Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Baashe Morgan oo ka Hadley Shirkad Budh-cad ah oo ay u samaysteen in Maalgashiga Shirkadaha Shisheeye Somaliland ka sameeyan la lunsado, Madaxweyne Muuse Biixina qabadsiiyey inuu u Wakiishay dhaxalwareejinta Hantida qaran...Safiirka oo Ku haftay Su"aalo la xidhiidha Wasaaraday hoostagayso.

0 Visits: 1212 | Sunday February 11, 2018 - 04:41:08
Daawo Xogreeb Tv: Baashe Morgan oo ka Hadley Shirkad Budh-cad ah oo ay u samaysteen in Maalgashiga Shirkadaha Shisheeye Somaliland ka sameeyan la lunsado, Madaxweyne Muuse Biixina qabadsiiyey inuu u Wakiishay dhaxalwareejinta Hantida qaran...Safiirka oo Ku haftay Su"aalo la xidhiidha Wasaaraday…

Read More »

Beelaha Darafyada S/land ee Sool, Sanaag-bari iyo Awdal oo Oloolle Xoogan ugu Jira Hanashada Jagada Gudoomiyaha Maxkamada Sare...Aragtiyaha Bulshada Goboladaas Iyo Cugashada Madaxweyne Biixi ee Hanaanka Cadaalada Iyo Qorshaha Saami-qaybsi Qaran loo Dhan-yahay...?.

0 Visits: 2217 | Sunday February 11, 2018 - 03:07:03
Beelaha Darafyada S/land ee Sool, Sanaag-bari iyo Awdal oo Oloolle Xoogan ugu Jira Hanashada Jagada Gudoomiyaha Maxkamada Sare...Aragtiyaha Bulshada Goboladaas Iyo Cugashada Madaxweyne Biixi ee Hanaanka Cadaalada Iyo Qorshaha Saami-qaybsi Qaran loo Dhan-yahay...?.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "...Faysal Cali Waraabe Waxa uu ka Sinneysta Siyaasada... Waa Basaaskii afweyne, manay ahayn inuu Umadda soo Horjoogsado. Waayo?. Saddeex jeer ayey Uf tidhi Bulshadu. Markii u dambaysay meeqaamka uu umada Ku leeyahay Faysal Codkii Xumaaday ayaa ka badnaa kuu helay". Xildhibaan Cabdilahi Black

0 Visits: 2433 | Saturday February 10, 2018 - 21:09:58
Daawo Xogreeb Tv: "...Faysal Cali Waraabe Waxa uu ka Sinneysta Siyaasada... Waa Basaaskii afweyne, manay ahayn inuu Umadda soo Horjoogsado. Waayo?. Saddeex jeer ayey Uf tidhi Bulshadu. Markii u dambaysay meeqaamka uu umada Ku leeyahay Faysal Codkii Xumaaday ayaa ka badnaa kuu helay". Xildhibaan…

Read More »

Daawo Muuqal Uu Wariye Maxamed Siciid Gaaxnuug Ka Diyaariyay Taariikh Nololeedkii Taliyihii Hore Ee Ciidamada Nabad Galiyada Wadooyinka Gobolka Togdheer Marxuum Cabdillahi Faarax Jaamac(Soofadhiiste) Oo Ay Sharaxaad Ka Bixinayaa Saraakiishii Ay Soo Wada Shaqeeyeen

0 Visits: 1998 | Saturday February 10, 2018 - 20:00:31
Daawo Muuqal Uu Wariye Maxamed Siciid Gaaxnuug Ka Diyaariyay Taariikh Nololeedkii Taliyihii Hore Ee Ciidamada Nabad Galiyada Wadooyinka Gobolka Togdheer Marxuum Cabdillahi Faarax Jaamac(Soofadhiiste) Oo Ay Sharaxaad Ka Bixinayaa Saraakiishii Ay Soo Wada Shaqeeyeen

Read More »

Warbaahin Xogreebnews oo Heeshay Warqad taabanaysaa Qulubta Muwaadiniinta S/land oo u Qoray Godka Lagu Jannee Madaxweyne Maxamed X. Ibraahin Cigaal, kuna Socotay Maayirka iyo Badhasaabkii Saaxil… Madaxweyne Cigaal Waxa uu Xaaran ka dhigay Guryo dawladu lahayd oo xiligiisi laga Iibiyey Ganacsade Baxsane, oo u Iibiyey Inaadeerkii Wali Daa'uud Cigaal…

0 Visits: 2659 | Saturday February 10, 2018 - 04:47:10
Warbaahin Xogreebnews oo Heeshay Warqad taabanaysaa Qulubta Muwaadiniinta S/land oo u Qoray Godka Lagu Jannee Madaxweyne Maxamed X. Ibraahin Cigaal, kuna Socotay Maayirka iyo Badhasaabkii Saaxil… Madaxweyne Cigaal Waxa uu Xaaran ka dhigay Guryo dawladu lahayd oo xiligiisi laga Iibiyey Ganacsade Baxsane,…

Read More »

Fadeexad Daaha-ka Fayday Qabyaalada Wasiirka Macdanta Xukuumadda Muuse Biixi ka Dhex-wado Gobolka Saaxil + Mashruuca Sahaminta Shidaal Iyo Maamka Tuulooyinka uu maraayo oo Nidar ku maray inaanu Fooda soo gelin Karin Wasiir Jaamac Cigaal iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

0 Visits: 1231 | Saturday February 10, 2018 - 03:51:37
"..Waxanu leenahay Wasiirka Berbera Ciise Muuse ayaa Ilahay ku Beeray. Deegaanka Wax laga baadhayanaa Maxamed Ciise ayaa dega. Wallaahi inaanan kaa aqbalayn Habar-jeclo Gudoomiye ku xigeen u noqda.. budhcad qaabileyste ah weeye Wasiirkan Macdanta la keenay iyo kan dhaameelkii Baarlamaanku waalay…

Read More »

Wasaarada maaliyada Somaliland Baashe Morgan Iyo Sacad Cali Shire oo Imaaraadka ka diwaan gashaday shirkad xasaasi ah warbixintii shirkadaasi Nala wadaaga

0 Visits: 1098 | Saturday February 10, 2018 - 01:38:27
Wasaarada maaliyada Somaliland Baashe Morgan Iyo Sacad Cali Shire oo Imaaraadka ka diwaan gashaday shirkad xasaasi ah warbixintii shirkadaasi Nala wadaaga

Read More »

Hadalhaynta Xukuumada Cusub! Sidee shacabka Somaliland u arkaan Xukuumada cusub ? - Qalinkii A/rahman fidhinle UK

0 Visits: 1213 | Saturday February 10, 2018 - 01:32:11
Shacabka Somaliland waxay madaxweyne MBA ka filanayeen isbedel siyaasadeed iyo mid maamul oo mug leh (Political Reforms ) Waxaana laga filaayey dhisme dawladeed oo aan daboolneyn ee daahfuran taas oo ku saleysan cadaalad, wadatashi iyo wax-wadalahaansho.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Dhibaatoyinka Haysta Guurka Dhalinyarada iyo waxa lagaga gudbay Khudbadii Jimcaha sh. Cabdilaahi cabdi

0 Visits: 945 | Saturday February 10, 2018 - 01:26:33
Daawo Xogreeb Tv: Dhibaatoyinka Haysta Guurka Dhalinyarada iyo waxa lagaga gudbay Khudbadii Jimcaha sh. Cabdilaahi cabdi

Read More »

"Xukuumadda cusub waxaanu leenahay talooyinka (wax lagaga qabanayo Sicir-bararka) waxa ku dhex jira Dad badan oo ay ka mid yihiin kuwii hore ee dhibta geystay... Dalkan yar waa loo soo shaqo tagay ee Go'aannada aynu qaadanayno yaanay noqonin Go'aamo Cid Awood ku leedahay".Sheekh Aadan Siiro.

0 Visits: 1248 | Friday February 09, 2018 - 22:40:40
"Xukuumadda cusub waxaanu leenahay talooyinka (wax lagaga qabanayo Sicir-bararka) waxa ku dhex jira Dad badan oo ay ka mid yihiin kuwii hore ee dhibta geystay... Dalkan yar waa loo soo shaqo tagay ee Go'aannada aynu qaadanayno yaanay noqonin Go'aamo Cid Awood ku leedahay".Sheekh Aadan…

Read More »

Khatarta Sahaminta iyo Soo Saarista Shidaalka Somaliland: Macluumad Guud ee Shirkadaha Baadhista Dalka ka wada.

0 Visits: 1365 | Friday February 09, 2018 - 02:42:43
Khatarta Sahaminta iyo Soo Saarista Shidaalka Somaliland: Macluumad Guud ee Shirkadaha Baadhista Dalka ka wada.

Read More »

Xiisada Mashruuca Sahaminta Shidaal Berbera oo Cirka isku Shareeray, kaddib Markii Wasiir Jaamac Maxamuud Cigaal Xildhiban Siciid Sala-calee Laalush ku Siiyey Mashruuca inuu Ku-xigeen ka Noqdo...Gudoomiyaha Mashruuca oo Wasiirku kasoo Xushay Deegaankiisa Bariga Burco Fadeexado iyo Gadood Bulshada Deegaanku ku Diidan tahay Shaqaale Wasiirku ku koobay Beeshiisa....

0 Visits: 1816 | Thursday February 08, 2018 - 20:33:38
Xiisada Mashruuca Sahaminta Shidaal Berbera oo Cirka isku Shareeray, kaddib Markii Wasiir Jaamac Maxamuud Cigaal Xildhiban Siciid Sala-calee Laalush ku Siiyey Mashruuca inuu Ku-xigeen ka Noqdo...Gudoomiyaha Mashruuca oo Wasiirku kasoo Xushay Deegaankiisa Bariga Burco Fadeexado iyo Gadood Bulshada Deegaanku…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Waraysigii ugu Xiisaha Badnaa ee Fanaan Soomaaliyeed lala Yeesho oo Wariye Hereri la Yeeshay Xidigii Fanka Xasan Aadan samatar...Qosolka iyo Duxda Fanka oo u Saafay Xiligii ay ahayd...

0 Visits: 2097 | Thursday February 08, 2018 - 07:06:52
Daawo Xogreeb Tv: Waraysigii ugu Xiisaha Badnaa ee Fanaan Soomaaliyeed lala Yeesho oo Wariye Hereri la Yeeshay Xidigii Fanka Xasan Aadan samatar...Qosolka iyo Duxda Fanka oo u Saafay Xiligii ay ahayd...

Read More »

Danaha Shaqsi ee Wasiirka Macdanta oo Had iyo Jeer Galaafta Masiirka Shidaal Soo-saarista Somaliland Iyo Wasiir Jaamac Cigaalka Madaxweyne Muuse Dhowaan Magacaabay oo Raacay Jidkii guuldarada!.Warbixin

0 Visits: 1640 | Thursday February 08, 2018 - 04:17:27
Danaha Shaqsi ee Wasiirka Macdanta oo Had iyo Jeer Galaafta Masiirka Shidaal Soo-saarista Somaliland Iyo Wasiir Jaamac Cigaalka Madaxweyne Muuse Dhowaan Magacaabay oo Raacay Jidkii guuldarada!.Warbixin

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Dagaal Raga Iyo Dumarka Ku Dhex-maray Qabrigii Araweelo oo Ku yaala Duleedka Buurta Daalo ee Magaalada Ceerigaabo...Raga Shiid hadhkaga kaga Dhigay Xabaasha Iyo Haweenka oo Ubax ka Dul Taagaya...?.

0 Visits: 3447 | Wednesday February 07, 2018 - 06:00:22
Daawo Xogreeb Tv: Dagaal Raga Iyo Dumarka Ku Dhex-maray Qabrigii Araweelo oo Ku yaala Duleedka Buurta Daalo ee Magaalada Ceerigaabo...Raga Shiid hadhkaga kaga Dhigay Xabaasha Iyo Haweenka oo Ubax ka Dul Taagaya...?.

Read More »

Taariikh Nololeedkii Marxuum Cabdilaahi Jire Ducaale(1928-2014) Oo Ahaa Siyaasi Caan Ah oo Geyiga Somalidu degto laga wada-yaqaan..Qoyskiisa oo Masaajid Waqaf ah Ka Dhisay Xaafada Bada-cas ee Magaalada Hargeysa

0 Visits: 1658 | Wednesday February 07, 2018 - 04:33:12
Taariikh Nololeedkii Marxuum Cabdilaahi Jire Ducaale(1928-2014) Oo Ahaa Siyaasi Caan Ah oo Geyiga Somalidu degto laga wada-yaqaan..Qoyskiisa oo Masaajid Waqaf ah Ka Dhisay Xaafada Bada-cas ee Magaalada Hargeysa

Read More »

corruption Somaliland's Minister of Petroleum Exploration in Sahil Region

0 Visits: 1447 | Wednesday February 07, 2018 - 03:07:03
corruption Somaliland's Minister of Petroleum Exploration in Sahil Region

Read More »

Fadeexad: Mashruuca Sahaminta Shidaal ee Gobolka Saaxil oo Qarka u Saaran inuu Fashilmo Iyo Xiisad ka Taagan Shaqaale uu Wasiirka Macdantu Qabyaalad kaga Soo Qortay Deegaanka Beeshiisa ee Bariga Burco+ Gadoodka Bulshada Deeganka Baadhista laga samaynaayo...

0 Visits: 1378 | Wednesday February 07, 2018 - 02:18:06
Fadeexad: Mashruuca Sahaminta Shidaal ee Gobolka Saaxil oo Qarka u Saaran inuu Fashilmo Iyo Xiisad ka Taagan Shaqaale uu Wasiirka Macdantu Qabyaalad kaga Soo Qortay Deegaanka Beeshiisa ee Bariga Burco+ Gadoodka Bulshada Deeganka Baadhista laga samaynaayo...

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo Berri Salaasada Safar todoba Maalmood qaadan-doona ugu baxaya Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta+ Heshiiska Saldhiga oo dib loo Fasaxayo....

0 Visits: 1762 | Monday February 05, 2018 - 21:29:07
Madaxweyne Muuse Biixi oo Berri Salaasada Safar todoba Maalmood qaadan-doona ugu baxaya Dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta+ Heshiiska Saldhiga oo dib loo Fasaxayo....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Inaalilahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun Xisbiga Kulmiye oo ku Eedeyey Madaxweynihii hore Marxuum Cigaalkii Seeska u dhigay S/land inuu Dagaal ooggee ahaa...

0 Visits: 1615 | Monday February 05, 2018 - 02:05:06
Daawo Xogreeb Tv: Inaalilahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun Xisbiga Kulmiye oo ku Eedeyey Madaxweynihii hore Marxuum Cigaalkii Seeska u dhigay S/land inuu Dagaal ooggee ahaa...

Read More »

featured