Share with your friends via email

"Waxan Saldhigyada ku Kireynaa 58 Million oo dollar sannadkii waa Maraykanka, 30 milyan oo euro waa Faransiiska, 20 milyan waa Shiinaha, 3.5 million waa Japaanka. Marka la isku daro xataa 10% kama aha miisaaniyadayda...DP World weligeedna si run ah uma ay Doonayn in ay Horumariso Dekedda Dooraaleh, Sababtuna Waa Dekedda Dubai, ee Jabal Cali oo ay soo Shaac sarayso". Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele,

"Waxaan qaataa 359,000 (Saddex boqol iyo sagaal iyo konton kun oo faranka Djibouti ah) oo u dhiganta 2017.58 US Dollar. Waa mushahar ka yar midka wasiiradayda.."

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip