Wararka

Duruufaha Adeg Ee Siyaasada Dibbada Somaliland Waxay Tabaysaa Dibloomaasi Garanaya Oo Ka Dabaalan Kara. Qalinka: C.S.F(Jeesto).

0 Visits: 1658 | Friday March 23, 2018 - 20:02:23
Duruufaha Adeg Ee Siyaasada Dibbada Somaliland Waxay Tabaysaa Dibloomaasi Garanaya Oo Ka Dabaalan Kara. Qalinka: C.S.F(Jeesto).

Read More »

Guri-Barwaaqo waa denbiile,Macalin Bedel isna waa denbiile anigu se waxan ahay Dhibane. W/Q Xuseen Xasan Badmaax

0 Visits: 2253 | Friday March 23, 2018 - 18:56:07
Guri-Barwaaqo waa denbiile,Macalin Bedel isna waa denbiile anigu se waxan ahay Dhibane. W/Q Xuseen Xasan Badmaax

Read More »

"Sustainability is a process, not an endpoint. I want to improve the biggest disconnect people have with essential oils- sourcing." -Dr. Anjanette DeCarlo.

0 Visits: 1396 | Friday March 23, 2018 - 02:50:50
Tag: Conserve Cal Madow Sustaining the Gift of Frankincense

Read More »

Hayadda shaqaalaha dawladda ee Somaliland oo Buuhoodle ka daahfurtay Hawlgalka Diwaangelinta iyo Madaxtaabashadda shaqaalaha

0 Visits: 1079 | Friday March 23, 2018 - 02:42:53
Somaliland Oo Mudo 27 Sanno Ka Dib Ay Maanta U Suurto Gashay La Diwaangeliyo Shaqaalaha Dawladda Ee Reer Buuhoodle + Hay'adda Shaqaalaha Oo Ka Iba Furtay Hawlgalka Madaxtaabashadda Iyo Tirinta Degmadda Buuhoodle

Read More »

SHIRKADAHA BEENYADA OO KHAL-KHAL GALIYEY AMNIGA G/SANAAG. "Qiimaha Beenyadda oo Gaadhay 1-kiloo $300 dalka maraykanka"

0 Visits: 1860 | Friday March 23, 2018 - 02:36:03
SHIRKADAHA BEENYADA OO KHAL-KHAL GALIYEY AMNIGA G/SANAAG. "Qiimaha Beenyadda oo Gaadhay 1-kiloo $300 dalka maraykanka"

Read More »

Golaha Wasiirada Somaliland oo Isku Mari-waayey, Dood Xasaasiyana ka Yeeshay Miisaaniyad Sanadeedka 2018-ka Iyo Wasiirka Maaliyada oo ku Fashilmay Shaqadiisii...Madaxtooyada oo ka Hadashay Akhriso.

0 Visits: 1613 | Friday March 23, 2018 - 02:21:36
Golaha Wasiirada Somaliland oo Isku Mari-waayey, Dood Xasaasiyana ka Yeeshay Miisaaniyad Sanadeedka 2018-ka Iyo Wasiirka Maaliyada oo ku Fashilmay Shaqadiisii...Madaxtooyada oo ka Hadashay Akhriso.

Read More »

Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Sharmarke oo Noqday Masuul Mucjiso ah oo ay la Dhaceen qaybaha Bulshaddu Hawl-karnimadiisa Iyo Dawlada Muuse Biixi si weyn loogu Amaanayo Tiro-koobka Shaqaalaha dawlada… Masuulkani waxa uu Cagihiisa ku Tagaa Geed-walba oo lagu sheego Shaqaale Dawladeed oo kusoo Diiwaangelinayo.

0 Visits: 1301 | Thursday March 22, 2018 - 04:34:07
Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Sharmarke oo Noqday Masuul Mucjiso ah oo ay la Dhaceen qaybaha Bulshaddu Hawl-karnimadiisa Iyo Dawlada Muuse Biixi si weyn loogu Amaanayo Tiro-koobka Shaqaalaha dawlada… Masuulkani waxa uu Cagihiisa ku Tagaa Geed-walba oo lagu sheego Shaqaale Dawladeed…

Read More »

Siyaasi Axmed Like oo Kashifay Shirqoolo Dhagaraysan oo Wasiirka Macdantu ka Dhex-wado Gobolka Saaxil Iyo Baaq Qaylo-dhaan ah oo u Diray Bulshada Deegaanka

0 Visits: 2472 | Thursday March 22, 2018 - 04:32:04
"..Wasiirka macdantu wuxuu Takooray Beesha Ciise Muuse Galbeedka Iyo Muuse Cabdale, wananka xumahay inaan la siin xaqoodii iyo saamigii ay lahaayeen. Waxanan leeyahay Beelahaas indhaha fura, Waxa Colaad la idin gelinayaa, Cid Aydaan Is colaadin Jirin.. Waxan baaq u dirayaa dhamaan bulshada Reer…

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo la Sheegay inuu Todobaadkan Soo Magacaabayo Koox Safiiro ah oo Somaliland Wakiil Uga Noqda Yurub iyo Africa… Xogreebnews oo Heshay Magacyada Safiiradda miiska saaran oo qaarkood hore ugu soo Fashilmeen shaqo loo Diray iyo xaga saami-qaybsiga oo dhinac ka ra'raran…

0 Visits: 2365 | Thursday March 22, 2018 - 04:28:05
Madaxweyne Muuse Biixi oo la Sheegay inuu Todobaadkan Soo Magacaabayo Koox Safiiro ah oo Somaliland Wakiil Uga Noqda Yurub iyo Africa… Xogreebnews oo Heshay Magacyada Safiiradda miiska saaran oo qaarkood hore ugu soo Fashilmeen shaqo loo Diray iyo xaga saami-qaybsiga oo dhinac ka ra'raran…

Read More »

Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada Sharmarke oo Xaaji Saalax u Jooga Diiwaangelinta shaqaalaha dawlada iyo Tiro-koobka shaqaalaha dawladda oo Gobolka Togdheer afartiisa Jiho ka socda…

0 Visits: 1389 | Thursday March 22, 2018 - 04:12:48
"..Foorihii Xaqiiqo raadiska oo soo gaadhay degmada Xaaji-Saalax iyo Xog xaqiiqo ku salaysan oo Shaqaalaha Dawladda laga helayo. Ma-daalayaasha xoq-qabadka ku hawlan ayaa mardhawayd soo gaadhay degmada Xaaji-Saalax oo Oodweyne u jirta in ku siman 120Km isla markiina horay ka bilaabay diiwaangelinta…

Read More »

"Shirkadda HEMA BOOKS Oo Ka Warbixisay Doorkeeda Manhajka, Kana Jawaabtay Dhaliilo Loo Jeediyay".

0 Visits: 1888 | Wednesday March 21, 2018 - 19:27:41
"Shirkadda HEMA BOOKS Oo Ka Warbixisay Doorkeeda Manhajka, Kana Jawaabtay Dhaliilo Loo Jeediyay".

Read More »

Maxaa Is-bedelay ee aan Siilaanyo iyo Muuse Biixi ahayn?. Faallada Shabakadda Xogreebnews.com

0 Visits: 1956 | Wednesday March 21, 2018 - 02:31:46
waxa isagguna weli Somaliland Safiir u ah Baashe Cawil oo ahaa dadkii ku tagri falay awoodda madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo oo isna ahaa shaqsiyaadka musuq-maasuq yahanka ah ee sida tooska ah iyo sida dad-banba u boobay hantidii umaddu lahay. Dadka qaba aragtida labada shaqsi ee aan…

Read More »

Wasiirka Maaliyadda oo ku Fashilmay inuu Soo Sameeyo Miisaaniyad Cilmi Dhaqaale ku dhisan Iyo Golaha Wasiiradda oo laga Cabsi Qabo Inay Khamiista Ansixin waayan Miisaaniyad-sanadeedka 2018-ka.. Balan-qaadkii Wax soo saarka Beeraha ee Madaxweyne Muuse oo Noqday Hal-bacaad lagu lisay…

0 Visits: 1412 | Wednesday March 21, 2018 - 02:28:28
Wasiirka Maaliyadda oo ku Fashilmay inuu Soo Sameeyo Miisaaniyad Cilmi Dhaqaale ku dhisan Iyo Golaha Wasiiradda oo laga Cabsi Qabo Inay Khamiista Ansixin waayan Miisaaniyad-sanadeedka 2018-ka.. Balan-qaadkii Wax soo saarka Beeraha ee Madaxweyne Muuse oo Noqday Hal-bacaad lagu lisay…

Read More »

mugdiga iyo Madmadowga ku gedaaman Heshiisyada DPW kuma xalaaloobayaan Somaliya ayaa inoo diidan!.qalinkii A/rahman Fidhinle

0 Visits: 1220 | Wednesday March 21, 2018 - 02:22:36
Heshiiskan waxaa asbuucii la soo dhaafay lagu kala saxeexday dalkaU.A. E. Taas oo Saamiyadana loo qeybsaday51% DPW, 30% Somaliland iyo 19% Ethiopia.

Read More »

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo Mar kale Cuno-qabatayn Dhanka Risiqa ah ku soo rogay Shaqaalihiisa iyo Dhiilal loo Toshay Dhiddidka Shaqaalaha!!! CADAYMO+AKHRI

0 Visits: 1530 | Wednesday March 21, 2018 - 02:09:35
Wareegtadan uu Soo saaray Wasiir Guri barwaaqo uu ku faray Madaxda hay'adaha dawlada in aanay wax guno ah siin Shaqaalihiisa halka aanu taas badalkeeda sheegin inuu damaanad qaadayo daboolida baahida shaqaalihiisa.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhiban Rayte oo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku Eedeeyey Masuuliyadda Sicir-bararka Doollarka iyo Muceeshadda

0 Visits: 1198 | Tuesday March 20, 2018 - 20:00:05
Daawo Xogreeb Tv: Xildhiban Rayte oo Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku Eedeeyey Masuuliyadda Sicir-bararka Doollarka iyo Muceeshadda

Read More »

Xidhiidhka Diblumaasiyadeed ee Jabuuti Iyo Somaliland Sii Xumanaya.. Jabuuti oo u Yeedhatay Safiirkeedii u Fadhiyey Hargeysa, Joojisayna in Baasaboorka Somaliland lagu Galo Dalkeeda Iyo Siyaasiyiin waaweyn ay Hore u Siisay Basbor Jabuuti ay Dib ula Noqotay...

0 Visits: 2598 | Tuesday March 20, 2018 - 03:23:59
Xidhiidhka Diblumaasiyadeed ee Jabuuti Iyo Somaliland Sii Xumanaya.. Jabuuti oo u Yeedhatay Safiirkeedii u Fadhiyey Hargeysa, Joojisayna in Baasaboorka Somaliland lagu Galo Dalkeeda Iyo Siyaasiyiin waaweyn ay Hore u Siisay Basbor Jabuuti ay Dib ula Noqotay...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dawlad Somaliland oo si Mugleh uga Warbixiyey Halkay Marayso Diiwaangelinta Shaqaalaha dawlada oo hada ka socota Gobolka Togdheer....

0 Visits: 1021 | Monday March 19, 2018 - 20:45:54
Daawo Xogreeb Tv: Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dawlad Somaliland oo si Mugleh uga Warbixiyey Halkay Marayso Diiwaangelinta Shaqaalaha dawlada oo hada ka socota Gobolka Togdheer....

Read More »

Joojinta Adeega Saadku ee Madaxweyne Muuse Biixi Waxay ka Dhigan tahay Nin Dhergay Dan Kama Laha Dan-yartii u Codeysay?.

0 Visits: 1772 | Monday March 19, 2018 - 02:44:07
Hadii aad awal koobka shaaha ah ee Kafayga ah siisan jirtay 0.5-hada waxa laga qaadaya 6000 oo shilinka Somaliland ah, taasina waa dhibaato kale, sidoo kale hadii aad awal ku quraacan jirtay 1-dolar, hadda hadii aad sidato Kaash, waxa laga qaadaya 12000 oo Shilinka Somaliland ah. Teeda kale goob kastaa…

Read More »

Dhaq-dhaqaaqa Dekedda Berbera oo Kor Usii kacaaya Maalinba Maalinta ka Dambaysa iyo Isla Jaan-qaadka Maamul ee Maareeyaha Dekedda Iyo Shirkadda DP World

0 Visits: 2650 | Monday March 19, 2018 - 02:28:15
Dhaq-dhaqaaqa Dekedda Berbera oo Kor Usii kacaaya Maalinba Maalinta ka Dambaysa iyo Isla Jaan-qaadka Maamul ee Maareeyaha Dekedda Iyo Shirkadda DP World

Read More »

featured