Haayadda Midaysa Diblomaasiyiinta Madaxa Bannaan Ee Dunida Ee Xarunteedu Tahay Newyork Oo Hambalyo U Diray Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis

0
Thursday June 27, 2013 - 21:48:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1093
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haayadda Midaysa Diblomaasiyiinta Madaxa Bannaan Ee Dunida Ee Xarunteedu Tahay Newyork Oo Hambalyo U Diray Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis

    Newyork (xogreebnews.com— Haayadda Independent Diplomats (ID) oo ay ku midoobeen diblomaasiyiin caalami ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Newyork (xogreebnews.com— Haayadda Independent Diplomats (ID) oo ay ku midoobeen diblomaasiyiin caalami ah

Newyork (xogreebnews.com Haayadda Independent Diplomats (ID) oo ay ku midoobeen diblomaasiyiin caalami ah oo saldhigoodu yahay magaalada Newyork ee dalka maraykanka isla markaana saldhigyo ku leh London iyo Paris ayaa qoraal hambalyo ah oo ay ku daabaceen boggooda twitterka waxay waxay ku boogaadiyeen wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis

Ururkani oo uu hogaamiyo Ambassador Carne Ross oo muddo dheer ka soo hawl gallaayey wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka ingiriiska, isla markaana dalal badan ka soo shaqeeyey ayaa qoraalka hambalyada ah ee ururka ID waxaa lagu yidhi “Ururka Independent Diplomats wuxuu si diiran usoo dhawaynaa magacaabista Maxamed Biixi Yoonis loo magacaabay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland” ayaa lagu yidhi qoraalka hambalyada ah oo ururku ku daabacay boggooda twitterka.

Wakiilka u fadhiya qaramada midoobay ururkani Independent Diplomat Andrew Lewis oo ka mid ahaa garyaqaanadii sannadkii 2009-kii doodda weyn u gallay in dalka Koonfurta Sudan, oo hello xornimo ayaa la sheega inay aad iskugu dhawyahiin Maxamed Biixi Yoonis.

Ururkani ID ayaa waxaa xubno ka ah diblomaasiyiin maraykan, British, faransiis iyo jarmal iskugu jira, waxaana ay hadda si dhaw ula shaqeeyaan dawladaha maraykanka, ingiriiska iyo faransiiska oo ay badanka ka taageeraan hawlaha diblomaasiyadda caalamiga ah.

Newyork (xogreebnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured