siilaanyo oo beelo hore u haystay sabursi wasiirnimo qaar kalana ugu daray iyo beelo markii hore qatanaa uu sii qadiyay somaliland waa qabiilooyin isku tagay hadii qolona la qadiyo qolona sadbursi la siiyo sideebaa lagu wada joogayaa: By: naasir yuusuf

0
Wednesday June 26, 2013 - 16:52:42 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    siilaanyo oo beelo hore u haystay sabursi wasiirnimo qaar kalana ugu daray iyo beelo markii hore qatanaa uu sii qadiyay somaliland waa qabiilooyin isku tagay hadii qolona la qadiyo qolona sadbursi la siiyo sideebaa lagu wada joogayaa: By: naasir yuusuf

    siilaanyosiilaanyo wuxuu habeen hore saqbadhkii ku dhawaaqay wasiiro uu yidhi waan isku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

siilaanyosiilaanyo wuxuu habeen hore saqbadhkii ku dhawaaqay wasiiro uu yidhi waan isku siilaanyosiilaanyo wuxuu habeen hore saqbadhkii ku dhawaaqay wasiiro uu yidhi waan isku shaandheeyay qaarna waan eryay, arintan oo dadku u dhagtaagayeen ayaa markaliya laga war helay inaan wax sidaas u habooni soo kordhi

hadaba waxyaabaha dadku aadka ula yaabeen waxa kamid ah markii siilaanyo beelo marki horeba sadbursi lahaa uu hadana ugu daray kuwa kale, halka uu beelo hore cabasho u tirsanaayay uu markale sii qadiyay

beelaha uu sadbursiga siiyay ee uu hadana u siyaadiyay waxa kamid ah: beesha habarjeclo oo haysata shan wasiir markii horena lahayd 4 wasiir halbaa loo soo kordhiyay beeshaas, beesha sacad muuse oo markii hore lahayd 4 wasiir wuxu ugu daray hal wasiir waxaanay marayaan 5 wasiir labadan beelood ayuunbaa kala qaybsaday xukuumadii lkn dhaman beelaha kale ee somaliland iyagu way cabanayaan, tusaale ahaan hadii u siilaanyo wax ku qiimeeyay cida u codaysaybaan sadbursi siinayaa waxa halkan fadhida oo ilaa imika qatan islamrkaana ka cabatay saamiga quudhsiga ee beesha siilaanyo siiyay waa beesha arab oo iyadu ahayd beelihi ugu awooda badnaa ee siilaanyo la soo halgamay hadaba siilaanyo haduu dalkii mooday laba beelood waa halkay la tagtaa dhamaan beelaha kale ee somaliland isha ayay ku hayaan qaabka siilaanyo wax u maamulayo iyo sida uu beelaha ugu kala hiilinayo, somaliland waa beelo isku tagay hadii siilaanyo beelo kaliya dhinaca saaro ha ogaado inaan beeshaasi waxba ka celinayn ee dalka ka tahay only hal beel beelo kale oo badanina ay jiraan s


somaliland lagu wada joogimaayo beelna waan qadinayaa beelna sadbursibaan siinayaa umadana cadaaladbaa deeqda “rag cadaalad waayay sida cawsha kala yaac”

By: naasir yuusuf

nasir08@hotmail.com

Hargeysa Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured