0 Visits: 1653 |
Wednesday October 11, 2017 - 16:55:27
Daawo Xogreeb Tv: Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan, Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Madax sare oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye oo soo dhoweeyey Wafti balaadhan oo u hoggaaminayey Gudoomiyaha Kulmiye ee North America Md Mustafe Cabdi Cartan...weedhihii madasha soo dhoweyn...
0 Visits: 1778 |
Wednesday October 11, 2017 - 00:18:49
Fadeexadaha iyo Waji-gabaxa Guuldarada Faysal Waraabe u Taag oo ay Dawladaha Deriska, Deeq-bixiyaasha Doorashooyinka, Wadamada S/land Xidhiidhka la lehi Al-baabada ka Xidheen Iyo Dawladda Itoobiya oo Xashiishka ku Dartay, kana Reebtay Marti-qaad ay u Fidisay Labada Murashax ee ku Loolamaya Doorashada…
0 Visits: 1269 |
Monday October 09, 2017 - 21:11:38
Gudida Xisbiga Kulmiye ee Toronto oo Casho-sharaf Kusoo Sabootiyey Gudoomiyaha Xisbiga ee North America Mustafe Cabdi Cartan oo Magaaladda Hargeysa oo Cago-dhigan Doona Arbacada 11-ka Bishan iyo Munaasibad ballaadhan oo lagu soo Amba-bixiyey oo Ka dhacday Toronto…
0 Visits: 1299 |
Saturday October 07, 2017 - 02:49:00
Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Cali Mareexan oo Ka Qeyb Galay Xaflad Lagu Maamuusayey Ardeydii Guulaha Kasoo Hoysay Imtixaanadkii Dugsiyada Sare Ee Somaliland Ee Kasoo Baxay Dugsiga Sare Ee Qoryaale.
0 Visits: 1291 |
Saturday October 07, 2017 - 02:02:12
Gudoomiyaha Kulmiye ee Laanta Finland Axmed Khaliif oo Usoo Xadhko Xidhay inuu Door-lexaad leh ka Ciyaaro oloollaha Doorashada Madaxtooyada Iyo dhaq-dhaqaaqyo Xoogan oo Madaxda Sare ee Xisbigu kusoo Dhoweynayaan oo Laga Dareemayo Gudaha Caasimadda Somaliland
0 Visits: 2455 |
Wednesday October 04, 2017 - 02:17:11
Qaban-qaabada Soo Dhoweynta Wafti Ballaadhan oo u Horkacaayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee North America Mustafe Cabdi Cartan iyo Ku-xigeenkiisa oo Caasimadda Somaliland ee Hargeysa si weyn looga Dareemayo…
0 Visits: 2188 |
Monday October 02, 2017 - 17:16:24
Daawo Xogreeb Tv: Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen oo si Cilmiyeysan uga Hadlay qaabka Saboolnimada looga bixi lahaa, Barnaamijka Kulmiye ee Mustaqabalka dhaqaalaha...sidii Sixir-bararka looga bixi lahaa oo u Toosh-weyn ku ifiyey… qaabka wax loola soo baxo iyo talo u jeediyey Madaxweynaha Mustaqbalka…