Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Qaar Kamid ah Xildhibanada Deeganka Hargeysa iyo Dadweynaha Reer Xumbo-weyne oo faahfaahiyey Faashilka Biyo-gelintii lagu lunsaday Mallaayinka Dolar, Fartana ku Fiiqay shaqsiyaadkii Dambigaas galay, Maayir Soltelco oo Qaybka ahaa.

0 Visits: 1174 | Monday February 19, 2018 - 03:38:11
Daawo Xogreeb Tv: Qaar Kamid ah Xildhibanada Deeganka Hargeysa iyo Dadweynaha Reer Xumbo-weyne oo faahfaahiyey Faashilka Biyo-gelintii lagu lunsaday Mallaayinka Dolar, Fartana ku Fiiqay shaqsiyaadkii Dambigaas galay, Maayir Soltelco oo Qaybka ahaa.

Read More »

Raali-gelin ku Socota Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle...

0 Visits: 2201 | Monday February 19, 2018 - 02:07:31
Raali-gelin ku Socota Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle...

Read More »

Horumarka Dekedda Berbera ka Hana-qaaday Mudadii Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi, Hiigsiga Mustaqbalka Iyo Waxka qabashada Khilaafyada ee muddada gaaban & Isla Jaan-qaadka labada Dhinac..?. W/ Q Farxaan Warsame Cali.

0 Visits: 1813 | Sunday February 18, 2018 - 04:10:55
Halku Dhigyadii Maareeyaha Dekedda oo Rummobey. "..Waxaan Balan Qaadayaa In Aan Dhameeyo Cabasho Kasta Oo Taalay Dekada, Idinkuna Iisoo Duceeya"...Waxaan ku rajo waynahay kana Shaqayn doona in si la mid ah Sida Dekeda Jebel Ali Port u shaqaynayso ay u shaqayn doonto Dekeda Berbera".Maareeyaha…

Read More »

GUULDARADA TARTANKA ORADKA MARATHONKA 42KM/10KM KA SOO GAADHEY WASIIR BOOS MIRE MAXAMED IYO DHIIRIGALIN LA'AANTA DHALINYADA XUKUUMADA QABYO EE UU GADHWADEENKA KA YAHAY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI W/Q Oday Abbas Ahmed Abbas

0 Visits: 1396 | Sunday February 18, 2018 - 03:45:23
GUULDARADA TARTANKA ORADKA MARATHONKA 42KM/10KM KA SOO GAADHEY WASIIR BOOS MIRE MAXAMED IYO DHIIRIGALIN LA'AANTA DHALINYADA XUKUUMADA QABYO EE UU GADHWADEENKA KA YAHAY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI W/Q Oday Abbas Ahmed Abbas

Read More »

Somaliland Lawyers Association condemns the arrest of lawyer Abdirisaq Ismail Hassan.

0 Visits: 1828 | Sunday February 18, 2018 - 03:26:06
Somaliland Lawyers Association condemns the arrest of lawyer Abdirisaq Ismail Hassan.

Read More »

Ceeb iyo Fadeexad Weyn: Maayirka Hargeysa iyo Maamulaha Dugsiga Gaarka loo Leeyahay ee ELM SCHOOL ( EX-YOUNG MUSLIM SCHOOL) oo Kumanaan Dolar Awood Dawladeed Kaga Urursanaya Arday Masaakinta ah

0 Visits: 1994 | Sunday February 18, 2018 - 03:09:58
Mudooyinka u danbeeyay ayaa waxa soo baxaya musuqmaasuq baahsan oo dul hoganaya Mayor Soltelco oo lagu eedeeyay inuu qalabkan wadooyinka lagu dhiso si private ah ugu shaqaysto dakhli badana kasoo galo kaas oon ku leexan qasnada dawlada hoose

Read More »

"..Hanti Ummad ka dhaxaysa cid lunsato iyo sida uu Islaamku u arko...Nimanka Imaaraadku Dawlado badan ayay rogeen, waa Nimanka Yemen baa'biinaya, waa Nimanka Inqilaabkii Turkiga ka dambeeyay, waa Nimanka bixiyey Lacagta markii Itoobiyaanku soo galayeen Soomaaliya, Nimankaa heshiisyadooda iska ilaaliya ayaanu leenahay Xukuumadda cusub."Sheekh Aadan Siiro

0 Visits: 1685 | Saturday February 17, 2018 - 02:48:09
"..Hanti Ummad ka dhaxaysa cid lunsato iyo sida uu Islaamku u arko...Nimanka Imaaraadku Dawlado badan ayay rogeen, waa Nimanka Yemen baa'biinaya, waa Nimanka Inqilaabkii Turkiga ka dambeeyay, waa Nimanka bixiyey Lacagta markii Itoobiyaanku soo galayeen Soomaaliya, Nimankaa heshiisyadooda iska…

Read More »

Qalalaasaha Siyaasadeed Ee Dalka Itoobiya Saamayn Ma Ku Yeelan Karaa Somaliland?. W/Q: Cabdillaahi Axmed Caarshe,

0 Visits: 1518 | Friday February 16, 2018 - 22:08:42
Qalalaasaha Siyaasadeed Ee Dalka Itoobiya Saamayn Ma Ku Yeelan Karaa Somaliland?. W/Q: Cabdillaahi Axmed Caarshe,

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Saldhigii Mileteri ee Madaxweyne Muuse Biixi Sheegay inuu Hakiyey oo Shaqo Xawli ahi ka Socoto...Saldhiga oo Dhulkii Shacabka la Jiidhsiiyey Goormaa la Fasaxay Dhismaha, Mala Bilaabay Wadaadii....

0 Visits: 1794 | Friday February 16, 2018 - 18:15:43
Daawo Xogreeb TV: Saldhigii Mileteri ee Madaxweyne Muuse Biixi Sheegay inuu Hakiyey oo Shaqo Xawli ahi ka Socoto...Saldhiga oo Dhulkii Shacabka la Jiidhsiiyey Goormaa la Fasaxay Dhismaha, Mala Bilaabay Wadaadii....

Read More »

64 CISHO KA DIB WAA KUMA MADAXWEYNE #MUUSE BIIXI CABDI#. W/Q Abbas Ahmed Abbas

0 Visits: 1523 | Thursday February 15, 2018 - 16:58:31
64 CISHO KA DIB WAA KUMA MADAXWEYNE #MUUSE BIIXI CABDI#. W/Q Abbas Ahmed Abbas

Read More »

War Deg-deg: Raysal-wasaarihii dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo hadda Is-casilay

0 Visits: 1233 | Thursday February 15, 2018 - 16:06:34
War Deg-deg: Raysal-wasaarihii dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo hadda Is-casilay

Read More »

Muusihii Dhiira'naa Maxaa Helay: Xukuumad aan ka Turjumeyn Xiisihii Iyo Xamaasadii Doorashada oo Madaxweyne Muuse Biixi Soo Dhisay iyo Aragtida Dawlada Qabyada 64-ka Maalmood ah?. Faallo; Cabdicasiis Bashiir Nuur.

0 Visits: 1750 | Thursday February 15, 2018 - 05:57:51
Cugashadii Dadweynaha Codka Dhiibtay iyo Siyaasiyiintii safka hore ee Waddani iyo Kulmiye…Maxaa Sababay in Kulmiye Codad Badan ka helo Gobolo aan Weligii laga Taageerin iyo Kuwo uu Cudud-weyn ku lahaa inuu Hoos ugu dhaco Codadkii looga bartay!.

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Kaftanka Siyaasada: Cali Xaraare oo Sheegay inuu Madaxweyne Muuse Biixi ugu Necebyahay Dadka Maraykan Wax Kusoo Bartay..Prof Cali Khaliif, Prof Axmed Samatar, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Maxamed Cali Bile...yaa ka Dambeeya qaraxyada Boosaaso..?.

0 Visits: 1589 | Wednesday February 14, 2018 - 04:00:10
Daawo Xogreeb TV: Kaftanka Siyaasada: Cali Xaraare oo Sheegay inuu Madaxweyne Muuse Biixi ugu Necebyahay Dadka Maraykan Wax Kusoo Bartay..Prof Cali Khaliif, Prof Axmed Samatar, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Maxamed Cali Bile...yaa ka Dambeeya qaraxyada Boosaaso..?.

Read More »

Cadaymo Muujinaya Fadeexad Musuq-maasuq iyo eex Qabiil oo Dul-hogganaysa Wasiirka Macdanta S/land Jaamac Maxamuud Cigaal...Liiska Shaqaale Sahaminta Shidaal ee Gobolka Saaxil oo laga soo qoray Bariga Burco iyo Gadoodka Dadweynaha Saaxil...?.

0 Visits: 1337 | Wednesday February 14, 2018 - 01:55:48
Cadaymo Muujinaya Fadeexad Musuq-maasuq iyo eex Qabiil oo Dul-hogganaysa Wasiirka Macdanta S/land Jaamac Maxamuud Cigaal...Liiska Shaqaale Sahaminta Shidaal ee Gobolka Saaxil oo laga soo qoray Bariga Burco iyo Gadoodka Dadweynaha Saaxil...?.

Read More »

Maalin Taajir: Agaasimaha maamulka iyo Lacagta Ee Wasaarada Macdanta Somaliland.

0 Visits: 2153 | Wednesday February 14, 2018 - 01:53:17
Maalin Taajir: Agaasimaha maamulka iyo Lacagta Ee Wasaarada Macdanta Somaliland.

Read More »

Daawo Xogreeb TV: "..Hadaan ahayn Wasiirkii Biyaha, Waxan idin Leeyahay Ma Jiraan Biyo Hargeysa la Keena..Dadka waa la Jaho-wareeriyey oo waxa Lagu yidhi Biyuhuu Wadadaadasay marayaan, bulshada la iska Horkeenay, iyadoo Faashilka Mashruuca Xumbo-weyne Lagu Qarinaayo". Wasiirka Biyaha S/land Saleeban Cali Koore

0 Visits: 1083 | Tuesday February 13, 2018 - 02:35:53
Daawo Xogreeb TV: "..Hadaan ahayn Wasiirkii Biyaha, Waxan idin Leeyahay Ma Jiraan Biyo Hargeysa la Keena..Dadka waa la Jaho-wareeriyey oo waxa Lagu yidhi Biyuhuu Wadadaadasay marayaan, bulshada la iska Horkeenay, iyadoo Faashilka Mashruuca Xumbo-weyne Lagu Qarinaayo". Wasiirka Biyaha S/land…

Read More »

LAAMIGA KABAXA BERBERA UNA BAXA BURCO DEEGAANKEEBUU DHEX MARAA?. Cabdikhalaq Awal-bari

0 Visits: 2087 | Monday February 12, 2018 - 18:20:13
LAAMIGA KABAXA BERBERA UNA BAXA BURCO DEEGAANKEEBUU DHEX MARAA?. Cabdikhalaq Awal-bari

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Xildhibaan Dayib Xasan Boobe oo Ku Soo Eedeyey Wasiirka Macdanta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi inuu Dhinac maray Dhaartii umadda uu ugu dhaartay, kuna tilmaamay inuu Qabyaalad Burco kaga soo qortay Shaqaalaha Sahaminta Shidaal ee Saaxil, gadoodka deeganada baadhista laga samaynaayo...Fariin Xildhibaanku Madaxweyne u diray

0 Visits: 1242 | Sunday February 11, 2018 - 20:29:01
Daawo Xogreeb TV: Xildhibaan Dayib Xasan Boobe oo Ku Soo Eedeyey Wasiirka Macdanta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi inuu Dhinac maray Dhaartii umadda uu ugu dhaartay, kuna tilmaamay inuu Qabyaalad Burco kaga soo qortay Shaqaalaha Sahaminta Shidaal ee Saaxil, gadoodka deeganada baadhista laga samaynaayo...Fariin…

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Wasiirkii hore ee Ganacsiga Dr Cumar Shacayb oo Beeniyey Shirkad dalka Mashaaricdiisa lagu boobayo oo ay Dubai ka Samaysteen Wasiir Sacad iyo Baashe Morgan... "..Sabab Somaliland loo Aamini waayo garan maayo".

0 Visits: 1528 | Sunday February 11, 2018 - 19:58:00

featured