Xaflad lagu xusayey 53 guuradii ka soo wareegtey 26jun1961 oo ka dhacdey habeenkii xalay qasriga madaxtooyada Somaliland

0
Thursday June 27, 2013 - 07:36:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaflad lagu xusayey 53 guuradii ka soo wareegtey 26jun1961 oo ka dhacdey habeenkii xalay qasriga madaxtooyada Somaliland

    Hargaysa (xogreebnews.com- Munaasibad lagu Weynaynayo 53 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland Xoriyadeeda ka qaadatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (xogreebnews.com- Munaasibad lagu Weynaynayo 53 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland Xoriyadeeda ka qaadatay Hargaysa (xogreebnews.com- Munaasibad lagu Weynaynayo 53 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyada Somaliland Xoriyadeeda ka qaadatay Gumaystihii Ingiriiska 26kii June 1960 kii ayaa Caawa ka qabsoontay Xarunta Qasriga Madaxtooyada .
Munaasibadan Waxaa ay fanaaniinta Qaranku ku soo bandhigeen Masrixiyad ka Turjumaysa halgankii Gobonimo doon iyo is raaci dhex maray Somaliland iyo Somalia kaas oo fashiliyay Midnimadii la rabay inay dhex marta Shantii Soomaliyeed ee Gumaystuhu kala Qoqobay.


Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo hadal kooban ka jeediyay Furitaankii Munaasibadaas ayaa ka waramay sidii ay ku timid Xornimadii ay Somaliland ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriisku waxa uu Madaxweynuhu Sheegay in Burburka midnimadii dhalatay iyo Yididiiladii laga qabay Somaliweyn ay la kowsatay Israacii 1960 kadib markii ay Somalia diiday inay ixtiraamto wadaagga dawladdii ka dhalatay midnimadii cusbayd, Isagoo Intaas ku daray in Jamhuuriyada Jabuuti markii ay aragtay sida loogu hungoobay Midnimadaas ay samaysteen Qarankooda.
Mudane Siilaanyo waxa uu Xusay in dib ula soo Noqoshada Madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland ay ku qotonto Masiir iyo aayo ka Tashi Ummadeed oo cid wax ka bedeli kartaana aanay Jirin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured