Wararka

Daawo Xogreeb Tv: Dhacdo Murugo Badan, Gabadh-yar oo Sagaal-jira oo u Geeriyootay Kufsi u kula kacay Nin Qabay Hooyadeed... Dambiilaha oo Ku xidhan Magaalada Burco

0 Visits: 839 | Saturday February 24, 2018 - 00:11:26
Daawo Xogreeb Tv: Dhacdo Murugo Badan, Gabadh-yar oo Sagaal-jira oo u Geeriyootay Kufsi u kula kacay Nin Qabay Hooyadeed... Dambiilaha oo Ku xidhan Magaalada Burco

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Maareeyihii Xilka laga qaaday ee Tv-ga Qaranka Somaliland Khadar Cakule oo sheegay inaanu Wasiir Guri-Barwaaqo awood u lahayn Xilka qaadistiisa, balse Madaxweynuhuu leeyahay awooda xilka qaafistiisa..."Wasiirka isku Digreeto ayaanu nahay".

0 Visits: 865 | Friday February 23, 2018 - 18:47:58
Daawo Xogreeb Tv: Maareeyihii Xilka laga qaaday ee Tv-ga Qaranka Somaliland Khadar Cakule oo sheegay inaanu Wasiir Guri-Barwaaqo awood u lahayn Xilka qaadistiisa, balse Madaxweynuhuu leeyahay awooda xilka qaafistiisa..."Wasiirka isku Digreeto ayaanu nahay".

Read More »

Qaybaha Bulshada Somaliland oo Si Weyn Ugu Hambalyeysay Madaxweyne Muuse Biixi Xilka u Magacaabay Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Aqoonyahan Maxamed Cali Bile

0 Visits: 1559 | Friday February 23, 2018 - 03:19:30
Qaybaha Bulshada Somaliland oo Si Weyn Ugu Hambalyeysay Madaxweyne Muuse Biixi Xilka u Magacaabay Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Aqoonyahan Maxamed Cali Bile

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil u Magacaabay Wiil uu Sodog u yahay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.

0 Visits: 2504 | Friday February 23, 2018 - 03:16:44
Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil u Magacaabay Wiil uu Sodog u yahay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.

Read More »

Xiisada muranka arimaha shidaal baadhista Gobolka Saaxil oo cirka isku shareeray. Qalinkii A/Rahman fidhinle

0 Visits: 1313 | Thursday February 22, 2018 - 18:36:12
Xiisada muranka arimaha shidaal baadhista Gobolka Saaxil oo cirka isku shareeray. Qalinkii A/Rahman fidhinle

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay 9 Masuul oo 3 Kamid ahi yihiin Beeshiisa Sacad-muuse iyo Xaajada Qabyaaladda oo Noqotay Ka Dar oo Dibi-dhal...

0 Visits: 1915 | Thursday February 22, 2018 - 16:05:26
Madaxweyne Muuse Biixi oo Magacaabay 9 Masuul oo 3 Kamid ahi yihiin Beeshiisa Sacad-muuse iyo Xaajada Qabyaaladda oo Noqotay Ka Dar oo Dibi-dhal...

Read More »

Hay'adda Shaqaaluhu Waa Muraayada Cadaaladda ee dawlada iyo Shaqaalaheeda, Gudoomiye Sharmarke oo ku Guuleystay inuu ka Shaqaysiiyo Awoodda Dastuurku siiyey Hay'ada u maamulo+ Mashruuca Tiro-koobka shaqaalaha oo Noqday Horumar iyo Guul lama Ilaawan ah oo ay ku Tallaabsatay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi!!!

0 Visits: 2135 | Thursday February 22, 2018 - 04:35:48
"..Ma Og-tahay, Hadii aad tahay shaqaale dawladeed oo aad cadaalad-daro tirsanayso inay xuquqdaada oo aan baryo ahayn hadh-cad Hay'adda shaqaaluhu kusoo dhicinayso, hadii kibir shaqada lagaaga eryey inay dib ugu celinayso..".

Read More »

Wasiir Sacad Cali Shire oo Shaasheeyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Cambaar Madow-na ku Noqday Aminaaddii Shacabka iyo Rajadii Xukuumada Cusub ee la dagaalanka Musuq-maasuqa!!!

0 Visits: 1329 | Thursday February 22, 2018 - 04:25:51
Wasiir Sacad Cali Shire oo Shaasheeyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Cambaar Madow-na ku Noqday Aminaaddii Shacabka iyo Rajadii Xukuumada Cusub ee la dagaalanka Musuq-maasuqa!!!

Read More »

Daawo; Suldaan Dagaal Ogge ah oo u Hanjabay Xukuumadda iyo Ganacsade Reer Somaliland ah "Waxa Lagu Soo Duulay Magaaladii Oodweyne. Ninkan Basaaska U Ah Jabuuti ee Ina-aw-siciid.Haddii ay arrintaasi sii socoto waanu Garanaynaa Reerahooda, waxaanay tagaysaa aarsi. Ama Muuse Biixi RRU-da iyo ciidan ha ku soo diro". Muuse Cune

0 Visits: 1244 | Thursday February 22, 2018 - 04:21:41
Daawo; Suldaan Dagaal Ogge ah oo u Hanjabay Xukuumadda iyo Ganacsade Reer Somaliland ah "Waxa Lagu Soo Duulay Magaaladii Oodweyne. Ninkan Basaaska U Ah Jabuuti ee Ina-aw-siciid.Haddii ay arrintaasi sii socoto waanu Garanaynaa Reerahooda, waxaanay tagaysaa aarsi. Ama Muuse Biixi RRU-da iyo ciidan…

Read More »

Gabadh U Tartantay Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qaramada Midoobay Somaliland U Keeneen Guubaabin "..Doorashadii Baarlamaanka Somaliland ayaa soo socota waa inay dumarku ka qeybgalaan oo ay tartamaan Xafiiska qaramada midoobay ee haweenka ha igu yimaadaan kuwa ka qeybgalaya aniga ayaa caawinayaa", Faadumo Dayib

0 Visits: 1033 | Thursday February 22, 2018 - 04:13:33
Gabadh U Tartantay Madaxweynaha Soomaaliya Oo Qaramada Midoobay Somaliland U Keeneen Guubaabin "..Doorashadii Baarlamaanka Somaliland ayaa soo socota waa inay dumarku ka qeybgalaan oo ay tartamaan Xafiiska qaramada midoobay ee haweenka ha igu yimaadaan kuwa ka qeybgalaya aniga ayaa caawinayaa",…

Read More »

DAAWO; DADWEYNEHA REER BORAMA OO SIDA FIINTA UGA QAYLIYEYE CASHUURO UU KU SOO ROGEY MAAYIRKA MAGAALADA BORAMA MAXAMED XUSEEN MAYDHANE

0 Visits: 977 | Thursday February 22, 2018 - 04:10:05
DAAWO; DADWEYNEHA REER BORAMA OO SIDA FIINTA UGA QAYLIYEYE CASHUURO UU KU SOO ROGEY MAAYIRKA MAGAALADA BORAMA MAXAMED XUSEEN MAYDHANE

Read More »

War deg-deg ah: Guux iyo Xiisad Cakiran oo ka Taagan Deegaanka Shidaal-baadhista Gubanka Berbera+ Wasiirka Qabyaaladdu Madax-martay ee Macdanta oo Tahli waayey dajinta Xiisada uu abuuray....

0 Visits: 1410 | Wednesday February 21, 2018 - 20:13:05
War deg-deg ah: Guux iyo Xiisad Cakiran oo ka Taagan Deegaanka Shidaal-baadhista Gubanka Berbera+ Wasiirka Qabyaaladdu Madax-martay ee Macdanta oo Tahli waayey dajinta Xiisada uu abuuray....

Read More »

Musharrax Xildhibaan Ibraahin Jaamac Saleeban (Caanaha-riyaha) oo Shaaciyey inuu u Taagan-yahay Golaha Deegaanka Degmada Berbera Iyo Qaybaha Bulshada S/land oo si Weyn Usoo Dhoweeyey...

0 Visits: 2104 | Wednesday February 21, 2018 - 04:18:55
Musharrax Xildhibaan Ibraahin Jaamac Saleeban (Caanaha-riyaha) oo Shaaciyey inuu u Taagan-yahay Golaha Deegaanka Degmada Berbera Iyo Qaybaha Bulshada S/land oo si Weyn Usoo Dhoweeyey...

Read More »

Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha S/land Sharmarke Geelle Halyey Door-weyn Ku leh Himilooyinka Qaranka Iyo Hanaanka Tayada Badan ee Kala Haadinta Shaqaalaha Dawlada!W/Q Farxaan Guuleed Warsame.

0 Visits: 1476 | Wednesday February 21, 2018 - 04:00:31
Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha S/land Sharmarke Geelle Halyey Door-weyn Ku leh Himilooyinka Qaranka Iyo Hanaanka Tayada Badan ee Kala Haadinta Shaqaalaha Dawlada!W/Q Farxaan Guuleed Warsame.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxweynaha oo Qaabiley Maamulaha Guud ee DP World + Nuxurka laga wada hadlay iyo Dareenada ku Xeeran.

0 Visits: 1376 | Tuesday February 20, 2018 - 18:55:42
Daawo Xogreeb Tv: Madaxweynaha oo Qaabiley Maamulaha Guud ee DP World + Nuxurka laga wada hadlay iyo Dareenada ku Xeeran.

Read More »

Fadeexado Musuq-maasuq oo Dul-hogganaaya Maamulaha Waaxda Cashuuraha beriga Berbera Ciise Muxumed Raage...Xukuumada iyo Wasaaradda Maaliyada oo looga Fadhiyo Inay Degdeg Wax uga Qabato qalin shubatonimo Cusub.W/Q Farxaan Guuleed Warsame

0 Visits: 1520 | Tuesday February 20, 2018 - 04:16:51
Fadeexado Musuq-maasuq oo Dul-hogganaaya Maamulaha Waaxda Cashuuraha beriga Berbera Ciise Muxumed Raage...Xukuumada iyo Wasaaradda Maaliyada oo looga Fadhiyo Inay Degdeg Wax uga Qabato qalin shubatonimo Cusub.W/Q Farxaan Guuleed Warsame

Read More »

DHACDO UGUB KU AH DALKA IYO XUKUUMADIHII U DAMBEEYEY VS WASIIR KU DHAGAN MUSHAHARKA SHAQAALAHA WASAARADIISA W/Q Oday Abbas Ahmed Abbas

0 Visits: 1850 | Monday February 19, 2018 - 19:41:57
DHACDO UGUB KU AH DALKA IYO XUKUUMADIHII U DAMBEEYEY VS WASIIR KU DHAGAN MUSHAHARKA SHAQAALAHA WASAARADIISA W/Q Oday Abbas Ahmed Abbas

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley

0 Visits: 1130 | Monday February 19, 2018 - 19:12:44
Daawo Xogreeb Tv: Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Fanaanada Caanka ah Khadra Daahir oo ku Amaanta Maamulka Hayadda Shaqaalaha Somaliland Mashruuca Tiro Koobka Shaqaalaha, iskana Diiwaangelisay goobtaa...

0 Visits: 2060 | Monday February 19, 2018 - 04:13:35
Daawo Xogreeb Tv: Fanaanada Caanka ah Khadra Daahir oo ku Amaanta Maamulka Hayadda Shaqaalaha Somaliland Mashruuca Tiro Koobka Shaqaalaha, iskana Diiwaangelisay goobtaa...

Read More »

Daawo: Xisbiga Waddani oo Qiil u sameeyey Shaqsiyaadka ku Dhawaaqay Inay maamulo samaysanayaan, Kuna baaqay in Mashruuca Xunbo weyne la keeno Hargeysa oo laga cabo, Madaxweyne Muuse Biixina ku eedeyey inuu Dariqii musuq-maasuqa ee Siilaanyo Raacay, Dalkana aanu wax Isbedel ahi ka dhicin...

0 Visits: 1034 | Monday February 19, 2018 - 03:55:54

featured