MADAXWAYNE SIILAANYO OO XARUNTA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODAYAAL IYO MADAX-DHAQAMEED KA SOO JEEDA BEESHIISA

0
Saturday June 29, 2013 - 19:08:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWAYNE SIILAANYO OO XARUNTA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODAYAAL IYO MADAX-DHAQAMEED KA SOO JEEDA BEESHIISA

    Hargaysa (xogrebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan balaadhan kula

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (xogrebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan balaadhan kula
Hargaysa (xogrebnews.com- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan balaadhan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada odayaal, cuqaal, boqoro, madax-dhaqameed oo ka soo jeeda beeshiisa gaar ahaan Gobolka Saraar.

Intii uu kulankani socday ayaa waxa ay madaxweynaha Somaliland waxgarad-ka ka socday Gobolka Saraar iska xog-waraysteen guud ahaan xaaladda Gobolka iyo mashaariicda horumarineed ee ka socda deegaanka, iyaga oo ay guurtidaasi Gobolka Saraar u caddeeyeen in ay soo dhaweynayaan waxqabadka ay xukuumaddu ka hirgelinayso Deegaankaasi isla markaana aanay ummadda Somaliland ka xigin Gobolka Saraar.


Qaar ka mid ah odayaashii shirkaasi ka qayb-galay oo warbaahinta la hadlay markii kulankaasi la soo geba-gebayeeyay ayaa xaqiijiyay in kulankaasi ku dhammaaday jawi Is-afgarad, isla markaana ay ka soo baxday natiijo lagu diirsado oo horseed u noqon doonta in si wadajir ay xukuumadda iyo bulshada deegaanku isaga kaashan doonaan barnaamijyada laga hirgelinayo Gobolka Saraar.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured