Madaxwayne Cukuuse Ma kaba Qaad-nimadad Ku Dalacsiisay?

0
Sunday June 30, 2013 - 15:23:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Cukuuse Ma kaba Qaad-nimadad Ku Dalacsiisay?

    Waxaa ayaan daro ah markii geela lo diray ninkii maqasha dayacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa ayaan daro ah markii geela lo diray ninkii maqasha dayacay

Waxaan maanta qaybtan kusoo qaadan doona shikhsiyaadda mr cukuuse

Wasiirka cusub ee warfaafinta Somaliland

Waxaa laga yaaba marar badan dadka qarkood in ay uu qaatan, in daan-gaar ah laga leeyay isla markaana waxaynu xusi doona xilaalkii uu soo qaabtay mr cukuuse maamuladii kala danbeeyay ee dalka soo maray ,C/lahi Maxamed cukuuse waa siyaasi isla markaana waa nin ku danaysta umaada marar badan waxaa uu isku dayaa in iska hor keenno dadka xataa marku ahaa saxaafiga waxaa uu odhaan jiray waxaad ka qorta beesha reer awdal iyadaa oo la sheegay marku cukuuse suxufiga isku sheegayay u uruur-saday godob badan bal aynu ku horayno maamulkii marxuum cigaal,waxaa uu ahaa wasiirku xigeenka warfaafinta isla maarkaana waxaa uu wasaradda keenni jiiray wax yaabo ku xun dhaqaanka iyo diintaba waxan xusuuta mar uu marxuum cigaal kula taliiyay in iska daayo balse soomaalidu waxaay ku maah-maahda waanno dhalanba ka adag sadaas oo ay ahaayd cukuuse waxaa uu bedeeli wayay dhaqaankii intaas kadib waxaa uu marxuum cigaal go”aan saday in uu xilka ka qaaddo waxaanu dhowaan idiin soo gudbiin donna shabakadda warar ee xogreebnews.com- warqadii uu marxum cigaal ka xayuubiyay xilkaa ka qaaday”

Waxaa uu cukuuse maalinta lo sababeeyay masuul inta ka aradan milgaha xilka waxaannu ku jiray dadkii laga mamnucay xilka inta inaa cigaal nol-yahay.ilaa maalitaas waxaa uu aad uu neceeb yahay dad nkasoo jeedda saaxil,

Waxan manta kuso kobayna qormadan laban tix-gabay ahNinkii aarsa yiqiinay -haduu aarsaday maanta


Uu-fanayskiina guuray- iyana waa iga su'aale
Tolow yaa colka eega -loo abaabulayaa?
Tolow yaa ilma dayday -ulmadeydii u loogayoo
Ilma dowgii ka reystay -Yaa u aana ah maanta
Udunteyda halowday -eebadayda ku fiiqan
Ayaantay kululaato -kaan u eeran lahaa
Yaa u aana ah maanta.
Birta layska as-laayiyo -galkey siibtay ableydu
Yaa u aana ah maanta- mar labaad ubadkeena
Sidii Ey la guhaadshay- in ilkaha lagu qaado Unugtii shaleytoole- isku meesha u jeeday
Iminka yaa iska hor jeedshay.
Laba oorya walaaliyo- ilmaadeer is maquunsha
lama sheegin aduunkee -marka aan ugu liito
Mar aan eeda sokeeyiyo- ilmahayga ku waayo
Mar aan aayo la'aanta -seedigay ugu aaro oo
Walaashay asay qaado -mar haday aqalkayga
Haddi layga adkadiyo- hadaan raystey idhahdaba
Mar lay oohin u tahay -bal maxaan istafiiday?

Afartii garjahoodba hadaan- soo wada ooday
Xageen geela irmaaniyo- markey beeshu haraado
u aroorinayaa?
Sow anigu gacmahayga -kuma dheebin ishii
Berri loo irkan lahaa -wixii aan ku if waayey
Kuna aakhiro seegay -durba sow ma ilaawin
Ubaxaan xinjirteydiyo -ka ab-qaalay jidhkeyga
Kolkii aan is awaaday -udaabteys iyo ciil iyo
Odax sow kama goosan.
Haduu geedkii abaaday- markuu oomaba
Ubadka dhiiga looga shubaayey- sow ataar li'i maaha.

Gabogabadii

Waxaa ayaan daro ah markii geela lo diray ninkii maqasha dayacay lasoco…..

Qallikii Cabdi casiis Bashiir Nuur

Email

Infoxogreebnews.com

Hargeysa /Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured