Maqaallo
Maqaallo
Maqaallo
Maqaallo
Markabka "Magic Seas" oo Gubtay Badda Cas Kaddib Weerar Ay Fuliyeen Xuutiyiinta YemenMarkab xamuul qaada oo laga leeyahay Giriig, balse wata calanka Liberia, ayaa ku gubtay Badda Cas kadib weerar culus oo loo adeegsaday doonyo-badeed iyo hub culus oo ay fuliyeen kooxaha Xuutiyiinta Yemen. Markabkan oo lagu magacaabo Magic Seas ayaa la weeraray fiidnimadii Axaddii, isaga oo marayay meel…"Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo aan masuulka Saddexaad ka ahaa markii aan tagay Ardaaga aan maanta Codka ka doonayo Afar Qof oo kaliya aayaan ugu tagay ma doonayo in Tirada aan shaqaalaysiiyey in aan Sheeg sheego ee soo baadha maantana inta Joogta". Maxamed Yuusuf Aggaasimihii hore wasaaradda Arrimaha Guddaha Somalilad"Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo aan masuulka Saddexaad ka ahaa markii aan tagay Ardaaga aan maanta Codka ka doonayo Afar Qof oo kaliya aayaan ugu tagay ma doonayo in Tirada aan shaqaalaysiiyey in aan Sheeg sheego ee soo baadha maantana inta Joogta". Maxamed Yuusuf Aggaasimihii hore wasaaradda…Cabudhinta Saxaafadda! Bilayska oo maxkamaduhu go'aanka leeyihiin ayaa ku shaqo leh wax ka qabashada sharci jabinta muwaadin sameeyo, sida haddii uu muwaadin muwaadin kale ku gafo ama dawladi muwaadin ku gafto ama muwaadin ku gafo qaranka .Cabudhinta Saxaafadda! Bilayska oo maxkamaduhu go'aanka leeyihiin ayaa ku shaqo leh wax ka qabashada sharci jabinta muwaadin sameeyo, sida haddii uu muwaadin muwaadin kale ku gafo ama dawladi muwaadin ku gafto ama muwaadin ku gafo qaranka .Guddiga Fulinta ee Xisbiga KULMIYE maxay ka wada-hadleenGuddiga Fulinta ee Xisbiga KULMIYE maxay ka wada-hadleenSIYAASADU SAAXIIB JOOGTAA MA LAHA.Waxaan arkaayey rag badan oo Beesha Subeer Awal ah oo iyagu u hanqal taagaya inay hogaanka sare ka qabtaan Xisbiga Kulmiye laakiin marka aad qudbadahooda dhagaysato waxaad ka dareemaysa inay siyaasadaba Concept ka haysan waa siyaasada Soomaliland ee, waxay u hadlayaan sida taageerayaasha Xisbiga Kulmiye…"Habar-awal Uma Quudho Maxamed Kaahin, Wixii ay u Quudheen Habar-jeclo". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule."Habar-awal Uma Quudho Maxamed Kaahin, Wixii ay u Quudheen Habar-jeclo". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule.Waxqabadkii Safiirkii Somaliland ee Jabuuti Sameeyey Mudadii u Xilka Hayay…Kartida, daacadnimada iyo Firfircoonida shaqsiyadeed ee masuul qaran uga wakiil ah, qadiyada u baahan in laga dhaadhiciyo dal aan ku aqoonsanay iyo in lagu yeesho dalalka aduunka Saaxibo ku dhego-nugul, waa mid dhibkeeda leh, hadana waxa dayrarkaas dumiyay oo Somaliland u sameeyey Saaxibo, Masuuliyiin…Xukuumadda Somaliland, Turkey iyo Somaliya heshiis noocee ah bay kula jirtaa, ilayn ogolaanshaha Xasan Sheekh bay shiidaalka Ceel sheekh ku baadhanayaane.Xukuumadda Somaliland, Turkey iyo Somaliya heshiis noocee ah bay kula jirtaa, ilayn ogolaanshaha Xasan Sheekh bay shiidaalka Ceel sheekh ku baadhanayaane.Wasiiraddii iyo Agaasimayaashii xukuumadda Wadani oo isku khilaafsan maamulka lacagaha wasaaradahooda.Wasiiraddii iyo Agaasimayaashii xukuumadda Wadani oo isku khilaafsan maamulka lacagaha wasaaradahooda.Diyaaradaha Israel ayaa duqeeyay goob muhiim ah oo nukliyeerka ah oo ku taal gobolka Isfahan ee Iran. Afhayeen u hadlay ciidamada Israa'iil ayaa sheegay in ciidamada cirka "ku garaaceen xarunta dhexe oo ay la socdaan dhismayaal loo isticmaalo in lagu soo saaro centrifuges".Diyaaradaha Israel ayaa duqeeyay goob muhiim ah oo nukliyeerka ah oo ku taal gobolka Isfahan ee Iran. Afhayeen u hadlay ciidamada Israa'iil ayaa sheegay in ciidamada cirka "ku garaaceen xarunta dhexe oo ay la socdaan dhismayaal loo isticmaalo in lagu soo saaro centrifuges".Hoggaamiyaha Sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee 1raan, Ayatollah Cali Khaamene'i, ayaa mar kale carabka ku adkeeyay in qadiyadda Falastiin ay tahay arrin udub-dhexaad u ah dalka 1raan.Hoggaamiyaha Sare ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee 1raan, Ayatollah Cali Khaamene'i, ayaa mar kale carabka ku adkeeyay in qadiyadda Falastiin ay tahay arrin udub-dhexaad u ah dalka 1raan."Mudane Madaxweyne aad iyo aadbaan uga xumahay in aad maanta bulshada la wadaagto qaybo ka mid ah ku tumashadaada Dastuurka iyo xeerarka ka farcama ." Xildhibaan Axmed Dayib Kucadeye"Mudane Madaxweyne aad iyo aadbaan uga xumahay in aad maanta bulshada la wadaagto qaybo ka mid ah ku tumashadaada Dastuurka iyo xeerarka ka farcama ." Xildhibaan Axmed Dayib KucadeyeMadaxweynaha Soomaliland oo si weyn ugu kala Eexday, Masuuliyiinta ugu sareeye Qurba jooga ee Xisbiga Wadani.Madaxweynaha Soomaliland oo si weyn ugu kala Eexday, Masuuliyiinta ugu sareeye Qurba jooga ee Xisbiga Wadani.''Deerayahan Xilaalkii Iyo Mansab,yadii Siyaasi Ee 1960 2025 Waa Qormo Aan Isku Dul Taagayo Beesha Deerayahan Xasan Oo Ah Foolaadka Siyaasada Markii Soomaaliya Lahaa Iyo Iminkoo Somaliland Nahay. Siyaasi Xaaji Cabdiraxmaan Jaamac Aadan.''Deerayahan Xilaalkii Iyo Mansab,yadii Siyaasi Ee 1960 2025 Waa Qormo Aan Isku Dul Taagayo Beesha Deerayahan Xasan Oo Ah Foolaadka Siyaasada Markii Soomaaliya Lahaa Iyo Iminkoo Somaliland Nahay. Siyaasi Xaaji Cabdiraxmaan Jaamac Aadan.War Deg-deg ah: Kim Jong-un oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Xaaladda Bariga Dhexe.War Deg-deg ah: Kim Jong-un oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Xaaladda Bariga Dhexe.Masuuliyiinta Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro xilalka u magacaabay iyo Beelaha ay Kasoo Kala Jeedan…Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda. - Hayb ahaan waa Dhulbahante, Bahararsame. 5: Garyaqaan Mubaarig Maxamuud Cabdi Falaag Ku xigeenka Garyaqaanka Guud ee Xukuumadda - Hayb ahaan waa Garxajis, Habaryoonis * Komishanka DoorashooyinkaXilalka Beesha Subeer Awal Maanta Laga Qaaday ee aan waxba Loogu Bedelin….Xilalka Beesha Subeer Awal Maanta Laga Qaaday ee aan waxba Loogu Bedelin….Yaa awood badan Iiraan iyo Israa'iil?Machadka Caalamiga ah ee Daraasaadka Istaraatiijiyadda (IISS) ayaa is barbar dhigaya awoodaha militari ee labada dal, isagoo adeegsanaya ilo rasmi ah iyo kuwo furan oo kala duwan si loo sameeyo qiyaasta ugu fiican."Magaalada Berbera ilaa mudooyinkii danbe waxay ka cabanaysaa laydh la,aan baaxad leh waxaan ognahay in magaaladaasi ilaahay ku maneystey dabayl iyo cadceed labadaba oo labadaba laga faaidaysan karo ama solar system wacan lagu rakibi karo". Gudoomiyaha Qarada X. WADDANI Faysal Cabdiraxmaan Maxamuud"Magaalada Berbera ilaa mudooyinkii danbe waxay ka cabanaysaa laydh la,aan baaxad leh waxaan ognahay in magaaladaasi ilaahay ku maneystey dabayl iyo cadceed labadaba oo labadaba laga faaidaysan karo ama solar system wacan lagu rakibi karo". Gudoomiyaha Qarada X. WADDANI Faysal Cabdiraxmaan Maxamuud"Turkiga Dhiiga Islaamnimo ee laga Dugsanayaa Maxay Tahay QAZA oo la-deris.ah ayey Waxaad og Tahay ka Dhacayeen, Ciraaq baad ogayd, Turkigu Waa daynstaha Aduunka ugu weyn". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule"Dad"Turkiga Dhiiga Islaamnimo ee laga Dugsanayaa Maxay Tahay QAZA oo la-deris.ah ayey Waxaad og Tahay ka Dhacayeen, Ciraaq baad ogayd, Turkigu Waa daynstaha Aduunka ugu weyn". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule |
|