 20:17:33
WAA MAANSADII LABAAD IYO SILSILADII DABAGURA EE BILOWGA AHAYD SILSILADAN OO LA KOWSATAY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI IYO XUKUUMADIISA GABYO. W/Q. Abbas Ahmed Abbas

Read More »

Waa Kuma Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo la Filaayo inuu Noqdo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani...?.

0 Visits: 874 | Saturday April 14, 2018 - 19:39:25
Waa Kuma Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo la Filaayo inuu Noqdo Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani...?.

Read More »

Mar Hadii Xoghaye Uur-cadde Xilkii Laga qaaday, Xoghayaha guud ee Waddani Waa In Loo Magacaaba Siyaasiga Ruug-cadaaga ah ee Aadan Suldan Cabdiraxmaan....?

0 Visits: 504 | Saturday April 14, 2018 - 17:15:19
Mar Hadii Xoghaye Uur-cadde Xilkii Laga qaaday, Xoghayaha guud ee Waddani Waa In Loo Magacaaba Siyaasiga Ruug-cadaaga ah ee Aadan Suldan Cabdiraxmaan....?

Read More »

Faaidada ku jirta in la xisaabtamo, ama wax la isweydiiyo.Qore Ahmed miino

0 Visits: 201 | Friday April 13, 2018 - 03:21:18
Faaidada ku jirta in la xisaabtamo, ama wax la isweydiiyo.Qore Ahmed miino

Read More »

featured