war degdeg ah:Dagaal culus ayaa lagu soo warramayaa inuu ka qarxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

0
Wednesday June 26, 2013 - 16:47:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 965
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    war degdeg ah:Dagaal culus ayaa lagu soo warramayaa inuu ka qarxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

    Wararku waxa ay sheegayaan in labada dhinac ay isu isticmaalayaan noocyada kala duwan ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararku waxa ay sheegayaan in labada dhinac ay isu isticmaalayaan noocyada kala duwan ee war degdeg ah:Dagaal culus ayaa lagu soo warramayaa inuu ka qarxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Dagaalka ayaa la sheegayaa inuu u dhexeeyo ciidamo maliishiyo ah oo kala taageersan Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale.
Wararku waxa ay sheegayaan in labada dhinac ay isu isticmaalayaan noocyada kala duwan ee hubka.
Magaalada Kismaayo ayaa intii muddo ahba muran uu ka taagnaa kadib markii looga dhawaaqay maamullo iska soo horjeeda oo kala taageersan labada nin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured