Featured

Featured
Recently added under this category

12 Sumadood oo uu leeyahay Xidhiidhka Caafimaadka Qaba!!!

0 Visits: 1690 | Friday July 21, 2017 - 18:23:19
12 Sumadood oo uu leeyahay Xidhiidhka Caafimaadka Qaba!!!

Read More »

Raac Talaabooyinkan si Aad u Noqoto Aqoonyahan.

0 Visits: 1621 | Friday July 21, 2017 - 18:21:30
Qormadan waxaan ku faalayn doonaa sidii aad u noqon lahayd qofku fiican wax akhriska oo aan ka caajisin , kama hadlayo akhriska iyo muhiimaddiisa oo wax jirra maqaalo badan oo ay ka qoreen dad badan oo aqoonyahan ahi. Aadanuhu wuxu horumar ka gaadhaa aqoonta marka aanu ku koobnaan casharkii barrehiisu…

Read More »

Dad Muslimiin ah oo kunool Magaalo ku Taala Dalka Canada oo Loo Diiday in ay Qabuuro u Gaar ah Samaystaan

0 Visits: 1574 | Friday July 21, 2017 - 18:20:29
Dad Muslimiin ah oo kunool Magaalo ku Taala Dalka Canada oo Loo Diiday in ay Qabuuro u Gaar ah Samaystaan

Read More »

Dowladda Maraykanka Oo Joojisay Hubkii Ay Siin Jirtay Mucaaradka Suuriya

0 Visits: 1449 | Friday July 21, 2017 - 18:18:40
Dowladda Maraykanka Oo Joojisay Hubkii Ay Siin Jirtay Mucaaradka Suuriya

Read More »

Xulufada uu Sacuudigu Hogaaminaayo oo Qadar u Soo Jeediyay Qodobo kale oo Cusub

0 Visits: 1508 | Friday July 21, 2017 - 18:16:23
Xulufada uu Sacuudigu Hogaaminaayo oo Qadar u Soo Jeediyay Qodobo kale oo Cusub

Read More »

Xurguf Soo Kala Dhexgashay Dalaka Jarmalka iyo Turkiga

0 Visits: 1577 | Friday July 21, 2017 - 18:00:14
Wakaaladaha(xogreebnews)-Khilaafka u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka ee ku saabsan xadhiga qof u dhaqdhaqaaqa xuquuda aadanaha oo Turkigu xidhay ayaa sii xoogaysanaya

Read More »

Cuntooyinka Kordhiya Foojignaanta iyo Xusuusta Maskaxda

0 Visits: 2134 | Friday July 21, 2017 - 17:55:06
xusuusta maskaxda, hilmaanka, ilowshahaCuntada uu qofku qaato ayaa si toos ah saamayn ugu leh hawlqabadka maskaxda. Sidaas awgeed waxaad awood u leedahay doorashada cuntada saxda ee korin karta awoodda maskaxadaada, taasi oo si weyn u caawinaysa xusuusta maskaxda iyo hawlqabadkeeda. Cunto dheelitiran…

Read More »

Sidee-buu Ula Jaan-qaaday Wasiirka Warfaafinta Magaaci-cusbaa Ee Wasiir EBole!

0 Visits: 1581 | Sunday January 18, 2015 - 00:09:51
Waxaynu og-soon-nahay inay naaneystu tahay magaac intaa badan logu sababeeyo dabeecadaha iyo hab-dhaqanka uu leeyahay qofka magacaasi lo bixinaayo ama lagu naaneysi doona, taaso tusaale uu noqota habka raad-raaca ah qofka iyo turjumaaddiisa shaqo

Read More »

Maxaa Sababa In Wasiir Samaale Mar Walbaa Shaqadiisa Kaga Mashquulo Khilaafyo Uu Horseed ka Noqdo Iyo faro-gelin Joogta Ah?

0 Visits: 1635 | Thursday January 08, 2015 - 23:03:26
Hargeisa(xogreebnews.com_Wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis maxamed samaale, ayaa shaqadiisi intaa badan kaga mashquuley shir-qooladda u malleego siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye

Read More »

Faallo :Maanta Somaliland Waxay u Baahan Tahay Hogaamiye Aqoon,Karti iyo Aragti Fog leh Sida Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen.Qaybtii 2 aad:

0 Visits: 1470 | Thursday January 08, 2015 - 22:56:41
1: horta waa nin aqoon yahan ah,oo ka soo baxay jaamacada ugu caalamisan aduunka ee lagu magacaabo HAVARD UNIVERSITY,oo ku taalla dalkaasi maraykanka,waxana uu haystaa shahaada cilmiga dhaqaalaha

Read More »

Khilaaf Hor leh Oo Ka Dhex Curtay Wasaaradda Warfaafinta,kadib Markii Wasiir Cukuse Xabsiga Dhigay Maanta Gudoomiyihii Jaaliyadda SWEDEN iyo Wafti Cadaan ah oo uu Hogaaminayey,Xili Agaasimaha Guud iyo Maareeyaha TV.ga Qaranku Soo Dhaweynayeen.

0 Visits: 1641 | Tuesday January 06, 2015 - 18:43:00
Hargeisa(xogreebnews.com_Khilaafyada wajiyada badan ee wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa hadba si ku bilaabma,saaka oo ay bishu ahayd 6/1/2015-ka waxa madaarka Hargeysa ka dhacay, dhaco ugub ah,oo ka yaabisay

Read More »

Cajaladda Siilaanyo Ma Daweyn Doontaa Cadhada Reer Awdal Iyo Cayaarta Samaale Ilma Biixi Iyo Sum-cadda Beeshooda?

0 Visits: 1592 | Saturday January 03, 2015 - 20:30:53
Hargeisa(xogreebnews.com_Sidaa aynu ka wadaa war ahay-nay waxa warbaahinta loo soo diray cajaalad muuqaal Video ah taaso xafiiska madaxweynaha lagaaga soo duubay, iyaddo looga dan lahaa in uu jawaabo siyaasiyiin ka Tar-san xukuumadda u hoggaamiyo iyo suldaanka

Read More »

wasiirka Duulista Oo Shaqaadi ka joojiyeey Af-hayeenka Wasaaradda Duulista Iyo Saxaafadda Madaxa-banaan Oo Si Weyn Usoo Dhoweysay .

0 Visits: 1926 | Saturday September 20, 2014 - 19:07:24
Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaarada duulista iyo hawada somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa la sheegay inuu shaqaaddi ka joojiyeey wiil ku fashil-may shaqaadda wasaaradda inuu noqdo af-hayeen aqoon wanaag-san uu leh shaqadda u qabanaayo.

Read More »

Taarikhda Boqortooyaddi Soomaaliyeed Ee Ka Talin Jirtay Geeska Africa Qarniyadii 12 aad 18aad By C/casiis Bashiir

0 Visits: 3663 | Friday July 04, 2014 - 20:14:29
Taarikhda Boqortooyaddi Soomaaliyeed Ee Ka Talin Jirtay Geeska Africa Qarniyadii 12 aad 18aad By C/casiis Bashiir

Read More »

Daawo Qudbadii Jimcaha Masjidu Suna Ee Magaalada Boorama Fadiilatu Sheekh Asad Muuse Oo Uu Kaga Hadlayay ” Shukru Nicamka”

0 Visits: 2635 | Monday April 07, 2014 - 12:46:50
Khudbada Sheekh Asad Muuse Kibaar Xafidu-hu-laahu Ayaa Ku Saabsan Nimcooyinka Rabi Ku Manaystay Umada

Read More »

Wasiir cukuse:suxufigii ugu xumma saxaafada somaliland +siyaasiga ugu cabuudhinta badan:

0 Visits: 3118 | Tuesday February 18, 2014 - 20:43:52
Wasiirka wasaradda warfaafinta iyo dhaqanka somaliland Cabdilaahi cukuse ayaa hore uu ahaa suxufi,isaago lagu naanaysi jiray kuttida saxaafada, ayaa

Read More »

DAAWO VIDEO:Maxkamada Gobolka Hargeysa oo Ganaax ku riday Wariyayaal ka Hawlgala Saxafaada Madaxa Bannaan ee SL

0 Visits: 2902 | Tuesday February 18, 2014 - 19:21:31
DAAWO VIDEO:Maxkamada Gobolka Hargeysa oo Ganaax ku riday Wariyayaal ka Hawlgala Saxafaada Madaxa Bannaan ee SL

Read More »

WERIYAASHI MAANTA XUKUNKU KU DHACAY OO MAHADNAQ UU DIRAY WAAX-DA GARSOORKA DALKA OO AY SHEEGEN IN AY CADAALAD KALA KULMEEN.

0 Visits: 2565 | Tuesday February 18, 2014 - 19:16:39
Hargeisa(xogreebnews.com-maxkamada gobolka Maroodi Jeex ayaa maanta xukun ku riday sadex weriye oo ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee somaliland.Ka dib markii uu xukunkaasi dhacay ayaa saxafiyiintani waxay ka hadleen xukunka ku dhacay iyaga oo mahad celin balaadhan u jeediyey garsoorihii gacanta…

Read More »

MAXKAMADA GOBOLKA HARGIESA OO XUKUN GANAAX AH KU RIDAY AFAR WERIYE,GARSOORE AXMED DALMAR OO CADAALAD KA MUUJIYEY KIIS-KAN

0 Visits: 2663 | Tuesday February 18, 2014 - 19:04:08
Garsoore Axmed Dalmar Ismaaciil oo ka mid ah garsoorayaasha maxkamada gobolka Maroodi Jeex ayaa waxa uu shaaca ka qaaday xukunka lagu riday saxafiyiinta ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha Somaliland.

Read More »

featured