QALAB SHIRKADDA TOTAL LAHAYD OO XUKUUMADDU SI HOOSE U IIBISAY

0
Thursday June 27, 2013 - 07:29:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1049
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QALAB SHIRKADDA TOTAL LAHAYD OO XUKUUMADDU SI HOOSE U IIBISAY

    Hargeysa (xogreebnews.com) qalab qaali ah oo ka kooban afar kalmood qalabkii lagu dhisi lahaa oo ku fadhiyay lacag lagu qadaray ilaa Saddex Boqol oo kun oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com) qalab qaali ah oo ka kooban afar kalmood qalabkii lagu dhisi lahaa oo ku fadhiyay lacag lagu qadaray ilaa Saddex Boqol oo kun oo Hargeysa (xogreebnews.com) qalab qaali ah oo ka kooban afar kalmood qalabkii lagu dhisi lahaa oo ku fadhiyay lacag lagu qadaray ilaa Saddex Boqol oo kun oo dollar ayaa la sheegay in shalay si qarsoodi ah looga rartay Xarunta Haamaha Shidaalka berbera.
Qalabkan oo ahaa haamamka afar kaalmood oo kuwa Shidaalka ah, Qalabka leebaajada ee baabuurta lagu maydho iyo Haamaha Banjarka ayaa la sheegay in ay Wasaarada Ganacsigu si hoose u iibisay, iyadoo la eegtay wakhtigan kala guurka ah ee la badalay wasiirkii hore, wasiirka cusubna loo magacaabay.



Qalabkan ayaa ila wareedyo la socday sheegeen in isla shalay la rartay, iyadoo lagu arkayay haamaha berbera wiish iyo gadiidkii lagu rarayay oo sii geliya.
Qalabkan sida hoose loo kala Iibsaday ayaa la sheegay in ay lahayd shirkadii Total, balse waxay imika ahayd Hanti qaran oo aan sifo Qarsoodi ah lagu Iibin Karin.

Madaxweynaha Somaliland ayaa markii uu Total kala wareegayay haamaha Shidaalka waxa uu u magacaabay guddi ka kooban saddex wasiir oo kala ah Wasiirka Arrimaha Dibada ee imika loo magacaabay Wasiirka ganacsiga, Wasiirkii Ganacsiga ee imika loo magacaabay Wasiirka Hawlaha guud iyo Madaxtooyada,


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured