Maareeyaha Dekedda berbera eng cali xoorxoor Oo Ku Haftay Siyaasada Xukuumada Siilaanyo

0
Friday June 28, 2013 - 20:44:30 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1543
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedda berbera eng cali xoorxoor Oo Ku Haftay Siyaasada Xukuumada Siilaanyo

    [waadigan liitee leexada ku sidatee hadba laan cuska nayee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[waadigan liitee leexada ku sidatee hadba laan cuska nayee

[waadigan liitee leexada ku sidatee hadba laan cuska nayee maxaa luray naftaadii]

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shabakadaha warbaahinta iyo akhrista yaasha meel kasta oo ay joogaan

Anoo idinkuj salaamaya salaanta islaanka asalaamu calaykum warax ma tulaahi wabara katuhu

Akhista yaal waxaan idinka raali galinayaa hakadkii kuyimid maqaaladii taxanaha ahaa ee aynu kaga wara mayna sida uu eng cali xoor xoor ugu haftay siyaasada madaxweyne axmed maxamed maxamuud [silaanyo] mashquul igu yimid awgeed

Hadanu halkii kasii anba qaadno silaanyo markii uu xilka qabsaday waxa uu mareeyaha dekadaumagacaabay eng axmed yuusuf dirir

Oo ah nin dhalinyaro ah isla markaana lahaa kartiiyo aqoon badan

Waxa uu waxbadan ka qabtay horumarka dekada waxa uu kusoo kor dhiyay dhismayaal cusub iyo dayactir badan oo aanay helin dekadu mudadii ay Somaliland jirtay waxa uu keenay kamarado casri ah oo wax weyn ka taray amniga dekada sidoo kale waxa uu shaqaalaha dekada kaa dhadh electronic ah halkaasna waxa ku yaraday dadkii sida sharci darada ah ugali jiray dekada

Sidoo kale axmed yuusuf waxa uu ahaa nin aan aqoon badan ulahayn odayaasha dhaqanka kaliya waxa uu ahaa nin shaqadiisa uun ku e kaa

Taas oo sababtay inay madaxweyne siilaanyo iyo beeshiisa ay usuurto gali waydo danihii gaarka ahaa eey ay ka lahaayeen berbera iyo guud ahaanba gobolka saaxil

Wada tashi ay yeesheen ka bacdi waxa la go’aan saday in ninka kaliya ee hawlahooda fududayn karaa inuu yahay eng cali xoor-xoor

Hadaynu manta intaa ku hakino maqaalkeena waxaan idinku dhaafayaa gabay

Caliyow siyaasada saahid baad ku ahaydoo

Cidi ku lama simi jirinoo

Walee saaka way ku sidataayoo

Ruug cadaagii siilaanyee

Casaanyada sideeda

Hadba gees usiqi jirayee

Cidina aanay suurayn jirinbaa

Heeryada ku saaroo

Hogaan adag ku sudhayoo

Tolkaagii sadqaysoo

Sadkoodii ka qaadoo

Qalo kale ka siisee sided yeeli doontaa

Lasoco……..

Qallinkii

Xasan Jirde Aw Maxamuud (danjir)

Shabeel450@live.com

Tel:4778586




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured