Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiga Miisaanka Culus ee Axmed Muumin Seed oo Sheegay In Kulmiye dheeryahay Xisbiyada Mucaaridka ah Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen. "..Kulmiye Xisbiyada Mucaaridka waxa uu dheer-yahay ma haystaan Aqoonyahanka Kulmiye haysto ee Jamaal Cali Xuseen oo kale…dadka laala Dooranayo Musharax Muuse Biixi ayuu Kow-ka yahay Jamaal Cali Xuseen". Siyaasi Axmed Muumin Seed.

0 Visits: 1572 | Monday October 02, 2017 - 18:09:23
Daawo Xogreeb Tv: Siyaasiga Miisaanka Culus ee Axmed Muumin Seed oo Sheegay In Kulmiye dheeryahay Xisbiyada Mucaaridka ah Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen. "..Kulmiye Xisbiyada Mucaaridka waxa uu dheer-yahay ma haystaan Aqoonyahanka Kulmiye haysto ee Jamaal Cali Xuseen oo kale…dadka laala Dooranayo…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen oo si Cilmiyeysan uga Hadlay qaabka Saboolnimada looga bixi lahaa, Barnaamijka Kulmiye ee Mustaqabalka dhaqaalaha...sidii Sixir-bararka looga bixi lahaa oo u Toosh-weyn ku ifiyey… qaabka wax loola soo baxo iyo talo u jeediyey Madaxweynaha Mustaqbalka…

0 Visits: 2206 | Monday October 02, 2017 - 17:16:24
Daawo Xogreeb Tv: Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen oo si Cilmiyeysan uga Hadlay qaabka Saboolnimada looga bixi lahaa, Barnaamijka Kulmiye ee Mustaqabalka dhaqaalaha...sidii Sixir-bararka looga bixi lahaa oo u Toosh-weyn ku ifiyey… qaabka wax loola soo baxo iyo talo u jeediyey Madaxweynaha Mustaqbalka…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Dheriga Ninka ugu dhow ayaa kala laf-baxee, Ninka kala laf-baxayaan ahayn, hadaan Suldaan Xasan ahayn oo Suldaankii Subeer-awal ahay, Midhahaas Sheer ayaanu ku nahay Beeshan.. Habahr-jeclo waa Saaxibka dhow ee Sacad-muuse". Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye.

0 Visits: 1424 | Monday October 02, 2017 - 16:26:31
Daawo Xogreeb Tv: "..Dheriga Ninka ugu dhow ayaa kala laf-baxee, Ninka kala laf-baxayaan ahayn, hadaan Suldaan Xasan ahayn oo Suldaankii Subeer-awal ahay, Midhahaas Sheer ayaanu ku nahay Beeshan.. Habahr-jeclo waa Saaxibka dhow ee Sacad-muuse". Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Shirkii Beelaha Biciide, Suldaan xasan-ka Subeer-awal oo Badheedhihiisa Jeegaanta Cadeeyey, Boqor Murashax Cirro ay isku hayb yihiin oo ku Goodiyey inuu uga dhowyahay waxna ogyahay.. Hoggaamiye Xirsi oo la shir-yimi waxbaan idin-tarayee Codna siiya..Maxamuud Xaashi oo Labac-labac galay...Badhasaabka Sanaag iyo Maayirka Ceerigaabo oo eeddo isku hur-gufay nidaam qabiilna ula kala saftay Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye...

0 Visits: 1838 | Monday October 02, 2017 - 15:50:16
Daawo Xogreeb Tv: Shirkii Beelaha Biciide, Suldaan xasan-ka Subeer-awal oo Badheedhihiisa Jeegaadnta Cadeeyey, Boqor Murashax Cirro ay isku hayb yihiin oo ku Goodiyey inuu uga dhowyahay waxna ogyahay.. Hoggaamiye Xirsi oo la shir-yimi waxbaan idin-tarayee Codna siiya..Maxamuud Xaashi oo Labac-labac…

Read More »

Kaaderiinta iyo Taageeraayaasha Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo ka Biyo-diiday Guddida Kaambeynka ee Murashaxa Kulmiye usoo Magacaabay iyo hoggaanka jilicsan ee laga walaacay…

0 Visits: 1589 | Sunday October 01, 2017 - 00:26:13
Kaaderiinta iyo Taageeraayaasha Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo ka Biyo-diiday Guddida Kaambeynka ee Murashaxa Kulmiye usoo Magacaabay iyo hoggaanka jilicsan ee laga walaacay…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Wadani oo Aflagaadeyey Magaaladda Wajaale "..Wajaale Aydii ayaa ku Badatay, Weli Tagfidii iyo Injirtii ayey leedahay waxba umay Kordhin oo lama seexan Karo". Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Waddani Maxamed Cali

0 Visits: 1266 | Saturday September 30, 2017 - 23:55:47
Daawo Xogreeb Tv: Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Wadani oo Aflagaadeyey Magaaladda Wajaale "..Wajaale Aydii ayaa ku Badatay, Weli Tagfidii iyo Injirtii ayey leedahay waxba umay Kordhin oo lama seexan Karo". Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Waddani Maxamed Cali

Read More »

Waxqabadka Wasiir Cali Mareexan Waa Sida Cad-ceeda oo Sacab laguma qarin Karo, Waxtarkiisa Kulmiye Nin ka Badsaday Bari iyo Galbeed ma Jiree ninowna ha Isku dheererin!. W'Q Farxaan Guuleed Warsam

0 Visits: 1413 | Saturday September 30, 2017 - 04:06:56
Waxqabadka Wasiir Cali Mareexan Waa Sida Cad-ceeda oo Sacab laguma qarin Karo, Waxtarkiisa Kulmiye Nin ka Badsaday Bari iyo Galbeed ma Jiree ninowna ha Isku dheererin!. W'Q Farxaan Guuleed Warsam

Read More »

Marwada Qaranka Aamina Weris oo lala yeeshay Waraysi "..Madaxweynuhu xisbigiisu inuu helo ayuu jecel yahay, xisbigiisuna sida uu ku helayaa maaha wax baa loo xadayaa, Kulmiye-na wuxuu wax ku helayaa wax-qabad...Ab iyo isir qof gaajo ku soo kortay oo wax boobaysa ma ihi..aniga shacabku imay dooran ee Axmed (Madaxweynaha) ayay doorteen runtii inay aniga i xag-xagtaan ama i caayaan dadka qaarkii waa khalad". Marwo Aamina Weris

0 Visits: 3018 | Friday September 29, 2017 - 00:30:29
Marwada Qaranka Aamina Weris oo lala yeeshay Waraysi "..Madaxweynuhu xisbigiisu inuu helo ayuu jecel yahay, xisbigiisuna sida uu ku helayaa maaha wax baa loo xadayaa, Kulmiye-na wuxuu wax ku helayaa wax-qabad...Ab iyo isir qof gaajo ku soo kortay oo wax boobaysa ma ihi..aniga shacabku imay dooran…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xoghayihii Maaliyadda qaarada Yurub ee UCID Faysa Cawil Xasan oo ka hadashay sababta KULMIYE ugu biirtay, Sheegtayna in Qurba Joogu si weyn uga qaybtaan Doorashada Somaliland, Fariin ay ka siddeyna soo gaadhsiisay Murashax Muuse Biixi

0 Visits: 1792 | Thursday September 28, 2017 - 20:39:49
Daawo Xogreeb Tv: Xoghayihii Maaliyadda qaarada Yurub ee UCID Faysa Cawil Xasan oo ka hadashay sababta KULMIYE ugu biirtay, Sheegtayna in Qurba Joogu si weyn uga qaybtaan Doorashada Somaliland, Fariin ay ka siddeyna soo gaadhsiisay Murashax Muuse Biixi

Read More »

LIVE Toos Uga Daawo XOGREEB TV: Xaflada Soo Dhawaynta Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Kasoo Digarogtay Xisbiga Waddani iyo UCID OO KU BIIRAY XISBIGA Kulmiye....

0 Visits: 1454 | Thursday September 28, 2017 - 10:13:32
LIVE Toos Uga Daawo XOGREEB TV: Xaflada Soo Dhawaynta Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Kasoo Digarogtay Xisbiga Waddani iyo UCID OO KU BIIRAY XISBIGA Kulmiye....

Read More »

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Tacsi Tiiraanyo Badan u Diray Ehellada, Qaraabada iyo Shacabka S/land Geeridii Naxdinta Badnayd ee ku Timi Marxuum Cabdiraxmaan Talyanle ...

0 Visits: 1812 | Wednesday September 27, 2017 - 03:05:59
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Tacsi Tiiraanyo Badan u Diray Ehellada, Qaraabada iyo Shacabka S/land Geeridii Naxdinta Badnayd ee ku Timi Marxuum Cabdiraxmaan Talyanle ..

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..Xirsi Wuxuu Lamid yahay Islaan Khamri Iibinaysay..Xirsiyow weligaa Siyaasi noqon Maysid, Odaygii Siilaanyo ee Xawaalada Kasoo Kexeeyey ayaad Caayeysaa..10- Nin oo Sacad Muuse ah oo Awr Kirooole ah ee Cayda Muuse u jooga Waddani, Inaan yar oo wanaagsan ayaa Nagala socda waa Xamarji ha Raacin ayaan leeyahay Dameeraha". Badhasaab Ramaax.

0 Visits: 2200 | Tuesday September 26, 2017 - 20:08:50
Daawo Xogreeb Tv: "..Xirsi Wuxuu Lamid yahay Islaan Khamri Iibinaysay..Xirsiyow weligaa Siyaasi noqon Maysid, Odaygii Siilaanyo ee Xawaalada Kasoo Kexeeyey ayaad Caayeysaa..10- Nin oo Sacad Muuse ah oo Awr Kirooole ah ee Cayda Muuse u jooga Waddani, Inaan yar oo wanaagsan ayaa Nagala socda waa Xamarji…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Burburka iyo Baaba'a gegida madhan ee Faysal-Ucid Dhalinyaro kashiftay in Habeen hore uu Murashaxa ku-xigeenka waraabe-utaaga ahaa Baashe Cali Jaamac, balse ay kusoo tooseen mid laga dulkeenay "..suuqa lagaga ururiyey dadka isku sheegaya golaha dhexe ee Ucid".

0 Visits: 1487 | Sunday September 24, 2017 - 00:07:57
Daawo Xogreeb Tv: Burburka iyo Baaba'a gegida madhan ee Faysal-Ucid Dhalinyaro kashiftay in Habeen hore uu Murashaxa ku-xigeenka waraabe-utaaga ahaa Baaseh Cali Jaamac, balse ay kusoo tooseen mid laga dulkeenay "..suuqa lagaga ururiyey dadka isku sheegaya golaha dhexe ee Ucid".

Read More »

Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI keebaa ku Sifoobay Qabyaalad "Af-xumo nabadna way kaa fogeysaa, colaadna wax kama taro".Qore: Yuusuf Maxamed

0 Visits: 1969 | Saturday September 23, 2017 - 23:47:31
Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI keebaa ku Sifoobay Qabyaalad "Af-xumo nabadna way kaa fogeysaa, colaadna wax kama taro".Qore: Yuusuf Maxamed

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "..DP World hadday ku Xad-gudubto dadka Dawladda ayaa Talaabo ka qaadaysaa, aniguna waxaan ahayn Masuulkii la Macaamilaayey". Maareeyaha Cusub ee Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi.

0 Visits: 1445 | Saturday September 23, 2017 - 18:24:33
Daawo Xogreeb Tv: "..DP World hadday ku Xad-gudubto dadka Dawladda ayaa Talaabo ka qaadaysaa, aniguna waxaan ahayn Masuulkii la Macaamilaayey". Maareeyaha Cusub ee Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi.

Read More »

XILDH. DHEEG XAALKIISU WAA NIN MURAAYAD DAAWADAY, FOOL XUMO ISDIIDSII...!Mohamed Gacayte.

0 Visits: 1943 | Saturday September 23, 2017 - 03:30:26
XILDH. DHEEG XAALKIISU WAA NIN MURAAYAD DAAWADAY, FOOL XUMO ISDIIDSII...!Mohamed Gacayte.

Read More »

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Hoggaanka KULMIYE oo Dalka kusoo Dhaweeyey Siyaasi Xisbiga Miisaan Ku Leh iyo Haldoorka soo dhoweyntiisu kulmisay....

0 Visits: 1965 | Friday September 22, 2017 - 15:17:28
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Hoggaanka KULMIYE oo Dalka kusoo Dhaweeyey Siyaasi Xisbiga Miisaan Ku Leh iyo Haldoorka soo dhoweyntiisu kulmisay....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ee Toronto oo Xadhiga ka Jaray Xafiisyo horleh oo lagu dardar-gelinaayo hawlaha shaqo ee Xisbigaas iyo weedho xasaasi ah oo laga jeediyey halkaa ..

0 Visits: 1318 | Friday September 22, 2017 - 14:17:15
Daawo Xogreeb Tv: Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ee Toronto oo Xadhiga ka Jaray Xafiisyo horleh oo lagu dardar-gelinaayo hawlaha shaqo ee Xisbigaas iyo weedho xasaasi ah oo laga jeediyey halkaa ..

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Cali Mareexan oo luuqad Diblumaasiyadeed tii ugu Heerka Saray ku Karbaashay Faysal Dhurwaaga Boobay Hantidii Qaranka. "..Faysal isagga La siiyey Guryihii ugu waaweynaa ee Hargeysa, todobaad kaddib ayuu iibiyey, weligii igalamu hadal dhul Borama ku yaala, balse wuxu igala Hadley dhowr jeer oo aan ka diiday dhul madaarka (Hargeysa) u dhow". Wasiir Cali Mareexan.

0 Visits: 1576 | Thursday September 21, 2017 - 15:41:18
Daawo Xogreeb Tv: Wasiir Cali Mareexan oo luuqad Diblumaasiyadeed tii ugu Heerka Saray ku Karbaashay Faysal Dhurwaaga Boobay Hantidii Qaranka. "..Faysal isagga La siiyey Guryihii ugu waaweynaa ee Hargeysa, todobaad kaddib ayuu iibiyey, weligii igalamu hadal dhul Borama ku yaala, balse wuxu igala…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Marwada Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ahna Musharraxa Ku xigeenka Kulmiye oo Si weyn loogu soo dhoweeyey Deegaano badan oo hoosyimaada Gobalka Awdal iyo Saameynteeda Siyaasadeed....

0 Visits: 1484 | Thursday September 21, 2017 - 02:50:30

featured