Featured

Featured
Recently added under this category

Macalinka Kuliyadda Saxaafada ee California College Cali Saxafi ayaa Ka Waramay Doorka Saxaafaddu Ka Ciyaari Karto Aqoonsiga iyo Horumarka Dalka.

0 Visits: 2824 | Thursday February 13, 2014 - 12:53:34
Hargeysa(Xogreebnews)-Wariye Cali Saxafi oo ah macalinka kuliyadda saxaafada ee lagu california college kana tirsan wariyaayasha ka hawlgala tv.ga qaranka oo u waramay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyey kaalinta ay saxaafada somaliland ka ciyaari karto ,cali saxafi ayaa sheegay in saxaafadu

Read More »

Wariye Sagal Mustafe Oo Wax Lagu Qoslo Ku Tilmaantay War Been Abuur Ay Baahiyeen Warbaahinta Reer Koon-Fureed+Fal Cunsuriyeed Ay Kula Kacaan Saxafiyiinta Reer SomalilandOo An Kow Ahayn

0 Visits: 4910 | Monday January 20, 2014 - 22:07:38
Muqdisho(xogreebnews.com-Wariye Sagal Mustafe Xasan Nuur, oo ka mid ah Hawl-wadeenada Telefiishanka Universal ee Somaliland isla-markaana maalmihii u dambeeyay shaqo u joogtay Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, ayaa wax lagu qoslo ku tilmaantay warar anshax xumo

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Afar Weriye Oo Ay Hore Usi Daysay Maanta Dib Maxkamadda Saartay Iyo Caalamka Oo Indhaha Ku Haya

0 Visits: 2588 | Saturday December 21, 2013 - 21:29:43
Hargeisa(xogreebnews.com)Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa Maanta bilawday Dhagaysiga Dacwad la sheegay in lagu soo ogay Afar Suxufi oo ka mid ah Wariyayaasha Madaxa Bannaan ee Somaliland. Waxana Dhagaysiga Dacwadan la sheegay in

Read More »

Walaalaha Muslimiinta ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa loogu bushaaranayaa in machadka Imaamu Dahabi kuu diyaariyey manhaj casri ah oo ku salaysan qaabka ugu fudud ee u

0 Visits: 2179 | Monday November 11, 2013 - 19:51:38
Walaalaha Muslimiinta ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa loogu bushaaranayaa in machadka Imaamu Dahabi kuu diyaariyey manhaj casri ah oo ku salaysan qaabka ugu fudud ee u baran karto culuumta islaamka.

Read More »

MUDANE KA TIRSAN BARLAMAANKA SOMALIYA OO HARGEISA KU SUGAN IYO XUKUUMMADA OO SO DHOWEYN U SAMAYSAY WAA MAXAY SABAABTU?

0 Visits: 2501 | Monday October 28, 2013 - 19:32:51
Hargeysa (xogreebnews.com- Xildhibaan Farxaan Xidig oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka Somaliya ayaa Maanta ka Soo degey Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airtport ee Magaalada Hargeysa, Xildhibaanka ayaa waxa Madaarka Ku soo dhaweyey

Read More »

Dugsi Kaliya Baa Jira, Diric Kaliya Baa Dhiga!. W.Q: Liibaan Xaaji Fagadhe.

1 Visits: 3024 | Thursday October 10, 2013 - 10:08:52
Sida aynu la wada socono qaybaha ay dowladi ka koobnayd waxa inagaga soo hadhay Madaxtooyada, Adeegayaashii ka howl gali jirayna wa ka nool Xirsi. Hadaba hadii dugsi nasiib u yeesho in hal macalin oo kaliyi ku soo hadho, waxa khasab noqonaysa in maadooyinkaas oo dhan laga dhagaysto halkaa macalin haday…

Read More »

Wasiir Cukuse Door Intee le’eg Ayuu ku Lahaa Baahinta Warkii Faddeexada Madaarka

0 Visits: 2524 | Saturday September 14, 2013 - 11:50:42
Hargeysa(xogreebnews.com-Warar iyo Xogo kala duwan oo 24-kii Saacadood ee u dambeeyey kusoo dhacayey Shabakada Qarannews, ayaa sheegaya in Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) uu lug-weyn ku lahaa hindisaha iyo abaabulka qorshaha war ka baxay Telefishanka Horn Cable…

Read More »

Feysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen oo Heshiis wada gaadhay

0 Visits: 2371 | Saturday September 14, 2013 - 11:42:54
Hargeysa(xogreebnews.com- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Feysal Cali Waraabe iyo Musharaxa jagada Madaxweynanimo ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo beryahanba Xisbigooda uu ka dhex ucidtaagnaa khilaaf ayaa la sheegay in ay si rasmi ah isaga

Read More »

Fadeexada Tv-ga HCTV Oo Shalay Warbaxin Kaga Hadlay Waxey Duulimaadka Diyaarada Ethiopian Airlines U Joojisay Isago Webka Officalka Ah Ee Ethiopian Airines Iyo Ethiopian Review Kala Saari Kari Waayay

0 Visits: 2515 | Friday September 13, 2013 - 18:54:36
Tvga HCTV aya shalay warbaxin ka soo Saaray Duulimaadki ay shalay ay diyaarada Ethiopian Airlines ku Joojisay dulimaadki somaliland, iyago ka soo qaatay Xigasho shabakada la yidhaaho ethiopian Review ( http://www.ethiopianreview.com/, Shabakadan oo ay leeyahin

Read More »

Ethiopian Airlines Fadeexad Ayay Ku Haysa Dalka

0 Visits: 3077 | Thursday September 12, 2013 - 21:14:31
Hargeisa(xogreebnews.com-Fadeexadda joogtada ah ee ay ku hayso diyuurada weyn ee uu leeyahay qaranka itoobiya oo sharaf inaga mudan,ayaa waxaay

Read More »

Idaacadii Weynayd ee Radio Hargeysa oo Lix Caano Maal Hawada ka maqan

0 Visits: 2499 | Wednesday September 11, 2013 - 20:13:03
Hargeysa(xogreebnews.com) Idaacadii Weynayd ee Radio Hargeysa ayaa Lix Caano maal aan hawada laga maqal, ilaa hadana lama oga cilada haysata ee keentay in la maqli waayo. Ilo

Read More »

Wasiir Xirsi Oo Shir Gaara Turkiga Kula Galay Mudane Faarax Biindhe Iyo Eedaymihii Faysal Cali Waraabe Oo Rumoobay.

0 Visits: 2562 | Saturday July 06, 2013 - 19:36:41
Ankara (xogreebnews.com- Weftigii ka socday dawlada Somaliland ee uu hogaaminayay Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sida ila wareedyo u dhuun daloola

Read More »

Faysal Cali Waraabe Oo Daaha Ka Fayday Sir Culus Sheegayna In Wasiir Xirsi Kamid Yahay Ururka Alshabaab”Xirsi Waa Ninkii Shalayto Toraylaha Qaatay Ee Kula Hadlaayay Alshabaab”

0 Visits: 2575 | Saturday July 06, 2013 - 19:25:46
Hargeysa (xogreebnews.com- Gudoomiyaha xisbiga ucid engineer faysal cali waraabe ayaa

Read More »

BOQOR RAABI OO DHINAC ISKAGA LEEXIYAY IN CAFIS MADAXWAYNE LAGU SII DAAYAY

0 Visits: 2269 | Friday May 24, 2013 - 19:20:30
Hargeysa (xogreebnews.com) Boqor Raabbi Yuusuf C/Laahi oo ka mid ah madax-dhaqameedka

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Hoos Ha U Eego Masuliyiinta Xukuumadiisa Ee Aan Aqoon Hanaanka Dawladnimo Midna Aqoon. Faalladda shabeekedda xogreebnews.com

0 Visits: 2368 | Thursday May 23, 2013 - 19:27:21
(xogreebnews.com-dawladnimadu waa hab isugu jira wada shaqeyn iyo fahamka hanaanka maamul ee markaa lagu dhiibo,iyada oo

Read More »

al nour

0 Visits: 2331 | Thursday May 23, 2013 - 19:25:34
Hargeysa (xogreebnews.com-)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go'aanka ay

Read More »

Xisbiga Muxaafidka Ah Ee KULMIYE Oo Cambaareeyay Kulankii Guddoomiyaha UCID la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya

0 Visits: 2292 | Monday May 13, 2013 - 07:44:27
Hargeysa (xogreebnews.com- Xisbiga Tallada dalka haya ee KULMIYE ayaa cambaareeyay kulankii uu habeen hore Guddoomiyaha Xisbiga UCID la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo Wasiirkiisa Khaarajiga Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan.

Read More »

Maxkamadda Rafcaanka Hargeysa oo burisay Xukunkii Maxkamadda Gobolka ee Sheekh Maxamud C/laahi Geelle

0 Visits: 2223 | Saturday May 11, 2013 - 20:03:42
Hargeysa(xogreebnews.com- Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta soo saartay Xukun ka khafiifsan kii ay Maxkamadda Gobolka

Read More »

War Deg Deg ah Tifatirihii Xogreebnews Wariye C/casiis Bashiir Nuur ayaa Goor Dhaweyd Ciidamada Boolisku Xabsiga U Taxaabeen.

0 Visits: 2249 | Friday May 10, 2013 - 21:52:47
Hargeysa(Xoriyonews)-tifatiraha shabkada xogreebnews.com wariye C/casiis Bashiir Nuur ayaa goor dhaeyd ciidamada booliska ee saldhiga Kilalku xabsiga u Taxaabeen, wariayaha ayaa waqtiga ay boolisku xabsiga u taxaabeen ku guda jiray hawl maalmeedkisii caadiga ahaa.

Read More »

Samirka Badi Sadkaada Waad Heleysaahee (Qiso Murugo iyo Xanuun Wadata)

0 Visits: 3070 | Friday May 10, 2013 - 08:15:34
Muda 10 Sano oo ey ahaayeen Dad ku nool Feker iyo wel wel Cabdallah iyo salwo ayaa ugu danenti waxa ay is weydiiyeen su,alo ah halka sarta ka qurun santahay iyo ruuxa ma dhaleyska ah labadooda.

Read More »

featured