Wararka

Xoghayaha Dawladda hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde Masuul Isku Darsaday Waxqabad iyo Hufnaan shaqo!!!.Qore Cabdifataax Cali Faarax.

0 Visits: 1581 | Monday March 19, 2018 - 02:12:25
Xoghayaha Dawladda hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde Masuul Isku Darsaday Waxqabad iyo Hufnaan shaqo!!!.Qore Cabdifataax Cali Faarax.

Read More »

Somali Unity: A Failed Experiment "Don't think of it as a failure, think of it as a designing experiments through which you are going to learn" – Tim Brown, CEO, IDEO.

0 Visits: 911 | Sunday March 18, 2018 - 03:36:44
Somali Unity: A Failed Experiment "Don't think of it as a failure, think of it as a designing experiments through which you are going to learn" – Tim Brown, CEO, IDEO.

Read More »

Dagaalka ganacsi iyo Kan Siyaasadeed ee La Kowsaday Dhalashadii Xukuumaddaha Kulmiye ee lagu Hayo Shirkada Telesom Xaguu Kasoo Fulay, muxuu'se Salka ku hayaa?.

0 Visits: 2448 | Sunday March 18, 2018 - 03:31:59
Cahdigii Marxuum Cigaal Iyo qaabkii Muwadiniintu u aas-aaseen Shirkadda Telesom, Tartankii Ganacsatada sida Xorta ah u dhex-mari Jiray Xilligii Xukuumadda Riyaale oo shacabku ka Faa'idi jireen Iyo Dagaalka Telesom ku Wajahan Tan iyo Maalintii Xukuumadihii UDUB Meesha ka Baxeen, Xukuumadaha Kulmiye-na…

Read More »

ZAAD Iyo E-DAHAB Waa Adeegyo aan Laga Maarmi Karin!!. Qalinkii: Naasir Saleebaan (Naasir-gargaar)

0 Visits: 1477 | Sunday March 18, 2018 - 03:22:52
ZAAD Iyo E-DAHAB Waa Adeegyo aan Laga Maarmi Karin!!. Qalinkii: Naasir Saleebaan (Naasir-gargaar)

Read More »

"...Markii Maxkamada Ay U Cadaatay In Dhaxal Aan La Kala Qaybsan Oo Dadkii Dhaxalka Lahaa Ay Kala Maqan Yihiin Oo Sidaasi Ay Noogu Xukutay Gurigaasi Uu Nagu Qabsaday Ninkii Aanu Ka Kiraynay, Ayaa Hadana Fulintii La Hortaagan Yahay" Naasir Cabdilaahi Nuur 

0 Visits: 1338 | Saturday March 17, 2018 - 21:45:38
"...Markii Maxkamada Ay U Cadaatay In Dhaxal Aan La Kala Qaybsan Oo Dadkii Dhaxalka Lahaa Ay Kala Maqan Yihiin Oo Sidaasi Ay Noogu Xukutay Gurigaasi Uu Nagu Qabsaday Ninkii Aanu Ka Kiraynay, Ayaa Hadana Fulintii La Hortaagan Yahay" Naasir Cabdilaahi Nuur 

Read More »

Nuxurka Khudbad Uu Madaxweynaha Somaliland Kaga Hadlay Dulucda Safarkiisa Imaaraadka Carabta, Dheefta Heshiiska DP World iyo Gardarrada Soomaaliya

0 Visits: 1015 | Saturday March 17, 2018 - 21:23:41
Nuxurka Khudbad Uu Madaxweynaha Somaliland Kaga Hadlay Dulucda Safarkiisa Imaaraadka Carabta, Dheefta Heshiiska DP World iyo Gardarrada Soomaaliya

Read More »

Gudoomiye Ku-xigeenka Kulmiye ee Toronto oo Noqday Mu'waadinkii Ugu Horeeyey ee Si Toosa Shacab-weynaha Somaliland ugu Baaqa Banaan-baxyadii lagu Difaacayey Qaranimada Somaliland iyo Baaqiisii oo Guuleystay Shalay markii Lixda Gobolba…

0 Visits: 1922 | Saturday March 17, 2018 - 18:38:07
Gudoomiye Ku-xigeenka Kulmiye ee Toronto oo Noqday Mu'waadinkii Ugu Horeeyey ee Si Toosa Shacab-weynaha Somaliland ugu Baaqa Banaan-baxyadii lagu Difaacayey Qaranimada Somaliland iyo Baaqiisii oo Guuleystay Shalay markii Lixda Gobolba…

Read More »

Gudoomiyaha Ruuxiga ah ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo si rasmiya Gobolka Togdheer uga Bilaabaya Mashruuca Tiro-koobka Shaqaalaha Dawladda "...Xog-ogaal u noqoshadii xaalka shaqaalaha oo soo gaadhay Gobolka Togdheer iyo berito oo Burco laga daah-furi doonno". Gud. Sharmarke Geelle

0 Visits: 1011 | Saturday March 17, 2018 - 02:56:36
Gudoomiyaha Ruuxiga ah ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo si rasmiya Gobolka Togdheer uga Bilaabaya Mashruuca Tiro-koobka Shaqaalaha Dawladda "...Xog-ogaal u noqoshadii xaalka shaqaalaha oo soo gaadhay Gobolka Togdheer iyo berito oo Burco laga daah-furi doonno". Gud. Sharmarke…

Read More »

Mashruuca Sahaminta Shidaal ee Gobolka Saaxil oo Burbur Qarka u Saaran iyo shaqaale Isugu Jira Saraakiil Mashruuca loo qoray iyo Kuwo la Taba-tabaray oo Iscasilay

0 Visits: 1200 | Saturday March 17, 2018 - 02:24:36
Mashruuca Sahaminta Shidaal ee Gobolka Saaxil oo Burbur Qarka u Saaran iyo shaqaale Isugu Jira Saraakiil Mashruuca loo qoray iyo Kuwo la Taba-tabaray oo Iscasilay

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Go'aano dhinac ka Rarran oo Cidna waxyeelaya cidna soo kicinaya, yaanay noqonin Go'aano ay saamayn awoodeed ku leeyihiin Cid xidhiidh adag la leh Xukuumadda". Sheekh Aadan Siiro

0 Visits: 1343 | Saturday March 17, 2018 - 02:19:18
Daawo Xogreeb Tv: "..Go'aano dhinac ka Rarran oo Cidna waxyeelaya cidna soo kicinaya, yaanay noqonin Go'aano ay saamayn awoodeed ku leeyihiin Cid xidhiidh adag la leh Xukuumadda". Sheekh Aadan Siiro

Read More »

Qatar is Against the Agreement of Dp World in

0 Visits: 1158 | Saturday March 17, 2018 - 02:16:47
Qatar is Against the Agreement of Dp World in

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Waraysi dhinacyo badan Taabanaya oo aad u Xiiso badan oo Warbaahinta Dunidu la Yeelatay Madaxweynaha Qaranka Somaliland.. Dalka yar ee Qadar oo u Karbaashay "..Dawlada Qadar way kasoo horjeedaa Heshiiska dekada Dp world ee berbera- Madaxweyne Muuse Biixi"

0 Visits: 1052 | Saturday March 17, 2018 - 02:06:05
Daawo Xogreeb Tv: Waraysi dhinacyo badan Taabanaya oo aad u Xiiso badan oo Warbaahinta Dunidu la Yeelatay Madaxweynaha Qaranka Somaliland.. Dalka yar ee Qadar oo u Karbaashay "..Dawlada Qadar way kasoo horjeedaa Heshiiska dekada Dp world ee berbera- Madaxweyne Muuse Biixi"

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Shirkada Waddaniga ah ee Dahabshiil Group oo si aan Gabasho lahayn Ugu Hogaansantay Go,aankii Xukumada Somaliland Kasoo Saartay Adeegyada Lacagaha ee Edahad Iyo Zaad....

0 Visits: 1706 | Saturday March 17, 2018 - 02:01:59
Daawo Xogreeb Tv: Shirkada Waddaniga ah ee Dahabshiil Group oo si aan Gabasho lahayn Ugu Hogaansantay Go,aankii Xukumada Somaliland Kasoo Saartay Adeegyada Lacagaha ee Edahad Iyo Zaad....

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo magaalada Dubia xog waran ku siiyay warbaahinta Caalamka ee ka hawl gasho Dubia iyo Su"aalo Kulul oo lagu Waydiiyey qaabka Diblumaasiyadeed oo kaga baxsaday....

0 Visits: 1630 | Friday March 16, 2018 - 20:12:32
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo magaalada Dubia xog waran ku siiyay warbaahinta Caalamka ee ka hawl gasho Dubia iyo Su"aalo Kulul oo lagu Waydiiyey qaabka Diblumaasiyadeed oo kaga baxsaday....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Maareeyaha Guud ee Dekedaha Qaranka S/land Siciid Xasan Cabdilahi oo ka Digay Dab ka kaca Haamaha Shidaalka iyo Dhacdo Argagax Gelisay Shacabka Berbera... gurmad qaran oo Kulmiyey Hayadaha Dawlada ee gobolka..

0 Visits: 1212 | Thursday March 15, 2018 - 19:20:43
Daawo Xogreeb Tv: Maareeyaha Guud ee Dekedaha Qaranka S/land Siciid Xasan Cabdilahi oo ka Digay Dab ka kaca Haamaha Shidaalka iyo Dhacdo Argagax Gelisay Shacabka Berbera... gurmad qaran oo Kulmiyey Hayadaha Dawlada ee gobolka..

Read More »

Rex Tillerson; Secretary of state fired by Trump in Russia warning

0 Visits: 1276 | Wednesday March 14, 2018 - 03:31:52
Rex Tillerson; Secretary of state fired by Trump in Russia warning

Read More »

Gudoomiyihii hore ee Wajaale Muj. Aadan Shiine si Adag u Difaacay Qaranimada S/land, Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasaaradaha gudaha, Hawlaha guudna ku boggaadiyey qorsheynta Wajaale iyo Horumarka dalka+ Badhasaab Ramaax oo ku Tilmaamay Inuu Yahay Halyey Gobolka Helaa Nasiib Badan yahay…

0 Visits: 1964 | Wednesday March 14, 2018 - 03:11:03
Gudoomiyihii hore ee Wajaale Muj. Aadan Shiine si Adag u Difaacay Qaranimada S/land, Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasaaradaha gudaha, Hawlaha guudna ku boggaadiyey qorsheynta Wajaale iyo Horumarka dalka+ Badhasaab Ramaax oo ku Tilmaamay Inuu Yahay Halyey Gobolka Helaa Nasiib Badan yahay…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Dawlada Imaaraadka Carabta oo Hab Diblumaasiyadeed oo Heer Caalamiya Kusoo Dhoweysay Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi iyo Waftigiisi...

0 Visits: 1852 | Wednesday March 14, 2018 - 02:59:04
Daawo Xogreeb Tv: Dawlada Imaaraadka Carabta oo Hab Diblumaasiyadeed oo Heer Caalamiya Kusoo Dhoweysay Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi iyo Waftigiisi...

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Shirkada Caalamiga ah ee Telesom oo Soo Bandhigay Dagaal Curyaamin ganacsi oo ay la Daba-galeen Xukuumadihii Kulmiye Silaanyo iyo Muuse Biixi...Garnaqna u diray Miiska Wadahadalada Madaxweyne Biixi

0 Visits: 1175 | Tuesday March 13, 2018 - 20:25:25
Daawo Xogreeb TV: Shirkada Caalamiga ah ee Telesom oo Soo Bandhigay Dagaal Curyaamin ganacsi oo ay la Daba-galeen Xukuumadihii Kulmiye Silaanyo iyo Muuse Biixi...Garnaqna u diray Miiska Wadahadalada Madaxweyne Biixi

Read More »

Gudoomiye-xigeenka Kulmiye ee Toronto oo Shacabka Somaliland ugu Baaqay inay Sameeyan Mudaharaado lagaga Soo Hor-jeedo Gar-darada Xukuumada iyo Baarlamaanka Somaliya+ Madaxweyne Muuse Biixi-na ku Boggaadiyey Hadalkii Geesimada laha ee u ku difacay dalka

0 Visits: 1879 | Tuesday March 13, 2018 - 03:46:00
"..Somaliland Maanta Waxay Leedahay Madaxweyne Xoriyadda qayb ka dhaliyey, oo weli-na u taagan difaaca dalkiisa.. Shacabku Waa Inuu sammeeya mudaharaadyo lagaga soo Horjeedo farogelinta Xukuumadda Xamar ee Somaliya nagu hayso.. DP World way maalgelineysaa Dalkaga oo Dekedo ayey noo dhisaysa, Baarlamaanka…

Read More »

featured