Wararka

Sidee dagaalka Iiraan iyo Israa'iil u saamaynayaa Soomaaliya?

0 Visits: 178 | Monday June 16, 2025 - 21:28:57
Meelo badan waxa durtaba laga dareemay saamayn cabsi dhaqaale oo caalami ah. Qiimaha shidaalka ayaa sare u sii kacaya. Waxa la is weyddiinayaa waxa dhici kara haddii ay Iiraan xidho gacanka muhiimka ah ee Hormuz oo saliidda marta lagu qiyaaso 17.2 million oo foosto maalintii.

Read More »

wakaaladda Reuters, ayaa sheegtay in laba ka mid ah telefishinnada ugu daawashada badan Isr *11L, kuwaas oo kala ah Channel 12 iyo Channel 14 — midkoodna si toos ah uu u maalgeliyo Ra'iisul Wasaare Netanyahu — ay shaqaalahooda farayaan inay isu diyaariyaan daadgureyn degdeg ah.

0 Visits: 177 | Monday June 16, 2025 - 21:17:20
wakaaladda Reuters, ayaa sheegtay in laba ka mid ah telefishinnada ugu daawashada badan Isr *11L, kuwaas oo kala ah Channel 12 iyo Channel 14 — midkoodna si toos ah uu u maalgeliyo Ra'iisul Wasaare Netanyahu — ay shaqaalahooda farayaan inay isu diyaariyaan daadgureyn degdeg ah.

Read More »

Geesiyaashii aynu yeelan lahayn ayaa laysoo qadimay oo laysoo hormariyey.Siyaasi Kayd Cabdiahi Xandule.

0 Visits: 392 | Monday June 16, 2025 - 21:06:43
Sanadihii Sagaashamayeedyadii bal aan Afkii dhalinyara wax ugu sheegee ayaa Kooxda kubbada Cagta Ee baraazil waxay Soo bandhigeen Ciyaaro Cajaa'ib ah, waxaa lagu Sifeeyey inay kooxda barasiil Ciyaarayaan Ciyaartii 2000 la Ciyaari lahaa, Waxan uga Socdaa raggii waqtigii Halgan dagaalamay waxaan is…

Read More »

Maxaad ka ogtahay labadan arimood?

0 Visits: 230 | Thursday June 12, 2025 - 00:32:27
Act of Taiwan iyo one China Policy. Saamayn intee leg bay ku leeyihiin Somaliland? Jawaabtu waa saamayn weyn bay ku leeyihiin Somaliland, mid dadban iyo mid toosa ba.

Read More »

Safarkii Madaxweynaha iyo wasiirka Arrimaha dibeda ee Itoobiya maxaa maanta baajiyey.

0 Visits: 256 | Thursday June 12, 2025 - 00:23:32
Safarkii Madaxweynaha iyo wasiirka Arrimaha dibeda ee Itoobiya maxaa maanta baajiyey.

Read More »

Somaliland: Jaamac Gaabuush Maxaa loo Magacaabay?

0 Visits: 535 | Thursday June 12, 2025 - 00:08:25
Somaliland: Jaamac Gaabuush Maxaa loo Magacaabay?

Read More »

Waa kuma Gudomiyaha Cusub ee Ururka Dallada Dan iyo Duco ee Qurba Jooga.

0 Visits: 271 | Tuesday June 10, 2025 - 23:45:35
Waa kuma Gudomiyaha Cusub ee Ururka Dallada Dan iyo Duco ee Qurba Jooga.

Read More »

Hoggaanka Cusub ee Guddida Qurbo Joogta Beel-weynta Ciise Muuse, ee dhowaan la doortay DAN IYO DUCO, ayaa qaaday talaabooyinkii u horeeyey, kuwasoo oo bilaabay dardar-gelinta qorshayaasha lagu horumarinayo Deegaanada Beel-weyntu degto ee dalka Gudihiisa.

0 Visits: 781 | Tuesday June 10, 2025 - 21:35:34
Hoggaanka Cusub ee Guddida Qurbo Joogta Beel-weynta Ciise Muuse, ee dhowaan la doortay DAN IYO DUCO, ayaa qaaday talaabooyinkii u horeeyey, kuwasoo oo bilaabay dardar-gelinta qorshayaasha lagu horumarinayo Deegaanada Beel-weyntu degto ee dalka Gudihiisa.

Read More »

Buur-yo-qab aan fahan ka haysan Siyaasadda iyo Meteladaada Xisbiga Kaah, ayaan arkaayay, isagoo weerar shaqsi ah ku qaaday Gudoomiyaha gobolka Togdheer Ramaax, Inadeerkay Suldaan Ayaanle waxa leeyahay, Ha u dhuran dhurwaagii laftu dhuuxay quudhsaday. Afhayeenka qarada Yuruub ee Xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Xasan cali.

0 Visits: 282 | Tuesday June 10, 2025 - 00:10:19
Buur-yo-qab aan fahan ka haysan Siyaasadda iyo Meteladaada Xisbiga Kaah, ayaan arkaayay, isagoo weerar shaqsi ah ku qaaday Gudoomiyaha gobolka Togdheer Ramaax, Inadeerkay Suldaan Ayaanle waxa leeyahay, Ha u dhuran dhurwaagii laftu dhuuxay quudhsaday. Afhayeenka qarada Yuruub ee Xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan…

Read More »

Masuuliyiintii Xisbiga Kulmiye Burco loo soo diray way-wada Taganaayeen waayo ina kaahin iyo xinif habeen… Olalahii doorashada habeenkii muuse biixi burao diyaarada u soo raacay wlhi waanu yaabanay oo dadkii waxa laga yeedhsiyaya waar calan na siiya. Qalinkii Xamse Saleebaan.

0 Visits: 115 | Monday June 09, 2025 - 23:56:19
Masuuliyiintii Xisbiga Kulmiye Burco loo soo diray way-wada Taganaayeen waayo ina kaahin iyo xinif habeen… Olalahii doorashada habeenkii muuse biixi burao diyaarada u soo raacay wlhi waanu yaabanay oo dadkii waxa laga yeedhsiyaya waar calan na siiya. Qalinkii Xamse Saleebaan.

Read More »

Arrimaha Caqil Liibaan ka Hadlay Midh Been ahi, kuma Jiro, Allaw niman wax ogayn ha cadaabin, Sharciga Maafiyada Abaalkiisuna Waxaa weeye Ninka Hawlgal soo fuliya ee ku guulaysta in la khaarajiyo. Qore Farxaan Aaadan Jaamac

0 Visits: 143 | Monday June 09, 2025 - 23:33:04
Arrimaha Caqil Liibaan ka Hadlay Midh Been ahi, kuma Jiro, Allaw niman wax ogayn ha cadaabin, Sharciga Maafiyada Abaalkiisuna Waxaa weeye Ninka Hawlgal soo fuliya ee ku guulaysta in la khaarajiyo. Qore Farxaan Aaadan Jaamac

Read More »

Qaybtii 3aad.Jebintii Jeelka Mandheera ( 05/06/1988 ). W/Q. Mujaahid Abdirizak Alpha .

0 Visits: 269 | Monday June 09, 2025 - 00:28:53
Waxaan marka hore halkan ugu mahadnaqayaa, taariikhyahanka weyn Abdirahman Awlo ( Baqdaadi ) oo aan qaybta hore ee taariikhda geliddii cadaadlay, ka soo xigtay diiwaanka uu ku ururiyo taariikhdii SNM. Waxay ahayd barqadii lixiyo labaatankii may ( 26- 5- 88 ) oo ahayd maalin khamiis ah, mar kii aanu…

Read More »

Waraysi Weriye Mashqac-geliye iyo Gudoomiye Jeegaan Burburiye.

0 Visits: 198 | Sunday June 08, 2025 - 20:49:25
Habar-yoonis iyaga abiyaashay abaal-baa ku leeyahay. Waanay ku qasban yihiin inay I Codeeyaan, waayo 34-sano kursi ay fuuli waayeenbaa saaray.

Read More »

Xoghayaha Dawlada Hoose Berbera oo Qayb ka Noqday Duulaan Isir ee Lagu Hayo Badhasaab Ramaax.

0 Visits: 275 | Saturday June 07, 2025 - 20:04:32
Xoghayaha Dawlada Hoose Berbera oo Qayb ka Noqday Duulaan Isir ee Lagu Hayo Badhasaab Ramaax.

Read More »

Toddobaadkii hore sadex Suxufi/wariye ayaa lagu xidhay Hargeysa iyo Ceerigaabo laba waa la sii daayay mid na wali wuu xidhan yahay. Waa maxay sababtu.

0 Visits: 245 | Saturday June 07, 2025 - 19:02:58
Toddobaadkii hore sadex Suxufi/wariye ayaa lagu xidhay Hargeysa iyo Ceerigaabo laba waa la sii daayay mid na wali wuu xidhan yahay. Waa maxay sababtu.

Read More »

Safarka Madaxweyne Cirro ee Itoobiya ma noqon doonaa mid ka duwan kuwii hore ee Abu-dabai iyo Kenya?

0 Visits: 299 | Saturday June 07, 2025 - 19:02:00
Safarka Madaxweyne Cirro ee Itoobiya ma noqon doonaa mid ka duwan kuwii hore ee Abu-dabai iyo Kenya?

Read More »

Xog-xasaasiya oo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ka Qoray Xafiiska dhismaha cusub ee loo raray Wakiilka Somaliland

0 Visits: 244 | Saturday June 07, 2025 - 17:18:58
Xafiiska dhismaha cusub ee loo raray Wakiilka Somaliland ee magaaladda Nairobi ee waddanka Kenya furitaankiisa waan bogaadinayaa waana kolay sharaf iyo wanaag u soo kordhay shacabka Somaliland. Kolay xukuumadihii Somaliland ee kala danbeeyey mid weliba meeqaamka xafiiska wax bay ku soo kordhinaysay.…

Read More »

"Wixii la xukumay waanu daba galaynaa sidii ay u fuli lahaayeen"Guddoomiyaha gobolka Sanaag.

0 Visits: 167 | Saturday June 07, 2025 - 16:29:55
"Wixii la xukumay waanu daba galaynaa sidii ay u fuli lahaayeen"Guddoomiyaha gobolka Sanaag.

Read More »

Maxaa Kala Fadilay Maxaabiistii ay Somaliland sii daysay ee reer Garoowe iyo kuwaa Somaliland ee lasoo daayay?, Su'aalahaas iyo kuwo kale oo badan, ayaa ka dhex guuxaya Malaayin shacabweynaha reer Somaliland oo saluugsan qaabka liite ee loo muunayn waayay Maxaabiistaa oo ay ku jireen Saraakiil iyo Hooyo Cadar oo ahayd haweenay da ah.

0 Visits: 171 | Friday June 06, 2025 - 01:50:10
Maxaa Kala Fadilay Maxaabiistii ay Somaliland sii daysay ee reer Garoowe iyo kuwaa Somaliland ee lasoo daayay?, Su'aalahaas iyo kuwo kale oo badan, ayaa ka dhex guuxaya Malaayin shacabweynaha reer Somaliland oo saluugsan qaabka liite ee loo muunayn waayay Maxaabiistaa oo ay ku jireen Saraakiil iyo…

Read More »

Lix bilood bay xukuumaddu talada haysaaye maxaa Doorashadeeda dadka loogu mashquulinayaa.?

0 Visits: 149 | Friday June 06, 2025 - 01:49:03
Lix bilood bay xukuumaddu talada haysaaye maxaa Doorashadeeda dadka loogu mashquulinayaa.?

Read More »

featured