Wararka

Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Somaliland oo Diiwaangelinta Shaqaalaha Dawlada ka Bilaabay Badhan, Jiidali, Yubbe iyo Hadaaftimo

0 Visits: 1786 | Wednesday March 28, 2018 - 21:55:04
Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Somaliland oo Diiwaangelinta Shaqaalaha Dawlada ka Bilaabay Badhan, Jiidali, Yubbe iyo Hadaaftimo

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xusuusta Barnaamij uu Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen ku Sharaxay Xaalka Sixirbararka iyo Qiimo dhaca Shiling Somaliland. Aqoonyahanka oo Tooshka ku shiday dhibka dhaqaale ee Dalka, sida looga baxayo ka Faa'iddeysi wanaagsan...

0 Visits: 2001 | Wednesday March 28, 2018 - 19:59:05
Daawo Xogreeb Tv: Xusuusta Barnaamij uu Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen ku Sharaxay Xaalka Sixirbararka iyo Qiimo dhaca Shiling Somaliland. Aqoonyahanka oo Tooshka ku shiday dhibka dhaqaale ee Dalka, sida looga baxayo ka Faa'iddeysi wanaagsan...

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Madaxa Shirkada Dp World Ee Somaliland Oo Soo Gaadhay Magaalada Tog.Wajaale iyo Maareeyaha Dekedda oo si kal-furan uu qaabiley...Goobta lagu Kaydi Doono Badeecadaha dalka Itoobiya...

0 Visits: 1732 | Wednesday March 28, 2018 - 17:59:17
Daawo Xogreeb Tv: Madaxa Shirkada Dp World Ee Somaliland Oo Soo Gaadhay Magaalada Tog.Wajaale iyo Maareeyaha Dekedda oo si kal-furan uu qaabiley...Goobta lagu Kaydi Doono Badeecadaha dalka Itoobiya...

Read More »

Fadlan Haloo Gurmado Fanaanada weyn ee Sahra Axmed Jaamac oo Xaalad Caafimaad lasoo derisrtay

0 Visits: 1462 | Wednesday March 28, 2018 - 02:30:23
Fadlan Haloo Gurmado Fanaanada weyn ee Sahra Axmed Jaamac oo Xaalad Caafimaad lasoo derisrtay

Read More »

"Waxa ugu weyn ee dawladda lagu canaantaa waa dawladdu ha samayso...wasaarad walba iyada oo gunti-giijis adag loo sameeyey inaynu hadannamaanta sidaas isla garanay, waayo waa inaynu ku dhaqannaa waxa runta ah ee ina horyaalla," Madaxweyne Muuse Biixi

0 Visits: 806 | Wednesday March 28, 2018 - 02:17:50
"Waxa ugu weyn ee dawladda lagu canaantaa waa dawladdu ha samayso...wasaarad walba iyada oo gunti-giijis adag loo sameeyey inaynu hadannamaanta sidaas isla garanay, waayo waa inaynu ku dhaqannaa waxa runta ah ee ina horyaalla," Madaxweyne Muuse Biixi

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Cusbitaalka Hargeysa Neurology Ku Booqday Ciise Xaaji Shaacuur (Ciise Degele) Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa

0 Visits: 1231 | Wednesday March 28, 2018 - 02:08:46
Madaxweynaha Somaliland Oo Cusbitaalka Hargeysa Neurology Ku Booqday Ciise Xaaji Shaacuur (Ciise Degele) Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa

Read More »

Breaking Dr. Abiy Ahmed elected new chairman of EPRDF with Demeke Mekonnen as deputy

0 Visits: 1317 | Wednesday March 28, 2018 - 00:35:41
Breaking Dr. Abiy Ahmed elected new chairman of EPRDF with Demeke Mekonnen as deputy

Read More »

War Deg-deg ah. Dalka Itoobiya oo Raysal Wasaare loo Doortay Nin kasoo Jeedda Qoomiyada Oromada....

0 Visits: 1461 | Wednesday March 28, 2018 - 00:16:53
War Deg-deg ah. Dalka Itoobiya oo Raysal Wasaare loo Doortay Nin kasoo Jeedda Qoomiyada Oromada....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiga Weyn ee Cali Mareexan oo Kabaha la Dul-maray Maamulka Muqdisho, Difaacayna Heshiiska Iskaashi ee Dp world, Itoobiya iyo Somaliland... Kana Hadley Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo si Diblumaasiyadeed....

0 Visits: 1391 | Tuesday March 27, 2018 - 22:57:25
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiga Weyn ee Cali Mareexan oo Kabaha la Dul-maray Maamulka Muqdisho, Difaacayna Heshiiska Iskaashi ee Dp world, Itoobiya iyo Somaliland... Kana Hadley Xukuumada Madaxweyne Biixi Oo si Diblumaasiyadeed....

Read More »

Shirkadda Telesom oo Dhaqan-gelisay Go'aankii Ay Balan-qaaday ee La Xidhiidhay ZAAD-ka

0 Visits: 2246 | Tuesday March 27, 2018 - 21:23:45
Shirkadda Telesom oo Dhaqan-gelisay Go'aankii Ay Balan-qaaday ee La Xidhiidhay ZAAD-ka

Read More »

Sharmaake Geelle Shamacii Shiddey Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Shaqaalihii Dawladda Oo Ku Heenseeyey Cidhifyada Bari Ee Somaliland.

0 Visits: 1442 | Tuesday March 27, 2018 - 02:04:48
Sharmaake Geelle Shamacii Shiddey Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Shaqaalihii Dawladda Oo Ku Heenseeyey Cidhifyada Bari Ee Somaliland.

Read More »

"Dawladda Hoose Ee Hargeisa Waxay Ka Masuul Tahay Inta Deegaankeeda, Dawladda Hoose Ee Berbera Inteeda, Haddi Aanay Jirin Meel Dhexe Oo Idin Xidhiidhinaysaa Nin Kastaa Intiisa Ayuu Ku Foorarayaa" Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

0 Visits: 1243 | Monday March 26, 2018 - 18:49:56
"Dawladda Hoose Ee Hargeisa Waxay Ka Masuul Tahay Inta Deegaankeeda, Dawladda Hoose Ee Berbera Inteeda, Haddi Aanay Jirin Meel Dhexe Oo Idin Xidhiidhinaysaa Nin Kastaa Intiisa Ayuu Ku Foorarayaa" Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: ShirkaddaTelesom oo Joojisay Adeegga Isku Bedelka Lacagaha Mobilka Caawa 12-ka Habeenimo...

0 Visits: 1358 | Monday March 26, 2018 - 18:28:36
Daawo Xogreeb Tv: ShirkaddaTelesom oo Joojisay Adeegga Isku Bedelka Lacagaha Mobilka Caawa 12-ka Habeenimo...

Read More »

Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka somaliland iyo sarkaal ay walaalo yihiin oo muwaadin danyar ah ugu awood sheegtay

0 Visits: 1177 | Sunday March 25, 2018 - 18:14:07
Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka somaliland iyo sarkaal ay walaalo yihiin oo muwaadin danyar ah ugu awood sheegtay

Read More »

Fadeexad: Maayirka Berbera oo Safar Dibeda ugu Maqan, Saxeexi-na ka Joojiyey Maayirku xigeenkiisi Iyo Xoghayaha Dawlada hoose+ Khilaaf Hor leh oo u Qarxay Masuuliyiinta & Shaqo Malmeedkii Dawlada hoose oo Gabi ahaanba Istaagtay, Shaqaalaha oo waayey Cid Siisa Mushaharkoodii....

0 Visits: 1497 | Sunday March 25, 2018 - 02:49:46
Fadeexad: Maayirka Berbera oo Safar Dibeda ugu Maqan, Saxeexi-na ka Joojiyey Maayirku xigeenkiisi Iyo Xoghayaha Dawlada hoose+ Khilaaf Hor leh oo u Qarxay Masuuliyiinta & Shaqo Malmeedkii Dawlada hoose oo Gabi ahaanba Istaagtay, Shaqaalaha oo waayey Cid Siisa Mushaharkoodii....

Read More »

Waxqabadka 100-ka Maalmood Madaxweyne Muuse ee Dekeda Berbera Iyo Doorka Maareeye Siciid & Shirkada DP Worl..

0 Visits: 1861 | Saturday March 24, 2018 - 03:34:48
kusoo-celinta Gacanta Dawladda ee Dhulka Raasiga Dekedda Berbera, Kororka dhaqdhaqaaqyada Ganacsi ee Dekedda Berbera iyo hordhaca qalabyo cusub & Firfircoonida Maareeyaha iyo isla Jaan-qaadka maamulada Shirkadda DP World…

Read More »

UNITED NATIONS DEVELOPMENT PROGRAMME (UNDP) FUNDS RELEASE NOTIFICATION

0 Visits: 2089 | Saturday March 24, 2018 - 03:27:19
Take special note that part of these Funds that has been Awarded to you should be used for your community development and for the eradication of poverty in your community and also as Aids for those in need around you.

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Xukuumadihii Kala Dambeeyay Ee KULMIYE Ayaa Qiimo-tiray Shilinka Somaliland.. Go'aannada dhaqaale ee Dalka gudihiisa ka socda Dad badan oo dano lahaa ayaa Biriij ka dhigtay, dabadeedna keenaya inay Dadka timaha iskugu wada xidhaan iyaga oo ujeeda Dad tartan ka dhexeeyo oo ay gaadhi waayeen". Sheekh Aadan Siiro

0 Visits: 1318 | Saturday March 24, 2018 - 03:19:25
Daawo Xogreeb Tv: "Xukuumadihii Kala Dambeeyay Ee KULMIYE Ayaa Qiimo-tiray Shilinka Somaliland.. Go'aannada dhaqaale ee Dalka gudihiisa ka socda Dad badan oo dano lahaa ayaa Biriij ka dhigtay, dabadeedna keenaya inay Dadka timaha iskugu wada xidhaan iyaga oo ujeeda Dad tartan ka dhexeeyo oo…

Read More »

The African Guarantee Fund joins African Banker Awards as platinum sponsor capping a remarkable year for the fund

0 Visits: 1171 | Saturday March 24, 2018 - 03:15:37
This year's awards will take place in Busan, Korea during the AfDB's annual meetings in May

Read More »

Isbar bar dhig Ku Saabsan Waxqabadka Boqolka Cisho ee ugu Horeeyay ee Labada Madaxweyne ee Axmed Siilaanyo iyo Muuse Biixi FAALO Maxamed Xasan

0 Visits: 1329 | Saturday March 24, 2018 - 03:02:49
Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Muuse Biixi Cabdi waa labada Siyaasi ee Xisbiga Kulmiye ugu kala guulaystay Doorashooyinkii Madaxtooyadda ee sanadadii 2010-kii iyo 2017.

Read More »

featured